DEGDEG: Mareykanka oo ergo u diraya Cabudwaq iyo fartaag oo la celiyay 1 arin darteed Golaha Shacab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • DEGDEG: Mareykanka oo ergo u diraya Cabudwaq iyo fartaag oo la celiyay 1 arin darteed Golaha Shacabka oo caawa abaabul ka dhan ah hubka Bari baarlamaanka. #somaliland #daroodpak #mudugboy #xamar #muqdisho #ethiopia #somalia #somali

ความคิดเห็น • 73

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน +6

    Good

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 หลายเดือนก่อน +5

    Aslm guuleyista oo ka guuleyista cid kasta idinka gardaran aamiin

  • @osmanfarah2939
    @osmanfarah2939 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you brother. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 หลายเดือนก่อน +6

    Marexaan ❤❤️❤️💪💪👏👏👏

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 หลายเดือนก่อน +5

    Meesha dawlad soomali ah kama jiraan ee ciidamada dawlad ku sheega ku jira qoryohoda ha qaatan oo qabiiladooda haku difaacan

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

    Gari ilaahey beytaqaana
    Xasan sheekh khaayanadii
    Baa Lagodey

  • @malakaaay
    @malakaaay หลายเดือนก่อน +3

    reer caabud waaq yaan laydin waabsan 😢 wax beel caalam la yiraahdana ma jiraane waa layswada ogyehee iska fahma‼️🙏

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek หลายเดือนก่อน +3

    Hasheegin hubka iyo meesha lageeyey

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 หลายเดือนก่อน +1

    Jone swan Wa Xooghayaha Q-M Yusan Idinka Qaadin Hubaka m
    Marexaanow Hubka Fogeeya

  • @cumarmaxamed233
    @cumarmaxamed233 หลายเดือนก่อน +3

    Cabudwaq hadiyargarawdo garabkodantaganahay

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน +3

    Xaq aya hayo Hassan Sheikh Darod naceb

  • @Mideye157
    @Mideye157 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah wa dawlad aan cidna Abaal u dhigan see loo aaminaya

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน

    Guul walahay ugaas isimada cuqasha waxgarad shacabka dhar baxo kul ba lagu dhufday hubka ad shegasid mana qano aya la yiri xasan gorgurde marxun xamza

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน +1

    Xasan dhiiqo xaniin yihiisa haa la yimaado,wixii kaa raaca waxba yuu naga siin,anaku Xamar uma soconno,caasimadda Aduunka ugu wasakhda badan,wàr aniga oo Reer Caabudwaaq ah Garoowe ayaa aasimad ii ah.

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน +2

    Fartak nin garti badan malaha

  • @user-dy3xl9pe9p
    @user-dy3xl9pe9p หลายเดือนก่อน +1

    Mawliidoo waaku slmy M.a waa war fcn hubkaan halailaaliyo waxaan kubaaqaa in hubkaas lailaaliyo gacanta lugu haayo gacan kle yuusan kalin hubka dad badan ayuu qalqal kuriday cidkle yaalasiinin hubka halailaasho dowlad majirto ee waa qabiil mowliidoo

  • @Warar_iyo_warbixino_sugan
    @Warar_iyo_warbixino_sugan  หลายเดือนก่อน +1

    Mareexaan iyo beesha Calamka yaa dhexdhexaadin doona

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน

    Afminsharsana Hassan Sh

  • @user-sm4di3ve5f
    @user-sm4di3ve5f หลายเดือนก่อน +1

    Maalaga hadlo hubka xawaadle toosloogugeeyey ee itoobiyaanka soogalbiyey

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Galmudug, waa ka baxaynaa,walaalaha Puntland ayaan ku darsanaynaa,waa wallaahi.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 หลายเดือนก่อน +3

    Reer cabud waaqow hubka wax naga siiya aan kula dagalno soomali diidka snm-ta hadan nahay reer awdal state

  • @fadumoselemennjjhkkkkjh7339
    @fadumoselemennjjhkkkkjh7339 หลายเดือนก่อน +1

    America marexan ha lagugu laayo hubka dhiib laga yeeli maayo América haso cadeso hubkan cidi lo iibsaday darood naftina ku difaacda hubka darood wa qaranki somaliya ha haayo hubka

  • @user-dy3xl9pe9p
    @user-dy3xl9pe9p หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkii inaad aqbaar ikasiiso cali khadaap malasoodaaye xaguu kadanbeeye aqbaar nka sii

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน +1

    Marba haddii ajnebi naxallinayo Soomaaliya rajo kama qabo waayo ninkii kuxallista ayaa ku leh.

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน +1

    Shamashutarka wuna gacantoda ka bixin Ilahey xaq sore weye

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps หลายเดือนก่อน

    Yaasoo,keenay hubka xageelagu wadey mareexaan waxaan illaahay bay siiyey ❤

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye Dameer Mareexaan waa
    Raga Soomaali Isku Haya kabarta
    Mareexaan Mahadasanid waa
    Gabadh Isaaq

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad หลายเดือนก่อน

      Thanks bullo

    • @ahmedjama6298
      @ahmedjama6298 หลายเดือนก่อน

      Ladhihi jirey Shabeel caydiid Wana sigtey kkkkkk

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน +1

    Sheko waa labawajile weye Hassan Sheikh

  • @user-dt4ph4kg5h
    @user-dt4ph4kg5h หลายเดือนก่อน

    Shaq wanaagsan

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 หลายเดือนก่อน

    Mareykanku wexesa waa waali.marexaanmahubuu,u dheebtay damuljadiidkooxda bahana hungry iskadheciya gurguurta reertolkayo

  • @user-gy7tn8nd4d
    @user-gy7tn8nd4d หลายเดือนก่อน

    Ilaahay waxaan kabaryey inay mushaar waayaan baadiye iigu yimaadaan dawlad waxaa u danbeysay two year ago from goldogob

  • @FartunK
    @FartunK หลายเดือนก่อน

    mowliid galwaaq walaaloow mareexaan eed ha u soo jiidin please hadaladaada ka fiirso

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeko hub mareexaan galay hal bastoolad lagama helayo

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek หลายเดือนก่อน +1

    Kuwii qaramaysnaa ee beesha daarood ee joogay belad xaawo intuu xasan sheekh xasuuqay oo shirqoolay buu hubkiina qaatay waxna alshabaab siiyey
    Marka maanta makes cusub uu kudaruu rabaa Yaz ka caqli liita

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 soomaaliya.dawlad magac uyaala weeye baddii turki iyo argagaxisaa noo difaacaysa hubkii caabud waaq beesha caalamka iyo mareekanka ayaa mareexaan nooga sooqaadaaya 😂😂😂😂😂😂😂adeer may ilaashato markii hore hub shacab hawdka lagalay yaa helaaya

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Xasan gurguurte,luga qalooc,wallaahi aann ku arko Caabudwaaq.

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 หลายเดือนก่อน

    Haddee walaalow hal qaaddo ii soo dar warkaa

  • @malakaaay
    @malakaaay หลายเดือนก่อน +1

    maraykanku dee ergo kale how diraan macawisleeyda iyo qaa ilada hawiyoo la hubeynayey 2 dii sanee lasoo dhaafay 😂😂😂

  • @barlin1622
    @barlin1622 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Maraykan wax la dhaho anaku maa naqaan.

  • @lulali8651
    @lulali8651 หลายเดือนก่อน

    Marejan eeyega maxad dhexgeliyeey arimaha somaliyaa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 หลายเดือนก่อน

    Dawladnimadii iyo Rajadii umadda Soomaaliyeed ka qabtey waa dhimatay waxaana bur buriyey Mooryaanta aan xishoon ee Munaafaq Khaa'inu wadan Xasan Sheikh hogaamiye u yahay

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3h หลายเดือนก่อน

    Wllsirta ha sheegin sida hub looqaybsadoo kale ha sheegin xoghoose ah ka har

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Hubkaas Caabudwaaq iska yimid,wallaahi in aanan pis 5:12 toolad ka ka celinayn.

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w หลายเดือนก่อน

    Fartaan Iska sooraacdeeya Meesha Dowlad kamajirtee.

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 หลายเดือนก่อน

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada Ku daba yaacaya Waa in dalka Somaliya laga badbaadiyaa, xassan diirato Wax kasta oo Umada Somaliyeed lid ku ah buu Xassan diirato ku dhaqaaqey, barlamaanka Somaliya Waxaan u Soo Jeedinayaa Waa In Xassan dhiiqo oo Ayax oo diirato ah Xukunka laga Xayuubiyaa hadii kale kuligeen doontii Nabi Nuux beynu Wada Saaranahey we need action

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw หลายเดือนก่อน +1

    Doqon miyaa tahay wll. Maxaa dadkaada u fashilaysaa? Hasheegin wll sida loqabsaday oo ilaali siraha dadkaada

  • @SahalShire-fl3cg
    @SahalShire-fl3cg หลายเดือนก่อน

    Mareexaan malahan belaayo aan ka ahayn fartaag

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 หลายเดือนก่อน

    In cad oo meelahaa laga keenay yaan yaan xasan idinku khiyaamayiin somalida qofkii cad ba buu dowlad u Yaqaanin ee waxaa yaan la idinku gaadin

  • @FartunK
    @FartunK หลายเดือนก่อน

    doqon baa tahee ka dhamaw arintaan beelaha sade dhib beey hadaladaada u kenayaan hadaad wax fahmaysid

  • @user-qv3kr4bw3u
    @user-qv3kr4bw3u หลายเดือนก่อน

    Xamse isagaaba canbuulo carab saaran ah muxu daarod u qabanaya waa la heeyste

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 หลายเดือนก่อน

    Hubkaa shacab baa loo wadey laakiin shacab aan la rabin ayuu gacanta u galay

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn หลายเดือนก่อน

    Daarood maxà la dhahaa?

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

    Beesha caalamku
    Ma islaamhey iyo habrhey
    Hubka qaadi caalam waaya
    Caalamku waa tuugo 😱

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

    Xamse ma haduu soonooleydey wax buu qori

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf หลายเดือนก่อน

    Shamashutarka gacantoda wuna ka bihin

  • @user-vn5or9ym7v
    @user-vn5or9ym7v หลายเดือนก่อน

    Boolibaacnten ilkayar

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 หลายเดือนก่อน

    MOWLID GALWAQ WARKA XAQIIQADIISA UGU IMOW ALXAQIIQA

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน +1

    Weger hubkaas xejista hadii kale ka iibiya reer khaatumo

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂beesha caalamku hub hawdka lala galay maxay kaqabankartaa may si fiican u ilaashadaan

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 หลายเดือนก่อน

    V

  • @AbdirisaqMahamud-lc4gw
    @AbdirisaqMahamud-lc4gw หลายเดือนก่อน +1

    Dagaal miyaa dan idiin ah caruunta ha iska leeynina ee hubka dhiiba lkn somali ayaan aqaan naf iyo hub waxaa la leefleefaa hubka

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr หลายเดือนก่อน

      Hubka xagee laga keeney
      Maada leh hubka shufto
      Iyo shbbka loo wadey
      Hadana laqabey Alxamdulillaaha cadowgu hajabo

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 หลายเดือนก่อน

    Yaab. Mareexan. Mamanaatu. Soomali. Noqonaya. Iyo. Daareed. Mise. Maanta miyaa. Lajeclanaya. Sooti. Hawiye. Iyo. Ogaadeen. Aan. Xerada. Ugu. Jirnay. Ogaaden. Oo. Itobiyaan. Iyo. Shatigoda. Wata. Meel. Naga. Laynayeen. Hawiye. Iyo. Dirna. Indaa. Oomelod. Naga. Soowerarayeen. Meqasano. Ayaan. Kujirnay. Cinqaab. Iyo. Ciriiri. Mahada. Ayaanala. Jeclanaya adeer. Afartii dhomod. Oo. Aan. Idinku. Jirnay. Alyaa. Ale. Nagasaray maanta. Waamaalintayadii. Gule. Noogargaray. Tana. Waafaraj. Ilaahay. Uuno. Furay. Cidkastaba. Hanogusodhiibe adkaysta. Ayaanleyahay. Waan. Adkaysanay. Idna. Umaana. Caban. Jirin. Xamse. Iyo. Xasan. Iyo. Xaaramiyiinta. Aywatan. Hananabad. Gashaan. Iyo. Calaqyada. Aysoturayan. Oleh. Mareexan. Banahay. Lamhubee. Inuyahay. Fartaag. Mareexan. Iyo. Waxalamidkaa. Manta. Waagushayadii. Alihii. Inasiiyana. Ku. Amaana. 1000

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b หลายเดือนก่อน

    Beesha Caalamka ha loo sheego in Hassan Shiikh laba sano uu waday argagaxiso la dirir been-been ah si uu beesiisa u hubeeyo Si ay beelaha kale u dhibaateeyan dhulkoodana uga qaxiyaan

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 หลายเดือนก่อน

    MOWLID GALWAQ KUNOOLOW GUUL IYO GOBANIMO