NADIA IYO NAHIDA OO CAMERA GURIGA UGU XERAY NADIA MAXEY SAMEYSAY 😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 879

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna  3 ปีที่แล้ว +256

    Soo daawo muquul qosol badan th-cam.com/video/l5Wu_vWejQk/w-d-xo.html

    • @aminomohamed4315
      @aminomohamed4315 3 ปีที่แล้ว

      abayo ani cunug tayda 7 bil baa udhamanysa mana fariisato maxan sameyaa plz igaso jawab xbbti

    • @abwaanozil8801
      @abwaanozil8801 3 ปีที่แล้ว

      Haween wlbow wan kugu reeyoda Waxan ku reeyoda ano agtada jooga wlhi farxd ayn dareemi nasib xumo Markan sogacay wan isku nahay plzplz abao ilasoxarir Allah kuxafidho

    • @lakiaxmed6945
      @lakiaxmed6945 3 ปีที่แล้ว

      Mnsh alllllh allllle haku xafido

    • @ikramabdi8645
      @ikramabdi8645 3 ปีที่แล้ว +1

      MASH Allah BT Nadia she is so busy to tv

    • @mucaashaqdonlee7592
      @mucaashaqdonlee7592 3 ปีที่แล้ว

      @@aminomohamed4315 ma

  • @K_7m
    @K_7m 3 ปีที่แล้ว +590

    Leyltul qadriga allh nawaa fajiyo❤😥🤲

  • @ceentecade8377
    @ceentecade8377 3 ปีที่แล้ว +150

    Asc adna iyo asxabteeda Alle leylatul qadriga kanoola kulmiyo

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 3 ปีที่แล้ว +227

    Caaisha Allaha ka raali noqdee waxay tiri;
    ( Waxaan iri Rasuulkii Allow ka waran hadii aan haleelo habeenka Laylatul Qadarka maxaan iraahdaa, waxuu igu yiri waxaad tiraahdaa
    اللَّهُمَّ إِنَّكَ عُفُوٌّ تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنِّي.

  • @fartuunismacil930
    @fartuunismacil930 3 ปีที่แล้ว +128

    Wllhi waaan qiroowday walaalo is jecel masha Allah sida ugu taxadireyso

  • @zuhurmaxamed6265
    @zuhurmaxamed6265 3 ปีที่แล้ว +36

    Mansha allah gabadha alle haku barakeyo wllo lkn nadia yar waxay u eegtahay ayaan edebsan gabadha apdirisaq anshax inta ila aragtay like dhac kusiya 🥰🥰🥰💋

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 ปีที่แล้ว +51

    Waxan xasuustay waa aan yara walalkay marku ooyo laooyijiray hooyo nagatagto😭❤❤❤

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 3 ปีที่แล้ว +42

    Inaa Mac siiso oo usheegto ay aheed inay shaqo fican qabatay walasha aa heysay dhahdo dhirigalin ay u ahaan laheed waxaa ani xasuusta ano yar inaa awoowahay shaax u sameyay 6jir mise 7jira ahaa hadalku idhahay awoowe allaha u naxariiste ma ilaawin

    • @abdihonest2931
      @abdihonest2931 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle ha u naxariisto abyo Hdl Naxariis Leh inuu ahaa ayn rajeyn! ❤😍

    • @naimamohamed1822
      @naimamohamed1822 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdihonest2931 Haa hadal naxariisleh uu idhahay inaa baari ahay uu isheegay waana iduceyay xitaa bulsho nanees ah uu ibaxshay galabtaa

    • @abdihonest2931
      @abdihonest2931 3 ปีที่แล้ว

      @@naimamohamed1822 Ducadisa alle hku aqbalo aduun & aaqiraba walashey marki la dhahayo hdlka wngsn waa sadaqo wa sidano kle Qalbiga ayuu raad ku reeba Awoowe janatul fardowso ayn u rajey naya I.n Adgana alle hku Amaansado sis?👸❤

    • @naimamohamed1822
      @naimamohamed1822 3 ปีที่แล้ว

      @@abdihonest2931 Amiin mahadsanid abowe

  • @layloibraahin715
    @layloibraahin715 3 ปีที่แล้ว +27

    Gabadheyda hibo waa 2jir harun waa 1sana jir wallhi sidee u heyneeso cunugtaan 2jir ah inaa is dhaheen mata dhan cade abowe waryaa haruun ey ku heynee hadu meel aado wey so celinee m.a caruurta waa qaali

    • @mumtasali4177
      @mumtasali4177 3 ปีที่แล้ว +1

      M.a Allah hano xafido ilmaha abyo

  • @zuuzudimond1151
    @zuuzudimond1151 3 ปีที่แล้ว +54

    Masha alh gbr sikasaty uuyartahay waa naxaris rbow gabr curad iga dhig

  • @baabenjoya3752
    @baabenjoya3752 3 ปีที่แล้ว +135

    Walal kusali nabi muxamed scw scw

  • @sarahhhh6597
    @sarahhhh6597 3 ปีที่แล้ว +13

    Ma shaaAllah 🧿 Ilaahayow Awlaad Baariya i siii 😞 fadlan Duco idinka codsnyaa waa 10danbe Ramdaan Iiso duceeya in Rabbi Raxman isiiyo

    • @NadaAhmed-re4ux
      @NadaAhmed-re4ux 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaha haku siiyo abayo mcn waxa ku faraxdid 💓

    • @nimcomaxamed7545
      @nimcomaxamed7545 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin walal iLhay haku siiyo

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 ปีที่แล้ว +83

    Masha Allah family qurxoon inta ku xidhan ismuujiya 💔 Ha idhaafina iso bookhda asxabta qaliga ❤🙏💔

  • @zahradaahir7845
    @zahradaahir7845 3 ปีที่แล้ว +122

    Naadiyay so bar baar hoyadaa manta weykutijaabisay ogow iney xogada sugi ladahay Habo mcn so bar bara All❤❤❤❤❤

  • @hamdahapi8932
    @hamdahapi8932 3 ปีที่แล้ว +25

    Wll qofan lahaynba Wll la aan dhibkiisa og 🥺🥺😭

  • @hodanahmed378
    @hodanahmed378 3 ปีที่แล้ว +90

    Manshalah gabadh yaryar wayi aqli badanyihiin wax ijog 2 gabdhod maida 2 sano uma buxsamin walshad malak way ciyar sisa manshalah Alah noxiftiyo ubadka intan hayisan hasiiyo

    • @shadiyamohamed5841
      @shadiyamohamed5841 3 ปีที่แล้ว +2

      Mansha, Allah labo gabdhood ii joogtoo muna iyo Malak labo Sano magariin hadane tan yarta sideey uga taxadireyso iyada maadhashaa isleedahay

    • @hodanahmed378
      @hodanahmed378 3 ปีที่แล้ว

      @@shadiyamohamed5841 manshalah gabadh way aqli badanyihiin Abayo

  • @sagalsandheere4120
    @sagalsandheere4120 3 ปีที่แล้ว +103

    Wlh wxn soo xasustay waa an yaraa hoyo wey shaqen jirtay walalkey oo iga yar ayaa la iiga tagi jiray markuu oyo oo an amusiin waayo anigana wan oyi jiray wlhi illahay haku xafido abayo ubadka

    • @hodanmohamed3783
      @hodanmohamed3783 3 ปีที่แล้ว +3

      Sory caloosha ihurisay

    • @hamdaahmed4145
      @hamdaahmed4145 3 ปีที่แล้ว

      Waa laso wada maray wllee

    • @sagalsandheere4120
      @sagalsandheere4120 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanmohamed3783 abaayo sorry uma maley nen in u samen kugu yelan dono qoralkeyga sorry🙏

    • @sagalsandheere4120
      @sagalsandheere4120 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdaahmed4145 haa wlh waqti adag buu ahaa alx hada aniga hoyo ah wagaas rafaad bdn ayaan so maray wlh hoyo ayaan u ahaa curad markas

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว +42

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @hamdiabdulle3559
    @hamdiabdulle3559 3 ปีที่แล้ว +83

    ayeeyaday allha u naxariisto waxey dhihi jirtay nimaan gabar dhalin wax madhalin gabar gacaley waye allha i xafido gabadheyda ❤❤Boqoradeyda 💋❤Balqiis magac laga maskiin maahin maalna moowle uqabtaa igu soo duceya in ilaahey baari iga dhigo gabdho kale allha igu soo daro insha allaah 🤲🤲🤲

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 3 ปีที่แล้ว +54

    Hadal qiimo leh xikmad naxariis waano jaceyl iskugu jira my TH-cam chanelkayga kaso dawada sxbyaal ❤😜💔

  • @shukriaomer186
    @shukriaomer186 3 ปีที่แล้ว +26

    Mashallh 💖ilhey caqligeeda hausyadiyidiyo 🤲

  • @ambiyonoor65
    @ambiyonoor65 3 ปีที่แล้ว +18

    Asc walaalahay plz waa idin baryaa iso duceeya rabi inuu ii siiyo ubad bariyal ah

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 ปีที่แล้ว

      Ambiyo noor walal Subscribe isaar

    • @ayaanaragsan5227
      @ayaanaragsan5227 3 ปีที่แล้ว

      Alle haku siiyo wllo

    • @ambiyonoor65
      @ambiyonoor65 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaanaragsan5227 Ameen yaa Allah shukran abyo mcn

    • @ayanollal7099
      @ayanollal7099 3 ปีที่แล้ว

      Ilahay haku siyo awlad salixa oo barakaysan

    • @ambiyonoor65
      @ambiyonoor65 3 ปีที่แล้ว

      @@ayanollal7099 ameen abyo shukrab

  • @umuyusuf2293
    @umuyusuf2293 3 ปีที่แล้ว +11

    mnsha allh tabarakallah rabi ha xiftiyo caruurta

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 ปีที่แล้ว +25

    Msha allaah allow wll la.aan hana dhiigi say wlshed yar u cel celinyso eeg bal nadia iyo nahida so bar baara hbo mcn

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaaah naadiya yar aqli leey waaye masha allaaah mar bey ooysay hadana inta booday ey so qabatay caano dhab ku siisay masha allaah allaha ku xafido abaayo owlaada insha allaaah

  • @leylaibrahim2687
    @leylaibrahim2687 3 ปีที่แล้ว +32

    Maasha Allah tabarakallah Illahey haku xafido caruurta iyo caruurta Somaliyed Aamin 🥰🥰🥰🥰

  • @haajiracream5492
    @haajiracream5492 3 ปีที่แล้ว +3

    Walihi wa farida nadiya mansha alha mansha alha 😭😭😭😭😭😭😭

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 3 ปีที่แล้ว +17

    Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahay.

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 3 ปีที่แล้ว +11

    Wow wow the very clever Nadia and nahida Masha allah Masha allah so cute 🥰Adna sister ur very nice clever u too like ur kids Masha allah Masha allah Aamiin yarabb alahumma Ameen yarabb yes nahida Nadia Masha allah keep going 👶 babies 👶

  • @ikraanisseali1048
    @ikraanisseali1048 3 ปีที่แล้ว +48

    Walal nimo wlhi wey i qiro galisay alle hku xfido 😭🤲

  • @malyonsaeed3213
    @malyonsaeed3213 3 ปีที่แล้ว +6

    mashallah she done good job looking after sister 👏🙌❤ May allah bless her and keep her safe 🙏

  • @kawtharhassan3873
    @kawtharhassan3873 3 ปีที่แล้ว +7

    M.a nadiya ilhy hakuu barakeeyo waynaaw oo wanaagsanaw habo

  • @aaaminosheikhmohammed7891
    @aaaminosheikhmohammed7891 3 ปีที่แล้ว +4

    masha allah kada xaruurta camerada ilahey haku xifdiyo caruurta 🤲❤

  • @asmaciiltira3120
    @asmaciiltira3120 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Alle caqligeeda haw barakeeyo Nadiya yar

  • @khadrofaaris6004
    @khadrofaaris6004 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi waxaan soo xasuusty markaa yaraa wallshey iga yar hay leydhahi jiry hdii eey ooyso waan ooy jiry m.a naadiya❤❤❤

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah ilahay carurta haku xifdiya naahida aqliley waa m.❣❣

  • @manshaaalllaah3631
    @manshaaalllaah3631 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa alĺaah waa fariid ilahaya ha ku xafiido aaamiin

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Adna Cadeey Allah Kuu Xafido Oo Kuu Daayo!! Ilmahaaga Abayo Ameen/ Nadia yareey Weey Xafida tay Walaasheed Ka yar Baby Nahida 👍👏☝️❤️💯😍⭐️🦋

  • @yurubabdi2559
    @yurubabdi2559 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallh nadiya wa fariid sifican ayey u haysey nahida Allah ha ku xifdiyo abaayo 😘😘👭🤲🤲❤❤💘💋💋

  • @sumeyasumeya6186
    @sumeyasumeya6186 3 ปีที่แล้ว +9

    M.a habo mcn ilahey hakuhfido 💜❤️❤️ Ramadan mubarak 🌙😍 isha hun Allah hakaqabto habo mcn

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 ปีที่แล้ว +2

    Naadiya maaashaa allaaah way caawisay walaahi walasheed maashaa allaaaah aqliga allaha uziyaadiyo

  • @sihamhasan3607
    @sihamhasan3607 3 ปีที่แล้ว +2

    ما شاء الله تبارك الله اللهم امين الله يحفظهم الله يحفظ لنا عيالنا وعيال المسلمين والمحرومين الله يرزقكم بالذريه الصالحه

  • @carfonxoogsade3974
    @carfonxoogsade3974 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah Abayo

  • @inafarah4186
    @inafarah4186 3 ปีที่แล้ว +16

    Mashallah nadia ayadaaba saqiir ah 😁😁waala oyday maskiin

  • @faizaabdimuse1017
    @faizaabdimuse1017 3 ปีที่แล้ว +6

    M.allh nadia aqliga allaha usiyadiya m.a m.a isha xun allaha kalexiyo m.a dhmntiin fmil kudayasho mudan

  • @maryancabdulaahi6236
    @maryancabdulaahi6236 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlashey adna m,a caruurtaada allaha kuu dhowro fikirkaaga waagugu raacsanehe ❤❤❤❤

  • @ibtihaashcabdi3791
    @ibtihaashcabdi3791 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshaa allah ilahay hadestoo wa aqlileey madaa barskalaah♥️♥️♥️😘😘😘😍😍😍😍😍❤️❤️♥️♥️

  • @jijafashionbeauty
    @jijafashionbeauty 3 ปีที่แล้ว +4

    So cute Masha allah Nadia so proud of you good sister 🥰🥰🥰

  • @muhiimkayse2496
    @muhiimkayse2496 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh ala haku xifdiyo ubadka❤wabay iga qoslisay say ula oyday😂

  • @zakiahmed5279
    @zakiahmed5279 3 ปีที่แล้ว +7

    Ooh i miss my brothers and my sisters
    Ilove them

  • @sahraasad4269
    @sahraasad4269 3 ปีที่แล้ว +24

    Masha allah alleh ha barakeeyo noo lada intay nolali jirto ❤❤❤

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha allh naadiya aqliley waaye runti insha allh ayadoo howl qabaneysana allaha gaarsiyo 🤲🤲🤲

  • @cawodagan7196
    @cawodagan7196 3 ปีที่แล้ว +6

    Alla beerka waatee ayadana ooyin qabsatay allow ubadka noxafid😁😂

  • @hodanmuse8602
    @hodanmuse8602 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah 🥰😍❤❤

    • @siradsead4811
      @siradsead4811 3 ปีที่แล้ว

      Mash allh 🥰 😋 😍

  • @maryanmaxamed5377
    @maryanmaxamed5377 3 ปีที่แล้ว

    Illaahey ha kuu xifdiyo awlaad aamin yaa allah

  • @ismahaancadey8758
    @ismahaancadey8758 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Tabaarakallaah Abaayo ilaahey hakuudaayo walaashey

  • @king_mascota7556
    @king_mascota7556 3 ปีที่แล้ว

    Laytul qadriga alle ha inna waafajiyo
    Aaaaaamiiinn

  • @yahyehunwersxaamud5631
    @yahyehunwersxaamud5631 3 ปีที่แล้ว +7

    kkkk adna hadana ciyaalkii maa ku keekeentay 😂😂😂😂🤣

  • @suqrahassan9581
    @suqrahassan9581 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nadia waa masuul 😍😍😍😍😍

  • @raqiyakanza1388
    @raqiyakanza1388 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi waxan xasuustay yarantii waanla ooyi jiray
    Markan yara roonaaday itaal yeeshay waan qaaadi jiray alle ha barakeeyo masha allah

  • @rbashka2146
    @rbashka2146 3 ปีที่แล้ว +2

    Horta wey fiicantahy Ficilka Aad sameysay Waxa lagu Ogaan Karaa caruurta kuwa Naxariista leh iyo kuwa An Naxariisanin midkle Waxa fiican Hadey guriga Shaqaalo kuu jogto inad Camero ku xerto saad u Arakto Dhaqdhaqaaqeeda iyo Carurta sida ay ula dhaqmeyso

    • @MK-gb2uv
      @MK-gb2uv 3 ปีที่แล้ว

      Exactly, xaqiiq

  • @farduuzhersi6955
    @farduuzhersi6955 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh🥰🥰🥰🥰🥰🥰 nahida👏👏👏👏👏👏

  • @bouhhalima5084
    @bouhhalima5084 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Adna Allah ku barkeeyo amiin

  • @banaazirbashiir4211
    @banaazirbashiir4211 3 ปีที่แล้ว +5

    mansha allah allaha idina xafido dhmantina

  • @xaliimocaabi7025
    @xaliimocaabi7025 3 ปีที่แล้ว +1

    Abyo caruurtada ha iska so ban dhigin dad an Masha Allah aqoon baa jiro allaha Ku daayo

  • @fartuunqaali9601
    @fartuunqaali9601 3 ปีที่แล้ว

    M.a adna family ilaahey haniixafido famil kudayasho mudan ayaatihiin noolaada inta ay nolol jirto Walaashey qaliga ah adna😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤✨✨😍😍

  • @hamdaxiis5889
    @hamdaxiis5889 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha Alh alha kuxafido hno adna

  • @fartunriyo8307
    @fartunriyo8307 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a abyo illhy hakuudhaafo caruurtaada run ahaantii adno illhy Dartiisa ayaa kuujclhy m.a😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah xabiibti allah ha dhoowro Nadia iyo Nahida saan iyo sii kasii fiican aa u fajeynaa marki bilabanayi a calosha iga hurtay Nahida way ooysay hada neh Nadia a ooysay labadoda kaasa.calosha iga hurtay 😘😅

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 3 ปีที่แล้ว +12

    Adna xabiibti sidaan hayeelin wllhi kistee luuqa ay gashay maxaa ku dhacaayo ayaan isdhahay waayo hooyo ayaan ahay wllhi waa nahay way hadlosaa mana ujeedo mashaa Allaah alle ha xifdiyo way qurux badan tahay inaad ogaato horta ilmaha sidee iskugu macaa milayaan

  • @ikhlaasmuno2795
    @ikhlaasmuno2795 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah alle haino xafado carurta🤲🤲🤲🤲😍😍😍😍😍😍

  • @hanadxassan4286
    @hanadxassan4286 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a allaha ku desto abayo😍😍😍

  • @ifrahomar3050
    @ifrahomar3050 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah illahy haku daayo abaayo ilmaha social media kadaay

  • @samraanshaamofficial3737
    @samraanshaamofficial3737 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah ilaahay ha xafido gabdhahayga

  • @hamdiabdi5552
    @hamdiabdi5552 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah walalshey ilaaah haku xifdiyo carurta

    • @vilahofficial
      @vilahofficial 3 ปีที่แล้ว

      SUBSCRIBE ISAR WALL

    • @user-uj3lq8ix3q
      @user-uj3lq8ix3q 3 ปีที่แล้ว

      Asc dadkeyga somaliyed naxarista badana Arim ba iheysata Alle swt darti $30 ya Igu cawin kara g

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabarakaallaah illahay haxafido gabadhehayga

  • @jamiilajanno6204
    @jamiilajanno6204 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allh Alle haydiin barakeeyo habo soo bar bara nadiya iyo nahida♥️💋👋🙏

  • @saynabsaynab104
    @saynabsaynab104 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @saabiriinshiiqow486
    @saabiriinshiiqow486 3 ปีที่แล้ว +2

    Adna abyo saan danbo hayeelin waa ilmo nadiyo weydadaashay lkn waxee xalis u eheed in dhalada ku soo dhacdo Allah uma kasee taxadirkaga habadnaado

  • @happyofficiall
    @happyofficiall 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah tabaarakalah naxaris

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 3 ปีที่แล้ว +1

    Maa Shaa Allah Tabaarak Allah

  • @wardahassan3156
    @wardahassan3156 3 ปีที่แล้ว

    Eida in lagaarin 400k inaa gaarto kuu rajenaa i.a🥰

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah ilaahay haku xifitiyo

  • @mariaofficialchannel3599
    @mariaofficialchannel3599 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah gabar hade yartahy iyo hadey wentahyba wa hooyo alow kuu daa

  • @halimomuqtaar3949
    @halimomuqtaar3949 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha xafido ❤️

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 ปีที่แล้ว +5

    Mrka uhoreysa coosha ixanuntey wlhi

  • @halimasharif7889
    @halimasharif7889 3 ปีที่แล้ว +3

    ManshAllah Allah xainobarakeyo 💖💖🥰💞💕🥰🥰💞💞🥰🥰

  • @samiramohamed3299
    @samiramohamed3299 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah tabaakallaah ilaah aku barakeeyo

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa fcntahy in ilmaha aqligoda la ogaado abayo adna si fcnba yeshay nadia yarisayna way ku gulaysatay examkii testga ahaa m.a illah hakuu daayo❣🤲

  • @leylaladanm2290
    @leylaladanm2290 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah habo MCN rabi haku barkeyo naadia waxatahay boqorad wlh ilxun kuma arkto 👑

  • @umunaimaofficial4675
    @umunaimaofficial4675 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah nadiya iyo naahida allah ku xafido allah allah ku deesto naadiya aqliga allah u siyaadiyo msha allah 🥰🥰🥰

  • @rahahuseen864
    @rahahuseen864 3 ปีที่แล้ว

    Mash allaah nus daqiiqo aa nus saac dheh

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 3 ปีที่แล้ว +5

    Maskiinah wayla oyday markay nahida oyday🤣

  • @abdullahijelle6505
    @abdullahijelle6505 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha Allah alle haku xafido carurta aduna iyo akhero Walashey Qali hooyo number wana ayan ku siiya

  • @naciimocumar794
    @naciimocumar794 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah❤❤

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh alaha kuuxafido alaha kuudaayo

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH ALLAH hku xafidoh ubadka

  • @ayaanmaxamud3343
    @ayaanmaxamud3343 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah ilahay haa ku hiftiyo waa dadashey naida yirisey Maasha allah

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 3 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha maashallah waaye wiilasha tijaabi wiilasha gabdhaha ka fiican wiilasha tijaabi ilmahana maskaxdood in la fiiriyo wey fiican tahey

  • @ahmedbaanabaana3072
    @ahmedbaanabaana3072 3 ปีที่แล้ว +2

    Calosha uhurti wllhi markey nadia oysay oay walashed so qaday ilahay haku weneyo nadia