Barnaamijkii jimcaha oo xiisa leh iyo sheekooyin cajiib ah daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 4 ปีที่แล้ว +9

    Axmed Cirro waa qosol soconaya wuxuu yidhi ninkaasi caqliguu ku sahamiyey Nayl ha leefin buu ku garanlahaa😂😂😂😂

    • @reyanshdillon6143
      @reyanshdillon6143 3 ปีที่แล้ว

      not sure if anyone gives a damn but if you are stoned like me during the covid times then you can watch all the latest series on Instaflixxer. Been streaming with my girlfriend lately xD

    • @musajohnathan934
      @musajohnathan934 3 ปีที่แล้ว

      @Reyansh Dillon yea, I have been watching on InstaFlixxer for months myself =)

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnshallah Abwaan igarre ,Hodman iyo Axmed cirro ninka soo badelay Cabdishukri Qasaal

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 4 ปีที่แล้ว +3

    MaashAllah waa koox Afsomali ruug ah dhaqankii iyo sheekooyin kii
    Dadka Somalida

  • @danhiilalichannel5332
    @danhiilalichannel5332 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninneyil 👍Lefay

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 4 ปีที่แล้ว +1

    hodman waa funny lkn waligaa ha qoslin markaa shekeyneyso igare aa kaa qosliyay dhibcuu kaa xagtay tuuga KKK

  • @abdikadirmohamed9055
    @abdikadirmohamed9055 4 ปีที่แล้ว +1

    TH-cam-ka igarrre yaasin xaaji iyo sxbada klee. Waa mid ka qimoo badan hay'adoo isku sheega samafalyaal lkn hoos kuwada qorshe ah inaay UMMADENA galeeyan sibaa da,yarttaa. Laac tv. Hooyga wanga igarre iyo golihiisa barlamaanka. Guuul iyo gobanimo wlalyal. Ifka SAMO KUNOLAADA AKHIRANA JANNNDA INSHALLAH.

  • @ahmedosman1713
    @ahmedosman1713 4 ปีที่แล้ว +1

    Bogaga ugu wacan ee aan daawadu. Mahadsanid

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Ahmed Ciro manshlaah qof waxaban Arday soo wada han

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 4 ปีที่แล้ว +3

    Waad daawanaysaan waad qoslaysaan wana barnaamijka aad u mihiima laakiin like or subscribe um quudhaan somli saasid nimada joojiya 🤣🤣🤣🤣😍🤣😍

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 4 ปีที่แล้ว +2

    Axmed cirro waa cajiib waa nin wada qosol ah Qasaal waa u dhigmaa ama baro ayuu dheeryahay

  • @abdialas2291
    @abdialas2291 3 ปีที่แล้ว

    Nin iyo qiso

  • @ku-kaaje
    @ku-kaaje 4 ปีที่แล้ว +1

    Hodman mansha allah waad sii qurux badatay markaad Yara naaxday
    Inaabti waa kaa helaa arintaa ogoow

    • @mohamedadan5120
      @mohamedadan5120 4 ปีที่แล้ว

      Candi shukri beey isku egyihiin. Walaalo miyaa?

  • @drsamakabahmed4380
    @drsamakabahmed4380 4 ปีที่แล้ว +1

    iggare meeyy barnaamijkii af iyo hidde mad i noo soo deysaa bulshaa ku tixneydee

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 4 ปีที่แล้ว +1

    IGARE iyo hodman hawshoodii mar horaa la dhameyay ayaan u malaynayaa 😂😂😂

  • @drcabdigalayax1110
    @drcabdigalayax1110 4 ปีที่แล้ว

    Mshlh legend cusub ba no yimid channel ka oo waya araga

  • @hanadabdi6147
    @hanadabdi6147 4 ปีที่แล้ว

    I love this stores

  • @a61dq2xbdiriarte5
    @a61dq2xbdiriarte5 4 ปีที่แล้ว

    Good job

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 4 ปีที่แล้ว

    Diyaad maad dhahdid hadaad Reer mudug tahay,digaag waa carabi

  • @maguled
    @maguled 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekada naysha waa heer sare.
    laakiin waxaan aad ugu qoslay islaanta soddohda ah maxaa goor xun socodsiiyay iyada.

  • @nalkahirsi8472
    @nalkahirsi8472 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh Ciro ahaaaaa

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekooyinka noso badiya

  • @khaliifdheere
    @khaliifdheere 4 ปีที่แล้ว +1

    Kii naysha leefay baa ugu darnaa

  • @fathiaalilibax5664
    @fathiaalilibax5664 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allh sodhawada asxbta🙏🌹

  • @giijecaarale2514
    @giijecaarale2514 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc maaha jecladaaday ee waa anigii oo neel ogolaaday waxaana lugu gacaadeeyey nin reer magaala waa sidaa arintii.

  • @somalitech2842
    @somalitech2842 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allh

  • @abukerjowhari642
    @abukerjowhari642 4 ปีที่แล้ว

    Egare zxp ninkii c,shugri ma heshiseeen
    Jawaab wacan

  • @abditaher8043
    @abditaher8043 4 ปีที่แล้ว +1

    😘😍😘😍😘😂😂😂🥇🥇🥇🥇

  • @Nezukofan123-teu
    @Nezukofan123-teu 4 ปีที่แล้ว +1

    Mija baastow kuwa isfahmi dona nahay 🤣🤣🤣🤣

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 4 ปีที่แล้ว

    Xaaxa xaaxa kaalay kaalay kaalay

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkk kuwa. Khamaarka madow Sita !!!!

  • @abdullahiiman
    @abdullahiiman 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin iyo neel kkkkkkk

  • @yurubabdi2559
    @yurubabdi2559 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi cadii ma ahan wa nin nayl jecladey 😅😅😅

  • @ibrahimduhul3318
    @ibrahimduhul3318 4 ปีที่แล้ว +2

    Hi guys,the story (nin & nayl) is absolutely fantastic &it depends our old traditional especially nomadic people, actually I laugh a lot thanks Abti Igarre, . Keep going forward guys, hope to you, longevity & health, peace & prosperity. Amiin.

  • @somalitech2842
    @somalitech2842 4 ปีที่แล้ว

    Nayl iyo nin

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 4 ปีที่แล้ว +1

    😁😁 nin iyo nayl

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 ปีที่แล้ว +1

    Nayla leef

  • @MidnimoTv
    @MidnimoTv 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @dekhajama9454
    @dekhajama9454 4 ปีที่แล้ว

    Nast iyo nayl 🤣🤣

  • @mohamedmahi6007
    @mohamedmahi6007 4 ปีที่แล้ว

    Inan la yaal iyo neel ayaan ku tilmaamey

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂 qosol igu ma hadhin

  • @basheadan2302
    @basheadan2302 4 ปีที่แล้ว

    Dayloow daylo foorara adoo foorara foora rooboo aanad filanayn fooda kaa qabay

  • @a61dq2xbdiriarte5
    @a61dq2xbdiriarte5 4 ปีที่แล้ว

    Xooga gadadha kala fogaada

  • @abdullahiiman
    @abdullahiiman 4 ปีที่แล้ว +1

    Idaha wa hodman sidey u labisantahay cml hhhhhhhhhh

  • @dekhajama9454
    @dekhajama9454 4 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤👍👍👍

  • @abdallahmohammedali9312
    @abdallahmohammedali9312 4 ปีที่แล้ว +1

    Gajo wacadaw

  • @sharmakenour320
    @sharmakenour320 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk

  • @fadhumoabdikari481
    @fadhumoabdikari481 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk

  • @zaynabjimcaale3460
    @zaynabjimcaale3460 3 ปีที่แล้ว

    😁😁😁

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 4 ปีที่แล้ว

    Madax ku waa bahal khatar ah oo dad waagii hore Cunningham jirey libaaxa wuu ka khatar Sanaa leedahay waa fuulaa,biyaha, wuu galaa orodna la looga ma badan Karo , English bear bay dhahaan

  • @yasinomar1953
    @yasinomar1953 4 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @mustaphaahmed9213
    @mustaphaahmed9213 4 ปีที่แล้ว

    Gabadha shekadii ayaa ugoosey
    Bal raga u daa

  • @Mohamed221k
    @Mohamed221k 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @adanhassanabdullahi1hassan140
    @adanhassanabdullahi1hassan140 4 ปีที่แล้ว +1

    Igarre gabadha baan ka helaye saaxiib telfoonkayga waa 358465540990 finland

    • @casrifilms3459
      @casrifilms3459 4 ปีที่แล้ว

      Adeer isagaan naftiisa uga maarminbaa lagaa yiriye raalli noqo hhhhh

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 4 ปีที่แล้ว

    War horta Hodman Cadceed mala qabaa???????????

  • @yurubabdi2559
    @yurubabdi2559 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣👍🙏