Adna ilmaha Alle haku cafiyo wlal lkinse Talo kuwada wlaaley Ani wan kutagera oo wan kujeclahay inan cida fardahana wan ahay 😂😂😂 burco joogta 😂😂😂😂 wlaley tiktok live iska yarayso bishiiba mar soo gal iyado laguu xisay Hada dad kugu dhegan jira oo war ka radinaya oo isleh hal mar cimaamada karida Lkn Alle kama yeelo Ee iska digtonow wlal ❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin ilaahaw caafi adno abyo hal tala kusina waxa jira dad aan masha allaah aqon ilmaha yar yar ee quruxda badan m.a hadii aadan ayagoo adkaarta inta aad ku akhriso ama ducoyinka ugu soo xirsi xirin waxa iska jira xaasid ama ilcayn abyo plees carurta yutubka kadaaso ilaahay haku xafidee 🤲🏻🤲🏻hadi kalena xusnul musimka la so deg ayagoo xirsi xiran so dhig marka ilbini aadam wqx maka tarayso ilaahay dhamantiin haynika xafido waxi xaasida abyo🤲🏻🤲🏻
Sister qof qalad haku dhiiri galin cid Uma diidana camerada iyo nolosha ka sameesanyso lkn dad nolosha aan heesan oo raba inay maruun galaan ayaaa jira oo aan dhaheeen mash allah. Anuu maba daawado barnaamjyada somalida ee idinka ku xidhan ee u dhaha mash allah nolosheeda
Allahuma raban'naas id'hibil basa Wash fii antash'shaafii laa shifaa A ilaa Shifaa uk shi faa An laa yuqaadiru Saqamaa Amiin AmiinAmiin. Abaayo ilmaha Allaha kuu shaafiyo
Alle ha caafiyo ciyaalka mida kle caruurta camerada kadaa qof laba ilmood ka xanuunsanayaan oo camera xasuusanysa tiktok live ayaa ku qaate caruurtada daryeel🤌👋🙏
Adna alle caruurta ha kuu caafiyo wlhi qof wngsn baa tahay dadka wngsn oo dhan ayaa la imtixaana iska sabar alle cafimaad sarecaa ha kuu siiyo ciyaal ka yaa rabi😭🤲🏻🤲🏻intaas cisho aay inanta yar dhakhtar kaga jirtay ane dhakhtar baan yaala alle ha ina wada caafiyo inga iyo intii islaam ah ba yaa rabi😭😭🤲🏻
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🫵🕋❤️
صلى الله عليه وسلم❤❤❤
Allah hacafiyo abayo ilmaha
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
Adigoo sawira kada saran karo maxaa kugu kalifaya ❤inada sawira dadoo saratida
Allah hacaafiyo caruurta❤❤😮😢
Aniga magac baan kuula baxay
(Adna bulsho) wallhi markan arko
Dhalinyaradan somaliyeed sida
Gurigiina ay ugu baashalan ukuna kal
Soon yihiin wax ugu duubanayaan
Ad ban ugu farxaa halkas waxan ka
Dareenayaa in somalidu culays isku
Haynin isna jecel yihiin anba wa saan
Yeeli lahaa masha Allah Adna bulsho
Adiyo xaajigaga saxaaf familyga dhan
Wixi shar ah Allaha inka haayo Amiin
abyo adno i.a marka daqtarka kabaxdo ilmaha kuli quran saar 🥺illhy hacafiyo
Asc. Adna. Abaayo. Iimaha. Kaaxa. Nuusan. Ee. Abaayi. Iilahay. Haakuuca. Fiiyo. Caafimad. Taameh. Alllha. Kuusiyo. Iinsha. Alllha. Maacanto ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
👏👏👏👏👏👏👏@@Hsan-ku3my
y💯
Adna Caruurta Quraan saar😢😢
Adna Alpi Maalinka jimcaha is quraan saara dhamantiin😊
Haye 😢😢😢😢😢 waa. Osooduceenaa
ADNO XABIBTI ILLAHEY ILMAHA HAKU CAFIYO WAN USO DUCEYNEYNA INSHA ALLAH ❤❤
Aaminn insha alh
Habo mcn gawadha a
Llah kucaafiyo insha allah
P@@suadojeylani7685
inyr oo murug hadaan arko waabn ooyay wlhi waxaan arkyaaaa anig oo ilmda ig socotoh wlhi 😭😭😭😭😭😭😭 illhy ha.caafiyo naadiyh iyo ilyaas🤲🤲🤲
Same to you wlhi😢
Inta xanuunsan alle ha caafiyo aamiin 😢😢😢😢
Love isaar please 🙏 ❤❤❤
😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤
Adna gabdha quran albaqara u shid habeenkii qolkeeda habeenkiinkii sariirteee agtede inshallah
Adna abyo ilmaha allaha kuu caafiyo abyo wan ku baryaaa ilmaha camerada ka dhaaf please abyo camerada ka dhaaf
Gabadha fadumo.waa hooyo yara mansha alaah ilaahay ubad bari ah siiyo markeda ilaahay ha cafiyo caruurta😢
Allah ku caafiyo walashey Quran saar❤❤
Aamina ugbaad qalbi xab xab adna adigana dhalinyarada sida u gacan qabaneysid ilaahay ajar hakaa siiyo
Rabiyoow kuu Caafi ilyaas iyo Naadiya Allaahumaa Aamiin🤲
Adna. Waakusalaamay. Illaahay. Ilmaha. Hakuu. Caafiyo. Dhib iyo. Masiibana. Allaha. Idinka. Celiyo. Aniga. Markaad. Ducada. Dalbato. Ayaan. Soo. Duceeyaa. Waxagee. Meeshaan. Kaaga. Duceeynayno. Waa. Maka iyo. Dhulka. Barakeeysan. Allaha. Idiin. Aqbalo❤❤❤❤❤
Allaha kuucaafiyo quraankana halasaaro insha Allaah wecaafimadayaan🤲🤲🤲
Hipa mohamed Abokor
Asc wllshy qli illahey caafimaad sareeca leh haa ku siiyo Xanunka Allaah ka dulqaado wllshy mcn Allaahuma Aamiin aamiin aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Abyo Adna iLaahey haKuu Caafiyo ilamaha 😢 Inshallah cafimaad Dagdag Allaha ha ukeyno Nadia iyo ilyaas inshallah 😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉
Allah ha ku cafiyo abyo adna
Rabiyoow kuu caafi ilyaas iyo naadiya allaahumaa aamiin🤲🤲🤲🤲
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢
Adna ilmaha Alle haku cafiyo wlal lkinse Talo kuwada wlaaley Ani wan kutagera oo wan kujeclahay inan cida fardahana wan ahay 😂😂😂 burco joogta 😂😂😂😂 wlaley tiktok live iska yarayso bishiiba mar soo gal iyado laguu xisay Hada dad kugu dhegan jira oo war ka radinaya oo isleh hal mar cimaamada karida Lkn Alle kama yeelo Ee iska digtonow wlal ❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Adna abayo plzz tiktok live ad so gale iska dah xbbti kuma fcna Wlhi qimahada garo plzz allh ku cafiyo ilmaha xbbti❤️🫶🏾
Sᴏᴍᴀ ᴡʟʟʜɪ ǫᴏғ ɪʟᴀ ғɪᴋɪʀᴀʙᴀ ᴀᴅᴀᴀɴ ᴋᴜ ᴀᴋᴀʏ 🥺❤
Walahi waarun waa Hooyo tiktok life mafiicna sharafna uma, aha
Wankugu raacsanhy wllhi tiktok live dadka qimahodu hos udhiga inay iskadysa wakul qaba TH-cam keda jogto tiktok dadka qimahoda garanyo masofadhistaaaan
Amiin mcnto yqw
Wlhi wanaagooda waa la iga sheekeeyay adna iyo saxaaf allah qeyr ha siiyo
Abayo quraan kuaqri abyo ilaahey hakuucafiyo ilaahow aamiina 🤲🤲🤲😭😭
Adno xabibti ilaahey ilmaha haku
Cafiyo wan uso duceyneyna insha'Allah 😢😢😢😢
Allah hakucaafiyo walaal nadiya iyo ilyaas🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
caruurta allaha kuu caafiyo wllshy kamirada ka daa caruurta waa iga waano wllaal
Adno waxan rajaynaya inad taladyda aragto wax un ka anfacdo abyo anga waxn ahy tagerhada kowad markastna wankuduceya 1 ilmaha quraaan saaar markasto gurga baqro kashid ilmaha macmacaanka kayareee 2abyo ilmaha camirda kayare 3 qof qiimo agtena kuleh kudayano jecelnahy tahay live tiktok iskada walgu qiimo bela meshas dadka laisku dira plz plz plz wa codsi iskada abyo xumantada marabno yalo wallnimo i.a
Ilaahey ha caafiyo waa ilma yaree aanan dambi lahen si niyad aa ugu decent samiiro waye 😢😢
ALLHA ku cafiyo Habo mcn Naadiya Yariisey illhayow caafimdka iyo Xanuunka adigaa keeney illhayow kadul qaad naadiya xanuunka haayo yaarabi🤲😭 wllhi wan la ooyay markey ooydey miskiin allha ku cafiyo😢
Allah hakuu caafiyo lakiin adna nimcadu allah kuusiyey qarso ilba jirta varuurtana midhiyaha kadaa allag caafimaad taama hasiiyo insna quraan saara
Ilaheyow caruurtena allaha ino caafiyo ayaga intiba muslin ah amiin yaarabi
Walal ka ilali carurta macmacanka faraha badhan marmar uun sii wax umatarayo mac macanka badhan iyo qabowga ilahay haku cafiyo inshallah
The most shine all created prophet Muhammad 🕋❤😢
Nadiya iyo iliyas ilayi ha afiyo 😢😢
ilahay haku caafiyo caruurta dhamaan Abaayo quraan saara cafimaad ayaa idin rajeenayaa abaayo adano
abyo adno ia marka daqtarka kabaxdo ilmaha kuli quran saar iillhy hacafiyo 😢
Aamiin ilaahaw caafi adno abyo hal tala kusina waxa jira dad aan masha allaah aqon ilmaha yar yar ee quruxda badan m.a hadii aadan ayagoo adkaarta inta aad ku akhriso ama ducoyinka ugu soo xirsi xirin waxa iska jira xaasid ama ilcayn abyo plees carurta yutubka kadaaso ilaahay haku xafidee 🤲🏻🤲🏻hadi kalena xusnul musimka la so deg ayagoo xirsi xiran so dhig marka ilbini aadam wqx maka tarayso ilaahay dhamantiin haynika xafido waxi xaasida abyo🤲🏻🤲🏻
Wlhi wa Naxay Alla Ha ino cafiyo Abaayo Cafimad Taama I.a🤲🏼🥹❤️
alle hacaafiye ayago dhakhtarka kujira quraan saar wall adna
ALLE HAKUU CAAFIYO ABYO DHMAAN CRUURTAADA IO INTA MUSLIN EE XNUUNSAN alle ha caafiyo 🥺🤲
Illahy ha caafiyo xbbti iyaga iyo inta Muslims ee xanunsan
Adna inay qof fican tahay wujigeda shegaa runti adnoy hori usoco abyo carurta Allah kucafiyo abyo ❤❤❤❤❤
Asc mcn illaahay ilmaha ha kuu caafiyo gabdhahanah illaahay ajar iyo xasanaat ha ka siiyo
Habayar ilaahay hakuu caafiyo habayar Mardale naadiya iyo ilyaas 🙏💚🙏
Adno ilaahay hakuu caafiyo 🤲 ilmahana quran saar
Allah kucafiyo abayo mcn walhi wan kugu so duceyey ilahay haa aq balo amiin amiin yaa raabi 😢😢😢😢
Walal carruutan aad camerada aad daba wado ka daa qof wayn ayaa tahee.
Any way Alleh haku cafiyo
Swpta waxa waye camreada logu soo dubayo ducadada la rapa okey sis hadan arki lahen duco meysan heli lahen muhimda ducada waye Saas wax ufahan ❤
Hadey camero jirin miyaa arki leheed xanunkeeda inta badan kama soo muuqdaan ilmaha yar uduceey inaa uduceyso ayeey usoo galisay
Sister qof qalad haku dhiiri galin cid Uma diidana camerada iyo nolosha ka sameesanyso lkn dad nolosha aan heesan oo raba inay maruun galaan ayaaa jira oo aan dhaheeen mash allah.
Anuu maba daawado barnaamjyada somalida ee idinka ku xidhan ee u dhaha mash allah nolosheeda
@@fariidoabdi2244 qalad ma ahan lkn muhimda ogow saa wax ufahanti 👍
Sax waye iyago kamira lgu duubin xita walo ducyn kra mrka kamir mawangsn
Adne alle haku cafiyo mcnto ilamahaga quraan saara isha Bina aadamka waye mcnto❤😢😢😢😢😢😢
Allahuma raban'naas id'hibil basa
Wash fii antash'shaafii laa shifaa A ilaa
Shifaa uk shi faa An laa yuqaadiru
Saqamaa Amiin AmiinAmiin.
Abaayo ilmaha Allaha kuu shaafiyo
Ilaahay ha noo caafiyo nadia iyo ilyaas masha allah adnoy Hooyo qali ah baad haysataa oo kaa fikiraysa iyo asxaab wanaagsan Ilaahay ha idin xafido dhamaantiin ❤❤❤❤❤
Allow kuu cafi Carurtada Amin ya rabbi 😭🤲
abaayo macan alle haku caafiyo owlaada isha bina ademka alle hakaga haayo 🤲🤲🤲🤲
Alle ha kuu caafiyo byo adinkana sxplyl iisoo duceeya imtixan dawlad iii socda malmahan
Rabbi Ilyas iyo Nadia ha caafiyo. Caafimaad degdeg ah in sha allah. Rabbi hawlaha adduun ha kuu fududeeyo huuno dahab❤
Abyo adno nadiyo iyo ilyes ilahe haku cafiyo 😭😭😭 insha allah ee dhaman qu aan sar ciyalka allah ku cafiyo
Amiin yaarabi anaga intiba muslin ah amiin yaarabi scw scw scw ❤
Alaah haku caafiyo ❤❤
Alle ha caafiyo ciyaalka mida kle caruurta camerada kadaa qof laba ilmood ka xanuunsanayaan oo camera xasuusanysa tiktok live ayaa ku qaate caruurtada daryeel🤌👋🙏
Walaashay qalad ha iii fahmin lkn ilmaha haaga ooo xanuunsan xitaa lacag ayaad ka samaynaysaa
Vedio ga ka daa Allah ha caafiyo 😢
Lacagta waxaa uga muhiimsan ducada comentiga dhan waa wada duco ma arkinoo
Allah cafiyo abayo quick recovery sz mne 😂😂😂😂😂😂 wankaxumaxay wlxi
Allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤
Allah caafiyo Allah caafiyo Allah caafiyo 🤲🤲🤲
Allah ku cafiyo abyo😢...lkn inaad meesha so digt meehen..ilmaha media ka ilaali...لابأس طهور إن شاءالله 😊
Allah kucafiyo abayo mcn walhi wan kugu so duceyey ilahay ha aqbalo amiin amiin yaa raabi ilahayow iyo
Cafi😢😢😢😢
illhy waxaan ugu baryayaaa inuu illhy caafimaad taaam ha siiyo naadiy iyo ilyaaas wlhi waaabn ooyay illhy ilaaays caafimaad taaam ha siiyoh😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Abayo caafimaadtana ilaahey hakuusiiyo abayo ilmaha qur aankuaqri abayo wan kuugusoo duceynaa abayo ilaahow cafimad sii ilaahow aamiin 🤲🤲🤲😭😭
Wcs adna aqwan alle hakucafiyo ilyas iyo Nadia insha allaa xabiibti🤲🤲🤲❤
Abaayo ilaaah hakuu caafiyo caruurta ee qur.aan saar😢
Adnoooy caruurta social media kdaa waxa laga yaba m.a inaa laguu raacinee allahana ku cafiyo xppt
allah ha kuucaafiyo ilmaha allah hakuu xifdiyo😢😢😢
Allah kucafiiyo walal caruutan haboda iyo eahah unahababa😢😢😢
Alle haku caafiyo adna ilmah walaal caruurta camerada ka daa il aaa jirte😢
Adna alle caruurta ha kuu caafiyo wlhi qof wngsn baa tahay dadka wngsn oo dhan ayaa la imtixaana iska sabar alle cafimaad sarecaa ha kuu siiyo ciyaal ka yaa rabi😭🤲🏻🤲🏻intaas cisho aay inanta yar dhakhtar kaga jirtay ane dhakhtar baan yaala alle ha ina wada caafiyo inga iyo intii islaam ah ba yaa rabi😭😭🤲🏻
Ilahey haku cafiyo ilmaha🤲🥺cfmd dagdag ah Alle haidin siyo i.a apayo 🤲🥹
Illahey hakuu caafiyo. Carurta
Allaha na kuu Xifdiyo Aaamiin🤲
Adna abaayo mcn Allaha caruurta kuu caafiya oo deg deg inta hospital ku jirta ee xanuunsan Allaha wada caafiya Allahuma aamiin 🤲🤲🤲❤❤❤❤
Walashey adna allh kuu caafiyo ilmahaaga cafimaad kherqaba allh siiyo ❤❤❤
Nadia Allaha ku cafiiyo Eedo and hbo cafimad team ah ban Ku rajeynaa I.A❤❤
Alle waxan uga baryayna cafimaad dag dag ah insha ala way ca fimaadi donaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Xbbti ilahay hakuu caafiyo caruurta kaa xanunsan amiin 👐😢😢😢😢😢😢
Alahayo hako cafiyo amina🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wcs maamada ilaahay cafimad tamaam ah hasiiyo yarabi😢
Adno abaayo Alle hkuu caafiyo caruurta I.a cfmd taam ah u rajeynaa 😢
Abyo mcn ilahey carurta haku cafiyo cafimad taama ilahey haku siyo ilmaha amiin Amiin ya Allah 🤲 🤲🤲❤❤
In ta,xanuunsan, Alle ha caafiyo aamiin😢😢love,isaar blease ❤❤❤❤❤❤
Wllhi illin iga imaatey plz adna adi ilmaha dhamaan quran saar abyoh😢💔😭
abayo allaha cafiyo ilmaha walahay calosha ihurtay iilahow cafimad dagdaga sii allahuma amiin 😢❤
Abayo ilaahey haku cafiyo abayo qur aan kuaqri ilaahey hakuucafiyo abayo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
ilaahey hakuu caafiyo ilmaha aamina ugbaad ayadana ajar iyo xasana allaah kaa siiyo inshaa allaah way kuu caafimaadaayaan
Cafimat ilaahay haku siyo xabibti ❤❤❤❤❤❤
Abaayo ilahay cafimad taam Haku siyo caruurta ilahay bari❤❤❤❤😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲
Adna abyo ilmaha ka dhaaf mideyaha plz Allah ha caafiyo naadiyo yar
Allah ha cafiyo cafimad tam ah Allah haku siyo abaayo mcn 😢😢😢😢😢
Adna walashey illaahay ilmaha hakuu caafiyo 🤲🏽🤲🏽 waanu kuugusoo duceynaynaa ❤
I LaHaye nocafi carurta ilmaha inshaallaah adno ❤😢😢😢😊
Allah ku caafiyo kuu na xafido dhamantod ee il baa iska jirto iyo af bili aadam ee qur,aan saaar waa iga talo qur,aan la,aan waa nolol la,aan 🥰
Wlle allah kuu caafiyo wlle waxaa tahay wlle karti badan ee allah ku xifdiyo adiga io caruurteeda io wllkyo saxafba dhamaantiin allah idin xifdiyo
Illahy ha xaafiyo dhamaan tood 🤲😢😔
عين ماصلت ع نبي اذكر الله يارب احميهم واحفظهم
Ilahay ha ku cafiyo caruurta wll ad🤲na🤲🤲