War sedoow kala dhex gal og io mj adaa curadkii ahe, oo odayaashi sede ha dhex galeen labadan reer ee walaalaha ah ee dagaalka foosha xun wada labada dhinacba,allaha kala qaboojiyee🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waxaa ayaan daro ah 4 sarqaan oo nin ku dilay nairobi, in arinkaa loo bedelay majeerteen iyo ogaadeen, war xishooda somaliyey sarqaamiin wax dilay in qabiil aad u bedeshaan ,wiilkaa la dilayna ilaahay ha u boogo dhayo
Beenaale Ilahay aqoon bad tahay wax laga goyeey ma jirto. Ana wacay oo waydiiyey mana jiro wax laga gooyey ee dadka tolka ha isku dirin. Nabibiye la yadkhul Janah
@@rahmaruun9679 cid isku diri maayo, waana ka xumahay laakiin waa dhacday, anaa videoga arkay wax la dawaan karo ma aheyn wlhi waan ka naxay. TH-cam iyo Tiktok looma ogola videoga
Kuwaan ogaadenka sheeganayo o leh sayidka Ayaan difaaceynaa marku Noolaabo maysan difaacine ma hada o u boqol sano aasan yahay ayey difaacayaan waa been iyo khiyaali iyo fuleynimadii ay caanka ku ahaayeen
Xassan isku dirkiisa wuxuu Ka bilaabay markuu Soo riixay foostadii ahayd Xildhimaano Daarood ah ayaa Mooshin Ka Soo waday Xamse oo aan ka dafaacay Xamsana uu run mooday Xassana Foostadii uu Soo riixay way u shaqaysay.
Sharaf kuma helayaan majeertewn nin ay xiniinyaha ka jaraam iyo fanaan daarood ay daba galaan oo ay raacaan naagaha barooranaya oo fidnawadayaasha ah arintaana dhulka hala dhigo
Ilkacase Qays waxaad tahay fanaan Somali waxan la sheegayo oo cadeemahoodu social mediaha wadaan waa khalad. Anigu waxaan u aqaanaa gofkii qalalaaso iyo dil wada in uu yahay dambiile jabhad wata sharciga USA. Daadka waa layska moosaa inta aanu ku soo gaadhin. in Waxan aanay Minnesota ku faafin ha loo sheego .
ASC WALAAL HADA WAXAA AF LAGAADEYSEY 2 MD JUBALAAND AL SAYID AHMED M ISLAAN TAASI WAA GARDARO AANAD GEEG NOOGU SOO GABAN TAASINA ABOLOJI KABIXI HADAADIIDO MAALIN BAYKAA DABA IMANI MARKAA HA CABAADIN WABILAAHI TOOWFIIQ
@@muslix1147 waa runtaa sayid ka siyad bare yaa soomaali baray taas kama wadin said ka ee markii aan darood isu qabsano dhinac yaad islamartaan anaga media yaha laangaab yaan kunahay 😆 🤣 😂
@@muslix1147 aniga reer cabdulle yaan ahay ninka maanta somaliya ethiopia 🇪🇹 kusoo wada reer cabdulle ma aha jaajuus na ma aha ee qofka dawlada uu katirsan yahay wuu kuqasban yahay amarkeeda inuu qaato baryana ma aha
@@Abdikadir1984 Sax laakiin maanta ka hadli maayee yacni siyaasad ahaan ayay reer Cabdilluhu oga fogyihiin dadka kale. Macnaha siyaasada ayaa lagu kala fogyahay ee waxkale majiraan. Ogaadeenka kale isku doonbaan saarannahay, MR iyo MJ xitaa siyaasada way ku kala fogyihiin laakiin tiinu ka reer Cabdille ahaan waa another level.😀
Masha allah
Illaahay ha u naxasiisto Siyid Mahamed Cabdule Xassan. Janadiina ha geeyo Amiin yarabi.
asc jaale ugaasa nabada doonabatahaya Alle Haku dhawro
Alahaow unaxariistee. Siyidku isagaa kasoo cararay haday ogyihiin hartina dhexyimi.
Isagoo dhex yimi oay sharpen ayaa waxaa na ceebeystay 4alcoleyste oo caayasayidkaNiciimo jokar bilowday umaleynayaa wasaqada
Sayidka majeclayn ogaadeen iyaguuna kasoo cararay.
Mashallah قال الله سبحانه وتعالى.ولا تزر وازرة وزر أخرى. Gaf qof u samayey qof kale lo ma qabsan karo.
Mowliid fidmada waxaa dhigay nimankii nika dilay ee sayidka daafacay run ahaantii ilahayow kala qabooji ku wa isku diraya waa munaafaqiin THANKYOU.
Nin halgamaa soomaaliyeed ayuu ahaa. Allaha u naxariistee
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
War sedoow kala dhex gal og io mj adaa curadkii ahe, oo odayaashi sede ha dhex galeen labadan reer ee walaalaha ah ee dagaalka foosha xun wada labada dhinacba,allaha kala qaboojiyee🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin ilaahoow kalaqabooji
Somali way isku mashquushay
Naftaada ku mashquul
Maxaa laguu abuuray ku mashquul❤❤❤
MJ WAA JAAJUUS BOONTA HADII MJ JAAJUUS BILAABO KENYA MJ LAGA TARXIILI BADAN
Abee siyaad allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi
Aamiin.
Waxaa ayaan daro ah 4 sarqaan oo nin ku dilay nairobi, in arinkaa loo bedelay majeerteen iyo ogaadeen, war xishooda somaliyey sarqaamiin wax dilay in qabiil aad u bedeshaan ,wiilkaa la dilayna ilaahay ha u boogo dhayo
Mashaa Allah waxa garad bad tahay
Itoobiyanka sirdoonkooda way ku guuleeysteen in ay iska horkeenaan ummada soomaaliyeed
Nimankaan lacag Bay qaateen inay qabiilka isku diraan Bay rbaan
Saxiix
Somali markii ay isbidaan awood yar kibir ayeey bilaabaan ayagooo ah qaxooti ku ah qurbaha
Xamar taalo sayidka ayaa ku taalo ma ayagaa ilaaliyo.
aan ku baree sayid ka xarumihiisu laascaanood kaliya kuma yaalaane waxay ku yaaliin intaan hubo waa afar Gobol 1 Sool, 2. Sanaag, 3. Nugaaa, 4 doolo, shan qoraxey, 5 togdheer. 6 bari
Walaal si gobanimo islaamnimo yaad uhadashay kuwa dabshidkaana Ilaahay hanoohanuuniyo
Jaallayaal mahadsanidiin
waa run. Wiilka bahasha waa laga gooyay. Waliba Team kasow ayu ka mid ahaa
Beenaale Ilahay aqoon bad tahay wax laga goyeey ma jirto. Ana wacay oo waydiiyey mana jiro wax laga gooyey ee dadka tolka ha isku dirin. Nabibiye la yadkhul Janah
@@rahmaruun9679 cid isku diri maayo, waana ka xumahay laakiin waa dhacday, anaa videoga arkay wax la dawaan karo ma aheyn wlhi waan ka naxay. TH-cam iyo Tiktok looma ogola videoga
Guuleyso Ina ader landheere batshay
Mooliid edo mcn waan ku salaamey ❤❤❤❤❤
Kuwaan ogaadenka sheeganayo o leh sayidka Ayaan difaaceynaa marku Noolaabo maysan difaacine ma hada o u boqol sano aasan yahay ayey difaacayaan waa been iyo khiyaali iyo fuleynimadii ay caanka ku ahaayeen
Sayida wakhtiga uu halgamayay dhulbahante ayaa garab u ahaa ogadeenow xagee jirteen
Harti baa la idiin adeegsade ileeyn waligiinba waxaad aheeydeen dad lagu shaweeysto. Suldaankii Warsangali baa ebber idinka dhigay masha Allah.
Wiilka teem najaaso dileen kominti bes aa lagu diley maba caayin sayidka
Shuubo dhbayaca aragti Aya Naga dhaxayso
@@rock_diamond9475 Hadda yeey oohonta iyo calaalka kudanbeeysaa. Afkanoolayaal.
Wagardhac u baqan maayo❤❤from rp❤
Sayidka Somali ma xoreyn wuxuu cararay 1920 wuxuuna dhintay 1921. Somalina waxay xorowday 1960. 40 sanno ayaa u dhaxeesay.
Xornimada intaa aal laqaadan
Ugumaystaha ladagalaymay
In taa sheeg tay waa kuugu raac sanahay , Walaal aq libadan 😊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️✌️✌️ MJ arin taan hakadabaashan ❤❤❤❤❤❤.
Subxaanallah somalidi caqligi baa ka tagey caqligii dhoocilaha bay yeesheen
Midda kale adeer aan kuugu daree Hargaysa waxaa lagu daabacay Buugaag farabadan oo wax loogu dhimaayo seyid maxamed Cabdulle Xasan xataa loogu geefey raganimadiisa xataa waxay dheheen waa loo dhalijirey oo naagihiisa rag kale ayaa galmoojirey hal qof oo ogaadeen ahna kama xumaan unmana jawaabin isaaq waxa wiilkan majeerteen haddii uu caayey seyid maxamed asagoo majeerteen ah waxay in laweydiiyo sababta iyo afxumada uu seyidkeennii raaliyalaahu canhu ugeyeystey anigan qoraalkan qoraya hadda qusumo billaahi difaacid anoo difaacaya seyid moxamed Cabdulle xasan ayaa foolasha hore feer la iiga ridey ogaadeenna maahi laakiin waa abtiyaashay Daarood ahaanna uma difaacayn laakiin waxaan udifaacayey karaamadiisa sharaftiisa soomaalinimadiisa waayo sharaf qabiil mayeelan Karo daaroodnimo iyo hawiyenimo waxaasi sharaf kuhelimaysaan midda kale abtiyaashay ogaadeen Seyid maxamed Cabdulle xasan asagoo nool baad dayriseen asagoo boqollaalsano mootan muxuu idinka baahanyahay oo aad colaad daarood u abuuranaysaan? War ilaahay hadinkadhigo waxgarad sifaala aan dagaalka kugalay oo aan foolashaydii kuwaayey qofkii iga soocodsada waan uga sheekaynayaa ee ha isooweydiiyo.
Qof dhimtay qofki waxa ka shega asaga u shaqenayo
Ilaahay hakala qaboojiyo beelaha galgaduud isku dilaya.
Xassan sheekh wuxuu farsamadiisu waa inuu daarood isku jebiyo wuuna sameeyey.
Xassan isku dirkiisa wuxuu Ka bilaabay markuu Soo riixay foostadii ahayd Xildhimaano Daarood ah ayaa Mooshin Ka Soo waday Xamse oo aan ka dafaacay Xamsana uu run mooday
Xassana Foostadii uu Soo riixay way u shaqaysay.
Sayidka qabiilkiiysa hadaan bartay walikay ban maqlayey
September is istumoow month werar allover
❤❤❤❤❤❤
HADAL JECLAA WIILKAN
Adigaa mawiidow inkaar 13:19 🎉 qabo oo oofnuuga ah Ahmed madow waa sayid Ahmed oo halgamaa ah ❤ManshaAllah
abti macaan waad mahadsatahay reer abtigay waligood waa dawlad ragrag.dhalay rujaal cali
Waryaa ilkacase asagoo uhanbalyaynaya kooxda kaasoow ayuu soogalay adigu hadifaacin
Inaan kula hadlo ayaan rabaa please
Soomalidii ayaa ogaadeen ahaan ucayayo
War caqli waa dhamamaaday somali waa eber iyadaa isu jeeda waa musiibo..ethopiyaa soo fakaneyso somali baa isu jeeda ..walaalkeed ku dhiiraneey
Asc mowaliid guuleyso horay usoco viva
Dagaalka qurbaha hala joojiyo✌️✌️✌️🎈🤣🤣🤣⭐
Adeer haddaad doonayso inwararkaaga laxiiseeyo.sheeg taariikhda iyo maalinta
Ok hada kuma naqan ee hadhow haiskeen barin like iyo shere wanku siineyna
Sharaf kuma helayaan majeertewn nin ay xiniinyaha ka jaraam iyo fanaan daarood ay daba galaan oo ay raacaan naagaha barooranaya oo fidnawadayaasha ah arintaana dhulka hala dhigo
Adiga Laftirkaaga waalagu Xalaalleeyn Ee Soo dhawoow Quruxeeey.
Markaa,ma,OG baaku helaya sharaf??
Yahuuuuuuu beenantu
Waa xarana
Ilkacase Qays waxaad tahay fanaan Somali waxan la sheegayo oo cadeemahoodu social mediaha wadaan waa khalad. Anigu waxaan u aqaanaa gofkii qalalaaso iyo dil wada in uu yahay dambiile jabhad wata sharciga USA. Daadka waa layska moosaa inta aanu ku soo gaadhin. in Waxan aanay Minnesota ku faafin ha loo sheego .
ASC WALAAL HADA WAXAA AF LAGAADEYSEY 2 MD JUBALAAND AL SAYID AHMED M ISLAAN TAASI WAA GARDARO AANAD GEEG NOOGU SOO GABAN TAASINA ABOLOJI KABIXI HADAADIIDO MAALIN BAYKAA DABA IMANI MARKAA HA CABAADIN WABILAAHI TOOWFIIQ
Caqli malaha waxan is xag xaganaya. Teeda kale Sayidku markuu noolaaba uma hilinine ma’hadda oo aboorku wax kawaayey bay difaacayaan? Adeer caqligu hashaqeeyo.
Wilashas fidmo wadayasha wa in umada laga qabto dulmiga dadki isku raca yey isku dirta
Asc Ugaas
War xishooda Af.aad uqurmoon dhib buu leenaa aad cay xun ma diicna waa gunnimo
Sax
Waryahe joji sheeka xumada ogadenka iyo majerten wa isku mide
War dadbaa iskudiraya dadka ee halagataxadero
Asc shukra somaaliy
shukran abti macaan
Haysku dirin adigu dadka walaalaha ah
Sayidka Somali un buu dili jiray geelkana ka dhici jiray oo xitaa Ogaden buu dhibaateeyay. Waligiisna ma uusan weerarin xero ingriis. Xitaa ilaa Hiiraan bu geel kasoo dhacay.
Sayidka ma ceyn,Komentar ayaa la isugu dhaartey.
Kusaliya suubanaheena scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw
Waarya Ogaden ilmaha dorogeystaha haa u aflagadeynin qabiil
Hala weeraro Ilkacase. Dhibkaan oodhan isagaa kadanbeeyey. Huseen ojay waa dabagalka Ilkacase.
Lacgta ay daraaga kugataan buu udiraa.
War wax uray baad tahaye risiqii baa meel xun kaa galay ee risiq kale raadso oo warkaan beenta ah iyo waxa an jirin ee aad buufinayso jooji
Habargidir iska so.cali markas.ayat.ogaden iyo.majeertan.wa.walalao
Iina cabdule xasan weeye ika case ogaaden hadaan away dad waa ugabsareeya
Sayidka wuu dagaalamay. Laakiin ciidamadiisii qabaailo badan ayay dhib ugeeysteen
Asc mudane ❤
😂😂😂😂😂 sayidkaan dhan oo aad bacda ku sidaan dhiga kuyeh
Arsinaal oo kale ayuu ahaa sayidku’
Waryaa qabyalada nagalatag
Boowe, ogaadeen hal guuto mareeyxaan baa Ku filan
Sayidka maabo yaqnan kuwan waa cawan jahiil alkulisteyal qashan tuugo ah
Galway marka aad aqrreneeysid idaacada iska siib glass ka please waa resbekta ama qaado galaaska cad don due daad agein
Kusoco wariya sare mowliid
War nin yahow ilahay ka baq oo beenta iskadaa anagaa joogna meesha uujoogo ilka case meeshi ma Waxaad moodaysaa caabudwaaq been wax haku raadsan
Ogaadeen ka hara darroodow
Ogaadeen kahara
Ayagaa Majeerteen doonte dee hayska cesheen. PUNTLAND beey dhoibanyihiin Oo qaxooti kuyihiin.
Beenloow munaafaq ah oo datka qabiil ku huruniyo ayaa tahey maxaa waxaan la buun buunineysaa uff
Kolaba nin mareexan aha inuu ogaden khayr kadheego kama filayo inkastoon anigu reexkaas mareexaan aan darood ka j3clahay
Sabab yacni? Sayidka laga hadlayaba ma cid aan MR aheynbaa dunida bartay?
@@muslix1147 waa runtaa sayid ka siyad bare yaa soomaali baray taas kama wadin said ka ee markii aan darood isu qabsano dhinac yaad islamartaan anaga media yaha laangaab yaan kunahay 😆 🤣 😂
@@Abdikadir1984
Ogaadeen oo dhan ma ahan. Reer Cabdillahaan Jaajusiin u naqaan oo siyaasadooda kasoo horjeednaa.😀
@@muslix1147 aniga reer cabdulle yaan ahay ninka maanta somaliya ethiopia 🇪🇹 kusoo wada reer cabdulle ma aha jaajuus na ma aha ee qofka dawlada uu katirsan yahay wuu kuqasban yahay amarkeeda inuu qaato baryana ma aha
@@Abdikadir1984
Sax laakiin maanta ka hadli maayee yacni siyaasad ahaan ayay reer Cabdilluhu oga fogyihiin dadka kale. Macnaha siyaasada ayaa lagu kala fogyahay ee waxkale majiraan.
Ogaadeenka kale isku doonbaan saarannahay, MR iyo MJ xitaa siyaasada way ku kala fogyihiin laakiin tiinu ka reer Cabdille ahaan waa another level.😀
Asc
Waxaad tahay labawajiile ogaadeen ah majeerteen maraaykan waxba umaqadikaran ilhaan ayaa ujoogta og warfaa ayaa ujooga kee baawarbadan adiga kasojawabidona
Beenlow wax ad ka ogtahay maleh qofka ka dhagaysanaya ugeesheed
Please, you should never report a waste White lie 😮
BEENTA JOOJI. ILKASE IYO MAJEERTEEN DHIBI KAMA JIRTO😡. FADARADA DHALINYAROY JOOJIYA
Waryaa iska sar muraayada madow. Waa jaahilnimo walaal ee i maqal, iska saar markaad video duubayso.
Jalle ku sodhawow TH-cam ka
Sayid kuargagixisuu ahaa dad kabooba
Dhiigya cab maata xasuuq ah buu oo aan waxgaala ah la dagaalameyn ee xasuuqa masaakiin xoola dhaqato ah oo somali ah oo aan hubaaysnaayn
Majeerteen ninkasta oo wax ah oo aan iyaga ahayn waxaa ka go-an inay bi'iyaan.
Noocaada oo kale haa,qabiilkii ku qaaday kuma dhigo....kkkk! Caqli kudar bahasha.
Beenaale
Asc.ogaaden.waligoona.maraban.maxamud.saleban.heedhe.waa.kuwi.91kii.wàlaooga.aadana.gaabayo.kutashada.m.s.baaano
Sayidku wuxu ahaa nin reer gaara naasnuuja. Nin qabiil