Ustaad Excel iyo Google sheet isku si Miyaa wax loogu xisaabiya mise waa kala duwanyihiin " Tusaale Waxaan rabay inaan Excel barto Oo aan wax ku xisaabiyo company Intaan Iska daayo Google sheets Ma isticmaali karaa Oo Asna Xogta company iyo xisaabinta Magashan karaa Google sheet
mahadsanid masuul
Shukran Ustaad
Ustaad Excel iyo Google sheet isku si Miyaa wax loogu xisaabiya mise waa kala duwanyihiin " Tusaale Waxaan rabay inaan Excel barto Oo aan wax ku xisaabiyo company Intaan Iska daayo Google sheets Ma isticmaali karaa Oo Asna Xogta company iyo xisaabinta Magashan karaa Google sheet
Trade journal portfolio malagu samayn karaa wll
Haa, waa lagu samayn karayaa.