ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Mucda Suugaanta Hal-abuur Nageeye Cali Khaliif

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 เม.ย. 2017
  • Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi uu suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) la yeeshay hal-abuur Nageeye Cali Khaliif, kaas oo ku saabsan suugaantiisa iyo hal-abuurkiisa ba. Waxa aad waraysiga kaga bogan doontaan mucda suugaanta Nageeye iyo halka ay u badan tahay.

ความคิดเห็น • 34

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah mar hadad habada Rabbi ku siisay aad Ilaahay iyo aakhiradada uga baqatay waad ku guulaysatay Rabbi ha ku barakeyo amiin 🥰🥰🥰 hooyo khayr hel

  • @AbdirahiimIbraahim
    @AbdirahiimIbraahim 6 วันที่ผ่านมา

    2024 who whtching

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 ปีที่แล้ว +2

    Nageeye maashaa Allaah gabay adaada waa qaalia maashaa Allaah gabay taariikh leh

  • @maariyaargsan5248
    @maariyaargsan5248 5 ปีที่แล้ว +2

    Maash allh abwaan nageey waan kahelayba ale haku xifdiyo

    • @adoomygang4194
      @adoomygang4194 5 ปีที่แล้ว +1

      Maasha allaah waxey garranwaayeen waayeelada soomaalida eeburburinaya auugaranayaa soomaalinimada yaa kuwryn xagfidullaah

  • @iglaanahmed4112
    @iglaanahmed4112 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah xafidulaah adoo kaloo badanaa nagu fiicneeyd nabee

  • @user-lg5cq3pf8q
    @user-lg5cq3pf8q 6 ปีที่แล้ว

    masha aallaah allaha ku xiftiyo abwaan nageye

  • @asmanuur7513
    @asmanuur7513 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah go for world

  • @souleimanroblehwais9960
    @souleimanroblehwais9960 5 ปีที่แล้ว

    Macha allah barak'allah lisanaka

  • @zacariaabdiibrahim6213
    @zacariaabdiibrahim6213 5 ปีที่แล้ว

    Sy mnsh allh Abwaan naageeye

  • @goobanimojecelgabadhareera6084
    @goobanimojecelgabadhareera6084 6 ปีที่แล้ว +1

    Halkay fadhiiyanban iska jeclaystay inan manta fadhiisto 😭😭😭 wan ka dheerahay wan kuso nasan laha

  • @maxamed-kheyrsh4196
    @maxamed-kheyrsh4196 3 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasigu waa dayuus shisheeyaha saacidee suntii lagu marin laha sameynteeda ayan ku faray.

  • @ahmedabdihirsi1854
    @ahmedabdihirsi1854 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @siciidcumar714
    @siciidcumar714 4 ปีที่แล้ว

    Sugaan muc iyo miisaan leh ayaad akhriday wll.

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan Nageeye cali khaliikh waa Haybad ilaahay bixiyo waxay ka timaadaa wax uu isagu arkay oon dadku arkeyn

  • @xaajibashiir7881
    @xaajibashiir7881 6 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan dhalinyara ah oo ayku wayntahah midnimada somalida nolow sxb

  • @farxaanmaxamed1534
    @farxaanmaxamed1534 9 หลายเดือนก่อน +1

    17:29 17:30 17:31

  • @munahussein6516
    @munahussein6516 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @sadiaismael769
    @sadiaismael769 6 ปีที่แล้ว +2

    Manish allah

  • @khadarmohamed2676
    @khadarmohamed2676 4 ปีที่แล้ว +1

    Bari woqooyi ku lahaa muu woqooyi bari yidhaahdo kani waxbarashuu u baahan yahay.

  • @libanhussein1239
    @libanhussein1239 3 ปีที่แล้ว +1

    Diiday dulaal iyo

  • @mohahareri4508
    @mohahareri4508 6 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan an jclahy gabayadiisa

  • @hawaabdi2858
    @hawaabdi2858 6 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan hadiilaga dhageeysto gabaygiisa dadbadan baa xabsiga liinta kucabi ilaa gobanimo umbuukahadlaa Somali gunimeey doorbiday

    • @QaliCawil
      @QaliCawil 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 5 ปีที่แล้ว +1

    Wixi lagu furey hadaan laga furin waa lagu furi hadana

  • @user-xn1gp3qe5ooffcial
    @user-xn1gp3qe5ooffcial 8 หลายเดือนก่อน

    Abidkayba haybiyo hebel waa xigaaliyo huuhaada beenta ruta ugama haajiro

  • @shacbanwadadid4658
    @shacbanwadadid4658 5 ปีที่แล้ว

    👍

    • @hodancabdirahman915
      @hodancabdirahman915 3 ปีที่แล้ว

      Masha Allah abwaan nageeye cali Khalifa ilahay ha ku xiftiyo

  • @gamasb8222
    @gamasb8222 4 ปีที่แล้ว

    Hora ma Ina Cali khalif galayr miyaa?

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 6 หลายเดือนก่อน

    Ninkan Caqligii somalibaa lagu uruuriyey Kedibuu Fariin direy blse fahankaa Qaaliya ( siyaasigu waa Dayuus bey ku duugantey. Arinkuba
    Gam..libaax

  • @cabdiqanikaraaf9826
    @cabdiqanikaraaf9826 6 ปีที่แล้ว +1

    Waar meeshu abaar weynaa, xilli barwaaqo inaad la eegataan ayaa wacnayd