"Hooyaday macaan 4-sano ayey duugantahay, hadii la ii fasixi lahaa anigaa lasoo bixi lahaa, bal...".

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 42

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 3 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanallah dowlada waa magafe wadanka bey dadka nacsiinayan bal ma wadankas baa losoo xiisaya

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 หลายเดือนก่อน +4

    War lafihiina la carara

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaan Allah meeljasto ma lacagaa laga raadinaa maxeeytahay gobolka waraaqo ka soo qaata waa hadana lacag bixiya masaakiin yaa rabbi kuwaanu dowlad maahan ee waa qawleysato

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 3 หลายเดือนก่อน +1

      Meydkii waxaa lagu canshuurayaa 20 dollar waa la yaaban yahay

    • @IsmailMohammed-q9z
      @IsmailMohammed-q9z 3 หลายเดือนก่อน

      Calmaniyiiintan Asnamta Cabudayo Xasan Hugaminaayo Waaa Cadowga Islamka Halaga Difaacdo Qabuuraha Muslimiinta Halagu Jihaado Galada Xasan Hugaminaayo Wllhi Dhiiigoooda Waa Xalal Halisku Qarxiyo Najaasta Xaraamta ah Kuwa Askarta ah Gaalka Xasan Difacayo Hala U Gaarsado Halagu Kala Baxo Somaliya Muslim Iyo Gaalo Waxan Aqli Ma Lahan Gaalada Xasan Hugaminaayo Waa Gaalo Cawaan Ah Aqli Bartiisa Malahan Xalkoooda Waaa In Lagu Jihaado

  • @AM-jd2fq
    @AM-jd2fq 3 หลายเดือนก่อน

    Wixii dulmi wada musiibo ku kooban Allah ha ku rido

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 3 หลายเดือนก่อน

    Subxana Allah Amuuraha ilaahay ha sahlo ilaahay sw halaga baqo oo umada shacuurtooda hala ilaaliyo qof islam ah oo dhintay oo laduugay hadana dhulka ka soo saara maxa waaye iyo hadana lacag aa subxana Allah inaa lilaahi waina ilayhi raajicuun

  • @degan4
    @degan4 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkii qabriga waalidkiis yaqaan oo soo siyaara jiray waa garanayaan😢😢😢😢

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasaan naxariisdarada wan ku ogaa lkn kii laha jano ayan ku gali xilka away

  • @ShucaybCali-eb1mv
    @ShucaybCali-eb1mv 3 หลายเดือนก่อน

    Waa tan badii noo muuqatee ma imaanla aan dekedeedbaa imaanka alle haydika qaado

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 3 หลายเดือนก่อน

    Dowlad ma ahaa Tani ILLAHAY ummadan hakaqabto

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 หลายเดือนก่อน

    Saan Waali Waaye ee iloohow u Gargaar Adoomadada Ahlu qubuurka

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 3 หลายเดือนก่อน

    10 kun qof hadii ku jira qabuuraha qofkii 20 dollar warqad ah laga qaado wa 10000×20 = 200000 ugu yaraan 2 million kasuubinayan

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 หลายเดือนก่อน

    ilahay idin dulay xasan moryan iyo kuwah isku shegaya wadadoh waa dowlad moryanah

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh Qabuurhii xataa waa looga jirilayahay war waxaan caadi ma ah wallaahi

  • @xawoabdi269
    @xawoabdi269 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hawiye sidaan miyaa u dambaysey subxaanalaah farmaajo waa mareexaan sidaan miyaaxigtey

    • @AbuuSudais-wf6ns
      @AbuuSudais-wf6ns 3 หลายเดือนก่อน

      Ilahai kacabso o hawiye mesha asagawa diban iyo imada Dan... Maskaxda qabilka kadaa wadh libani

  • @hamaaan1105
    @hamaaan1105 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka xeebta lagu aasaya waa Maxay. Marki hore kafiirsada Meesha qabuuraha laga dhigaya

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 3 หลายเดือนก่อน +1

    XASANOOW DHIIQE MEESHAAD KU SAKARAADI DOONTID ILAAH NAMA JOOJIYO BEENLOOW BAQTIYEY AYAA TAHAY

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallh Subxanallh

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 3 หลายเดือนก่อน

    Fikir maaha waa taalanti ay la yimaadeen damul jadiid waligaa qeyli waa inaad bixisaa 25dollar

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @arkaanahmed1231
    @arkaanahmed1231 3 หลายเดือนก่อน

    Kenya aya fcn alxamdulillah meydka wa laxishmeya

  • @khaliifmahadalitifoow1908
    @khaliifmahadalitifoow1908 3 หลายเดือนก่อน

    Indha La'aan iney Qoysasku iska Socdaan Lama Rabo, Nadaam ayey Dowladu Udejisay Hala Raaco, Dad Waxey Raadinayaan Eaa iney Hubaan inuu Qofkoodii yahay iyo inkale.

  • @WarsanBulshaalle
    @WarsanBulshaalle 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 3 หลายเดือนก่อน

    Saan maa noo dambeysay!!!!!!!!!!

  • @AhmedHussein-q3u
    @AhmedHussein-q3u 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah

  • @IsmailMohammed-q9z
    @IsmailMohammed-q9z 3 หลายเดือนก่อน

    Gaalada Xasan Hugaminaayo Wadoooyonka Maraaayo Hala U Gaarsado Dhiiigoooda Malkooda Dhacoooda Xalal weyan Sababoo Ah Waaa Cadowga Islamka Haliska Dhiciyo Hurdada Halaga Kaco Muslimiinta Baan Leeyahay

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 3 หลายเดือนก่อน

    Midaas lacagta sheegayso hala soo xiro

  • @IsmailMohammed-q9z
    @IsmailMohammed-q9z 3 หลายเดือนก่อน

    Gaalada Xasan Hugaminaayo Waaa Gaaloo Xarbi Ah Halagu Jihaado Qabuuraha Muslimiinta Halaga Difaacdo Cadowga Islamka Weyan Galada Xasan Hugaminaayo Muslimka Ha Difaacdan Muslimkiiina Dhintay Guryahooda

  • @BashkaM-p5r
    @BashkaM-p5r 3 หลายเดือนก่อน +1

    اعودبالله من الشيطاب الرجيم

  • @bashiirxuseen1757
    @bashiirxuseen1757 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan mayd meel laga bixi naayo may wax lala yaabo ka dhigaayaan ifya aaqiro bal wax ka dhaha

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅 oo ileen dawladii soomaali koonfur way waala tay ma xabaalihiibaa hada lacago laga rabaa waa yaab iyo lama arag 😅

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaali wax baa ka khaldan Dawlada aysheegaayaan maxay tahay war dawlad waa dadka oo dhan ma ah dad tuugaa oo xoog kuqaraabanaaya

  • @beuatifulplaceflog8104
    @beuatifulplaceflog8104 3 หลายเดือนก่อน

    dhulboob waxaa ku xigtay meeyd boob lacagaa lagu bixinaaa

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa is gaaray?? Idinkoo kaniisad dhisayo waa la arki doonaa, oo wali Xassan tuug idin dhahayo ku tukada, adyaanta samaawiga waa isku mid. Cali wajiis iyo bashiir sakaadna way iftoon in kaniisada la galo. Dawlad ayaa Allah ka barideen, waakaas waa haysatiinee dhuuqsada.. Balaayo tan ka weyn ayaa Allah idinkaga baryaa inuu idinku rido maxaa yeelay kulligiin acdaa'ul Islaam ayaa tihiin

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan munaafaq xasan qabuure fakte balanwaaye in ee somali qabuurahaada faktaan balan waaye inee ilmahaada kugu dulbarooran inkaar hakugu dhacdee doqonyahoow caqliga ilmahada 2 jirka ah leh

  • @kalkaal2046
    @kalkaal2046 3 หลายเดือนก่อน

    No pples

  • @kalkaal2046
    @kalkaal2046 3 หลายเดือนก่อน

    Tiv av/ DaDaDa