MARKII UU XAASKIISA KA AROOSAY AYUU MAANTAY DHAHAY NOLOSHIISA AYAA DHISAYAA EE HA ICAFIYO BALSE MAXA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

ความคิดเห็น • 56

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 ปีที่แล้ว +3

    Jazak Allahu kheir

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah binadka waa khaldam laakiin walalkaan haduu ku raali galiyey waa wax fiican ibrahiin waxa jirkiis ka muudo belwada marka hada walalka iska cafi dalkeen gabadh la guursdo way buuxaan ee gabdho kale guursada ayadan iska daay

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 ปีที่แล้ว +1

    Waa khiyaaano caadi ahan

  • @xamdixuseenmaxamuud-mr8jg
    @xamdixuseenmaxamuud-mr8jg ปีที่แล้ว +2

    Waa isku mid South Africa iyo kofur Africa Waa seem

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 ปีที่แล้ว +1

    Kuligeen balwada allaha nagamoobeyo

  • @cadarmaxmed1145
    @cadarmaxmed1145 14 วันที่ผ่านมา

    Walhi wan ku farxay hishiiskooda wallaha

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah

  • @IbraahimMahamedgodir-sr1ur
    @IbraahimMahamedgodir-sr1ur ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 ปีที่แล้ว

    ASC walaal Axmed Kallaa Jzk kheyr
    Allaha ku xafido, walalka la xumeeyey
    ee wax cafiyey Allaha darajeyo balwa-
    dana iyo faqriga Rabbi haka dulqado,
    Midkan walaalkii dulmiyey ee leh Lacag
    ayaan walaalkey ku dulmiyey, walaal
    Lacag wax ma dulmisee damaca Daw-
    acnimo iyo Diin xumida ku hayso ayad
    Walaalka ku dulmisay, adookale qoysas
    iney iska ilaaliyaan waye, Towbaduna
    wa furan tahay, SALAAMAD

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 ปีที่แล้ว +2

    Uguuuri madama reer us an lahen Hada hadee jirto shekadan Aniga madhadhicin wali

  • @SeymabCisman-fe4et
    @SeymabCisman-fe4et ปีที่แล้ว

    Mashalha

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi7098 หลายเดือนก่อน

    Soot afrika iyo koonfur Afrika waa isku mid 🎉

  • @sirueJeancool
    @sirueJeancool ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 ปีที่แล้ว

    Wiilkan waxu rumeyay sheekh kenyawi cafi walalka good job.

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 9 หลายเดือนก่อน

    ❤masha allaha

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg ปีที่แล้ว

    He is cannable

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว

    Asagana bolwada waa u dan inuu dhaafo hadii kale dhaqale ma samayn kartit lartina ma lahaan kartit cadowgana doldolo ayuu ka helaya marka jooji balwada mashaallah jooji waxan ku farxay inaad joojinayso balwada hadii kale jileev baad ahaan donta❤

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉Thank you 👍👍👍👍

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah
    Waar axmed kala meeday gabadhii aroska balan qaaday ee ninka miskinka gacanta ka jartay may kaga baxday naguso waran wll

  • @hamdihussein1607
    @hamdihussein1607 ปีที่แล้ว +2

    Maansha alaah❤❤❤❤

  • @IbraahimMahamedgodir-sr1ur
    @IbraahimMahamedgodir-sr1ur ปีที่แล้ว

    Balwada iska dhaaf wllo wax ficn ma ahn wllkda inad hormar sameysid ayu jclyhy

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 ปีที่แล้ว

    MashaAllah TabaarakAllah ❤❤❤❤

  • @lulahmed4611
    @lulahmed4611 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤

  • @OkashAdam
    @OkashAdam ปีที่แล้ว +1

    Allah ❤🎉

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @fartunhassan8688
    @fartunhassan8688 ปีที่แล้ว

    Mar labaad yuusan ku dhibaateen

  • @lailahassan1570
    @lailahassan1570 2 หลายเดือนก่อน

    Wlal axmed waxan. Ubahnahay. Sigaar. Ahan adiga san. Kugu. Hli. Kraa

  • @AbtiAbti
    @AbtiAbti ปีที่แล้ว

    Mid kasta markuu naag dhoco oo naagtii kasoo xiiso bogto. Ayu cafis kasoo raadsanaa ninkii uu naagta ka dhacay 😂😂😂

  • @kingrashofficial-ov3fy
    @kingrashofficial-ov3fy ปีที่แล้ว

    m.a qisadaan Marka aan arkey waxan so xasustey Khalid IBnu al-waliid markuu so islaamey seyta dhanka kale u leexi

  • @amaansan6616
    @amaansan6616 ปีที่แล้ว

    Ilhow cebta muslinka astuur

  • @JffFff-hb6vn
    @JffFff-hb6vn ปีที่แล้ว

    Warijal. Wilkan. Nagwalaxela. Lakin. Walaldanimo washeyqali. Warundis

  • @FjdghrGhrh
    @FjdghrGhrh ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @JffFff-hb6vn
    @JffFff-hb6vn ปีที่แล้ว

    Inacaderkey. Xaskisi. Mandamaca. Nagomajogan. Caduyada. Walalkeyga. Gurigisi. Mankadumina. Xalmale.

  • @khadijamohamed454
    @khadijamohamed454 ปีที่แล้ว

    waan. lasocdey. inu. inaadeerki. nagtiisi. kalabaxay

  • @Najminaa
    @Najminaa ปีที่แล้ว

    MshaAllah❤👍🥰💯

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg ปีที่แล้ว

    War armuu.kilyahajalabaxaa hadana war isubadnow ninkaan baabahal

  • @JffFff-hb6vn
    @JffFff-hb6vn ปีที่แล้ว

    Ahmed. Kallaa. Salansare. Wallahi. Wanyawi. Damir. Lawe. Waye. Kan. Wasaq.

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 ปีที่แล้ว

    Ilmahaas xalaal ma noqonayaan hadii ay ku dhasheen meherkii ninkii hore waayo kaas furiin maahan culumada la tashada

  • @JffFff-hb6vn
    @JffFff-hb6vn ปีที่แล้ว

    Kalma. Kabirajida

  • @makimaki7484
    @makimaki7484 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 ปีที่แล้ว

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh walal Axmad Kala Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤

  • @mookmouk8955
    @mookmouk8955 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 ปีที่แล้ว

    Caruurta ninkii hore ayaa is kale isga cauruur meesha Uma yalaan. War dareenle .ayuu qabaa ninka naagtadhacay..ninkan inuu dilo ayuu rabaa ninka maadma lagu yori caruurta ma lihid.naagta ninkan wuu dilay..waxuu rabaa I uu yiraahdo ninkan baa dilay madaama nin madow oo south african ayaa qaba.

    • @TiiriTaaara-jt2et
      @TiiriTaaara-jt2et ปีที่แล้ว

      Ninka madow ee south Afrikaanka ee qaba ood sheegeyso fiidiyowgan maba ka maqlinee intee ka keentay adi?

  • @fahima6666
    @fahima6666 ปีที่แล้ว

    Lacag maxey yarey nacalad ilaah hakugu ridee xaasid ayaa tahay inkaar qawe

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth ปีที่แล้ว

    Waar Barnaamij iyo cafis ha ku wareerinee Arinkaasi Culumadda U bandhiga Caruurtaas dambe Sida ay Xalaal ku noqonayaan Waayo Furiinka Hore ma ahayn Mid jira oo Shareecadda Waafaqsan

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว

    Inuu ku shaqeysto.uu dukaan udhiibto uu rabaa .War waxow ku siinaayo Baqaar hakuu dhigo kadib Raac marka hore Mag dhaw ka qaado passport yuu kugu sirin.Allaha u fududeeyo Faqrinimada uga faaideysanaa

    • @M45_0
      @M45_0 ปีที่แล้ว

      Hhhh beenmaaha

  • @farxiyorage1762
    @farxiyorage1762 ปีที่แล้ว

    Away wiil ibrahiim delay into ku nool yahay weedtii

  • @ahmedmohamed-ir1gs
    @ahmedmohamed-ir1gs ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedmohamed-ir1gs
    @ahmedmohamed-ir1gs ปีที่แล้ว

    Maskin😂

  • @AyaanleSuldaan-cz6fk
    @AyaanleSuldaan-cz6fk ปีที่แล้ว

    Illaahow dhamaan umada muslinka oo dhan qalbiyaashooda burcad isku Mari barnaamijkan aad buu u qaali yahay cafiska janaaba lagu mutaystaa waa barnaamij aad u qaali ah

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 ปีที่แล้ว

    MashaAllaah❤❤❤

  • @sagalabdi2332
    @sagalabdi2332 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @OkashAdam
    @OkashAdam ปีที่แล้ว

    Mash Allah ❤