Muqdisho:- Gabar saqiir ah oo jidka laga afduubtey lana kufsan rabey balsę dabaq laga soo tuurey|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Sarkaal ciidan ayaa sidaan sameeyay kawarama?

ความคิดเห็น • 131

  • @SalmaanDuceeysane
    @SalmaanDuceeysane วันที่ผ่านมา +7

    Muqdisho qofkii dowlada ku biir ama maal heesto labadaas lee iku nolaan kartaa Wllh waa run meshaan sharci mayaalo allow na sii dowlad wanagsan😭😭

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 วันที่ผ่านมา +9

    Xamar waa Meel aan lagu noolaan Karin
    Jariimadaas badan ayaa lagu galay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 วันที่ผ่านมา +9

    Cuqubo haku dhacdo dulmilow yasha iyo kuwa garabka kusiinayaba Aamiin Yaa Rabbi.

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 วันที่ผ่านมา +6

    Allow na bad baadi aduun iyo aakhirabo AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 วันที่ผ่านมา +8

    Niyahaw aniga waxaan layaabaa dadka qaar damir xumaa wixii oo xumaan ah oo dambi ah hadana 10jir iyo lix jir iyo wax aan aqli ahaan ah xtaa kusiinaynin war hadaa nin weyntahay waa gawadhaada ookale hadaa yartahayna ama dhalinyartahay waa walashaa kaa yar ama yaarantii xafadiina ookAle see damiir ahaan see wax ujiraan anaga wanyaabnay wlahi ilaahay imaanka nagama qaado

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 วันที่ผ่านมา +10

    Walalayalow ilmihi a guryaha kuheysta ama dugsiga geeya ee kadoona

    • @AaminoAbdirahman-ly9no
      @AaminoAbdirahman-ly9no วันที่ผ่านมา +1

      Wlh wa geynaa allaah no ilaaliyo il il.ma dhowrtee😢

  • @maanoxasan3882
    @maanoxasan3882 วันที่ผ่านมา +6

    Plz munasar ninka sawirkiisa inta so saar😢 pls

  • @DecksAbdul-ck4sw
    @DecksAbdul-ck4sw วันที่ผ่านมา +5

    Ax💔🥲😭 SubxaanAllah, Allah murugada haysa ha kadulqado, Gabadha siqiirka ah Allah ha caafiyo🤲🏽🤲🏽. Way jiraan niman wawayn oo ciyaalka un raadsada rer galbeedka waa cudur bay dhahaa. Allah baa cadaalad haya.

  • @xaredoabukar784
    @xaredoabukar784 วันที่ผ่านมา +4

    Ilahayow u gargaar adoontaada la dulmay adigaa Rabiyow Awood leh.

  • @abdinasirbered1753
    @abdinasirbered1753 วันที่ผ่านมา +7

    Hooyadaan garab ayey u baahan tahay ha la garab istaago si ay badbaadaan kuwa ka dambeeya

    • @xaredoabukar784
      @xaredoabukar784 วันที่ผ่านมา +1

      Ilahayow u gargaar adaa quwad leh samirna sii adoontaada

  • @DramaReeles
    @DramaReeles วันที่ผ่านมา +3

    IASC walaala yaal ilmaha sii wada oo siiwada. Cadowgii caruurta waa batey marka ilmaha dugsiga geeya kana keena ileen dulkii nabad maahane. Subxaana Laah. Naag weyin muu raadsado. Carsar iyo cuduraan lá aqaanin Allahey kugu rid.

  • @alidahir467
    @alidahir467 วันที่ผ่านมา +3

    Ciidanka boliska waa ineey talaabo qaadaan hadeey arintani jirto
    Sidaa awgeed shacbigu waa ineey banaanbaxyo looga soohorjeedo falalkaan kadigaan magaalada muqdisho

  • @hawoali120
    @hawoali120 วันที่ผ่านมา +3

    Sorry maya Subxanallah waa nin xanuunsan war gabdhaha guur weydiisa saqiirada hadhiba teynina 😢😢😢😢

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 วันที่ผ่านมา +3

    Inalilah wa ina illahay rajacuun allow u gargaar dadkan dulmiga lagu hayo yaa rabu calamiiiin

  • @JamiiloXusen
    @JamiiloXusen วันที่ผ่านมา +4

    ilahey musubo dag deg allah kuken bel muxu karab ilahey kucadab subxanallah ilahow nacafi adiga wax cafiye yaa rabi 😢😢

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd วันที่ผ่านมา +12

    Please reerka halacawiyo

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v วันที่ผ่านมา +2

    Meeqo carur bu hore ufara xumey bal hala wediyo subxanlah

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada วันที่ผ่านมา +2

    Xasan sheekhoow cuduro xun xun oo la aqoonin rabi hakugu rido umada xakah aa kasiisay ee rabi xakah kasiiyo umadaan ka hor wareeg hadaan waxbo uqabankarin balaayo kugu dhacdee war shacaboow kaca sidaan xal maahan oo garab istaaga walaasheen iyo walaalkeen oo gabadhooda saqiirta sh dabaq laga soo tuursy cadowsanaa ninkaas qisaastiisa waa in dabaq laga soo tuuraa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 วันที่ผ่านมา +7

    illaahay qalbiga hakuu qaboojiyo abaayo ninkaasna masiibo haku rido yaarabi

  • @JamiiloXusen
    @JamiiloXusen วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah ilahow adiga awod leh yarabi hooyadan maskinta ilahow gabadheda ucafi yarabi🤲🤲😭😭😭

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 วันที่ผ่านมา +1

    Rabbiyoow awoodada ugu gargar reerkan ladhibateyey dulmilowga Rabbiyoow Awoodaada kuso qabo Aamiin Yaa Rabbi.

  • @Qeyrqabto124
    @Qeyrqabto124 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa loo diraa ilmaha kaligood iskulka ninka watey maxuu u watey

  • @alidahir467
    @alidahir467 วันที่ผ่านมา +1

    Dowlada haqabato ninkaasviyo taliyihiisa hadii kale ha ogaato shacbiga ayaa ka awood badan dowladda

  • @becolla10
    @becolla10 วันที่ผ่านมา +1

    حسبي الله ونعم الوكيل الله ينتقم منه

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 วันที่ผ่านมา +1

    Halkan waa soomaaliya ha iloobin

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez วันที่ผ่านมา +1

    Xamaray masidasaa kudenbesey

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf วันที่ผ่านมา +1

    Yaan ladeenin hala dilo
    😊

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    bisinka bisinka xanuun badana maalinba masiibo cusub ayaad maqlaysa ilaahay calaamo haka muujiyo ninka awood ayuu sheegtay ilaahay ayaa kasi awood badan rabiyow maamada ugargaar uhiili qalbiga ilaahay ha uqaboojiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 วันที่ผ่านมา

    Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah Walciyaadu bilaah wlh zamin kii uu suubnaha scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ino shgy maan ta wn jognaa allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 วันที่ผ่านมา +1

    Caruurta ilaaliyaay 😢😢

  • @Abdulnashville
    @Abdulnashville 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadankan Somalia lahufo ubaahanyhy 100/70 shaqo laga qabto ubahanyhy Mr Garguurte masuliyada uuqaday kamidtahay waxa dhacayo waxba lagawydiinaa..illahow gabadhadan xaqeda usoodhaliyo amin

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 วันที่ผ่านมา +4

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 วันที่ผ่านมา

    Awood aa walasheey Gambar Gaaaban! Ayaan ugu fadhinaa let’s see how this rolls laan dheere aan ahay haka saarto! Shuute do your job man! This country needs Cadaalad balaaran oo qoys walba gaaro no matter how big or small their laan is!!!

  • @SafiyoAbdiRaage-i2s
    @SafiyoAbdiRaage-i2s 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlat hadeeyjirto.jabaa Dada ah aan helno😭😭🥱🙈🙉🙊🇸🇴🇸🇴

  • @aaminoibrahim5170
    @aaminoibrahim5170 วันที่ผ่านมา

    Haye hee ilintaas iyo huqdaas meel cidlo ah kumaberdaroobeyso xisaabweydanbeysa Wadankana dhito loodhigaaya

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 วันที่ผ่านมา

    Wlh malaintaa qiyaamaha war W jiraa mrki alle SWT hortiisa la tago naar na buuxis ayay rabtaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu วันที่ผ่านมา

    Calamo kugudacdey qofkii abnigeeda sugilahaba waxa sameynaya somaliya wey udhamatey inu kkufsadey lagayaaba kadibna sootuurey allah hacaafiyo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 วันที่ผ่านมา

    Ilaahaa awood leh ha ka soo ifiyo xaqdarada ilmaha yar loo geystay. Soomaaliya awood iyo qabiil sheegasho ayaa ka socoto. Goormuu dagaa wadankeena.

  • @SuadAli-y1j
    @SuadAli-y1j 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subxaanallah ragii qaarkooda badan maxaa caruurtii ku saliday mey naag anfacdo raadsadaan oo ey saqiirada dhaafaan balaayo Allaha kurido inteysan gaarin caruurta iyo dumarka masaakiinta ah 😢😢😢

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah askari lee wax xun sameeyey maxa loogu jira askar ma ahan waa mooriyaan eber alaha ka dhigo dhiiqo askartiisa waye dowlad ma ahan uf 🤮🤢🤮

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o วันที่ผ่านมา

    WAARIDOOW DADKU DADKII MAAHEE ILMIHIINA ILAZSHADA WAXAASAA DOWLADLALEEYAHAY BAL SAQIIR WAX HAWEYSANAAYO YUUDEYNAA ILLAHEY FARJIGA CUDUR KAGARID ASAGA IYO INTA UDOODEYSO

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 วันที่ผ่านมา

    Waxaan cawaanta oo dadka dhibaayo oo ilmihii yar yarka usoo dhiigtay ummada halaga qabto hadey dowlad dalka kajirto wabillaahi towfiiq.

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 วันที่ผ่านมา

    Damiin sidee.loogu siideyna war tuugada daba ordeysa mujriminta ayaga hala xiro

  • @ZenapAbdi
    @ZenapAbdi วันที่ผ่านมา

    Cunug tii yareed wee dhimatay 😢😢😢😢 akhiro ayuuw allah cadaa lad kusiin i.a waa saqiir waana ahlu janah allah ayaa jeclaaday abayo adna allah qalbiga hakuu qaboo jiyo

  • @ZenapAbdi
    @ZenapAbdi วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢sorry abayo wllhi xanuun nikii dulmiga intaas la eg keestay ee larabo in lasii daayo yarabi oow laada noo xifdi

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn วันที่ผ่านมา

    Masibo weya allah naga saaro somaliya cadalad ka ma jirto qaf weyn carur inow kufsado isku dayo hadana la dafacayo subxanalaah

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q วันที่ผ่านมา

    Waa daroogada asaga iyo kuwa keena weliba qaadka u horeya ilahay ha qabto ilahay raxmadiisa haka fogeeyo aduunka ilahay haku cadaabo

  • @shukri2903
    @shukri2903 วันที่ผ่านมา

    Dareenkada so noqdo kulahaa war xaa kaqaldan ninka waresahaayo hooyo canugteda dhip lod

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 วันที่ผ่านมา

    Laaxoowla waa quwata illaa billaahil caliyil cadiim, ciqaab Alla marsii, war wuxu anshax la'aa oo arxan daranaa.
    War kan iyo baqtiga lamidka ah halaga qabto dadka iyo dalka, wax loo dulqaado

  • @CrisaaqCiise-xn3fi
    @CrisaaqCiise-xn3fi วันที่ผ่านมา

    Yaa allaah yaa allaah allow illinteeda tir yaarabi daalinkaasne yaarabi aduunyo iyo aakhiro xaqeeda kagud yaarabi

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taas ayaa la leeyahay ha dagto oo magaalo caadiya ha noqoto waxan leeyahay kuwa masuuliyada sheeganaya waar maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa waar allah ka cabsada

  • @ImranAbdullahi-p7s
    @ImranAbdullahi-p7s วันที่ผ่านมา

    Maanta waa aduun lakiin malin ilaahay lahurtagaa yaa jirto qalbigana alaha uqaboojiyo maamada Alaw ka awoodbadnayn 😢😢

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada วันที่ผ่านมา

    inaalillahi wa inaa ilayhi Raajicuun Allow ugar gaar masakiinta Xamar ku dulman Yaa Rabi Allow cadaalada usoo da daji Yaa Rabi

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya goormey isbedelaysaa oo ilaah ka cabsanaayaan ilmo la xoogaayo qabiil aan dhamaad laheyn ilaahoo noo maciin.

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 วันที่ผ่านมา

    Munasaroow kiiskaan hadii aad kahartit buufka aan ka cakisaa! See this shit to the end bro!

  • @f.o847
    @f.o847 วันที่ผ่านมา

    waxaan lamurugasnahay murugada hooyo yadaa haysata.
    kuwa daalmka siidaynaya ilaahay ka baqa caruur mahaysataan miyaa?

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi วันที่ผ่านมา +1

    😢😢😢😢

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 วันที่ผ่านมา

    Sumxana laah ilahoow si degdeg ah nogaqabo masiibo ha ku dhacdo kaas

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 วันที่ผ่านมา

    Cuqubaa kudhacday kaas illaah hakuu caafiyo xbbti ilaah baa sooqaban doono

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o วันที่ผ่านมา

    UF KAASNA NAAGAA LASEEXANEYSO ILAAHEY HAMIGADHAN HAKAAQAADO WAR AAMIIN DHAHA

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin วันที่ผ่านมา

    Subxanalah waayab runtii illahay ayaan kamagan galnay xumato odhan

  • @DuniyoCali-qv3bc
    @DuniyoCali-qv3bc วันที่ผ่านมา

    Wacniy..cadalaxesha😢😢😢😢...hooyo soomali wacye

  • @AlmaasQalbi
    @AlmaasQalbi วันที่ผ่านมา

    Inaa lilaah wa inaa ileyhi rajicuun ilahey xaqooda ha usoo dhiciyo 😢

  • @HfugVbhg
    @HfugVbhg 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasbiyalah wanicmal wakiil ya daalim😭😭😭😭😭😭

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 วันที่ผ่านมา

    Gabar kaligeed hakuso deynina jidka dugsiga geya kana keena

  • @ahmedamey6486
    @ahmedamey6486 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey sabar hakaa siiyo meeshan dowlad ma jirtee 😢

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 วันที่ผ่านมา

    Alle ha ugargaaro shacabka masakiinta inshallaahu

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan waa uu kufsaday hala baro caawi munusaroow

  • @Adil-l7z
    @Adil-l7z วันที่ผ่านมา

    Sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah sumxanalaah

  • @imthehero76
    @imthehero76 วันที่ผ่านมา

    Ninka Al-Shabaab haloo dhiibo waxii kale war ha iska ahaadaan.

  • @MohametHAbdiToniH
    @MohametHAbdiToniH วันที่ผ่านมา

    ILAAHAY HA UDHIBDHAAMO HOOYADA WALLAHI WAY DHIBAN TAHEE 😢😰

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 วันที่ผ่านมา

    Awoow alle aya leh inaga ibnu aadam daciif ah aya nhy

  • @FaadumoJaamac-k3z
    @FaadumoJaamac-k3z วันที่ผ่านมา

    Qofkasata oo Atwood sheegta awoodda ale ayaa ka weyn

  • @FarhioM-y3o
    @FarhioM-y3o วันที่ผ่านมา

    Mucjiso waye Allow noo gargaar

  • @MaxamedCarab-wg2sj
    @MaxamedCarab-wg2sj วันที่ผ่านมา

    Waa run abayo cadaalada illaah hakuu soo saaro 😢

  • @farhaahmad-fia87
    @farhaahmad-fia87 วันที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @f.o847
    @f.o847 วันที่ผ่านมา

    innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad วันที่ผ่านมา

    أعوذ بالله من كل شر

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q วันที่ผ่านมา

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @TggYgh
    @TggYgh วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdullahiduhul3430
    @abdullahiduhul3430 วันที่ผ่านมา

    Hulaalka sidoow ku ogalaaday?

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 วันที่ผ่านมา

    Cuqubo degdeg ah haku dhacdo

  • @abdinasirbered1753
    @abdinasirbered1753 วันที่ผ่านมา

    Suaal aaway ninkii dhaley ilmahaan?

  • @mubarakosmailsaid4642
    @mubarakosmailsaid4642 วันที่ผ่านมา

    ilahay hakudhib dhaamo yaa rabi

  • @Cadnanyare-s4z
    @Cadnanyare-s4z วันที่ผ่านมา

    Ilaahey ha unaxariisto

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭 mashallah she stronger mother

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg วันที่ผ่านมา

    Dowladdu may dishu.

  • @maxamedsafari
    @maxamedsafari วันที่ผ่านมา

    ax Cadaalad lama huraan waaye

  • @aminam9170
    @aminam9170 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subaxan Allha 😢😢😢😢😢

  • @IsmacilAxmed-c5e
    @IsmacilAxmed-c5e วันที่ผ่านมา

    Ilaahoow ugar gaar hoyadaan

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m วันที่ผ่านมา

    Naag muu wayay xayawanka

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q วันที่ผ่านมา

    Maskiin ilaha umaqan

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subuxaan Allaah🥲

  • @MohamedDeeq-c2g
    @MohamedDeeq-c2g วันที่ผ่านมา

    Yaa Rabi,🤲😢

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 วันที่ผ่านมา

    subxaanalaah xasbunalaah

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool วันที่ผ่านมา

    Allow sahal amuuraha

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 วันที่ผ่านมา

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m วันที่ผ่านมา

    Haladilo eyga

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah😢😢😢

  • @SurprisedAquariumFish-gy5cr
    @SurprisedAquariumFish-gy5cr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭