Karbaash Kulul Sharma Boy Vs Ilkacase Reaction Guri barwaaqo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Guri Barwaaqo TV

ความคิดเห็น • 240

  • @Saylaan
    @Saylaan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +69

    Weligay like layma saarin like iigu qabto boowayaal.

    • @Saylaan
      @Saylaan ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Nasab kaamilaa tihiin dhalinyaro waan idiin istaagey salaan boqortooyo qof walboo idinka mida noolaada dhal awoowe soomaali.

    • @nasrohasan4943
      @nasrohasan4943 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waa kuu saaray marba hadad tidhi boowe❤😊

    • @Saylaan
      @Saylaan ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@nasrohasan4943 haye baaye gacaliso walaal jirta

  • @CabdulaahiGuhaad-t4y
    @CabdulaahiGuhaad-t4y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +62

    ilkacse hader wuxuu taagan yahay
    jookarey howshan adaa igu tashkiiliyay
    meel aan ugu baxana ma joogi xeeradan

    • @ziimaazeyd2160
      @ziimaazeyd2160 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      😂😂😂😂😂😂ala qosol weynaa umad matihid 😂😂😂😂😂

    • @Wadani98101
      @Wadani98101 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂 garac

    • @AyannSaacid
      @AyannSaacid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂

    • @Nuurfiyoore
      @Nuurfiyoore 25 นาทีที่ผ่านมา

      😅😅😅 wlhi waa iga qoslisay nio

  • @AhmedAbdi-z4g
    @AhmedAbdi-z4g 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +26

    Sharma boy waa shaydanka fanka 2024 cidna iskama celin karto 1daqiiqo buu kugu qarajin 😂

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw

  • @sleekhaalliabees2275
    @sleekhaalliabees2275 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Wle waan sugayay in badan Reaction kan😂😂

  • @xmshaami5274
    @xmshaami5274 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Sharmo wuxuu qaba inan aynu abti unahay 😂😂😂sharmo nolow 😂

    • @faarush8157
      @faarush8157 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Meel koraad ka fikirtay sax😂

  • @HooyoMacan-t6t
    @HooyoMacan-t6t 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Af qaloc xitaa lama qaadi kro meydkeda waa uraa😂😂

  • @maxamedibrahim4910
    @maxamedibrahim4910 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Sharma ka sharma se waxa yeloyza baba 😂😂😂

  • @Ismailabdimaxamuud
    @Ismailabdimaxamuud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Team sharma boy is moojiye❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Asagaa isku tabtay cunugan wakhtigiisa kujira goat sharma ❤❤❤❤

  • @MubaaRik1
    @MubaaRik1 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    D.s.a wuxuu ka wadaa magaca heesta ilkacase

  • @Sheegoshah
    @Sheegoshah 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Libaxa aamusan gabadha sade malyuun queen aan ka helay hayooy dooliga jookar ka qariya gabadha sade my dum😂😂😂😂

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    D.S.A hees uso dhigay ayay ugu qorantahay Afqalooc Daba dayste😂😂😂

  • @nawalhussein-f9g
    @nawalhussein-f9g ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Qosolkuba hiil bu gala sowada bax guri barwaqow dhinece tahy adi

  • @MarzuuqHabishow
    @MarzuuqHabishow 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Dsa waxaa ku qoron taxay heeta dhamaadka ilkacas

  • @hilaacdaahir2254
    @hilaacdaahir2254 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Team shrma dab iyo holac

  • @naabeelnageeye5846
    @naabeelnageeye5846 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guriyow waad iga qosliday heestaba adaa macno uyeelay😅😅

  • @cabdiqanizulaman1457
    @cabdiqanizulaman1457 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guuray wxn kuu soo doonta qoosol 😂😂😂noolow zhp

  • @maxamedbadane4779
    @maxamedbadane4779 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Gar iyo gardarba waa wataa sharma ka sharma

  • @mascuudazaari8368
    @mascuudazaari8368 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    waxan karbash waa dhaafay goat sharma❤

  • @AhmedAbdi-z4g
    @AhmedAbdi-z4g 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guri Barwaaqo waxaa ubahan tahay reaction inuu kula bixiyo qof Reer mudug ah oo luqada hoose ee sharma fahmaya Xuun waa Bahal qaniinyo kulul oo shinida cml ah Dabo deeste waa D,d,s waa dowlad deganka somalida itopia 😂 5ta gabdhod ader cali soraadi adi😂

  • @abdirashidismail6088
    @abdirashidismail6088 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mooryaan ciyal xamara weye 😂wasaq

  • @cabdiqaniali6493
    @cabdiqaniali6493 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sharma kuarag waa balaayo kuaragtay. The goat of Rappers sharmake abdinasir Bare sharma ka sharma

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Team sharma ismujiya

  • @WiilkaHooyocaasho
    @WiilkaHooyocaasho 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gureyow reactionkagaba xanuun kale ah😂😂😂

  • @MamaMia-nz8go
    @MamaMia-nz8go 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alla maqribki Baa iga tagay ina reaction guri barwaaqo ku qoslayay😂😂😂😂

  • @Sakisa3dSakisociid
    @Sakisa3dSakisociid 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sharma k sharma 😅😅😅😅😅😅 cayayaanka buufi nio intaasuu doonayey🦍🦍🦍🦍

  • @DekowHusseinAden-ld4ft
    @DekowHusseinAden-ld4ft 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sharma k Sharma

  • @abdiwahid997
    @abdiwahid997 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guri barwaaqow howshaan Adiga igu tashkiilyay😂😂dhex bartanka uga jiraa kaalybiga bad baadi ileen Buraan bur iyo dhaanto iskagama celinnkari sharma wa balayo😂🔥🔥🔥

  • @abdulahihussein252
    @abdulahihussein252 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waligeyy uma soo joogin wxn kulaha 😅😂

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sharma boy balayo 😂😂😂😂

  • @moussadaherahmed995
    @moussadaherahmed995 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team sharma boy
    From Djibouti 🇩🇯

  • @Maahiryre
    @Maahiryre 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guri barwaqo ninka kaliya iga qosliyo reaction kisa😂😂😂😂

  • @warsameissa7156
    @warsameissa7156 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sharma is not easy

  • @mohamudmohamedjama5058
    @mohamudmohamedjama5058 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Sharma ka sharma goat

  • @AbdishkurMaxamud
    @AbdishkurMaxamud 26 นาทีที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk rer waqooyi rigshan ka bixinaayo waa qiyaame kkkk hayaay guri barwaayo hawshaan fahmi maysida😊

  • @haaliade7426
    @haaliade7426 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guray hestaba Ada uga daran ninka dhawaca cusbo sii marsine😂😂😂

  • @CabdiqanidhexyareMaxamedaxmed
    @CabdiqanidhexyareMaxamedaxmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sharma boY is not easy❤😂

  • @ClkaafiXasan-kc3en
    @ClkaafiXasan-kc3en 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    🚑iga leexda afqalooc aa sidaye😅

  • @UmuZayn-q2p
    @UmuZayn-q2p ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xoon ama laxle waa mid yar oo shinida u eg laxda ama dhasha ayuu meel ka soo laalaadiyaa hadi ad u dhawato wuu ku qaniini waliba xanuun badan😅

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Islaantiisii buu kaftanka kaxiray sharma waa mucjiso

  • @HanaAwil-ot2qf
    @HanaAwil-ot2qf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma boy the best rapper cabsi cabsi weye Kan yar🔥🔥

  • @MaxamadJaamac-pq4jk
    @MaxamadJaamac-pq4jk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Team sharma guri barwaaqo waa ku jirtaa hhhh

  • @Mulkimohamed-r9b
    @Mulkimohamed-r9b 53 นาทีที่ผ่านมา +1

    🚗🚗 🚑 Wii Wii plz kaleexda😭😭Alla yaraxma

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Team ilkacase calanka nabada maad taagtaan waxani waa mayd garaace😂

  • @yacquubmohamed2593
    @yacquubmohamed2593 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guri barwaaqow fawdo cadiya thy baba 😂😂

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sharma K Sharma 🔥

  • @Afi_haryan
    @Afi_haryan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🚑🚑🚑🚑 Ka leexda afqalooc bay sidaaye 😂😂😂😂

  • @AhmethAli-t7n
    @AhmethAli-t7n 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    King of Raction Guri barwaaqo❤

  • @iiddanbile8425
    @iiddanbile8425 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    11:04 guri eey eey dhalay😂😂😂 11:07 😂😂😂😂😂

  • @farxaancade5837
    @farxaancade5837 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guribarwaqo sharmu tagaera😂🎉

  • @mrliicaaye2852
    @mrliicaaye2852 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Budka lamaray wlhi sharma umad ma.ahan😂😂

  • @iiddanbile8425
    @iiddanbile8425 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    7:08 guroow soo wada bax nio😂😂😂 big fan guri🫡

  • @farhiyalyrics5537
    @farhiyalyrics5537 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂WAR NINKA ALLE UNBAA AMUSIN KARO SHARMA LA LEYSKU SO KICIN

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dilaaga aamusan Malyuun gabadha Sade❤

  • @Amiinyare-t7x
    @Amiinyare-t7x 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma boy isn't easy 😢😅😮

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Legend guri barwaaqo dagalkii 3xaad ayaad cusubo ku sii subway sharma boy waa bulaayo balo ku ciyaadhay keep going legend❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    S͜͡H͜͡A͜͡R͜͡M͜͡A͜͡ C͜͡I͜͡Y͜͡A͜͡A͜͡A͜͡L͜͡ X͜͡A͜͡M͜͡A͜͡A͜͡R͜͡ W͜͡E͜͡Y͜͡I͜͡I͜͡ O͜͡L͜͡O͜͡O͜͡O͜͡O͜͡L͜͡ G͜͡O͜͡U͜͡T͜͡ S͜͡H͜͡A͜͡R͜͡M͜͡A͜͡ K͜͡ S͜͡H͜͡A͜͡R͜͡M͜͡A͜͡ 🦍🦍 💀

  • @MuscabK-v2e
    @MuscabK-v2e 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KinG of ReactiOn😮

  • @AmarAsensio
    @AmarAsensio ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sharma kasharma waxkale afqalooc way kudhacday tan ee fanka ha iskagabaxo sharma dartiis 😅😅😅😅😅

  • @AbdulQadirabdullaahi
    @AbdulQadirabdullaahi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma boy 🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharma boy is 🐐🔥💯👀🖤

  • @yussufalihussein346
    @yussufalihussein346 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sharna ka sharma🔥🔥

  • @CaanGeel
    @CaanGeel 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wali la isma gaarin😂

  • @YahaaAbld
    @YahaaAbld 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Legen ❤😊

  • @isamodric
    @isamodric 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    sharma waa goat 😂

  • @Bossbbe-z7j
    @Bossbbe-z7j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waala meed garacey qofkii ee cusbitaalka geeyaa 😅😅ceeji ceeji ilaa uu naarta tagayo ceeji ceeji😅😢sharma wadnahaaa bilaash nagu isTaaGey😅yaabey ani😂😂

  • @UgaasBayle
    @UgaasBayle 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Team Sharma boy🎉❤

  • @FaadumoDagan-fu4eh
    @FaadumoDagan-fu4eh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guri barwaaqo awal hore reaction kiisa wuu shidnaa lkiin hada wuu gaagabsada sababtu mxay tahay😂😢😢

  • @Abdallaboss869
    @Abdallaboss869 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DSA heesta uu ilkacase soo qaaday waaye guribarwaaqoow😂😂😂

  • @RudwaanahmedAllaahi
    @RudwaanahmedAllaahi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guri qarwaaqo zhp adigu. Mopilka kafarka kama. Badashid waa kaftan zhp😮😮

  • @caydaruussaleebaan2380
    @caydaruussaleebaan2380 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygu reaction un buu bixinayaaye hawanjalina waxpa kuma darine 😂😂😂😂

  • @FatxiMaxamad-w4v
    @FatxiMaxamad-w4v 24 นาทีที่ผ่านมา

    Toos bad utaagerysa sharma gurayaw 😂😂waxagu reaction maahan

  • @Alleyesonrafah10
    @Alleyesonrafah10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Musalsalkii la sheegayey ma sharma boy isku badalay Allah yaaa Somali 🇸🇴 aamini jiray waaaba booto iyo been socota naga taga balo………

  • @isxaaqcabdixasan4052
    @isxaaqcabdixasan4052 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guriyow xuun mataqanid miya wa mahalka yar ee sida shinda oo buulka yar sameysto dadkana cuno

  • @godadtv3958
    @godadtv3958 37 นาทีที่ผ่านมา

    waxaani waa ka daran yihiin Gantaalihii Hassan nasrulah lagu diley Bayruud acuudkoow

  • @sadamahmed5646
    @sadamahmed5646 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin yaroo nin weyn dilay ma aragteen kulahaa daba gale aar dilay ma aragteen kulahaa sharma waa mucjisoo😂😂

  • @ziimaazeyd2160
    @ziimaazeyd2160 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guri barwwaqo walaal sikal iyo laaban kuu tageeraa waana kusalaamayaa nooolow bro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏👏🏽

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube 30 นาทีที่ผ่านมา

    aar nip gobolkii ragga kala socda zxp filmkii aaway gurow 😂😂

  • @PUBG-MOBILE-o6s
    @PUBG-MOBILE-o6s 6 นาทีที่ผ่านมา

    Heesti ilkacase soo fiiri D,S,A dagaalka sadaxaad aduunka

  • @Smasha1000th
    @Smasha1000th 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhh sharma ka sharma afqoloc ilkace qeys wa iscadeyse walbi colone tahay omar barbar nosheege hhh

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kowsar cabdi jaamac xilimaad oran jirtay😂😂 guri barwaaqow😂😊

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 10 นาทีที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 mic 🎤. Caadiya buu u qatay bal muxuu afka ula galay sharma waa mucjiso

  • @sharmakemudug8343
    @sharmakemudug8343 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilka case had waxa uu tagan yahay jokary adaa igaliyaya dhiiqadan😂😂 kaly iga sar balyo ilhy baad lugah ii galisay😂😂 guri barwaqo umadeen mahan

  • @LiibanAli-g7b
    @LiibanAli-g7b 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Body language SI fiican u taqaana gurow😂😂😂

  • @FadumoJamac-ch8re
    @FadumoJamac-ch8re 30 นาทีที่ผ่านมา

    Guribarwaqo ninka ninka kaqabo ha qosline😂😂😂

  • @jaamacdhoof9686
    @jaamacdhoof9686 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War waxuu dhahay labo daqiiqo baan hortaada ku alifay heestii cago dhigo adaa afkaaga ka yiri waad iga badisay 😂😂😂

  • @deqaelmi6328
    @deqaelmi6328 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kufahanay gurow sharma lajirta ee ku soco

  • @maankadaara2674
    @maankadaara2674 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilkacase waxaa kasoo dhaw niciimooy indrkaa igala hadal🤣🤣🤣

  • @updifatahcasaanyo9359
    @updifatahcasaanyo9359 23 นาทีที่ผ่านมา

    Lax buu kaga dhigay wlhi 😂 ilhahow sharma naga qabo

  • @zakidhaqane1378
    @zakidhaqane1378 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xuun waxaa ladhahaa bahal yar oo qaniiyo kulul oo meelaha aqal yar kasameesto

  • @AbdirahmanIman-v1x
    @AbdirahmanIman-v1x 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 aniga wlh hesaa madagesto guri burqawaqa

  • @ruweidaoftheluckyruweida
    @ruweidaoftheluckyruweida 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilkacse hestise reaction kaso samee wan ku arka dhanka sharma boy ba tahay🤣😂

  • @MuscapAbdirahman
    @MuscapAbdirahman 34 นาทีที่ผ่านมา

    Guri zxp adiga tuunbo raac wadee😂

  • @malabseychannel70
    @malabseychannel70 15 นาทีที่ผ่านมา

    Walahay wan sugayay reaction 😂😂😂😂

  • @AxmedAbshirAli-pi8sw
    @AxmedAbshirAli-pi8sw 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sharma Soota Ku dhagnaan jirty maxa Manta ugu Qora salaxisaa😂

  • @MomamedahmedapdiMohamedahmedap
    @MomamedahmedapdiMohamedahmedap 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    TH-camkiisa ku qoran tahay DSA

  • @NuurMaxamed-r9z
    @NuurMaxamed-r9z 56 นาทีที่ผ่านมา

    Abtiyal 😢igadhisa like 👍 13:01 13:02

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iyadoo faahfaahsanayd baad sii shaandhaysay😂😂😂😂

  • @zaherchannel266
    @zaherchannel266 3 นาทีที่ผ่านมา

    Syl aa lees la aaday markoo lee yhy xabadka ayaa igaga yaalo xabado