YAAB:- 12K oo dollar ayaa laga qaadey Soomaaligan markii uu dibi lugta ka dhaawacey|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • YAAB:- 12K oo dollar ayaa laga qaadey Soomaaligan markii uu dibi lugta ka dhaawacey|

ความคิดเห็น • 58

  • @GuureAbdi
    @GuureAbdi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mid aan qaraabo nahay Allah u naxaristee asagoo dhintay ooy dileen africnta bangad kujarjareen aa mag sedax qofood nagala qaaday meedkisii siloohelo

  • @CadiraxmanKeeroow
    @CadiraxmanKeeroow 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Somalida sharciga halabaro 12$walagu yareyay 50$in loga dhige ahyd kibirkoda.

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Hade dibiga wuu kaqalisan yahay dadka soomalida oodhan😢

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    WAA KU MACDAHAY IYAGAA DALKOODA KA QAADEY DHAQAALIHII KII CANSHUUR DHIIB LA YIRAADANA WELIBA 5 DOLAR WUU DIIDAYAA NABSIGA SOOMAALIYA QOF WALBOW SUGO

  • @BooreadanBoore
    @BooreadanBoore 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Dibiga ya qadanaayo waa su,aaale 😂😂😂😂😂😂😂

  • @aayatulaah4821
    @aayatulaah4821 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ninkii dalkiisa hagar kagala saasaa udanbaysa

  • @degan4
    @degan4 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mac Sokol, Somalia dhiiga dadka ayaa loo bartay Dumark, caruurta, leyska dilaayo😮😮😮

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    NINKAAN LUQADII HABAR GIDIR LEH WIXII AAD REER XAMARKA IYO DADKA WABIYADA DAGAN KU SAMEYN JIRTEEN BAA ILAAHEY IDINKA JARAYAA ADKEYSTA

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    In waliba laxiro ayaa fican because somalida way macno beeshay dulinimo udhinta waa bilaa damiir qabilka aya kufaanan wax hataro

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SAX AYAGAA UMADAHA ISLAAMEED BAREY DOOLAR

  • @IBRAHIMALI-ce8hd
    @IBRAHIMALI-ce8hd 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    🙅🏾‍♀️🙅💪🏾💪🏽💪💪

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waan ka xumahay lacag intaas la eg in laga qaado balse. Waa xaq in xayawaanku xaq leeyahay anagana qof nool ayaa si fudud nolasha u dhaafinaa waa kaaf & ka la dheeri 😢😢😢

    • @AbAhmed-st1tp
      @AbAhmed-st1tp 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Asaga oo dhan Aya 2k joogin sida 12k lga raba cajiib

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 9 นาทีที่ผ่านมา

    Kenya ugu iibi kudheh ama somaliya dibigaa kabuuran kaweeyn waa 500dollar 1000na weey geeysaa wadankaa

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 12 นาทีที่ผ่านมา

    Soomaalida wixii gaara siyaasiyiintooda baarlamaanka ku masalo ayaa ka masuul ah oo siyaasad ilaa qaarkood ithopia in aay u shaqeeyaan qiray inta baarlamaanada aduunka la tartami lahaayen oo soomaalida dibadda iyo dalkaba xaalkooda la Socon kuwa mdaxtinimada kuraasta ugu sareeysana waxeey ku mashquuleen mucaarad nimo iyo doorasho lagaarin ee2sano kaharsan tahay xaalkuna waa alloow sahal heer waxaa lamarayaa mucaaridka uu hogaaminayo mweyne hore oo dalkii hubkii iyo ciidankii xabashida kusoo guraya marka soomaalida allaah talada hasaarato cidina uma maqna ceelna uma qodna inta yar ee aan hadaaqeeno ama aan shaqeyneeyno waxaan ku helnay prof mweyne xasan shiikh balse dadaalkiisa koox ummadda waxna u tarin una tari doonin ayaa lug ku dhagan oo daneystayaal ah oo wadankii xaalad Adag geliyey oo ithopia wadankii soo geliyey marti geliyey yiri walaalaheen oromo weligeed ma u suurtoobi doonto taa iyo wax lamid ah sidan arki jirnay siyaasiyiinta qaainal wadanka ah sidaa markii ay wax yeelaan aduunka meelkastoo kamid ah kuwaa waa kuwo aaqira cumri ku jira oo uu allaah dhibkoodu dhaafiyo oouu aakhiro utarxiilo sida hada suudaan kasocoto oo kale waxaa laga taqalusi rabaa kuwa wadankoodii qiyaanay awooda allaah sw ayaan magan galnay ee inala magan gala intaan xabashi injirley ah kufri ah magan gali laheeyn som hanoolaato

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 40 นาทีที่ผ่านมา

    Illahay xaqa ma mooga, lacagta khiyaanada waxay la mid tahay wa cudur faaiido maleh ,illahay wa lagu tahlukayna mase oga.insha Allah xaqow daac.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA SAX NAFTA SOMALIA 🇸🇴 WALAAHI BILAHI TALAHI WAXAA KA QIIMA BADAN EEYGA IYO DIBIGA IYO DAMEERKA KU FANA LANDHERE HGIDIR IYO ABAGAL AND MJEERTEN GUUL YAA INBU XAWAN NAXALA TULAH UF UF UNUKAA LEH VILA FAMILY CALI GAAF VILA MORYAN BILILIQO DHUL BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB ALSHABAB ROOBOW GUUL

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hasaga soo tagan isti afrika garguurte cuqubo allaha kurido xayawaan weeye allaha kasaaro dulmiga lagu haayo somalida kuukayo waa kuukayo somaliyey kaalay wadankena shaqeysto difaacda

  • @NasirMuftar
    @NasirMuftar 31 นาทีที่ผ่านมา

    south sudan dibiga wu kaqalisanyahay lacag , so ogatha hadad rabtan

  • @mahamedarten1700
    @mahamedarten1700 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ay baqtiyay baa 15000 kun na looga qaadey oo xataa aanan jiirin ee nala soo hoos dhigey malaha hadaad maqasaye 20 sano ku dhowaad dhibkan suudanta koo fureed waa lagu qabey waliba markaad qofku dhacdo ama dhaawacyar kaa gaaro dhagahaad faraha gashanee

  • @somcana
    @somcana 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intay leeyiihiin dad somaliyeed qabiilo ka hormara bay afka ugaleen qayaano.

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    R sheeg meesha wax ka dhaceen intaadan sheeginba waxa dhacay bal caqligaagawar ninka waxad dhahdaan dibiga gurguurte u keen hawasee

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa ugaartey dibiga dalkiisuu joogaa. Doofarka ayaa kaqiima badan kuwa dalkooda gubey oo baabiyay waalagu sugay somaali ga safaaradaha waa inji ooga dawlada xasan iyo moryanta safarsdaha waa ganacsato

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DADKA ADUUNKA UGU LIITO AYAA NAHAY SOMALI HADAA NAHAY.SABABTAASNA WAXA U SABAB AH SHAN REEER ABGAL HABARGIDIR MAJERTEN MAREXAN IYO ISAAQ

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MATALAAD MALAHA KU LAHAA DOWLADNIMO MIYAAD OGASHIHIIN MID AMAR DIIDA MÌD CEEBEEYAA MID KALA FURFURAA MID CADOWGEEDA TAAGEERA MID DHAQAALE LUNSADAA DOWLADI ISKAMA TIMAADEE WAA LA DHISTAA LANA ILAALSADAA

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigoo daciif lama ooyaan ah ayaa ku biirte adigoo og in lagaa tabar weyn yhy aan wax laga deefo wax nah aan ka adiga deefen. Ee garabkiina Alle ha galo

  • @Marian-u7c
    @Marian-u7c 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Usheega xukuumada raga xukuma dadka somaliyeed ka dhikay wax aan waxba ahayen waxa muqdisho dhexdeeda yaalaha ark

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DOWLADEE KA HADLESA MA DOWLADA GOBOLKA BANADIR KALIYA KA TALISO

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 47 นาทีที่ผ่านมา

    Because we are richest in Africa😂😂😂😂

  • @Mohamed-jh3lr
    @Mohamed-jh3lr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anakane dadkeena ayaa ladilaa waxne maka qaban karno wadamada kalena xoolo ayeey xaquuq u eaadiyaan

  • @somcana
    @somcana 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xayawaanka dhibaa ggaaray ama hala qalo ama hala daweeyo.

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    South Sudan 🇸🇸 waa meel xun
    Waan necbahay

  • @axmednuur27
    @axmednuur27 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caddaalad u raadi , Mr , INDHO--BULAC ,

  • @beautiful7152
    @beautiful7152 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    You are absolutely right we do not have a good people who represent the Somali community. We are killing each other and causing so much devastation in our own country and we live we face more problem

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dalkeena aan jeclaano markaas wanaaaag waan helaynaa

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkii soo joogso lagawaayo soo bixibaa laga helaa.😂😂😂😂

  • @QamarKordahab
    @QamarKordahab 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ben benta somali talo caml mad modeen 😁😁😁

  • @zahrasuufi4022
    @zahrasuufi4022 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta soomaliya joogtana adigana qaxinay

  • @abdisamadabdidahir733
    @abdisamadabdidahir733 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa diwiga wadada Soo galiyay

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asagaa dhaab bu gadaan karaa dibiga

  • @khadijaosman2788
    @khadijaosman2788 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa lugu sheeho is Ka hub so

  • @muxamuuddj5123
    @muxamuuddj5123 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqdaro wayo waxas

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @yuusufshariif2558
    @yuusufshariif2558 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa hadii lee qasbo

  • @QamarKordahab
    @QamarKordahab 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way kuyartahay

  • @Alphaalhpa
    @Alphaalhpa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheeko sheeko

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa gabdhaha xaaskiina aad ciisheen iyadoo caruur idin heeyso hadii nabsi soo gashay ma faaiideeysid ma garateen hadii aad dulmi aad soo gshay xitaa ma aflaxeeysid sidaa la socda waad iloowdeen intaa idinla xidaabin isxisaabiya Soomaaali weyn gabadh iyo wiil ayaa heeystaa.

    • @AbAhmed-st1tp
      @AbAhmed-st1tp 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Naag maseer San uma xumid

  • @BooreadanBoore
    @BooreadanBoore 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    My

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍

  • @FeysalabdiGabre
    @FeysalabdiGabre 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😮😮

  • @maymunmaxamed5072
    @maymunmaxamed5072 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhh

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa waxeey qaraabadooda ka xasdeen . iyo barakacayaasha soomaaliyeed ee ku jira xerooyinka.