KUUSA KIISA HEESTII BIREEM (LIYUU BAND 2015)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 269

  • @yahyemohammed1984
    @yahyemohammed1984 ปีที่แล้ว +64

    Heestan Xusuus Gaar Ah Ayay ii Leedahay waxaan Daawanayaa Maanta ooy Tariikhdu Tahay 31/12/2022 waana Maalintii U Dambaysay Sanadka 2022 hadaad iga Dambayso Fadlan Like ii Saar

  • @MohamedEssack-by4fx
    @MohamedEssack-by4fx 3 หลายเดือนก่อน +19

    Maanta ooy ay taaeikhtu tahay 15 July 2024 aan dawanaya 😢 walahi xasuus ayay iahayd hadii iga dambeysay like isaar

  • @AxmedMaxame-el7cj
    @AxmedMaxame-el7cj 5 หลายเดือนก่อน +9

    Maanta oo ay Tahay Malin Jimcaha Tarikhiduna aya Tahay 5/3/2024 ayaan soo boqoday Hestii Luyu polis Guul inshllha ❤

  • @daahiraxmrd6176
    @daahiraxmrd6176 3 ปีที่แล้ว +18

    Walaahay waxaan ahay reer hargaisa waxaankufaraxsanay ciidamada liyuu boliska somalida ee cadawga hortaagan wakhti walba

  • @zakariyehadis7588
    @zakariyehadis7588 8 หลายเดือนก่อน +23

    2024 still watching 😢

    • @R.APDINASIR
      @R.APDINASIR 4 หลายเดือนก่อน

      Walahi wadani baad thy like me 218_2024

    • @zakariyeisxaaq
      @zakariyeisxaaq 4 หลายเดือนก่อน

      Waakula jiraaa

    • @gaani2708
      @gaani2708 4 หลายเดือนก่อน

      Wa markay garashada la ayeen wax la dawado mahan

    • @MohamedEssack-by4fx
      @MohamedEssack-by4fx 3 หลายเดือนก่อน

      Sidoo kale 😢

    • @SuhaybAydiid
      @SuhaybAydiid 2 หลายเดือนก่อน

      Waa jooga sxb 😊

  • @mukhteinamahamed936
    @mukhteinamahamed936 2 หลายเดือนก่อน +4

    Who still watching 2024 after Birjeex Victory Jubaland somalia ❤

  • @somalimidaysan2524
    @somalimidaysan2524 2 หลายเดือนก่อน +3

    inkastoy heestan muqalkeeda iyo hadafkeeduba qadhadhyahiin hadana wan macansanayaa😢😢😢

  • @OsmaanMohammed-y2b
    @OsmaanMohammed-y2b 7 หลายเดือนก่อน +11

    Waxaan daawan hayaa 2024 taariiqda waa Bisha 3 marso 16 Nikii ikadabeya like saar

  • @AbdulRahman-e7v5i
    @AbdulRahman-e7v5i ปีที่แล้ว +4

    Heestaan waxan dhageysan jirey 2016 still I watch up to today 16th/October/ 2023 ❤❤

  • @alid803
    @alid803 5 ปีที่แล้ว +10

    2 and more years before, people listened to this song. But I dare to listen to this historical song now and then with out afraid of anybody. I'll die for it, truly even if you afraid to post!!

  • @mahamedmaanka2605
    @mahamedmaanka2605 8 ปีที่แล้ว +27

    somali way is racdi dontaa 💙❤ insha allah

    • @aarshepouy7863
      @aarshepouy7863 ปีที่แล้ว

      Mantay isracday seedi
      🌱 8❤❤❤

  • @khadrahassan9818
    @khadrahassan9818 9 ปีที่แล้ว +7

    masha Allah waa hees
    macaan www
    viva liyuu police we love you ax and I love wadankayga hooyo Ethiopia

  • @salmanmohamed8547
    @salmanmohamed8547 5 ปีที่แล้ว +8

    Waan ahay naftii hure waan ahay naftii hure. Neecaaw qaboob iyo nimco iyo barwaaqiyo nabad lagu nagaadiyow, Nolashaba iloobe Nidar baan horay u maray ,niyadeydu waa meel.Haddi aanan soo noqon , *Calankeyga Nuurroow* *Allahayow Ku nabad gali..*

  • @fathushfatumoabdi172
    @fathushfatumoabdi172 8 ปีที่แล้ว +11

    SUBXANALAH WLHI WAA WAX CAJIIB AH QOF DILKA WALALKIIS KU FANAA.BAL UBO YAYTAHAY SO WALALKISA MAHAN WAXASE TAAS KA SI DARAN DADKA UGU HAMBALYAYNAA. AKHIROOY WA LA SO SOCDA

  • @yurubmohamed1656
    @yurubmohamed1656 9 ปีที่แล้ว +15

    😘😘 Ethiopian wa ku fana ❤️❤️ viva dad keyga iyo dal keyga heestan wa hees qiro badan ax ax bulshadayda wacan ba balan adaG ka qado Ka ilaalin bahalada ax 😘😘❤️❤️ geesiyadi dalkeygow allow ii dhow dad keyga iyo dalkeyga DDS 😘❤️

    • @dawiillosiento7644
      @dawiillosiento7644 9 ปีที่แล้ว +3

      Viva ddsi👏👏👏💯♥️💋

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 8 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah Inadeer Liyugu waa nuur.

    • @nazirziyad2478
      @nazirziyad2478 5 ปีที่แล้ว +3

      hhhhh wali itoopianimo maad kufantaa

    • @anfacmahad
      @anfacmahad ปีที่แล้ว

      wllo itopiyan inan ku faano sharaf inooma ahan somali baanaha Cid kale inaan calaal kunoqonona waa laga roon yahay guuul dds guuul

    • @abdullahabdi9505
      @abdullahabdi9505 ปีที่แล้ว

      Xarka mesha kalatag Ethiopia habad Aya nagadaheysa sidhi abahey udinte inan udinte ayaan rajeynaya ila calanka ONLF Mel walbo kuxiro

  • @king-ashraf1823
    @king-ashraf1823 5 ปีที่แล้ว +6

    Liyuu bolice ciidamada ugu adag ee ay somali leedahay meeshi lagabaqo ama lagaliwaayo raganaa xaliya niman adag igadheh walee cabdi ilay raad wacan ayuu reebay

  • @EagerCroquet-vf5vj
    @EagerCroquet-vf5vj 9 หลายเดือนก่อน +5

    2015 baa lasoo galiyey mantana waa 2024

  • @IzxaaqAbdi
    @IzxaaqAbdi 6 หลายเดือนก่อน +4

    Somali gal beed guul mar walba from mogdisho

  • @bashiirabdullahi9157
    @bashiirabdullahi9157 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan dhagaysanayaa caawa waa markaygiii 8 een dhagaysto waxaan joogaa caawa jigjiga intranational hoteel waxaan ky jiraaa shaqaduuu qore maxamad ilkacaze waxaan ku xasuustaabheestan zxbky cabdi casiis hargaysa allow nabgali meelkastuu joogo zxbky

  • @sacadmustafe
    @sacadmustafe ปีที่แล้ว +11

    7 years from now it's mY favourite songs in 2023

  • @calizaki9368
    @calizaki9368 2 ปีที่แล้ว +4

    Wax baqtiyay ayaa tihin Ee calankiina ku,ekaada xethy calanka ithopiyanka aad wadatan

  • @jabarkastra4336
    @jabarkastra4336 2 ปีที่แล้ว +5

    Yawelak what a xasus liyu bolis baan ahay 👏💥👏👏💕💯waxan racheynaya Somalo isracdoo soon I s a

  • @glm4604
    @glm4604 7 ปีที่แล้ว +22

    viva liyu boolis alshabaab iyo qurunka TH-cam haka ooyaan kkm
    viva liyu boolis maasha Allah
    salaan from caabudwaaq

    • @zakariamohamed2093
      @zakariamohamed2093 7 ปีที่แล้ว +1

      gl M I'mliyuuboolisokay

    • @abdirisakmahsdali9714
      @abdirisakmahsdali9714 7 ปีที่แล้ว

      Zakaria Mohamed ffg

    • @fadumonuur633
      @fadumonuur633 6 ปีที่แล้ว

      zargal

    • @aarkamudug
      @aarkamudug 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkk bala ku dagtay ilkayar dhibaatada umada baad dheef ka raadisaan
      Kuwii uu Dabcasar ka eed sheeganayay baad Tihiin 😂

    • @cabdimaxamedcabdimaxamed4215
      @cabdimaxamedcabdimaxamed4215 6 ปีที่แล้ว

      Gl m caawa dib u dhageyso kadibna ismarji maadaaba aad shalay ku faraxsaned dilka walaalkaa

  • @yakubmohamed1165
    @yakubmohamed1165 15 วันที่ผ่านมา

    Watching from mogadishu 2024 guul my dhigaa ogadenia

  • @Xasanmusdhaf-w5c
    @Xasanmusdhaf-w5c 10 หลายเดือนก่อน +4

    Waxan dawanaya

    • @YacsuubCali
      @YacsuubCali 9 หลายเดือนก่อน

      Anilee kadanbeyo😂😂😂

    • @rooblesalaad2806
      @rooblesalaad2806 9 หลายเดือนก่อน

      Waa la jooga mesha

  • @Cabdi-eo8xw
    @Cabdi-eo8xw 4 หลายเดือนก่อน +1

    2016 dawaday kamaba xiiso dhaca 2/6/20/24 dib udawaday my farourite song❤

  • @MuxyoddinaxmadMaxamad
    @MuxyoddinaxmadMaxamad 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa heesta igu sababtay inaan ka midnoqdo ciidanka liyuu booliska deegaanka hada ku markuu isbadalku dhacayna noqday tarafika dds

    • @pss_crs
      @pss_crs หลายเดือนก่อน

      Cadow baad u shaqaysaa Dadkaaga gumayntooda baad qayb ka tahay hadii duruuf kuu gaysay hadeer iskaga tag hadii kale maalin kale baad garan

  • @tonikross9055
    @tonikross9055 8 ปีที่แล้ว +30

    bootin dheere aar iyo shabeel bara madaw iyo bir labkii wadanigee baa biyeey cadawgee alqushaash badayda gooyiyo liyuu police baan ahay,
    haday nabudu buubto baqalyada lalaysiyo haad baadla qaadana kii badbaadiyaan ahay
    bamka bamka iyo bareelkiyo baaga waxaan uxidhanahay
    bulshadayda wacan baan balan adag ka qaadoo bara ugu dhaartoo ka ilaalin bahalada,
    ma baqaan halyeeyadu raas kama baydhaan markuu bile gidhaash galo ugus bacso mooyeen biyahana maraadshaan beer nugayla uma dhalan ,
    markuu cadawga beegsado dib inuu ubaydhiyo baqitaana kuma ogi #liyuu_police uma baran.

  • @maxamedaxmed7415
    @maxamedaxmed7415 5 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan laxankeeda iyo codkeeduba waa dahab lkn maadaaama aan heshiiney waa in dib wax looga badalaaa meelkasta oo erayga UBO kaga jirana waa in cadowga somali magiciisa lagu badalaa tusaale ahaan “canfar baacso mooyee biyabana ma raadshaan”

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 6 ปีที่แล้ว +11

    Baqitaan kuguma ogi aaabo
    Horaa loo soconayaa

  • @CabdifataaxCabdillaahi
    @CabdifataaxCabdillaahi ปีที่แล้ว +5

    12 june 2023 baan daawanayaa 😂😂

    • @hanad1408
      @hanad1408 ปีที่แล้ว +2

      Kula mid ban ahay legend 11:30 pm 12 June 2023 dawanaya wxn ka dawanaya Ontario Canada

    • @abdullahabdi9505
      @abdullahabdi9505 ปีที่แล้ว

      ​@@hanad1408❤❤

  • @abdiwalimohamed-rw3ux
    @abdiwalimohamed-rw3ux 3 หลายเดือนก่อน

    2014 bey noogu yimaaden meel aan joognay oo alshabab heysatay wey ka saaren oo waa rag aan ka gaban xabada lkn shacabka meysan u asxan fali xirin dhibkodu intaas buu ahaaa 😢

  • @ahmatoyarkasanadka7311
    @ahmatoyarkasanadka7311 8 ปีที่แล้ว +7

    Bulshadaydan wacanbaan balan adag kaqaasoo suratul bara ugu dhaartoon ka ilaalin bahalada nice song wlhi

  • @solocamper3324
    @solocamper3324 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qof Somali ah oo calan Ethiopian ah ku faanaya una heesaya Waa aduun layaabkiisa leh 😔

    • @wizzmohayare9436
      @wizzmohayare9436 2 หลายเดือนก่อน

      Ciidanka dhan aaba Ethiopian ah😂😂 liyo police yaa iska leh qashinka

  • @MunoMuuse-h8s
    @MunoMuuse-h8s 7 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuus 2018 maalin aytahay isniin❤

  • @kiikofamily7856
    @kiikofamily7856 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waxan dhageysan jirey 2017 still I watching 2023

  • @AyanlyShahi
    @AyanlyShahi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalayaal, Hees tu waa dheeri gelin Ciidan ka Liyuuga ee Somali Galbeed, oo La Aas aasay xiligii Abdi Yare wadanka gacanta ku qabtay, Melez senawi baana kandanbeeyay in la sameeyo isagoo Abdi iley ka adeejinaya, u jeedaduna waxay ahayd inay Onlf mujaahidiinta ka takhalusan, iyo Al shabab, xuduuda xaga Somalia na adkeeyan, iiyo Amniga wadanka, waxaad ilow santihiin, in dhulka Somali Galbeed aad u waynyahay, oo Barwaaqo Soor na yahay Calashan nimco ilaahy ku manaystay, marka Faderalka Ethiopia kolay qorshahoodu, wuxuu ahaa inay Ethiopia uun iska dhuuqdo, nimcada taala dhulkaas, oo Onlf marka la baabi iyo, Liyuu gana la kala diro, lakin Sheekadu way is badashay, oo Ethiopia dhan, baa Gobalkastaaba Ciidann u gooniya iyo Dawlad Hoosaad u gooniya samaystay, Marka Meles iyo Tiger na dhac, Abdi na bax lakin wuxuu ku fiicnaa, Ciidankii Ayuu tiradiisa, iyo Awoodiisa sii Kordhiyay, oo macal Ethiopia Federal ayay Cidanka Kilalka Somalidu ka buuxaan oo ay xataa heerer sare ka hayaan, Marka kolay intii iskaga keen dhimatay ilaahy ha u naxariisto, Laakin, Ciidan ku waa Ciidan keenii oo bari Ethiopia way kala socotaaye, waa ragii Oromo iyo canfar ba ka difaaci laha wadnka, macal Onlf wixii soo noqday ee da'yar halagu biiriyo,. walaahi Ragani haday Hellen Maamul fiican oo haga waa ragii, wadanka Qaban Laha, Al shabaab Dhanka xuduuda Ethiopia way ka ckean gayeeyen oo macal gudaha Somalia ayay u caydhsadeen oo Ciidamadii kale Xooga Somalia ayay ka afgeeyen, Inshallah Macal Shabab tan Somalia qastay ee nabada u diidan, Ragan Hadii lagu fasaxo, way soo afjari lahaayen,. Somalia Ilaahay dhul baaxad iyo nimco taalo wuu siiyay, ee iyagii baa lakala gadgatay, oo lagu kala dhexjira. . Hadayno Is raacno, shidaalka Ogadenia iyo Somalia kale kujira Carabi xata ma haysato. Inaguna Dadkeenu Gaaju uga bakhtiyayaan, dhulka, badahaan, arkay, kaluun kabuuxo, wabiyaal, maraan, dhul beereed leh, patrolen, iyo Natural gas iyo macal buuraha dahab ka buuxo, waynu ka Gaajaysan nahay, U.N. qabandi dhacday inoo keenta, Ilaahy dadkeena Ha Toosiyo, way hurdaani. Aaamin.

  • @aymanabdullahi8009
    @aymanabdullahi8009 2 ปีที่แล้ว +10

    7 years from now its my favorite song🙏👍

  • @NuurAxmed-v3d
    @NuurAxmed-v3d วันที่ผ่านมา

    Masha Allah guuuul to 2015 iyo 2024

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 3 หลายเดือนก่อน +1

    DHIIGAAGII WALI WUU KUYAALAA JIIRTA SACLE'EG EE TOGA ERER HNO AXDI OOFIYOOW

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 8 ปีที่แล้ว +4

    viiva Liyuuboolis. geesi yada Liyuuboolis. cimri dheer ban idin. kugu. ogahay. libaax yada. Africa waa liyuu polis

    • @yaseenarab921
      @yaseenarab921 7 ปีที่แล้ว

      et

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 7 ปีที่แล้ว

      cosobiyobarwaqosomaildaitobiyaeeogaadeenkaDDslmutacailnaqonyahanxisbigadimuqraadigashcaabkasifiicanbatokushqeeyaruutiLiyuboilhawaro🇪🇹🇪🇹🇪🇹🙏✈qusiiyeaabooDDslmutacailnxuusenAhmedDDsljawabsoqor

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 7 ปีที่แล้ว

      munageyomarwomacanqaalicosoxuusenahmedDDsl✔ddslmutacalinLiyubolishawroaon

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 7 ปีที่แล้ว

      munamarwo qaali.waxuusn

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 7 ปีที่แล้ว

      munamarwoqaalimacandeeQamaxabocashaqbankuQaabaadigauunocosobjacelqalbi

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 8 ปีที่แล้ว +8

    www. mashllh. liyuu. polis. magaca. ha. jiro. oo. joogo. waligii. agtoodan ku. diirsanay. wlee. viiva. ddsi. dadkeedaba. ❤💖💖💖💖💖💖💖💪💪💪💪💪👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍

    • @Ayan-b9m6p
      @Ayan-b9m6p 3 หลายเดือนก่อน +1

      1:00 ❤

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne labad itobiya hadatahay somali nayuu tahay abasaldhiga beydhabo kasartid itobiya kikufudud dooro saritanka madaxweyne labad ani saldhiga ilafudud afgarad dowlad wax qeybsi aba wadankey basaborkis wadajirka madaxweyne laqeybso firaaq talo labo qof marhada hee talakale tada maahi lig kulaban ana luga iilaban donta meqa kalasodagtAy ana teyda meqa kalasodagay folkis ninwalbo

  • @CbdiRashiid-ow3sc
    @CbdiRashiid-ow3sc ปีที่แล้ว +2

    Xusuus malintaa wanjogay ardaydii qalin jibisay Ayan kamidaa korsadii 8aad Ayan ahaa malmihiiba dagal ayangalnay ragbadan halkasa Ayan kuwaynay Ani alx hada wankabaxay lkn jab wansomaray

  • @daahirsergio8594
    @daahirsergio8594 7 ปีที่แล้ว +7

    mnsha all ciidanka ddsi noolaada

  • @R.APDINASIR
    @R.APDINASIR 4 หลายเดือนก่อน

    Wali ilaa 218 ilaa 2024😢 xasuuus😢

    • @LiilManka
      @LiilManka 4 หลายเดือนก่อน

      Hadaanba dawanaya😢

  • @AbdiMukhtaar-jd9md
    @AbdiMukhtaar-jd9md หลายเดือนก่อน

    Ax Axa walhi hes xasus igu leh marna hes wadani ah waxaan dawanayaa markay tarikhdu ay tahay 12 September 2024 maalin khamis ah sacduna ay tahay :11:13 barqo nimo hadaad iga dambeyso like saar 👑🫡🥺🌍🇬🇲

  • @mukhtaarkinglove629
    @mukhtaarkinglove629 หลายเดือนก่อน +1

    September 2024

  • @mohiddek8816
    @mohiddek8816 ปีที่แล้ว

    6 Sano kadib manta oo ay tarikhdu tahay 28/12/2022 Ayan Dib u dhageysanayaa hestan InshaAllah Somali isracdaan doneynaa

  • @ahmedsamir5744
    @ahmedsamir5744 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha. Allah
    Waan ahay naftii hura

  • @mohamedwadani7058
    @mohamedwadani7058 7 ปีที่แล้ว +12

    *Ilaaa gormaaad sidan siii ahaanaysaan walalahyaga Somali galbeedow*

    • @guleidhasan816
      @guleidhasan816 6 ปีที่แล้ว +2

      Mantaba way dhamatay hanbalyo wllo

    • @nazirziyad2478
      @nazirziyad2478 5 ปีที่แล้ว +1

      Mansha Allah Wllhi aduun Waa hadhka labadiisa galin guul onlf iyo new oo midoobay

  • @Ayan-b9m6p
    @Ayan-b9m6p 3 หลายเดือนก่อน +1

    AABO WEY DHALAALI 4:44

  • @DeeyNaldo
    @DeeyNaldo หลายเดือนก่อน

    Calanka itoobiya will Somalia 🇸🇴 wataa xanun waynaa

  • @mohamedwadani7058
    @mohamedwadani7058 7 ปีที่แล้ว +7

    *Askarta layuu poliska LA magac baxay waxaan maqlay inaysan naxariis lahay tolow maxaa sidaa u galay allow soo hadeee waa Cidankiii dalke Somali allow mideee*

  • @shugrisharafoficiaal2293
    @shugrisharafoficiaal2293 2 ปีที่แล้ว +6

    Ogadenia horay bay dhulka isu dhigtay😭😭

  • @mohamedwadani7058
    @mohamedwadani7058 7 ปีที่แล้ว +4

    *Somali galbeed allow itoopiy ka xoreee inkastoy Jaajus u badan yihiiiin*

    • @gulzarkathatkathat545
      @gulzarkathatkathat545 7 ปีที่แล้ว

      beenaleuboo.wakaanLiyuboliskaitobiyaeeogaadenkaxorbaanahayimatauuboqusode

  • @OsmaanMohammed-y2b
    @OsmaanMohammed-y2b 7 หลายเดือนก่อน +1

    Niyoo boolis

  • @HirabDigfer-iu3rs
    @HirabDigfer-iu3rs ปีที่แล้ว +1

    Still listening this song

  • @sonicesongrisaaq4404
    @sonicesongrisaaq4404 7 ปีที่แล้ว +2

    bootin dheete aariyo shabeel baramadoobiyo birlabkii wadanigee baabi iyay cadawgee liyuu boolis baan ahay

  • @zakiyare-gv4rh
    @zakiyare-gv4rh ปีที่แล้ว

    Ilaa hayow unaxariiso intii dhimatay ee ciidan kan ahaa

  • @abdimanan_yusuf
    @abdimanan_yusuf 2 หลายเดือนก่อน

    fiicnan leheeda Adoo calanka somalia heysta

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว +1

    Ciida buubi ciida urka intuu iga xigsan aankaxigsada marodiga marodiga jilib kuladheli jirnay casarki cida inaa buubino kamari jirnay urta sinourin dadna dhishuu kadafi jiray iyago rogman safar dhusha dhisha kuwatan magalada usocda

  • @KaynanMohamed
    @KaynanMohamed 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa daawanaya 2025😢😂

  • @SergioCabdisalaan
    @SergioCabdisalaan 5 หลายเดือนก่อน

    Wllhi heestan waxan aan dawan jiry 2016 hadan waa 2024/5/11 waa cajib

  • @abdullahabdi9505
    @abdullahabdi9505 ปีที่แล้ว +1

    Calanka Ethiopia intan arkay farxad maqawo

  • @AliMahdi-p2c
    @AliMahdi-p2c หลายเดือนก่อน

    Gul.iyo.goba.nimo.manta.oo.aytahay.2005.la.2024

  • @AbdishakurMohamed-o8p
    @AbdishakurMohamed-o8p 11 หลายเดือนก่อน

    Mashalah
    Xasus badan❤ haben iyo malin watagersatahy

  • @SiciidAbdi-q5t
    @SiciidAbdi-q5t ปีที่แล้ว +2

    8😮❤year

  • @ridwanhamdi6038
    @ridwanhamdi6038 7 ปีที่แล้ว +3

    mansha allah

  • @dahirduale5650
    @dahirduale5650 2 ปีที่แล้ว

    Soomaalidu iyada baa isu xoog wey car maanta ku dhaqaaqa Canfarta Gobolka SITI qabsaatay inta UBO ku haystaan

  • @2pacwest240
    @2pacwest240 7 ปีที่แล้ว +4

    abo jagna kuusa kiisa
    libax liyu bolis aboo
    mcne mabaqan halyay yadu rasaskama baydhan marku bile gidhash galo ubo bacso moye biyahna maradshan bernugayla uma dhal marku cadawga begsado dib inu uu baydhiyo baqitan kuma ogi liyu boliskuma ogi abo wad igu banantahay halayay

    • @jamaalkhaatumo1653
      @jamaalkhaatumo1653 7 ปีที่แล้ว +1

      gaboose DDsi waa hees wadani ah oo wax badan ka turjumasa

  • @tonikross9055
    @tonikross9055 8 ปีที่แล้ว +1

    liyuu police fardahaan kuladnay long life jagnaa ethiopiawi

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 5 ปีที่แล้ว

      Ogadeeniyaawi

  • @ShaksXl99
    @ShaksXl99 2 หลายเดือนก่อน

    2015 Xasuus wlhi😢

  • @HASSANDABASODIQA
    @HASSANDABASODIQA 4 หลายเดือนก่อน

    🇪🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴Simba ❤🇪🇹🇪🇹

  • @fudhexashi3024
    @fudhexashi3024 7 ปีที่แล้ว +2

    kanax kama furax
    ubo ha ladhameeyo gooood nayupolis

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 8 ปีที่แล้ว +7

    codkiisa caadi maaha

  • @abdalayare6744
    @abdalayare6744 4 หลายเดือนก่อน

    10/6/2024 I am still watching ❤

  • @abdulahiabdi597
    @abdulahiabdi597 4 หลายเดือนก่อน

    2025 still watching
    No expire dates 😢

  • @arkaanhaaji8988
    @arkaanhaaji8988 3 หลายเดือนก่อน

    2024.still watching 1😢😢😢😢☝️guul NEW Police geesiyada dds1

  • @drhusseinmaalimabukar3928
    @drhusseinmaalimabukar3928 ปีที่แล้ว +1

    Heestan hal malin ayn maqlay wagaa telephone manakhayn
    Mudo bdn radis kadib hada ayn helay

  • @MohamedAli-dy2px
    @MohamedAli-dy2px ปีที่แล้ว

    Gidhaash iyo heesta ala maxaan ku quraacday oon ku casheeyey iyada un aaboy wadanki kenyati ba qabsaday

  • @cabdibadalilkacase5170
    @cabdibadalilkacase5170 5 หลายเดือนก่อน

    17.5.2024 still am woching

  • @AmiiraaliIbraahim-th3vn
    @AmiiraaliIbraahim-th3vn 2 หลายเดือนก่อน

    cadawga calankiisa maxa loo wataa waa su,aale?

  • @khadijahali252
    @khadijahali252 6 ปีที่แล้ว +2

    Maanta ayaa lagu baahan yahay boowe

  • @fathushfatumoabdi172
    @fathushfatumoabdi172 8 ปีที่แล้ว +3

    ILAHAY JANO IYO NAAR CAYAR UMA SAMEYSAN

  • @AshrafCali-qt4yw
    @AshrafCali-qt4yw 19 วันที่ผ่านมา

    2024 ban dawanya ala nebcayna liyu bolis

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI ปีที่แล้ว

    ❤❤❤liyuuu police abwaan kusaa

  • @ayaanayaan9449
    @ayaanayaan9449 8 ปีที่แล้ว +11

    alow mide ogaden kaa kala jeeda ilhay haa naa mideyo

    • @mawliidahmed5855
      @mawliidahmed5855 8 ปีที่แล้ว +2

      war maalinkasta dagaal dhaco waxaa kudhinta labada dhinacba waa Somali specially Ogaden malaz walee wuu inaga raayey inaga iska kaaya horgeeyey
      ilaahayow dadkayga midee
      Somali unite
      cadowga Somalia hadhaco
      viva Somali one nation insha Allah

    • @ashwaqmohamed2865
      @ashwaqmohamed2865 7 ปีที่แล้ว +1

      Mawliid Ahmed : walaalo ogaaden waa uu is xoreeyay somalida ayaa oga dareed amxaaro ee fikira ogadenoow waxa labaad dhinic ku dhamaanayo markaad leedihiin soo ma aanan ka dhamaan jirin dhinickasto hada wax uun baa kaa hari somalida kalana waa iska xoreeynay

    • @safiyoosman9655
      @safiyoosman9655 6 ปีที่แล้ว

      Ayaan Ayaan gehfdd khyr d

  • @FalisCabdi-lz8si
    @FalisCabdi-lz8si 28 วันที่ผ่านมา

    Calanka itobiyo waxay 😢😢

  • @farxiyacabdi8142
    @farxiyacabdi8142 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah guul guul ayaan iidin rajay naayaa ciidankaga guuuuuuuul

  • @caaishacabdullaahi6738
    @caaishacabdullaahi6738 3 ปีที่แล้ว

    Mareexaan baa gobalka doolo orod ooga saaray dad maaxaan

  • @face_king1
    @face_king1 5 หลายเดือนก่อน

    O.n.l.f guul aabo 🥊

  • @MohamedIbrahim-fh3fj
    @MohamedIbrahim-fh3fj 9 ปีที่แล้ว

    Manshaa alah walhi waxaan kudhaartaa dalkayga iyo deegaan kayga hodan ka ah ee itoobiya ❤❤❤❤❤ waaa ilaahay mahadii marhadaad lugaynayso kaymaha waa waayn ee ee nogob caday ee aadan waxba lakulmayn manshaa alah walahi ilaahay hormar ayuu inasiiyay waxaana karajaynay naa inuu ilahay inoo sii siyaadiyo i love all kilalka ahanaad💚💚💚💛💛💛❤❤❤❤❤

  • @fardowsodahir8317
    @fardowsodahir8317 6 ปีที่แล้ว +1

    kamal cano

  • @ابوسعيد-ح9ظ
    @ابوسعيد-ح9ظ 2 หลายเดือนก่อน

    Sho mahmed karam

  • @فريحهفريحه-ث5ط
    @فريحهفريحه-ث5ط 3 ปีที่แล้ว +1

    Ww codkisa beela waaye

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 9 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia aya xabad iskugu ken dhiibtay Somali na dhabarka ayay inaga toogten 30 sano ayan Ethiopia xabad ku hortagnayn

  • @NaviimoDaahir
    @NaviimoDaahir 3 หลายเดือนก่อน

    18/7/2024 😂😂ayaad daawanaya awalna2015

  • @ugbadfarah939
    @ugbadfarah939 9 ปีที่แล้ว

    wwwwwwww maansha alha liyuuu bolis waalagii haa jiiro cadawgin haa jaaboo amiin

    • @jladan1354
      @jladan1354 9 ปีที่แล้ว

      allaha yaah nacalag daaayuuuusxuun daabaqodhiixuun ayaad taahay beenale mada bulshoo ilaliya kadaab dabadodhiiuuf uuf yaaa khasare uuufuuuf

    • @tormundgaint1022
      @tormundgaint1022 8 ปีที่แล้ว

      +J ladan Dadkaaga dhinac karaac.

  • @yussufmnurie7442
    @yussufmnurie7442 4 หลายเดือนก่อน

    Xasuus hore today is 22/6/2024