MAGOOL IYO TUBEEC - HEESTII MINANKIINA ANIGAA IMIDOO KOOW DHEH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 175

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +18

    Magool waxay geeriyootay sanadkii 2004 waxay ku geeriyootay wadanka Holland maxamed salebaan tubeec wuxuu geeriyooday sanadkii 2014 wuxuu ku geeriyooday wadanka jarmalka allahaw naxariisto dhamaantood waxa lagu aasay muqdisho

  • @MohamedAhmed-uw7pk
    @MohamedAhmed-uw7pk 5 ปีที่แล้ว +18

    Hestaan xasuusbeey igu leedahay gabadhii iigu horesey oon isjeclaano ayaa ayadoo qoraal ah iikentay marka aad ayaan ujeclahay masha allaah

  • @ibraabdi2096
    @ibraabdi2096 5 ปีที่แล้ว +31

    2019 wixi dawana like saaar halkan allaha unaxaristo fananinteena qaraamiga ahaay ☝
    kuwa hda is qaawin ayba bilaabeene 👊👊

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan ปีที่แล้ว +4

    اغنيه في قمة الجمال والروعه، ،،،، اللهم ارحم حليمه خليف مجول ومحمد سليمان والشاعر المرهف عبدالقادر علي عجال عرو

  • @thefantasticone2387
    @thefantasticone2387 4 ปีที่แล้ว +14

    Ma jirtaa fanaan ama fanaanad jiidi karta inta magool jiideyso " maxaaaaaaaaad....... maqashayee" 5-jul-2020

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 3 ปีที่แล้ว +2

      Maya Eedo magool waa mucjisada fanka ee Soomaali soo martey ayey ahayd AUN

  • @hamdaaxmed2077
    @hamdaaxmed2077 5 ปีที่แล้ว +27

    Waanka helay heesatan 2019 like igu qabata inta daawnaysa

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +6

    AUN magool say codka ujiidin ba cajiib ah😍Allow unaxariiso 2dooda.

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 7 หลายเดือนก่อน +4

    2024 qofkii soo radiyay likta waa kugu waajib

  • @abdiwelijama9277
    @abdiwelijama9277 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa erayadii alle ha unaxariistee abdiqaadir cali cigaal iyo boqoradii cadka magool iyo tubeec alle how raxmado dhamaantood

  • @Halyeeygareersool
    @Halyeeygareersool 10 หลายเดือนก่อน +1

    1992 baan ku marqaami jiray maanta o ay thy 12/2/2024 sidiiban ugu marqaamayaa wali waan noolahay Alx

  • @صوماليةوافتخر-و5و
    @صوماليةوافتخر-و5و 7 ปีที่แล้ว +42

    heestaan caruurnimeyda cid dariskeena gurigooda ka maqli jiray mrke codka jiideyso magool ayaaa ka daba qaaadi jirry markaasee neefta igu dhagi jirty alla ayaaam zamaan axlaa wallhi
    xasuus xafadeydiiiii😓😓😓😓😓

  • @qadarqurxiye9971
    @qadarqurxiye9971 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii 2024 daawaneyso like saar

  • @Keydka_Taariikhda
    @Keydka_Taariikhda 19 วันที่ผ่านมา +1

    Erayadii Abwaan cabdiqaadir Cali Cigaal cirro laxankii Xasan gareed luuqdii Tubeec iyo magool

  • @engneerismaaciil1406
    @engneerismaaciil1406 ปีที่แล้ว +3

    Caawa oo ay taariikhdu tahay 27/7/2023 11:19 habenimo ayan dhegaysanaya heestan cajiibka ah
    Isbedelo badan oo nolosha ah ayaan rajaynayaa inan fuliyo allena ha iga guleyo
    Qoraalkaygani xasuus ayuu noqon dona insha allah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +5

    WAAH!! WAAH!! DAD WAA DADKII HORE, HADALNA WAA INTUU YIRI..👍💕🌱

  • @daadir9435
    @daadir9435 6 ปีที่แล้ว +7

    Boqorkii iyo Boqoradii codka Allaha Qabriga ha u waasiciyo waxaan kala Garan la ahay ma Dadkii hore ayaan somali ahayn mise Dadkeena hada fikirkaan iyo aqoontaan xakee naga aadeen

  • @hassanali-ep2dt
    @hassanali-ep2dt 5 ปีที่แล้ว +2

    Best song evar walikay dhagesiga hestan kamawa dalo adban ujeclhy

  • @engneerismaaciil1406
    @engneerismaaciil1406 ปีที่แล้ว +1

    Pls heestan qofkii erayadeedo dhamaystiran hayaa hasoo qoro

  • @foosiyaad6622
    @foosiyaad6622 5 ปีที่แล้ว +10

    Qofkii illa fiirsanaaya liketa yuu ila dhaafin

  • @qaalihaaji4112
    @qaalihaaji4112 6 ปีที่แล้ว +11

    Xasuus Ayer iga Lisay wayo wayo xiligaa ciyaal dugsiga ahaa ayan radia ka dhagesan jiray Kama daalo inaa dhagesto ilaa hada

  • @maxamedyusuf5265
    @maxamedyusuf5265 4 ปีที่แล้ว +2

    habeen ciid ah yaan booqday allow idiin naxariiso 30 july 2020

  • @lucasnuune2849
    @lucasnuune2849 4 ปีที่แล้ว +2

    Magool tubeec what a.song iLahey h idin naxaristo🔥✌💯

  • @maxamedbakayle6247
    @maxamedbakayle6247 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto dhamaan inta dhimatey hadu Abwan yhy io hadu fananiin yihinba

  • @hapipqalid9766
    @hapipqalid9766 5 ปีที่แล้ว +5

    Heestan runti waxay ku dareensinaysa micna badan oo aan lagu so koobi karin erayo Balse ila dhageyso dhuuuuuuuuux🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹zxp

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 ปีที่แล้ว +4

    allaha u wada naxaristo Boqrada codka iyo Boqrka Codka janado fardso allaha ka warbiyo aamiin aamiin

    • @mohadahirroble4398
      @mohadahirroble4398 6 ปีที่แล้ว

      Waxan filaa in ay magool cusub ay Fanka ku soobirtay

  • @ibrahimciiltire1269
    @ibrahimciiltire1269 6 ปีที่แล้ว +3

    waa codkii ugu dheeraa ee aan maqlo abid

  • @abdifatahkhalifabdullahi5188
    @abdifatahkhalifabdullahi5188 6 ปีที่แล้ว +5

    Rabbi ha idiin naxariisto amern

  • @jiciirshow
    @jiciirshow 6 ปีที่แล้ว +6

    Yaa Ila DaaawanaYa
    2018

  • @abdirashidabdulla3489
    @abdirashidabdulla3489 8 ปีที่แล้ว +33

    kuweenii somali ku dhashay 1950ilaa 1970 si fiican ayey ugaranayaan xadaaradii magool iyo maxamed seleebaan. iyo waabari iyo kuwii kale maxaa waqti ahaa maxaase hobolo ahaa waqtigaas.

  • @aminhousein2178
    @aminhousein2178 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestan ano dhegaysigeda ku haysta 2015 ki ayaan la i sheegy haben geerida marxum tubeec inu frankfort Germany ku dhintay dhakhtar alla ha u naxaristee

  • @munirhaddadi2519
    @munirhaddadi2519 6 ปีที่แล้ว +12

    yaa dawanayaa 2018

  • @aymiabdi7573
    @aymiabdi7573 5 ปีที่แล้ว +5

    2019.....xasuuusty kashdnthy

  • @mukhtarbulle4357
    @mukhtarbulle4357 6 ปีที่แล้ว +5

    Allaha idiin naxriisto walaliyaaaal

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Maxaa dhacay macaaan, ii sheeg

  • @MohamedAhmed-uw7pk
    @MohamedAhmed-uw7pk 5 ปีที่แล้ว +1

    Alloow kunaxariisa oo cadaabta kafogee aamiin

  • @ayuubmaxamad3230
    @ayuubmaxamad3230 6 ปีที่แล้ว +4

    2019 like igu qabta
    #Sacdiyo_siman iyo #Iidle_yare
    Baa Heestan kufsaday 😅😂

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 2 ปีที่แล้ว +1

    2022, feb, 11, NAAFTEEYDEE MAARTII OO KALAA AHAAY .

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 ปีที่แล้ว +1

    Ana waxaan leeyahay waxaan kaaga maqanahay meel dheer ma joogine muraad muraadkayga gaarka ah.
    Kal mad xun oo halis galin karta naftayda ayuu hal kadhigray lkn anigu waan nabad galitay oo asaga gadaashii ayaan seexdaa waana kasoo hortoosaa subaxdii lkn waan nab galiyay.

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Xaliima khaliif , Magoool.. alah raxma.

  • @HolaFarh
    @HolaFarh 4 ปีที่แล้ว +2

    9-12-2020. Heesta dhageysanayaa. Jawi dagan. Heesta. Xasuus. Anigooo yar ayaa Maqli jiray

  • @aadanciise4649
    @aadanciise4649 2 ปีที่แล้ว

    Waxaas aa kaa hees 2022

  • @XasancaliXasa-n4e
    @XasancaliXasa-n4e ปีที่แล้ว

    2023 bisha 12 norember dhageesi wcn

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว +1

    Way diiiday waxay ku tidhi aniga ha ila qabsan waryaaa.

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Wuu baryayaa. saw ma aragtid

  • @ariihadigaale8050
    @ariihadigaale8050 6 ปีที่แล้ว +2

    Alle yaa raxma inti dhimatay

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxaristo boqorada codka iyo boqork codka

  • @ifrahsomali7663
    @ifrahsomali7663 6 ปีที่แล้ว +3

    Magool aniga yar Iska Jecel codka alle siya iyo maxamed

  • @said.mohamed
    @said.mohamed 2 ปีที่แล้ว

    Aakhiro like male waalid

  • @abdiinshaar2981
    @abdiinshaar2981 7 ปีที่แล้ว +8

    somaliyey runbaa la rabaye Bal is garab dhiga fankeenii hore ama si kale u iraahdo fanaantii hore iyo kuwa hada jira sow meel eber ah ma aha kuwa fanka somaliya hada kufsanayaaya it kuweenii hore

    • @nimcofaarax5066
      @nimcofaarax5066 5 ปีที่แล้ว

      Kkk wll de waa la so dhaafay bari sabaam ayeey aheeyd lkn imika WA hee

    • @bashkanoor9729
      @bashkanoor9729 3 ปีที่แล้ว

      Sxb comment gan saaaka arkaaa
      4 sano kahor baad qortay waxaba danbeeyay yaanyo shishiid iyo kabsar caleen😂😂
      Xmr JJB baaan kaso salamayaaa walal

  • @biibaayeproductions1345
    @biibaayeproductions1345 4 ปีที่แล้ว +2

    haa minankaygi idinkaa yimiye
    marti oo kalaa tihiine
    codadkii halaasiga ahaa

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Siday magool u jiidayso codka talow majiraa Qof intaas jiidi kara😊aniga Dhuntayda waa yartahey intaas maba gaarsin karo Cunaha i kala go'in kkkkk😂😂

  • @Jama-u8r
    @Jama-u8r ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulllahimukhraji787
    @abdulllahimukhraji787 5 ปีที่แล้ว +2

    Somlidii hore heybad ulahyd fanka

  • @baidoadistricteducationoff5577
    @baidoadistricteducationoff5577 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees qaraami ah alah unaxriisto fanaanintii hore

  • @mohamedgedi8820
    @mohamedgedi8820 6 ปีที่แล้ว +2

    2004 anigoo Marko usocdo ayey homy aan saarnaa Ka daarneyd

  • @jumlayste
    @jumlayste 6 ปีที่แล้ว +3

    m.a heestn aad ayn ujclhy

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 6 ปีที่แล้ว +3

    Waa jeclahay.

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 4 ปีที่แล้ว

    Sat 5 sep 2020 bn daawanayaa😍

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Somalialnd waa Qaran.

  • @ahmedmohamedjr.4919
    @ahmedmohamedjr.4919 6 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariste gabadha TH-cam ka kasaar gabadha subxaanalah ilaahow dunida hees aana ooga tagin

  • @said.mohamed
    @said.mohamed 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow idiin shall kolay waanu iman

  • @ahmedceero
    @ahmedceero 3 ปีที่แล้ว

    14_10_2021 axad 11:57 hapeenimo & murqaan

  • @said.mohamed
    @said.mohamed 2 ปีที่แล้ว

    U duceeya

  • @suhaybcawke5214
    @suhaybcawke5214 6 ปีที่แล้ว +3

    Allle. HawnaxariistoH. Fananti. Hore ee qiimha. Lahyd

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Naaag hadaad qabto waa in aad mas,uuul noqoto. nin ayaa ilaahay kaa dhigay.

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 4 ปีที่แล้ว

    Ahun aamiiiiiiin Magool iyo Tubeec.

  • @abdukadirhilowla9481
    @abdukadirhilowla9481 6 ปีที่แล้ว +3

    Heestan hada waba ladhacay edle yare iyo Sacdiyo siman

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Naagta aad qabto ha ka soo daahin la joog hadii kae way ku nacaysaa...

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Magool, ayaa ugu cod macaan.

  • @mustafekamara7009
    @mustafekamara7009 7 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan kaaga maqanahay
    Meel dheer ma joogine
    Muraadkeena gaarka.
    Tubeec Alle haw naxariisto asaga iyo xaliimo ba

  • @kaahiyewarandheere3283
    @kaahiyewarandheere3283 6 ปีที่แล้ว +1

    1:54 sida ee ujiiday codka naag somali ah uma jiido karto sidaas ayaana boqorada codka laku dhahay AUN

    • @sacdiyosupaan6915
      @sacdiyosupaan6915 6 ปีที่แล้ว

      kaahiye waran dheere aniga ujiidi karo waliba wan dhafi kara Edo MCN allo kunaxariso😘💯❤🙏

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +4

    Tubec & Magool AUN

  • @cabdidhudi8494
    @cabdidhudi8494 ปีที่แล้ว

    Kow dheh

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 5 ปีที่แล้ว +2

    Waayo waayo anigoo ka imid isguulki aan dhigan jiray ayaan ka maqlay ii dheh iyo ogaysiiski ka bixi jiray radio muqdish oo lagu xaysiin jiray riwaayadaha cusub oo dhigi jiray tiyaterki xamar oo was riwaayaddii jaceyl boob Uma baahno oo sidee loo boobayaa ma bariisbaa waxaa xayrysiinayeey cowke

  • @intawalanhoyadod7428
    @intawalanhoyadod7428 6 ปีที่แล้ว

    wale hesihi hora heeso ahayen😍😍😍😍😍😍😍

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 ปีที่แล้ว +11

    Heestani waxay ka mid aheyd riwaayaddii Jaceyl boob uma baahna. Waxaa sameeyey abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo ay walaalo yihiin hobolka Axmed Cali Cigaal . Waxaan ka hadlayo 1975 . Waayo waayo.

    • @dalmarmedia5615
      @dalmarmedia5615 6 ปีที่แล้ว

      Laxankuna waa Axmed Cali Cigaal

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 5 ปีที่แล้ว

      Heestaan maxamed cali kaariye ayaa leh
      Yaan wax laysku qaldin
      Somaliyey

    • @abdishakurabdi5190
      @abdishakurabdi5190 5 ปีที่แล้ว

      @@daafeedmuuse4407 nayruus wax la isku khaldo, ninka sameyayna waa caan qofbaa garanayo, fanku maahan bushkhad qofwalba jeebka ugalikarta

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 5 ปีที่แล้ว

      @@abdishakurabdi5190
      Waxan jeclaan lahaa inaad xog dhamaystiran raadisid
      Si aad xaqiiqda u'ogaatid
      Hadaadan raadin karina anagaa kuu keenayne
      Waxan kahadlayaa waa heesta minankiinii layiraa
      Inkaariye leeyahayna waxaa cadaynaya kaydka raadyow muqdisho saasay kutaal
      Hargaysana waan filayaa inaytaal
      Marka sxb bukhshad hadii laqaadanayo jeeb halagu qaado ama gacan halagu sidee waa in wax run'ah ku qornaadaan

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 5 ปีที่แล้ว

      @@dalmarmedia5615
      Malahan cigaal
      Nin cabdiqadir muse layirahdo ayaa laxanka lahaa

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Marti haad tahay, meel ka dhicin.

  • @quenmaryama6995
    @quenmaryama6995 5 ปีที่แล้ว

    Who is lesining 2019

  • @abdiqafaarabdikariim2588
    @abdiqafaarabdikariim2588 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allaah

  • @bashkanoor9729
    @bashkanoor9729 3 ปีที่แล้ว

    Xasuuus💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @aliabdimire1626
    @aliabdimire1626 5 ปีที่แล้ว +1

    Kooodhe

  • @horiyo1
    @horiyo1 3 ปีที่แล้ว

    Ax yaa sawtul Raxma

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo

  • @MubYus
    @MubYus 2 ปีที่แล้ว

    Af Soomaliga barta ciyaaal

  • @ahmedofficial5584
    @ahmedofficial5584 4 ปีที่แล้ว

    Xusuus

  • @warsameamalle8831
    @warsameamalle8831 7 ปีที่แล้ว +5

    Ereyadda heeskaan waxaa alifey Abwaan Abdulkhaadir Cali Cigaal"Ciro" Laxankkuna waa abwaan Cabdukhaadir muuse "Lugey".

    • @abdisalammahdi3576
      @abdisalammahdi3576 6 ปีที่แล้ว

      Warsame Amalle naa naga aaamu lugay muxuu ahaa waad iska niyaysatay heesaha

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 5 ปีที่แล้ว

      Sxb wax haysku qaldin heesta abdiqaadir sameeyey waa nayruus
      Tan waxaa miraha leh kaariye
      Laxanka waa sax labada heesba waxaa usameeyey abdiqadir muse lugay

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 5 ปีที่แล้ว

      @@abdisalammahdi3576
      Sxb abdiqaadir muuse lugay wuxuu ahaa laxamaystihii xiligaa ugu fiicnaa
      Heesihij kahoreeyey 76dii ee hanaqaaday inta badan isagaa lahaa laxankooda

  • @camalsame6831
    @camalsame6831 6 ปีที่แล้ว

    ayeeyo wax kale ayaatahay kabayare

  • @hassanmohamad8755
    @hassanmohamad8755 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan imaan horor iyo islantisa ku arki jiray
    Riwayadii if iyo aakhiro🤣

    • @maxamedyusuf5265
      @maxamedyusuf5265 4 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh

    • @cumaraxmed6882
      @cumaraxmed6882 4 ปีที่แล้ว

      Waaayo waaayo xasus ayaa I gashay cawa masha allah 1980 anagoo meel wada jogna maxamed Suleman iyo aniga iyo xalimo khaliif iyo maxamed warsme qasali ayaa ruux noo yimid heestan ey udaaran thy wlh cawa xasus dadkaaas wey dhibteen haloo duceyo

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +1

    Inta in ay maqasho heestan markey ku maqashey Sacdiya siman oo qaadaysa xaadir dheh

    • @laylodiamond9052
      @laylodiamond9052 6 ปีที่แล้ว +1

      Caruur hadaa kugu horeysa

    • @Layla6793
      @Layla6793 6 ปีที่แล้ว

      @@laylodiamond9052 indeed. I am Caruur

  • @tahraanabdiqeystahraan5334
    @tahraanabdiqeystahraan5334 7 ปีที่แล้ว +1

    Waxa maqashaye dhacay Muqaga iga jaray macnahoda isheg

  • @maxamedyusuf5265
    @maxamedyusuf5265 4 ปีที่แล้ว

    maxaa xaaja maaree iyo keenay murugada

  • @adandhoolayare9961
    @adandhoolayare9961 6 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii c/qaadir Cali cigaal laxanka c/qadir muuse lugay

    • @MubYus
      @MubYus 2 ปีที่แล้ว

      Beenloow

  • @masuulweyn9431
    @masuulweyn9431 6 ปีที่แล้ว +1

    sidee magool heesta ujiideso cajiib

  • @AnoooAnooo-qq3eb
    @AnoooAnooo-qq3eb 3 หลายเดือนก่อน

    VOUCHEDE

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 ปีที่แล้ว

    Manigaa kadhacay miyir marag baad uhaysaa mise waa mudaaci mudaaci naruurooy midhkan aad ileedahay maxaa keenay maah maah marinkeediina aan helin. Oo waad igu mudacaysaa yacni. Bal waydiiya odayga ila dagan ee madowga ah manigaa kadhacay miyir xataa hadan cabsanahay miyirkaygu waa taam alxm yaa allah.
    Eray xun buu hal hays kadhigtay furaashkuuna ku aruueay markuu tamar kale waayay

    • @engneerismaaciil1406
      @engneerismaaciil1406 ปีที่แล้ว

      Sxb heestan hadaad erayadeedo dhamaystiran hayso ino wada qor
      Meela badanban lafahmayne

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Guriga gudihis iyo bananka iney isleyihin qadamo muqawi oo qawan yaa fasaxay sheko nin baa nin adoon uaha oo uqali jiray labo naf hilbahana udhigi jiray ninka uu ushaqeyo maraqana isaga cabi jiray malinti danbe iyado duhur uu dhahay hidigaa arkaya ninki shaqalaha ahaa niinki loshaqeynayay kuyiri adiga ubadalo hilbaha ana iisoowareji maraqa

  • @hibomawliid1095
    @hibomawliid1095 4 ปีที่แล้ว

    Baste song

  • @said.mohamed
    @said.mohamed 2 ปีที่แล้ว

    Walidka

  • @ziidiicalihasan7333
    @ziidiicalihasan7333 6 ปีที่แล้ว +1

    mash

  • @jamaaldaahir7553
    @jamaaldaahir7553 5 ปีที่แล้ว

    Cajiib Feb 2019