TRUMP | NET-ANYAHU OO SI XAD LOO KARBAASHAY | FARXADA REER GAZA
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Israeli troops begin withdrawal from strategic Netzarim Corridor in Gaza
Palestinians in Gaza can now return to their homes in the north without passing through Israeli checkpoints where men are regularly abducted thecradle.co/a...
President Donald Trump has signed an executive order sanctioning the International Criminal Court, accusing it of "illegitimate and baseless actions targeting America and our close ally Israel".
The measure places financial and visa restrictions on individuals and their families who assist in ICC investigations of American citizens or allies.
Trump signed the measure as Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu was visiting Washington.
Last November, the ICC issued an arrest warrant for Netanyahu over alleged war crimes in Gaza, which Israel denies. The ICC also issued a warrant for a Hamas commander.
Israel-Hamas ceasefire deal to start Sunday; attacks on Gaza continue
Palestinians in Gaza are celebrating after mediators confirmed a ceasefire deal has been reached between Hamas and Israel after 15 months of war. The truce is set to take effect on Sunday, January 19.
Israeli forces, however, are continuing with their attacks across the Gaza Strip, killing at least 30 Palestinians in the enclave since the agreement was announced.
#LIVE: ISRAEL AND HAMAS AGREE GAZA CEASEFIRE DEAL TO HALT WAR
Israel and Hamas have agreed a ceasefire starting on Sunday to halt the devastating 15-month war in Gaza, Qatar’s Prime Minister says.
Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani said the deal will lead to the release of Israeli captives and a surge in humanitarian aid to Gaza.
Masha Allah allaah baa mahad iskaleh guul falastin
Allow usiyaadi farxada reer falastiin mashaa allaah mahadsanid A/xaafid
Mashallah allow u siadi ❤
Masha allah wariye cabdi xaafid guulwarta from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sababay Sababay Allah baa Sababay viva Xamaas ❤
Masha Allah
Allaha guuleeyo falastiin
Allah Kariim Allxamdullah
ALLAH HA UGA DHIGO MAANTA WAA MAALIN WEYN REER FALASTIIN ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA LILLAHI XAMDI MASHAALLAH GUUL IYO GOBANIMO INCHAALLAH
آللهم انصرهم قي اخواننا غزه يارب العالمين ❤
Allah swt ha guuleeyo
Xamas iyo heer
Qasa
allahu akbar allahu akbar allahu akbar
Mahadsanid wallo markan maqlow .hadel fiican falastiin waaben farxe ilaahey garabtagen falastiin walaahi markaste salad tukadow iyo markasto ilaahey barypw waan ducaye rer falastiin
Ilaahayi yuhudahabaabiyo
Allaahu akbar ilaahay muslimka ha guuleeyo
Wcs BRITV Iyo ABDI HAFID fiid wanagsan
Alxamdulillaah!!!!
Maasha allah tabaarakallaah aad baan oogu farxay hadalka ninka sucuudiga udhashay
Ilahey dhibta ha ka bixiyo reer falastin
❤❤❤❤❤ Aĺlahu Akbar haday boqortooyada sucuudiga u hiilisey reer falastiin runtii farxad baay innoo tahay anagana hadaan soomaali nahay waan sii wadeynaa ducadeena aan u duceeyneyno walaalaheena reer falastiin guul iyo gobanimo xamaas iyo carabta .gaalada alle ha jibiyo masiibada alle haku rido yahuuda iyo gaalka weyn ee trump
Xamaas , reer Gaza allaah baa lajira guuleeysta free Palestine 🇵🇸
Yuuhuud in ay marna guuleysaneyn waa إن وعد الله حق abdiraxiinow
Alaxamdu lilaahi
Asc BRIT somali TV cabdixafid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagoleisatan Kataaibo AlQaasam haagoleisatan Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ahafid Adiga Muqawamada Saxafadda kale ee 17ka bilowd Darenka Qaza Gulaha iyo Calamka falcelintisa Allaha idin xafido waayo Xaqdaro kibirka horay ayaa loogu soo guleysan waayay,IAllah Marka laga reebo Odaygan Mohd Abass ee duliga ah iyo tuhunka aan kaqabo Immaradka oo dal u adeega Cadowga islamka IAllah Qaza Suriya Lebonon Iraaq Sudaan Gesiyada Yemen libya Somaliya oo khawarij Dacish uu Immaradka loo soo dhiibay Dana Foog oo Gaal iyo islam eey kuwada jiraan Xasiloni dari in Somaliya eeysan kabixin Immaradka oo mamulada sidi Dhiqlaha u wada dhex galay Degedihii Garomadii Somaliya in uu isaga mamulo.gaaray waa laga gudbi.IAllah
Waar sow ilaahay caadil masha waar sow ilaahay kowkan isagu mama masmulo waaxaan leenahay ciyaalka qasa waar guulaystaa dad jawishka dadkoodii wado kasta umarsy waar guulaysta intii kashaqaysay waar guulaysta waxaad kahortimaadan cadaalo daro waar laba nin aduunkan haku tuntaan waar waxaasi xagee lagu dhigtaa waa kee iskuulka umada waxaa u yeedhiyas Allaahu Akbar walilaahil xamdu Masha’allaah let’s go
Waxa ku taliyey in laga saaro dad dalka ay leyahiin waa wax aan caqli lahayn lakin waxeysan fahmin in falastin ay tahay dad aan sahal looga bixin karin dhulkooda, Allaha waxaan uga baryayaa in ay guushu ku danbeyso mujaahidinta Xamas Allahuma aamiin aamiin aamii
Alexamdulillah
Guusha Palestine dhulka hauhadho insha Allah
Xaqu wasiida ceedceda o lama qariin karo gushuna wa ta cadaawgu ku qiro alaahu akubaar
🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽Asc. SOMAALIYEEY FALASTIIN WAA WALAALADEEN WAA MUSLIMIIN WAXAA JIRA SOMALI TIRADOODU YARTAHAY OO GAALOOWEY OOLEH FALASTIIN BAA SOMALI CAYNEYSA ILAA AY DHAHEEN YUHUUDAA NA XIGTA ILAA AY CAAYEEN NABI MAXAMED SCW
//////////
FALASTIIN WAA WALAALADEN RAGA UGU WAAWEYN SIDA HANIYA IYO QAALID MUSHCAD WAXEY DHAHEEN SOMAALIDU WAA XAAFADUL QURAAN QALBIGEENEY KU JIRAAN GEERIDII WIILKII SHEEKH SUUFI QADAR
❤️❤️❤️🙏🏽🙏🏽
Faraha la laabayo maxaa waaye
Nin doqon ah ayaa halaabay , ka dib ayaa la soo helay, markii reerki la keenay ayuu arkay reerkii oo wada faraxsan, dabadeed waxa uu yidhi, hadalkan, maxaa la igaga faanfaani beriba waan halaabiye: waxan ka wadaa maxay ku farxi reer qasa mar hadii saacada ay rabaan ay ku soi noqon karaan oo wax ka horjooga aanay jirin
Mayfarxan hadayba rasaas ku dilen 3 qof o falastin aha maxa kajira abowe?
Israal hajabtosxb