Somalida Islii,igarre maxaa kala haysta barnaamij qosol badan VIDEO

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 95

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah tarkhdaa nabigu dhashay scw ayaan idinka faiday jasakallaah khayr

  • @Hiildumarchnel
    @Hiildumarchnel 4 ปีที่แล้ว +14

    Qoralkayga hadad aragto cimri dheer allah kusiiyee subscribe isaar

  • @somalitravel3975
    @somalitravel3975 4 ปีที่แล้ว +2

    walaalayaal nabigu wuxuu dhashay sanadii 570 ee miilaadiga

  • @SKY........63
    @SKY........63 4 ปีที่แล้ว +6

    Suasha ugu horaysa waa sidan
    Marka walalka xaaskiisu dhimato ayaa reerka gabadhu ka dhalatay kusiiyaan gabadha walasheed ...tas ayan xigsisan u aqan ...tan kalena waa marka reeruhu is dilan oo la heshiiyo ayaa gabdho lay sa siiyaa taasna waxa la yiraahdaa godob reeb haye igarre

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallaah khar waa wiil da yar dhabar garac wuu saxay 👍

  • @fadumommohamed9454
    @fadumommohamed9454 4 ปีที่แล้ว +2

    Jecliya suaalaha rer miyiga horay u soco 🌷🌷🌹🌹👍👍👍❤

  • @nouhsaid9423
    @nouhsaid9423 4 ปีที่แล้ว +10

    Laac tv aad baan idin tagersanahy ruwayada dhib iyo dhalaan qeybta kale lasoo dhaqada mahadsanidiin🙏👍👌

  • @seynabcabdulqaadir9352
    @seynabcabdulqaadir9352 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 4 ปีที่แล้ว

    Dhalasha nabiga tarikhda miladiga waa 571 by ahyd ❤👍

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 4 ปีที่แล้ว +8

    Lkn Nabi GA Ku Salim marka hore before u say swc

  • @ahmedadan7158
    @ahmedadan7158 4 ปีที่แล้ว +2

    waan kusalaanay masuul sare igare yasin meshaas inooga sii wad kheyr alle kusiite

  • @user-zc7ct9bi3m
    @user-zc7ct9bi3m 4 ปีที่แล้ว +1

    M.sh waa kaliya barnamijka a an ku wato laac tv

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 4 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu dhashay nabigeena Scw 571m😍😍😍 thnkz

  • @salmahussein2594
    @salmahussein2594 4 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamij Annan ka xisa dhicin mahadsanidin wloyal

  • @ibraahimdoob-baje7594
    @ibraahimdoob-baje7594 4 ปีที่แล้ว +5

    kkkk bahwaynta Laac tv Alle haydin garab galo

  • @xaydarofficial
    @xaydarofficial 4 ปีที่แล้ว +4

    Su,aal ku socota laac tv oo aanu rabno in ay noo faa ideeyaan ,
    Libaaxa 5 nooc ayay somalidu u qsybisaa:
    1:- Aar
    2:-gool
    3:-caga-baruur
    4:-gaani
    5:-baranbarqo
    Wxd no faa idaysan waxay kala yihiin waad mahadsan tihiin.

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 ปีที่แล้ว +2

      Sxb haddaan qaar kamid ah kuu faaiideeyo...
      1 *Aar* = Waa Labka libaaxa ah amma Ninka ah
      2 *Gool* = waa Libaaxa Tan dheddigga ah ee dhasha amma hooyada ah
      3 *Caga baruur* = Waa Ilmaha yar yarka ee libaaxa ee aanan wali gaarin inay wax dilaan
      4 *Gaani* mise Goonle ?? Eraygaas naga soi hubi anigu kolley ma maqal.mana aqaanno reer miyina waan ahaa
      5 *Baran baro* Iyana anigu waligay libaax baran baro lagu sheegay maan maqal Bisinkee🤣🤣 ee Tii guryaha nagu dhibeysay ee musqulaha dhex yaaceysay uun baa jirtaan filayaa..
      Fg 3 Number ee hore waa wax jira waana sheegay lkn 2da danbe naga soo hubi ??
      Waad mhdsntahy sxb

    • @fuadlazio9805
      @fuadlazio9805 4 ปีที่แล้ว +1

      aar: waa libaaxa weyn ee lab
      gool: waa libaaxa tiisa dhedig ee weyn
      baranbarqo: waa libaaxada markaas qaan gaadhay balse aan weli wax dhalin ee gashaantida ah
      gaani: waa libaaxa ninkiisa gashaan qaadka ah ee uusan weli aar gaadhin balse uu ku dhow yahay inuu kooxda ka baxo sababtoo ah wa guurdoon
      cagabaruur: iyaduna waa dhediga libaaxa balse baranbarqada wey ka yartahay

    • @munamaxamud8032
      @munamaxamud8032 4 ปีที่แล้ว +1

      Aar= libaaxa labka ah
      Gool=ta dheddiga ah
      Caga baruur waaa nuunaha ay dhalaaaan
      Labadaaa kale ma maqal

  • @allisaiid5268
    @allisaiid5268 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allllaaah halkaaaaaa Kawasaki hooray usocda

  • @coolkahil
    @coolkahil 4 ปีที่แล้ว +1

    dhalashada nabiga scw waxaan ku maqlay 570 AD

  • @Zurich527
    @Zurich527 4 ปีที่แล้ว

    571 sanadkii asxabul fiil ayu dhashay nabigeenna csw

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 4 ปีที่แล้ว

    masha allah shaqa fiican aad noheysaan

  • @abdihakinelmi3552
    @abdihakinelmi3552 4 ปีที่แล้ว +2

    1. Godobreeb; Waa Gabar la siiyo reer dad laga dilay si heshiis uga dhex dhasho; godobtir
    2. Xigsiisan; Waa Aroosidda nin ooridii ka dhimatay walaasheed arooso; xiskiisan.
    3. Dhabar-garaac; Waa xoog kula bixidda gabar la guursanayo;
    Duud-garaac
    Mahadsanidiin

    • @djahmed6744
      @djahmed6744 4 ปีที่แล้ว +1

      Godob reeb lkn qamuuska kuma qorna xagey katimid

    • @djahmed6744
      @djahmed6744 4 ปีที่แล้ว +1

      Laba galin gud ereygaaz igu caawi hadaa igu dhaanto

    • @abdihakinelmi3552
      @abdihakinelmi3552 4 ปีที่แล้ว

      @ahmed lucky boy walaal Labagelin gud waxaa laga jawaabay daqiiqadda 4:20 Wadaadka Khamiiska xiran.
      Mahadsanid

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkaas Reer Muqdisho waa runtiis Igarre iyo Cabdishukri ayagaba shirib haddii la weydiiyo ma yaqaanaan🤣 ama erayada Reer koofur ta 😂😂😂😂

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 4 ปีที่แล้ว +3

    Camera clear ah nice👌

  • @fouziyacomedian2144
    @fouziyacomedian2144 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @warsanmedia7072
    @warsanmedia7072 4 ปีที่แล้ว

    DHAQANKAAN KABARTAA LAAC TV

  • @abdalahusein8639
    @abdalahusein8639 4 ปีที่แล้ว +1

    1.Dumaal waa marka uu ninku xaaskisa kadhito kadib uu walalki guursado
    2.Xigsiisan waa marka ay ninka
    Gabadhiisu dhimato ee gabadha walasheeda loo guuriyo
    3 godob reebna waa marka laba qabiil islaayaan ka dibna ay kala guursadaan gabdho oo ay heshiiyaan

  • @ibnushalejelle6888
    @ibnushalejelle6888 4 ปีที่แล้ว +3

    liketa isaaara

  • @abdirazackomermahdi9290
    @abdirazackomermahdi9290 4 ปีที่แล้ว +2

    571 buu dhshy nabbigu dhshy

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa kala 2 ba sidig iyo sedko

  • @zharifka7530
    @zharifka7530 4 ปีที่แล้ว +1

    Somaliyey like yan layla dhafin laandhere somali ka dhashay ayan ahaye

  • @amramohamed9354
    @amramohamed9354 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhalashada nebigeena celeehiwasalaame waxay iltahay sidan 1441

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhhh igarre nin adag kulahaa tana ma reer baa leh😂😂😂

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 4 ปีที่แล้ว +2

    571 bu dhashay rasulku SCW

  • @msssmile896
    @msssmile896 4 ปีที่แล้ว +3

    8qof iga soo horeysan xasisanaa maa isugtaan

  • @hersi1761
    @hersi1761 4 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamij qiimo badan, khaasatan afkeenna hooyo.dib u nooleyntiisa aadban kaaga mahad celin.

  • @abdiqaadircabdilaahi2491
    @abdiqaadircabdilaahi2491 4 ปีที่แล้ว +1

    Xiigsiisen waa gabadh laa siiyo nin ka marakey gabadhii hoore kaa dhiimtey
    Goodob reeb waa gabadh laa siiyo rerka nin laag diileye

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 4 ปีที่แล้ว

    Dhalashadi nabiga scw ayan saxaya 571

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID IGARE SII WAD BARNAAMIJKAAS.BAR DHALINTA AFKOODII BURBURKU KAGA DHACAY!!!.
    100% MAHADSANIDIN.

  • @mohamedomarbaan
    @mohamedomarbaan 4 ปีที่แล้ว +1

    Igarre laac tv salan sre islii

  • @dagano1479
    @dagano1479 4 ปีที่แล้ว +2

    DUmaal waa ninku marku dhinto xaaskisa ayaa walalkii guursada ama ugu dhowr.
    Godobtir waa laba reer markay islaayan reerkii waxlaga dilay in gabar la siiyo si colaado ujoosato oo lo heshiiyo.
    Xiskiisan waa markay gabadhu dhimato ayaa ninkeedii walasheed la siiyaa.

  • @faizasaid5745
    @faizasaid5745 4 ปีที่แล้ว +1

    Monday 12

  • @AliHassan-im1sv
    @AliHassan-im1sv 4 ปีที่แล้ว +1

    Gurgur iyo surrad

  • @ashishirabi5390
    @ashishirabi5390 4 ปีที่แล้ว +1

    Alah meeshan waa kasysa biyo a yaasho oo lagu kufaayo

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575 4 ปีที่แล้ว

    Nabiga csw wuxu dhashay 571 miilaadiga
    Geedka waa salaada
    Labada qoraxda aragtaahi waa duhurka iyo casirka kuwa aan arkine waa maqribka,cishaha,subxda salaada

  • @abdifitaahnuur5899
    @abdifitaahnuur5899 4 ปีที่แล้ว

    Wax noosheeg

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo8449 4 ปีที่แล้ว +1

    Xigsiin xooox sheeeg duuuu 😂😂😂😂

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 ปีที่แล้ว +1

    lakiin somalidan maxaa ka khaldan.
    waxaba garaan mayaan waa sidee dee
    sidaani reer hargeysa ama reer muqdishu👈

  • @muhamedelmi1903
    @muhamedelmi1903 4 ปีที่แล้ว +1

    Somaaliyow waa wanagsantahe ku wad

  • @salmahussein2594
    @salmahussein2594 4 ปีที่แล้ว +5

    Xigsiisin waa marka ninka gabadhi hore ka dhimato OP lasiyo gabadha walashed eedaded ama habaryartay ama qaraabadedaba
    Godob reeb waa marka laislaayo ama ay dagaalo dhacaan inta la heshiiyo gabadh la isi siiyo
    Dhabar garaac waa gabdhihii waagii hore usha lagu kaxayn jiray iyadoon laga dalban guur ninka ay gabadha dhabar garaac lagu keenay dhashayna goluhuu ka hadlo lagama Daba hadli jirin wuu ka qimo badna ragga kale
    Ayeydey hooyadeed ayaa lagu guursaday dhabargaraac

  • @nasroaxmad2743
    @nasroaxmad2743 4 ปีที่แล้ว +1

    igadh waa xoolaha ilmohoodu kadhintay

  • @mohammedabdi8740
    @mohammedabdi8740 3 ปีที่แล้ว

    igare ? Suaal waxaad no. sheegtaa waxaa awrka guro guro loo.yidhaahdo. waliba waa awrka geela ku jira

  • @BurcoTv9132
    @BurcoTv9132 3 ปีที่แล้ว

    Dadku markay saxaan jawaabta uu sheeg say uga fa,idaystaan

  • @somalitravel3975
    @somalitravel3975 4 ปีที่แล้ว

    waa 570 kii ma ahan 571

  • @nafisaolol8129
    @nafisaolol8129 4 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wn dhanhy igare

    • @munamaxamud8032
      @munamaxamud8032 4 ปีที่แล้ว

      Sidko = waaa hal neef aanay lahayn lagu qabso

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 ปีที่แล้ว

    IGARE & DHALINTABA WAXAAN U SHEEGI KELMADA (DUMAAL)OK.
    DUMAAL WAA LABA KELMADOOD OOLAYSKU KABAY OO KALA AH (DU & MAAL) OO MACNAHEEDU YAHAY MAALKA LEEXI,UJEEDKUNA WAA GABADHU SI AYSAN MAALKII NINKU KA DHINTAY ODAY KALE ULA GALIN BAA LOO DHAHAY (DUMAAL OO AH DU & MAAL).SOO DU MAALKA,SOO LEEXI MAALKA,
    XIGSIISINA WAA MARKAY KA DHIMATO GABADH EE LA SIIYO WALAASHEED TII KU XIGTAY,XIGTAY MARXUUMADII,....

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 4 ปีที่แล้ว

    571 CD.BUU DHASHAY NEBI MUXAMED SCW.
    BARTA SIIRADA NEBIGA SCW,WAXAADNA SIIRADA KA BARANAYSAA QIIMAHA JANADA & ADUUNYADA MACNO YARAANTEEDA.

  • @farxiyamohamed6543
    @farxiyamohamed6543 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk

  • @dekowabdullahisahal4206
    @dekowabdullahisahal4206 3 ปีที่แล้ว

    570AD

  • @571kaka
    @571kaka 4 ปีที่แล้ว +1

    571 waa calaamada qaadka ina afdiinle

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk ma INA afdiinle iyo INA faras bay kuu garanayaan

  • @munamire9656
    @munamire9656 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin xun oo hu xin huwan marakten ban dhihi jirnay markan ciyaalka ahayn sido kale wala gogalaysan jiray marka xafada laysugu yimaado oo xigmado baa lakala faaiidi jiray halka wakhtigan aan joogno hayday toban qof oo dhalin yara hayday iskugu yimaadan mel aan qofna qof la hadlayn oo mobile lagu fororo hadi aad mid su aal waydisan anay awodi karin in ay kaga jawaban mash quulka dartii ay kula jiraan mobile kosa dhalin yaroy sida si isugu dhaama hawl ba ina sugayse

    • @abdiali3111
      @abdiali3111 3 ปีที่แล้ว

      Waxan moodayay nin xun oo wax xun huwan kkkkk hu xin taas miyaa

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 4 ปีที่แล้ว

    𝐍𝐚𝐛𝐢 𝐌𝐮𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝 𝐂/𝐬/𝐰 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐔𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥 𝐅𝐢𝐢𝐥. 𝐖𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝 𝐊𝐢𝐢 𝐌𝐚𝐫𝐨𝐨𝐝𝐢𝐠𝐚. 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚𝐧𝐚 𝐌𝐨𝐰𝐥𝐢𝐢𝐝 , 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐱𝐢𝐠𝐚 𝐄𝐞𝐤𝐮 𝐀𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐞𝐲𝐝𝐧𝐚 𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚𝐚𝐬 𝐖𝐚𝐚 𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝟒𝐚𝐚𝐝 𝐄𝐞 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚

  • @idilabdulahi9680
    @idilabdulahi9680 4 ปีที่แล้ว +1

    Xiskiisan iyo godobreeb waa iskumid

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 4 ปีที่แล้ว

      Isku mid maahan wll waa kala duwanyihiiin

  • @nasroaxmad2743
    @nasroaxmad2743 4 ปีที่แล้ว +1

    ee la igadh maalo

  • @sacaadomaxamed1875
    @sacaadomaxamed1875 3 ปีที่แล้ว

    Wardadku diinta waxbaba ka mayaqaanaan hadeey garan waayeen taariikhda nabigs hslkeey uga beegan thy 571 meladi

  • @fartunnuuur6729
    @fartunnuuur6729 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma saafo kaliyan kagartay sualaha hhhhh

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 3 ปีที่แล้ว

    Markay xaaskaaga maudku qaado, ayaa walaasheed lagu siinayaa. Xigsiin baa la yidhaa
    Markay dagaal dhaco ayaa dumar la isasiiya, si loo qaboojo kodobta
    Kodobreeb baa la yidha

  • @xasancabdi942
    @xasancabdi942 3 ปีที่แล้ว

    Iibrbuul

  • @nuuradiinmohamud8754
    @nuuradiinmohamud8754 3 ปีที่แล้ว

    War ninyahaw umada beenta sixun wax usheega kadaa sida aan kuu fahmay igar ayaad dhihi rabtaa markaas ayaad igadh leedahay igar macnaheedu waa neef irmaan oon canug lahayn oo cucub ama sasabo lagu maalo fadlan bahasha naga hubi