Xujo!!!! Ridwaan Oo Bad Galay Kaacaa Fadhiisi + Xujadii Oo Xiiso Wayn Yeelatay..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • DAYAX SHOW : XIISAHA IYO XAQIIQADA SHACABKA

ความคิดเห็น • 135

  • @xamdaqalimaxamed6579
    @xamdaqalimaxamed6579 5 ปีที่แล้ว +1

    Mazha allha mazha allha wllkay qaali ridwaan ii noolow agteyda xulbad ka tahay wll qaali hoyrey u soco noolow agteyda xulbad ka tahay wll Qaali

  • @dheemandhalad442
    @dheemandhalad442 5 ปีที่แล้ว +1

    Ridwaan meesha qurux buu ku jooga mooyane waa mukhajil wayn wlhi big respect huno ✍️👑

  • @amiiracadey4730
    @amiiracadey4730 5 ปีที่แล้ว +2

    💞Waw dayax show koox aan aad u jecelna hay nolaada waligiin oo WADA jira hadii rabbi raali ka noqdo🤲❤❤

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 5 ปีที่แล้ว +1

    Kooda dayax show waada salaama tidihiina barayan habaliina halakeemareena wana u xiisanay

  • @munamohamuud92
    @munamohamuud92 5 ปีที่แล้ว +5

    Inta ilahay jecel like hassrto

  • @nimcomo4727
    @nimcomo4727 5 ปีที่แล้ว +2

    inTa ridwan TaagertaH like saaraH👍

  • @jilaakhadarinohteakwondo2433
    @jilaakhadarinohteakwondo2433 5 ปีที่แล้ว

    Marke hore wan idin salamay taem Dayax shaw
    Waxan idinku darsanayah
    Inad so saartan film ka hadlayah
    Ama wacyo galin ku ah qabyaalada
    Filmkasan idinka codsanayah 🤝

  • @mahadabdihassan3341
    @mahadabdihassan3341 5 ปีที่แล้ว +23

    Inta ridwaan tageerto like igu qaboh

  • @kaderofficial4869
    @kaderofficial4869 5 ปีที่แล้ว +20

    Qof kii ugu horeeye fidhiga ugu hor daawada
    Like isaara

    • @zacadofficial6509
      @zacadofficial6509 5 ปีที่แล้ว

      Kader official pro subscribe isar aan ku saare

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 ปีที่แล้ว +1

    Amiinaw dadka xijinta ka Daa
    Please like ha ila dhafina Qarabo Soomaliland

  • @abdallezayidofficial6281
    @abdallezayidofficial6281 5 ปีที่แล้ว +8

    qof walboo halkan soo fadhiista muxuu u garan waayaa su'aalaha wali lama arag qof ka gartey aamiin su'aasha?

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 ปีที่แล้ว +7

    Faarah Mohamed Jamac ayaan Filayaa in la odhan jiraay inzha allah 😍

  • @johnyjohnyyespapa9716
    @johnyjohnyyespapa9716 5 ปีที่แล้ว +9

    Ubax dugsiiya inta igu raacsan liketa 💗

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 5 ปีที่แล้ว +2

    Ridwaan way kugu dhacdee Pls Amiiin jabkiisa waan jeclahee Nooga soo Aaaar ☝☝👌👌👌💙💙💙💞💞💞💞

  • @maryanaadanfaarax2615
    @maryanaadanfaarax2615 5 ปีที่แล้ว +3

    Amiinow pro ma macalin dugsi bad ahaan jirtay saa dadka uciqaabayside intasna waa kaftan keep going pro dugsiga cilmi iyo cadabna wan iska dii wan galin soo layma qaabilyo

  • @ugaasoudgoon2797
    @ugaasoudgoon2797 5 ปีที่แล้ว +3

    Dhalin wx badan bulshada u haayo mada daalo xujo iyo wx badan waa ku mhdsantihin hore u socda flg ku soo dara bilicda wadanka dalxiis sameya

  • @hamuuudimoh4062
    @hamuuudimoh4062 5 ปีที่แล้ว +4

    Waar ninka waad dishay kaanta amiinow😂😂 reer dayax show maalinkaad amiin xujaynasaan ani ii soo mara anaa xujo uu 10sanoo dambe xasuunaada idiin hayee😂😂

  • @nimomohamed2209
    @nimomohamed2209 5 ปีที่แล้ว +1

    Qof kii rasuul ka yaqaan like iisar

  • @amalmohamed1516
    @amalmohamed1516 5 ปีที่แล้ว +1

    Carurnimdii ayuu ina xasuusiyay ridwam😘😘

  • @qalinaciimaaadan3401
    @qalinaciimaaadan3401 5 ปีที่แล้ว

    Mashalh hore usocad ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏

  • @ayaanmohamed2920
    @ayaanmohamed2920 5 ปีที่แล้ว +2

    Ar ardale markaad soo casumasan isoo sheega aboow masaan u iqaabo amiinow inkaa ardale ah igu ogoow ninyahoow

  • @gaadhsiiyainamaxamed6298
    @gaadhsiiyainamaxamed6298 5 ปีที่แล้ว +5

    Qofkii 24 noday👋
    Amiin wuxu soo xasuustay markii malcamdaa lagu ciqaabi jiray hintibu idnka jarya dul qaata😂😂😂😂

  • @zepismail3794
    @zepismail3794 5 ปีที่แล้ว +4

    Ridwan wllo qoorta waxa kugu xiran iska fur ilahy dartiis

  • @apdirahmanck5249
    @apdirahmanck5249 5 ปีที่แล้ว +7

    Qofkii ugu horeeyay ahay like isaar

  • @jzayanle6676
    @jzayanle6676 5 ปีที่แล้ว +7

    🖐🖐🖐❤

  • @hibakabdi9668
    @hibakabdi9668 5 ปีที่แล้ว +4

    AarnaftA iiqabta waxa qory qoragii faarax maxamed jamac cawl "🤣🤣👍

    • @ikranhassan3265
      @ikranhassan3265 5 ปีที่แล้ว

      Farax maxamed jaamac ayaa qoray malah

  • @yasmiinnuura6669
    @yasmiinnuura6669 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah hore usocda

  • @miskimaana813
    @miskimaana813 5 ปีที่แล้ว

    👏👏👏👏good! kadhaa haayeeline tanoo kle dadka lafaha yar yar ayaa loo adeeg sadhaa ninkan waa nin qoodh ah m.a 👍

  • @marwaalfi6871
    @marwaalfi6871 5 ปีที่แล้ว +3

    RIDWAAN KOOXDII hore BAA KU DHANTAY OO AGTARKA KA AHAYD

  • @rayangaas5035
    @rayangaas5035 5 ปีที่แล้ว +1

    Kada dadka waraya

  • @somalilandofficeoftheaudit5656
    @somalilandofficeoftheaudit5656 5 ปีที่แล้ว +4

    Ridwaanaw xishooo zzxp

  • @diiriyeMedia
    @diiriyeMedia 5 ปีที่แล้ว

    Amiin waa nacas caadiya barmaamishdanbe ha u dhiibinina

  • @hibouzhicali7481
    @hibouzhicali7481 5 ปีที่แล้ว +1

    🤴❤hore u socda kings❤🥀

  • @farxiyoxuseen8108
    @farxiyoxuseen8108 5 ปีที่แล้ว

    ok thnkz

  • @somalicomedian5635
    @somalicomedian5635 5 ปีที่แล้ว

    Guuleysta dhamaan bahda Dayax Show

  • @aziztoure2115
    @aziztoure2115 5 ปีที่แล้ว +3

    Qofkiii u horeyaay e commenti bixiiiYah ahy
    🥰🥰

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 5 ปีที่แล้ว +3

    Xujo lahane mee flimkii cusbaaa maxaad laqabanaysaan 😕

    • @Dayaxshow
      @Dayaxshow  5 ปีที่แล้ว +2

      Filmka Wiiga Danbe Ayaa La Bilaabayaa Wlloh...

    • @zacadofficial6509
      @zacadofficial6509 5 ปีที่แล้ว +1

      Fariiha wll subscribe isar

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkk ridwan muhanad non adag

  • @sultaanyare657
    @sultaanyare657 5 ปีที่แล้ว

    Amiin dadka su.aalha ufudaydy malmha qaar si ay dhiirigalin ugunoqooto dadka su.aalha lawaydiinyao 👍

  • @hodanhodan4750
    @hodanhodan4750 5 ปีที่แล้ว +8

    WXN ahay Qofki Ugu horeyey like igu qbo✌🙏
    No Views

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 4 ปีที่แล้ว

    Ar ninkan rudwaan waa cagwayn waye 😅😅😅🤣🤣🤣 ciyal cagwayn

  • @qayzkalayricspro4596
    @qayzkalayricspro4596 5 ปีที่แล้ว +9

    Inta taageerta like izara 👍👍

  • @sacadmoh3284
    @sacadmoh3284 5 ปีที่แล้ว

    amiiin saxardiid wan ku tageera

  • @boqolechannel1541
    @boqolechannel1541 5 ปีที่แล้ว

    CAWL AYA QORAY PRO INANKAA YAR EE AMIIN WIIL KARKARIYA MIYAA LOO WAAYAY AAR BARNAAMIJKA IGU SOO CASUUMAYA NIO ANAA SHAQO KA QABANAYEE BURCO AYAAN IDINKA SOO ZALAAMAYAA DHAMAAN DAYAX SHOW

  • @rahmayousuf449
    @rahmayousuf449 5 ปีที่แล้ว +4

    Radwan wa gostay

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 5 ปีที่แล้ว +1

    Boowe amiinow inamada ciqaabta ka daa hhhh inbdn jira boowayaal ridwaan iyo amiin

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 5 ปีที่แล้ว

    waxaan umalaynaya faarax maxamed jamac

  • @jamalmaxamuudahmad4233
    @jamalmaxamuudahmad4233 5 ปีที่แล้ว

    Waaar inder aaamin waye qof kasta uu garna waye suaashada ad waydiysea pal iga so jwb zxp qli

  • @nimcoayatiin.ayatiin5709
    @nimcoayatiin.ayatiin5709 5 ปีที่แล้ว

    Marka Masajidka ma ilaHay dartibad u gashaY mize....😂😂😂

  • @qnoftheqnz6845
    @qnoftheqnz6845 5 ปีที่แล้ว +5

    Anigaa ugu horeya mii🤣

  • @AhmedAli-no6jd
    @AhmedAli-no6jd 5 ปีที่แล้ว +1

    Aamin zaxardiid lipH

  • @maxamedabdirahmanmaxamed4213
    @maxamedabdirahmanmaxamed4213 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan filayaa baryahan danbe in danbaabku inugu batay ka reeba wixii danbi aa ka helaysaan shaqadiina

  • @ridwaanhaji3054
    @ridwaanhaji3054 5 ปีที่แล้ว

    FAARAX MAXAMED JAAMAC CAWIL baa qoray buuga la magac baxay (DHIBANAHA AAN DHALAN)

  • @munadegan3033
    @munadegan3033 5 ปีที่แล้ว

    War niow shicibka halokeno amiin annagaa xujaynynee🤣

  • @aishaali4759
    @aishaali4759 5 ปีที่แล้ว

    Dayax show filmdi ma isk daysen waxy maba leydin arke

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 5 ปีที่แล้ว +1

    balo waxy ka tagnthy gabdhaha mxa dhihi donta koly malcamada wilsha kaca farista mrka ladhago gabdhaha darbiga gacmaha saara la dhihi jiray waqti xogaya hhh

  • @najma4832
    @najma4832 5 ปีที่แล้ว +1

    Rudwaan timihiii miyad iska xiiirtay hhhhhh

  • @drhd1043
    @drhd1043 5 ปีที่แล้ว

    Faarax maxamed jamac cawl ayaa qoray buuga dhibanihii aan dhalan

  • @qnoftheqnz6845
    @qnoftheqnz6845 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxa qoray FARAX MOHAMED JAMAC🙁 TOLOW SAX MA NOQON OO MA lay xusi doona

  • @Ayanlemukhtar1
    @Ayanlemukhtar1 5 ปีที่แล้ว

    waxa qoray faarax maxamed jamac ( cawl )

  • @munacali7923
    @munacali7923 5 ปีที่แล้ว

    Waxaad ii sheegtaan ninka ridwaan muu soo lugeya waxad mooda inuu milalaye hhh mise saliid buu ku soo dhashtaa hhhhhhhh kaftaan

    • @hamze5225
      @hamze5225 5 ปีที่แล้ว

      𝐜𝐫𝐞𝐚𝐦 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐦𝐚𝐫𝐬𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐛𝐥𝐚𝐡𝐚

    • @nasrudiinhaybe5501
      @nasrudiinhaybe5501 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hamze5225 ninka ka dhamow ilma xaraanyahow

  • @damiissong3733
    @damiissong3733 5 ปีที่แล้ว +4

    Zhiip kuusaray waanan kula socdaa ana isoo booqo oo ila soco walaal

  • @hodanfadal6594
    @hodanfadal6594 5 ปีที่แล้ว +1

    Filimadiin ad dasaeen

  • @mohametabdizamat4903
    @mohametabdizamat4903 5 ปีที่แล้ว

    Waxa qoray buuggan FAARAX MAXAMED JAAMAC oo ku magac dheer (CAWL)

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 ปีที่แล้ว

    𝘾𝙡𝙧𝙖𝙭𝙢𝙖𝙣 𝙨𝙩𝙚𝙮𝙣𝙖 𝙥𝙪𝙨𝙝 𝙪𝙥 𝙝𝙖𝙡𝙖 𝙘𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧𝙨𝙞𝙞𝙮𝙤 𝙠𝙪𝙡𝙖𝙣𝙠𝙖𝙣 𝙠𝙖 𝙭𝙞𝙜𝙖

  • @asmamohamed8294
    @asmamohamed8294 5 ปีที่แล้ว +1

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @mahadabdihassan3341
    @mahadabdihassan3341 5 ปีที่แล้ว

    First like saare

  • @mariaabdirahman3013
    @mariaabdirahman3013 5 ปีที่แล้ว

    Aamin wilku wuu kaaqurux badhanye miyad kuqararsante waxay qabkaad 0laxadleysiid

    • @fatmamohammed3935
      @fatmamohammed3935 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi aad ban oga xanaqy amiin af weyne hadan la jogi lahaa wan qaraaci lahaa ridwaan xoogaa wa yara doqon

  • @barwaqoclahi3422
    @barwaqoclahi3422 5 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umuazma9388
    @umuazma9388 5 ปีที่แล้ว

    Waa amiin saxardiid

  • @nuramuse1093
    @nuramuse1093 5 ปีที่แล้ว

    Kkkk ala necbiya Kan yare Amiin ilayn isaga yidhi.......

  • @hodanfadal6594
    @hodanfadal6594 5 ปีที่แล้ว +1

    Halkaa kaka haya in kastod la ragateen

  • @foziali5973
    @foziali5973 5 ปีที่แล้ว

    Waaaaw kulan wanagsan akhyaarta

  • @girlshargiesa5607
    @girlshargiesa5607 5 ปีที่แล้ว +1

    Ridwaan wa daacaf

  • @nimcoabdi1921
    @nimcoabdi1921 5 ปีที่แล้ว +1

    Amin nixi maayo hhhhhhh

  • @nimomohamed2209
    @nimomohamed2209 5 ปีที่แล้ว

    Waxa qoray najax

  • @fatmamohammed3935
    @fatmamohammed3935 5 ปีที่แล้ว +1

    Doqon yow afka weyn wiilk ha ku qisaysiin wan ku aekayaa wad ka jalustee wuu kaa qurxooyahy ee war aman see hadi kle subscribe ta ayan kala noqon..... Mxaa ka galay ha duu ku dhahy wan leydhsan ....... caaaac 😠😠😠😠😠 😠🤫🤫🤫 🤫

  • @adoontialleofficial8581
    @adoontialleofficial8581 5 ปีที่แล้ว

    Kkkk kacaa fadhiisigii berigii madarasada

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 5 ปีที่แล้ว

    Xaraabo weeye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdllemohamed2031
    @abdllemohamed2031 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan iyo wariye kuraase mawala way isu.eeg yihiin

  • @xafsalifestylchannel9263
    @xafsalifestylchannel9263 5 ปีที่แล้ว

    waxa qorey farax maxamed jamac (cawl)

  • @salmaanzakilove279
    @salmaanzakilove279 5 ปีที่แล้ว

    Inta tageerta like coments iyo share saara

  • @maryanjibril50mashaalah83
    @maryanjibril50mashaalah83 5 ปีที่แล้ว

    Filmdi awey huno

  • @istarliinofficial6884
    @istarliinofficial6884 5 ปีที่แล้ว

    waxa qoray hooyo yaday

  • @timadheereaf9237
    @timadheereaf9237 5 ปีที่แล้ว

    yaa aryaa komati miyaa oky wada

  • @mariacayuuni8815
    @mariacayuuni8815 5 ปีที่แล้ว

    Umulkhayir xujad xujada ku xigta keena

  • @nemodiamond6816
    @nemodiamond6816 5 ปีที่แล้ว +1

    Cidi igama horayso malintaa jomcaha

  • @mohassan56
    @mohassan56 5 ปีที่แล้ว

    Faarax maxamed jaamac ( cawl )

  • @nemodiamond6816
    @nemodiamond6816 5 ปีที่แล้ว

    kusoco ridwaan basbaskiibad kanasanaysaaye

  • @awomohamed7483
    @awomohamed7483 5 ปีที่แล้ว +1

    waxa Qoray faarax Maxamed jaamac cawL

  • @CaashaabdiXirsii
    @CaashaabdiXirsii 5 ปีที่แล้ว

    Kam la diiday ani mesha kazaara

  • @nimcojamaal2276
    @nimcojamaal2276 5 ปีที่แล้ว

    Waxa qoray faarax maxamed jaamac

  • @mariabeauty5975
    @mariabeauty5975 5 ปีที่แล้ว +1

    Waar ninkani waaa jiimaysteee waxsi waxaba kama tarayseee waxkale udir

  • @asiyamohamud3205
    @asiyamohamud3205 5 ปีที่แล้ว

    Ala Ridwaan Waxaazi Waxba Kuma Aha Wuu Laqabzaday Ani Waxan Ka Heli jiRay FilKii Cazhaqii Sumoobay Zidu Ujimiczan JiRay Hore Uzocda KOOXdaydii Guul iYo GoPanimo

  • @asiaalbachire370
    @asiaalbachire370 5 ปีที่แล้ว

    Qoraaga buga Faarax maxamed Jamac cawl

    • @rumanguelle234
      @rumanguelle234 5 ปีที่แล้ว

      Faarax maxamed jaamac ayaa qoray 1989 ayan filayaa in laqoray waa qiso markii la akhriyo kolba mowda ku turaysa akhristaha.

  • @saadiqmohamed7954
    @saadiqmohamed7954 5 ปีที่แล้ว

    Wxa Qorey {Faarax mohamed jaamac Cawl}

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 5 ปีที่แล้ว

    Why are you being a bully in aad adigun samayso bay ahayad

  • @mohamedfarahshucayb74
    @mohamedfarahshucayb74 5 ปีที่แล้ว

    Siraaji and arndale niow amin m akeentide niow

  • @no-zj6wr
    @no-zj6wr 4 ปีที่แล้ว

    Comments

  • @nimcomaxamed3070
    @nimcomaxamed3070 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhh ridwaan dhuuso qabatayhhh