Maxay galabsadeen?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025
  • ตลก

ความคิดเห็น • 477

  • @abshiromahamed4565
    @abshiromahamed4565 7 ปีที่แล้ว +77

    Hooyo Khadar aduunka ku nolow farxad iyo nolosha ugu wanagsan, Akhira ne jannatul firdowsal acla. Ilahey haka abaalmariyo

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 4 ปีที่แล้ว +1

    Reerkan allaha barakeeyo naxariistii jano allaha ka waraabiyo hooyadan iyo ubadkan iyo aabaha reerkaba

  • @quindro268
    @quindro268 4 ปีที่แล้ว +1

    Subhanalah. Mash allah hoyo macan ilah hakaaga dhigo mid aduun iyo aqiraba ku anfaca oo baari ku noqda. Wlahi I can’t stop 😭😭😭. Masha allah! Ilah tii Hal kutuurtay aduun iyo aqiro ha iqaabo..

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 3 ปีที่แล้ว +1

    Hoyooyinku isku mid maahan alle haku dhowro walhi waan ilmeeyey walhi janatulfardowso alle haka waraabsho

  • @cookingrecipes5534
    @cookingrecipes5534 4 ปีที่แล้ว +8

    Cabdi malikoow alle jeelka hakaa soo saaro dad badan baad caawin jirtee aan maantaba cid u hadashaa jirin😰

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 6 ปีที่แล้ว

    Subhanallah Ilaahii Abuuray hooyadii dhabta u dhashay iyo hooyada aanan dhalin ee ilmahaa u ooyaysa naaskana nuujisay, hadii ay in uu maqlayso ama maqlayaan hooyadii iyo aabihii falkan falay ilmahaa rabigii abuuray ayaa kafaala qaadaye isku diyaariya su aal culus maalinta qiyaamo, hooyo qalbi wanaagsan ilaahay miisaanka xasanaadka ha ugu daro maalinta qiyaamo, maalinta la waydiini ilmihii la dilay ama loo qisdiyay in la dilo muxuu galabsaday ee loo dilay, waa waxyaabaha hurdada ii diida, jazak'allahu khairan

  • @saafisaafi4383
    @saafisaafi4383 7 ปีที่แล้ว +37

    walaaley illaaheey qeer haku siiyo wan jecelahay hoyoyinka somaaliyeed😍😚

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 6 ปีที่แล้ว

    Candi you the best journalist reporter at all time. I hope and pray for you that you live longer so you can help Somali Community wherever they are we R with you.

  • @ogeysiscafimad8935
    @ogeysiscafimad8935 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤🧡🧡🧡❤❤❤❤ WOW she has a golden heart may Allah bless her she brought tears to my eyes

  • @abdisheikh6791
    @abdisheikh6791 7 ปีที่แล้ว +17

    Hooyo, kheyr badan Allaha ku siiyo Cabdimalik, adigana sidoo kale wacyigalintaada iyo werwerkaada bulshada duco iyo darajayn ayaad nooga mutaysatay ee Ilaahay haku barakeeyo Aakharo iyo Aduunba .

  • @mohamedkowneyn7490
    @mohamedkowneyn7490 7 ปีที่แล้ว +21

    jasaki lahu khayran mama khadra alle hakula garab qabto
    lkin talow dadka ilmahan yar sooturay manay dadnimo iyo alle kacabsi lahayn YAA ALLAH yaab badanaa
    ax ax ax ax ax ax xanuunbadanaa
    allow tii soturtay ee mesha kuriday allow waxdanbe hasiin
    Arxan daranaa

    • @bacaadmediauk4399
      @bacaadmediauk4399 6 ปีที่แล้ว

      محمد صبور kii Ku Kalifey Iney Tuurto Kaasna Ma U Duceeynaa

    • @abdirazackhussein7346
      @abdirazackhussein7346 6 ปีที่แล้ว

      Xanuun haduu in uun mug leeyahay wllhi waa mid taaptay darenkyga dubaQaygana gilgilay ax ax ax rappiga raxmaanka ahi hakaa abaaliyo maamo #khadra
      Ax 😭😭😭😭😭😭😭

  • @eastwest1435
    @eastwest1435 7 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah
    Ax ax rabiyaaw maamo khadra Ka rali ahaaw oo janada firdawsa Ku marti qaad aaamin yaa rabi

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 6 ปีที่แล้ว

    ilaahayaw hooyadas naxariista inta leeg waxa ka wayn rabiga ku abuuray naxriista hooyada
    ilaahayaw uga dhig mid adeeca khyr qaba aakhiro iyo aduunba anfaca yadana ugadhig arin ay ku mutaysato jano ta usareesa

  • @xamdaahmed6983
    @xamdaahmed6983 4 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha ku so daayo Coldon waa wakhti ale uu inaga aqbalyee insha allh

  • @hibanura6097
    @hibanura6097 7 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo khadar alle haku barakeyo aduunyo farxad ugu nolow akhiro ne jano fardowsa ku waar hooyo alle hakaga dhigo khadar kii xijka ku geeyo aamin

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 7 ปีที่แล้ว +84

    Ascwb walaalayaalow ma aqaano mamadan laakiin in aysan waxba haysan baa ii muuqato aan wax waxyar isugu darno ILLAAHAY dartii oon Cmalik ugu hagaajino waa iga talo

    • @ibnumc4503
      @ibnumc4503 7 ปีที่แล้ว

      Fadumo Sahra
      Hfu

    • @nimcoayman1876
      @nimcoayman1876 7 ปีที่แล้ว +2

      haaa walhi wallo anigu diyaar baan la ahey walhi

    • @GG-yl4uv
      @GG-yl4uv 7 ปีที่แล้ว +1

      Nimco Ayman

    • @laalanura2635
      @laalanura2635 7 ปีที่แล้ว +1

      Fadumo Sahra masha allah walashay waa runtaa waa dan yar rerku alle ha u gargaaro

    • @mohamedkarima2202
      @mohamedkarima2202 7 ปีที่แล้ว +1

      Fadumo Sahra ky4
      4äh

  • @sagalali5983
    @sagalali5983 7 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo durufaysan oo danyara ilahay irsaaq badan iyo xoolo badan ood ku nasato haku siiyo khadra walahi waa hooyo qaaliya oo xariira oo ku dayasho mudan qaalbigaga wanagsan alle haku qaado wa ariin aan ad uga naxay intaan nolana anan hore uarkiin yalah irsaaqad wasaca sii mammada iyo awladedaba allow xaafiid akhiiro iyo adunkaba. C malik coldon walalo rabi haku xaafido ado kalena alle hano badsho.

  • @maryamamaxamud295maxamud2
    @maryamamaxamud295maxamud2 7 ปีที่แล้ว +25

    zinada rag hal dambi naagtana 2 dambi hadey ilmaha tuurto e dumaraw dabadiina ilaashada laba cuqubo kama bixikartaanee.

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo illaahay hakaa abaal mariyo jasaakallaah khayr

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa hooyo wanaagsan o naxariis leh sidey ka filanayso alle ha u yeelo naaska ay siiseyna janada rabbi ha ugu badalo insha allah iyadoo qoys ah waliba dan yar ayey hadana khyr samaynaysaa allow ka abaal mari ameen ameen

  • @fartunkhalif2983
    @fartunkhalif2983 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🌹 Abaayo ilahay Haku barakeeyo

  • @maryamamaxamud295maxamud2
    @maryamamaxamud295maxamud2 7 ปีที่แล้ว +4

    ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo abaayo aaqiro buu kushafeecayaa maadaama aad wanaajisay saqiirkan aan wax galabsan aamanada illahay hakula garabgalo.

  • @hodmanibrahim597
    @hodmanibrahim597 7 ปีที่แล้ว +8

    Maansha Allah rabi ha dhigo kii if iyo aakhiroba ku anfaca

  • @shamsaahmed6995
    @shamsaahmed6995 4 ปีที่แล้ว +1

    ALLA waa hooyo fiican illahow hooyo khadro janada gee waan ku baryeee

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 7 ปีที่แล้ว +7

    Insha Allah kii ku anfaca illahayna ajar ha kaa siiyo waxii sino ku dhalay nin iyo naagti saa ugalay cunuga yar illahay ba ka jari.

  • @ahmedhassan1549
    @ahmedhassan1549 7 ปีที่แล้ว +8

    Manshallaah maamo sharaf badan alle haku xafido if iyo akhiroba

  • @amiincawl7515
    @amiincawl7515 6 ปีที่แล้ว

    Ilaahy noloshaada aakhiro iyo taada aduunba ha kaafiyo danbigaagana ha dhaafo insha allh tu khayr qabta hel hoooyo somaaliyeed

  • @yayga5759
    @yayga5759 6 ปีที่แล้ว

    mansha allh hooyo khadra aad ayaan ugu farxay siday uxanaanyso khadar yarer ama ula dhaqmyso sida awlaadeeda ookle ale ajar iyo xasanaad farabadan haksiiyo hooyo khdra

  • @rahmaahmed9042
    @rahmaahmed9042 7 ปีที่แล้ว +6

    جزاءك الله خيرا
    Allah ha kaa jasaai siiyo Allah ha kugu asturo Allah ha kula qabto insha Allah abaalmarintana xaga Allah baad ka heli

    • @qudamaqudama9063
      @qudamaqudama9063 6 ปีที่แล้ว

      Ilmahas sidaa yeshay ilahy kala xisabtami

  • @aragsancadeyhassan9228
    @aragsancadeyhassan9228 6 ปีที่แล้ว

    Hooyo hooyo aad ayay unaxriisbadantahay alle haku barakeeyo hooyo qaaliya waatahay runtii waad iga ilmaysisiisay😭😭😭😭😭 alle hakuu daayo dadka hadalka hadalkooda dhag hawdhigin

  • @muniraabdullahi7737
    @muniraabdullahi7737 7 ปีที่แล้ว +4

    Allah hakula koriyo kii ku anfici laha allah hakaaaga dhigo khadra wllo runti qof ku dayasho mudan ba tahay cabdimalik allah haku xafido wll runtii wanku farxaaa shaqadada mar walba

  • @cabdiwahabhussein99
    @cabdiwahabhussein99 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allh ilahay khayr ha siiyo hooyda ilahay ilmahana mid ku anfaca ha kaga dhigo Aamiin

  • @fatimafatims6304
    @fatimafatims6304 6 ปีที่แล้ว

    asc runtii wan ilmeyey Ilhy wll ajar hakaa siiyo iyo xasanaat kori oo hay oo jacayl umuuji iyo naxariis adigana ilhay anfac khayr qaba hakaa siiyo aamin

  • @cadeaxmad4604
    @cadeaxmad4604 7 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu Jannatul Firdowsa Hooyo Macaan Wallaahi ilin ayaa iga imaaday Naxariista Hooyo Owgeed

  • @aaminomuuse4432
    @aaminomuuse4432 6 ปีที่แล้ว

    Ajar fara badan alle hakaa siiyo hoyo koley waxaa mesha ku so turay qof aan naxariis ku jirin oo wali aan wax dhalin tii dhashayne iida xitaa weey ku qaldaned in eey ogolato in dhalaan keeda la tuuro subxanalah

  • @ahmedabdulahi7535
    @ahmedabdulahi7535 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah walaahi waa arin naxdin leh balse waxaa amaan iyo ducu mudan hooyada soo qaaday oo nuujisay naaska maasha alaah ale haka amaal mariyo waxaan kaloo leeyahay dhamaan intii muslim ah inay ka qeyb qaataan oo ay ku taageeraan hooyada heysa hada

  • @dy2334
    @dy2334 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay khyre badan ayu kaa siinaya masha Allah ilahay haydin xifdiyo dhamaantiin telefoon lambarka isoo qora .

  • @zakariyebootan3694
    @zakariyebootan3694 4 ปีที่แล้ว

    Mshalh wlhi hooyadaan wa qof ilaahay wanaag u jleeyay ilaahow xifdi mami ilahay janada haku geeyo

  • @عبدالقادرعبدالرحمنعبدالله

    Allaahu Akbar, Allow Ajir iyo Xasanaad kaa siii Hooyo Macaan.

  • @nastehohassan208
    @nastehohassan208 7 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah alle maalinta khiyaamaha hakaaga abaalmariyo mid aad janadii kugasho alle hakaaga dhigoo irsaaqadana alle meel aadka kafilanaynin alle hakaa irsaaqo maasha Allah qof naxariis badan ayaa tahy ilaahy adiga iyo ehelkaaga ha idin barakeeyo jirkiina cadaabta alle hakafogeeyo amiin wlh waan qiirooday maanta ilintana way isoodhaaftay subxaanalaah wax aan ku qiyaaso ma aqaano wlh mamadaan maasha Allah alle hakusharfo aduun iyo aakhiro mama qaali

  • @caatikasayid1254
    @caatikasayid1254 7 ปีที่แล้ว

    Hoyo adna ilaah ajar iyo xasanad ku siiyo sii kori noloshadiis dhn janata naciim allah kaa warabiyo

  • @27May1988
    @27May1988 7 ปีที่แล้ว

    Walaallayaal ilaahay khayr badan ha idin siiyo walaasheen ilaahay ha axfiidee ninkii wax u diri karoow u dir, sidaas ay ilmaha yar ugu naxariisatay ha loogu naxariisto.

  • @Qadhmac
    @Qadhmac 4 หลายเดือนก่อน

    Alle Hakaa abaal mariyo aakhirana alle haku geeyo Janatu firdowzah insha allah

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 7 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah side ayey ugu quuraan in ay ubadkoda tuuran alow kula kori wale naxariistu wa udhalasho

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢 MISKIIN AAWAY LAQAADI DHASHAY AX AX YAA ALLAAH CAAWIN ILMAHAAS ALXAMDULILLAH ALLAHA ISLAM UBIXIYEY.. SUBXAANALLAAH khayr Ilahay haka siiyo Walaashay

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว

    Illahay janatul fardowsa Aclaa ha kugu abaal mariyo. Love 💘 you sister. Xafidaka Allahu jamiican.

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 7 ปีที่แล้ว +25

    Ilahay ajar aduun iyo aakhiro haka siiyo
    Tii dhashay inay dawata macqula

    • @amishomer468
      @amishomer468 7 ปีที่แล้ว

      werr

    • @xaajiahmed8847
      @xaajiahmed8847 7 ปีที่แล้ว

      +b,arbar

    • @idilclsalaan8401
      @idilclsalaan8401 7 ปีที่แล้ว

      Hortah gabadhaha qudhah inla eedeyo maaha kiidhalayba waa ladanbi asaaniyatu wasaanih

    • @sayid6649
      @sayid6649 7 ปีที่แล้ว

      Cadnaan Montolivo Sxb gacan baan kuu taagay montoliva

  • @shukriaden2019
    @shukriaden2019 4 ปีที่แล้ว

    Insha ALAAH waxaan ALAAH uga baryaa nunahaasi yar in uu karaameyo adun iyo aqiro barina uga dhigo hoyadiisa mama adigana adun iyo aqiro ALAAH haku xifdiyo wax wanagsan baad qabatay insha ALAH filo dhanka ALAAH wanaag mar walbo mama farxad

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi9699 7 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahey hooyadaas u naxariiso oo ajar badan sii

  • @maanshaalaahshiiq1001
    @maanshaalaahshiiq1001 6 ปีที่แล้ว

    Gabadha ilmaha haysa we korisay ilahay qayr iyo xasanaad ha siiyo sida ay ilmaha igu naxariisatay ilahay howgu naxariisto irsaaqad xalaalna ilahay ha siiyo tii tuurtayna ilahay cadaabtiisa ha Ku tuuro

  • @samiirajaamac5142
    @samiirajaamac5142 7 ปีที่แล้ว

    Masha alaah mashala .wlhi gabadh.wacan weeye.
    Al taa iska dayacday ilamaha dhulku kula go'a.
    Oo ha liibaanin if iyo aakhiriba

  • @quearawelo8838
    @quearawelo8838 4 ปีที่แล้ว

    Allaha ajarkasiiyo kii anfaca allha ka dhigo dadkii darxumadas dhigay allah haka abalmariyo😪😪😪😪

  • @mahdiahmedibrahimibrahim6231
    @mahdiahmedibrahimibrahim6231 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Hooyo Khadra Liibaan Aakhiro iyo Aduunba, "We miss you" ina Sheekh Muuse coldoon Maamulka Somaliland waad ceebeysan tihiin inaad xabsi loo xoog sheegtey uun aad ku heysataan.

  • @alisharif9545
    @alisharif9545 4 ปีที่แล้ว

    ASC ilaaheey kheyr badan iyo ajar hakaa siiyo

  • @abdisheikh6791
    @abdisheikh6791 7 ปีที่แล้ว +7

    Aad ayuu u quruxsanyahay inanka yari.... masha Alah.

  • @maniiraaxmad4630
    @maniiraaxmad4630 7 ปีที่แล้ว +2

    Manshaalah burco dumarku wawada xijaabanyihin

  • @maryamamuhammad5490
    @maryamamuhammad5490 7 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah hooyo mcn kii kun anfoco adun iyo aqirabo Allah kaaga dhigo cunuga aad uqurux badn waye meshaa Allah Allah xafido

  • @sharmopoyxasanelmi9304
    @sharmopoyxasanelmi9304 4 ปีที่แล้ว

    Jasa akalhu khayir. Hooyo wax ka naxaris badan majiraan. Alle. Khayirkayda hakusiiyo. Hooyo khadra. Wlhi waa wax xunuunbadan. Ax ax. Ax. Ax. Ax

  • @nurajama1913
    @nurajama1913 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa hooyo ku dayasho mudan 🙏👍💯

  • @mohamedukaash
    @mohamedukaash 3 ปีที่แล้ว +1

    Toloow hada xagee ku danbeeyay ninkaan abaayo ilaahay ajar hakaasiiyo masha alaah guuleyso abayo

  • @idirisali5657
    @idirisali5657 6 ปีที่แล้ว

    Ilaah ooda waxuu ugutalagalay in aysan eyda cunin indhahanah ilaah u ilaaliyay ilahaynah qof naxariisbadan ayu ku hagajiyay

  • @Luckylove90
    @Luckylove90 4 ปีที่แล้ว

    Hooyuu helay in shaa allaah maalin buu u abaal gudi doonaa ilaahayna wuxuu siinayaa ajar in sha allaah

  • @14octobermaalinmurugo25
    @14octobermaalinmurugo25 7 ปีที่แล้ว +4

    Mamadan wexey istaahisha gurigan in laga badalo biil joogta ahna loo diro wlhi qof wanaagsan ilahey naxariis ku beeray ilahey hakaa ajar siiyo abayo

  • @subeerbigeysiniesta1257
    @subeerbigeysiniesta1257 7 ปีที่แล้ว +5

    Mcha allh mama qli khadar yare allaha kaga dhigo kii ku Anfici lahaa mama mcn

  • @mrgacmodhereliiluu2800
    @mrgacmodhereliiluu2800 7 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah illaahay ha ka abaal mariyo runtii waa qof wanaagsan hooyadaa korinaysa khadar

  • @qojeliban8975
    @qojeliban8975 7 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay walal ajarkiisa haku siiyo maamo qaali.

  • @khaalidkayse1669
    @khaalidkayse1669 6 ปีที่แล้ว

    Inshalah ilhay baa khayr kaa siinayee markuu waynaado hooyo lee ushego

  • @aminayusuf9852
    @aminayusuf9852 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah waa hooyo mcn ilaahay haa kuu barekeeyo

  • @qojeliban8975
    @qojeliban8975 7 ปีที่แล้ว

    ومن أحيها فكأنما أحيا الناس جميعا، فيا ويلتى التي سقطته!.

  • @sudeysiaada71
    @sudeysiaada71 4 ปีที่แล้ว

    ilaahaw c/maalik cadawga haysta gacantooda kasoo fur oo cadawgiisa meelkasto ay joogaan jebi kuwa haystana cadaabkaaga kulul ee daran geli insha Alaah

  • @Samihakhaliil
    @Samihakhaliil 6 ปีที่แล้ว

    MashaAlllah, barakhalaAllha

  • @gabardhorsan6394
    @gabardhorsan6394 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayow hooyo qadro jannada kugeey amiin

  • @abdisuleimanmaalim7308
    @abdisuleimanmaalim7308 4 ปีที่แล้ว +1

    M. A hoyo mcn keep it rocking all the time Allah bless you mummy 💘💘💘💘💘💘

  • @halfwolf.
    @halfwolf. 6 ปีที่แล้ว +7

    God bless you 💕

  • @sweetheartmuniish9534
    @sweetheartmuniish9534 7 ปีที่แล้ว

    Dhashay iyo kiidhalayba habo Allaah kheer hakusiiyo janatul fardoso Allaah ha ku gu bishareyo

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 ปีที่แล้ว

    mansha akkah hoyada alle ha barakeeyo dad iyo duunyaba aamiin insha allah coldoon alle ha barakeeyo isna aamiin illaahaw hhabluhu waa ubaxe ubbaxa noo illaali ina raggaw waxan raad ayad ku leedahaye alle halaga baqdo

  • @habibasharaf7070
    @habibasharaf7070 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa hooyo naxariis badan Allaha ajir badan haka siiyo

  • @khalilismail348
    @khalilismail348 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha kaa abaal nariyo hooyo insha allaah wuxu noqon doonaa mid ku anfaca bi idmilaahi kariim khadar nasiib ayaad leedahay guulayso adeero

  • @27May1988
    @27May1988 7 ปีที่แล้ว +9

    Waxa nasiib darro ah in dowlad aanay meesha jirin waayo markiiba waa la soo holi lahaa qofkii ilmahan yar dilaayay.

  • @booqoradareerogadeniamaxam1206
    @booqoradareerogadeniamaxam1206 6 ปีที่แล้ว

    Ina lilahi waa ina lilahi rajucun tii dhashaa calool adkaaa subhanallah anigoo waligaay wax dhalin sidas maaa subin karoo wayoo calool adagas maaa lihi

  • @fatimamohamed2724
    @fatimamohamed2724 7 ปีที่แล้ว +4

    Allahu akbar allow hooyada lagarab gal masha allah waku kora kudadan alle swt aya ka arusqi mel adan waxba kafilanen jezakallahu kheyr walaal c/maalik

  • @Sosfish
    @Sosfish 7 ปีที่แล้ว +24

    KII UUREYAY MARKALE ILAHY UBAD MASIIYO HADUU GABDHA DHASHY DHIHI LAHAA ANAA LEH WLHI MATUURTEEN CANUGEEDA

    • @Mali_mamba1
      @Mali_mamba1 7 ปีที่แล้ว

      waa runtaa bro dhibka waxa uu kayimid kii dhalay. waa mid naxariislaawe ah

    • @hebaali1361
      @hebaali1361 7 ปีที่แล้ว +1

      SALMAN DE POGBA tii tuurayna calaamo allah ha KU rido

    • @zakiyaxasan3620
      @zakiyaxasan3620 4 ปีที่แล้ว

      Sax walaahi

  • @sagalali5983
    @sagalali5983 7 ปีที่แล้ว

    Ilahay waxan uga baryaya khadra maxamed abdi rabi narta jahanabo jidhkaga matuso rabi jisaigaga jano kayel aax walahi wan oyeey inbadan.

  • @fardawsaaxmed1879
    @fardawsaaxmed1879 4 ปีที่แล้ว

    Farxad qalbiga ah ilahay haku siiyo mama

  • @zihaamqueen3695
    @zihaamqueen3695 7 ปีที่แล้ว

    Mcsha allh ilhay ajar iyo xasanad ha kuugu badalo jisaka laah khayar

  • @mubaariksaciid8655
    @mubaariksaciid8655 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ilma igu istagtay hooyo khadra ilahay cadabta koorkaga haka ilaliyo hooyo meel kasto ay joogto ilahoow unaxariiso caruurtu wax kasta hakugu dhacane waa la haystaa

  • @tayyip9577
    @tayyip9577 7 ปีที่แล้ว

    Ilahay janada hakugu bishareyo adungana barwaqo aqirana jano haku siyo hoyada somalida ugu fican..hoyo khadro

  • @NajiibVlog
    @NajiibVlog 7 ปีที่แล้ว +2

    Waar abdimaalikoow Wllhi geesi geesi dhalaY aYaa ThaY 😘👏👏👊👍

  • @mohamedozzy1446
    @mohamedozzy1446 4 ปีที่แล้ว +1

    Who else watching 2020😁

  • @apdisamedlampard1989
    @apdisamedlampard1989 4 ปีที่แล้ว

    Mamo ilhy swt haku sharfo aduun iyo aakhiro

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 7 ปีที่แล้ว +5

    ax ilahay khayr ha ka siiyo hooyadan . waba hooyadii maadama ay nas siisay.

  • @Ahmedhanadtv
    @Ahmedhanadtv 7 ปีที่แล้ว

    asc cabdimaalik mahadsanid wall. waxaan ku talinayaa dowlada inay diiwaan galiso dumarka uurka leh magalada waa in loo sameeyo xafiiska diiwaan galinta uurka si ilmaha loo ilaaliyo markay dhashaana loo tira koobo tii la diiwaan galiyay ee isbitaalkabama xaafada aanku umulin lasoo qabto

  • @CookingItAllWithYasmin
    @CookingItAllWithYasmin 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah she really loves this boy ❤️❤️🙏 May Allah bless your for raising him❤️

  • @albashirabdi9438
    @albashirabdi9438 7 ปีที่แล้ว

    Ilahey ajiir iyo axsanad hakasiiyo adujn iyo akhiraba hooyo mcn❤❤

  • @xasansiidi1169
    @xasansiidi1169 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah allaha ku barakeyo hooyo fiican

  • @mustapheehluzharaf3368
    @mustapheehluzharaf3368 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahooow ku anfacaa mustaqbalka
    Kuuna noqda mid ad ku nasato ku faraxdo
    Jassaakallah mother

  • @Yusufharare
    @Yusufharare 6 ปีที่แล้ว

    Maaamdaas alaha shrfo ilhy hakaa ajarsiiso

  • @faarahali3483
    @faarahali3483 4 ปีที่แล้ว

    Hooyo khadar allah kaa ajar siiyo hooyo wanaagsan baad tahay hooyo allah ku sharfo

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 6 ปีที่แล้ว

    Ax wlhi waan ilmeeyay hooyo allh haku dhawaro 👐👐 qofk tuuray wa yaahuud

  • @abdirahmansaeed6866
    @abdirahmansaeed6866 7 ปีที่แล้ว

    hadiiba 9aad bilood oo uur ah iyo fool ay soo martay wiilkeeda inay haysato bay ahyd, danbigana ay katoobad keento, hooyadan Alle khyr hasiiyo