Ma heysto wax aan ku gato afur hooyo barine waa Ramadaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ค. 2018

ความคิดเห็น • 234

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +85

    fadlan subscribe dheh youtube chanalkena mahadsanid walaal

    • @cimraanaways9700
      @cimraanaways9700 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว +1

      Ahmaad Zawaaj wll Mcn allé haku xifdiyo wllhi waxaa tahay wax Kar ♥️♥️♥️♥️💋💋💋

    • @nasraluzza1361
      @nasraluzza1361 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj MashaAllah

    • @suhanahpipeh7401
      @suhanahpipeh7401 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj wll alle wax kheyr hakugu badalo kazakallah

    • @tienshealthandwealth3137
      @tienshealthandwealth3137 6 ปีที่แล้ว

      mash allh ilahay haku barakeyo ahmed umadda cawinaysid ilahay melaa kafileen hakaa siiyo

  • @YislamOmar
    @YislamOmar 6 ปีที่แล้ว +42

    Masha allah. ilaahey kheyr idin siiyo

    • @saarahbintuhassan5138
      @saarahbintuhassan5138 6 ปีที่แล้ว +1

      Yislam Omar Aamin Ramdn Kariim😍

    • @mohamedabdulkadir7711
      @mohamedabdulkadir7711 6 ปีที่แล้ว +1

      Yislam Omar my Brother Yislam chenalka waaan ku xeranthy bisha ramadan Ma cusup Aad ku Soo zaidi dontaa my Brother

  • @najuuqueen1016
    @najuuqueen1016 6 ปีที่แล้ว +57

    Ilahey iga sareya ku dhaarte manta hdan awood lahan laha hoy io waxey cunaan io wax barashadoda Ana damanat qadi lahaa wllhy Lkn anagaba walidkey wax Barashada iga dhibo oo ayaga lanolahy lkn insha Allah Lacag an dadka ku saciden Karo Rabi ha isiyo😥😥Ahmed zawaji sat dadka usacidit Alle hakuu sacido abowe👉🏾💖

    • @sihaamabdullahi446
      @sihaamabdullahi446 6 ปีที่แล้ว +2

      curada hoyo mcn Masha llh Wall allh Ku gaarsiiyo

    • @kifaaxahmed4846
      @kifaaxahmed4846 6 ปีที่แล้ว +1

      Qofka wuxu niyada ka jecl
      Yahay. Oo qeer eh asago sameyay ayey ula mid tahay niyada wanagsan ilahey wuu jecel yahay

    • @hanadibnuwarfa9576
      @hanadibnuwarfa9576 6 ปีที่แล้ว +1

      Hadaad niyeysatay oo aadan haynin waxaad siiso waxaad la ajartahay kabixiyey😍😍😍😍😍

    • @oronjoalasmaraani3530
      @oronjoalasmaraani3530 6 ปีที่แล้ว

      curada hoyo mcn Amin

    • @liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733
      @liibanaxmedsiyaadiiibanaxm7733 6 ปีที่แล้ว

      curada hoyo mcn nh

  • @abdifatah2534
    @abdifatah2534 6 ปีที่แล้ว +12

    Anoon daawan baa like siiyay sababtoo ah waan ogaa wax fcn inuu sameeyay waaye qofka waxaad ku barato baad kula dhaqmaysaa somalidiina kale ninka ku dayda bariiska alle idinka jare ma idin dhahaaa

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha ka abaal mariyo inanta soo dirtey lacagta. Khayr Ilaahay ha kuugu badalo

  • @asmaalpi8417
    @asmaalpi8417 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah Markasta aan video yadan caml aan dawado Wlhi waan ooya allaha ajir idin ka siyo 😭😭

  • @sihaamabdullahi446
    @sihaamabdullahi446 6 ปีที่แล้ว +11

    Masha llh wall aallh qeyr weyn ha Ku siiyo

  • @xasancali8364
    @xasancali8364 6 ปีที่แล้ว +6

    Walaal adigoo raaliya halkee kaala sooxariiraa

  • @luulhassan8188
    @luulhassan8188 6 ปีที่แล้ว +4

    Thank you my brother May Allah bless you

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay lagama daran yoobo. Ilaahay wuxuu yidhi kuwa isku naxariista ayaan u naxariistaa. Raboow naga yeel kuwa isku naxariista.

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 ปีที่แล้ว

    xaax yarabi caloolxumo badana ilaahow ugargaar qofkasta muraadkiisa sahal ani uma adkaysan karo walahi horaan ka ooyaa inaan kafaaiidaysto baan jeclahay janisyadaan ilhay haiisahlo amiin

  • @kabtanhaaw9800
    @kabtanhaaw9800 6 ปีที่แล้ว +4

    Kheeyr Allah haku suusiyo Walalo Mcn Masha Allah Runtii aad baad umahadsantin Walahi in lagu gudayda baad mudantahay walal

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 6 ปีที่แล้ว +2

    Ahmed zawaaj ma ahan shaqsi Hodan ah
    Lkn waa qof qalbiga Hodan Ka Ah
    Wllke Allah Ya xifdak ❤❤❤👈

  • @hawohassan2921
    @hawohassan2921 6 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah Jazaakallah

  • @dahirabdirizakmohamud123
    @dahirabdirizakmohamud123 6 ปีที่แล้ว

    Meeel ugu sareysa waa janatull firdowZ Allah ka yeelo gurigaaga wallkygiyow ❤👆

  • @mysomalistudios2422
    @mysomalistudios2422 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalkeyka ilahay haku xafido muslimiinta marwalbo saad uku farxineysit ilaahay akaka farxiyo guuleyso marwaliba wan ku taa geer sanahy

  • @Layla6793
    @Layla6793 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay khayr ha ku siiyo Walalo

  • @mukhtaarcali7675
    @mukhtaarcali7675 6 ปีที่แล้ว

    Manshaa allaah walaal alle haku xifdiyo meel walbo oo aad joogtid waxaa tahay qof kudayasho mudan

  • @shacnisharaf3481
    @shacnisharaf3481 6 ปีที่แล้ว

    Msha alaah qofkii qof baahan caawiyaba ilaahay ha caawiyo isagana🤲

  • @user-po7qt3gg9t
    @user-po7qt3gg9t 6 ปีที่แล้ว

    masha allah alle haku garab galo alle haku cawiyo sidad daka u cawineysid abowe qer alle haku siyo

  • @user-po7qt3gg9t
    @user-po7qt3gg9t 6 ปีที่แล้ว

    masha allah alle haku garab galo alle haku cawiyo sidad daka u cawineysid abowe qer alle haku siyo

  • @saalimshiekh3114
    @saalimshiekh3114 6 ปีที่แล้ว +5

    Wllo ilahay haku garab galo ahmed sawaaj sidaad dadka u caawisid qof kudayasho mudan

  • @shacabnololdoon3252
    @shacabnololdoon3252 6 ปีที่แล้ว

    Ahmed zawaaj wll alle hakula jiro
    Waxaa tahay quf wngsn wax ku dhibo alle kuma tuso
    Dad badan oo sidaada oo kale alle hana siiyo

  • @nimalul6517
    @nimalul6517 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal ilaahay ajir iyo xasanaad haku siiyo aduunka iyo akhiro amiiin yaa Allah

  • @Abdiaziz141u
    @Abdiaziz141u 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah kheyr badan allaha kaa siiyo ahmed zawaaj shaqada wanaagsan ee aad bulshada u heyso

  • @mohamedomarvlogs4522
    @mohamedomarvlogs4522 6 ปีที่แล้ว +23

    Axmed Zawaaj Had iyo jeer wuxuu caawiyaa Dadka Masaakiinta ah Guuleyso Waaalkey aan ilaahay dartiis ujeclahay

  • @inaabdalla3240
    @inaabdalla3240 6 ปีที่แล้ว +9

    wlh waaan oyey
    Ahmad wlh haddi aad i dhihi lehyd lcg la aan kugu arooza waan kaaa yeli lahy
    love❤❤❤❤

    • @nalkahealthcare9191
      @nalkahealthcare9191 6 ปีที่แล้ว +1

      Alycia abdalla
      Nin la'an kugu dhacde markaas siyaaso bilowday yaah

  • @ugaasadsumayo509
    @ugaasadsumayo509 6 ปีที่แล้ว

    Kheyr allaha ku siiyo boowe Ahmaad sawaaj❤ nolow

  • @mowliidabuukar2833
    @mowliidabuukar2833 6 ปีที่แล้ว

    Wlhi wiilkan waa wiil wangsn oo caaqil ah mashllh alah kubarakeyo walalkey

  • @m.digaale4190
    @m.digaale4190 6 ปีที่แล้ว

    Mansha.Allah Walal Wan ka Naxsana Mama Wlhy Lkn Markan Arkay inaa ka Farxiseen Wlhy Waa Soomanhy ilmo baa iga Timi Allah Ha Idin Barakeeyo.

  • @ahmaadzawaaj
    @ahmaadzawaaj  6 ปีที่แล้ว +16

    #RamadanMubarack

    • @sucadasiman
      @sucadasiman 6 ปีที่แล้ว

      Thanks abowe ishega melan kala so xariro waxa joga Canada magaca was sucada thanks abwe jwb wacan

    • @dekakasim9010
      @dekakasim9010 6 ปีที่แล้ว

      Ahmaad Zawaaj
      Telkaaga pls

    • @rahmaha1882
      @rahmaha1882 6 ปีที่แล้ว

      MashaLah TaLefonkaga axmad

    • @lul9760
      @lul9760 5 ปีที่แล้ว

      Masha alah

  • @leavemealone7871
    @leavemealone7871 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayow u aqbal walalkay ahmed zawaj iyo walalaha kale camakooda wanaagsan, ilaahayow noo badi Ahmed zawaj ookale.

  • @mahadabdulle3665
    @mahadabdulle3665 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah my bro Ahmaad zawaji Alle hakaa abaal mariyo kheer aad umada u heesi

  • @shaymahassan3836
    @shaymahassan3836 6 ปีที่แล้ว

    Walalkeen alle ha kuu saaro miizanka xasanadaka mnsha allaaah waxad u taganthy caawinta masakiinta alle camalkada iqlas h kugu daro walalkey aadba u mahadsanthy alle ka kaa aqbalo sonka aaamin

  • @zuhurwaberi6067
    @zuhurwaberi6067 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah khayr wll

  • @abdirahimabdullhi158
    @abdirahimabdullhi158 6 ปีที่แล้ว +3

    Ahmeed zawaji bru good job sxp

  • @hamdihashi9828
    @hamdihashi9828 6 ปีที่แล้ว

    Allahey ajar iyo xasanad haka siiiyo adna Allaha ku xafido

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 6 ปีที่แล้ว

    Illaahay haku ciseeyo oo sare hakuu qaado. Waan dareemi karaa dhibta ay wax la'aantu waliba adoo hooyo ah ax ax.

  • @dekakasim9010
    @dekakasim9010 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah khayr aan dhamaan hakugu Arzaaqo Insha Allah.

  • @aymancadey8612
    @aymancadey8612 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh powe allh ku sharfo wllhi wiil naxaris badan tahy 😍

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ajar iyo xasanaad an laso koobi Karin abaayadi so dhiibtaay Allah hasiiyo insha Allah

  • @sabrinaisse6246
    @sabrinaisse6246 6 ปีที่แล้ว

    alle haku abal mariyo Walky sidad ugu damqanyso walalhga wlky Ahmed zawaaj

  • @nunetorres2127
    @nunetorres2127 6 ปีที่แล้ว

    Brother Ahmed zawaaj mashallah brother waa dadaalesa mashallah keep it up

  • @aminacabdiabshir8086
    @aminacabdiabshir8086 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @aminacabdiabshir8086
    @aminacabdiabshir8086 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fadumocabdallah9333
    @fadumocabdallah9333 6 ปีที่แล้ว

    Masha allh wall allaha ku cawiyo adne

  • @libanmohamed3954
    @libanmohamed3954 6 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 6 ปีที่แล้ว

    Mashalah waa barnamij aad u fiican ilahay qeer badan ha idin siiyo

  • @nimcomahamed5183
    @nimcomahamed5183 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @bintusultan5660
    @bintusultan5660 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @yislamosman8690
    @yislamosman8690 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @nadirdacadwanaagjecle53
    @nadirdacadwanaagjecle53 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @muhanadstudiofilms5372
    @muhanadstudiofilms5372 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah brother wxaa.thy qof fcn wxaa Ku dhihi lahaa qeer allaha Ku siiyo

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 6 ปีที่แล้ว

    kheir allah hakuu siyo walalke ahmed

  • @darwiishboy8684
    @darwiishboy8684 6 ปีที่แล้ว

    Alleh khayr hasiiyo allow masakiintada caawi

  • @rayane200902
    @rayane200902 6 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH WALAL you have a good heart

  • @umeyracaadey6236
    @umeyracaadey6236 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasakalah kheeran wall

  • @RelaxingQuran14
    @RelaxingQuran14 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilahay khyr ha idinsiiyo

  • @amuraheena1500
    @amuraheena1500 6 ปีที่แล้ว

    Ahmaad Zawaaj walal ramadaan mubarak alle haka siyo ajar iyo xasanaad teda kale waxan ku oran laha in aad qofka cawineyso in aad telkisa ama meel lagala xariiro aad so gudbiso ayan kula talin laha si aan u cawino qofka aan wax iskugu so darno sida ayan kulatalin laha walaal wax wanagsan aya wada alle ajar hakasiyo ayan kuleyahay

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah may Allah swt reward all those helping

  • @duniyojama1463
    @duniyojama1463 6 ปีที่แล้ว

    Illahay haku barakeyo wll cimridher illahay haku siyo

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl 6 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah

  • @dhahira4859
    @dhahira4859 6 ปีที่แล้ว

    mashaAllah

  • @bunijr2770
    @bunijr2770 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah wll sad uga farxisay Allaaha kaga farxiyo

  • @fawzihussein3044
    @fawzihussein3044 6 ปีที่แล้ว

    fadumo usman alle ha ka aqbalo malinta qiyaamo mizankada haku kabo 100$ labaxde muraadkada ilahey haku siiyo miskiin ayaad ka farxiseen adi iyo walaalkeen ahmed zawaj jazaka alah

  • @mohamedabdi498
    @mohamedabdi498 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaal

  • @theclicks7134
    @theclicks7134 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sxb

  • @edarusabdullahi4855
    @edarusabdullahi4855 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaah hakula garab galo insha allah waxaa rajaynaa guul

  • @rashkaali7023
    @rashkaali7023 6 ปีที่แล้ว

    Hadan isku naxariisano alle a ino naxariisanayo marka walalo horay usii soco alle haku xafidee

  • @libanmohamed3954
    @libanmohamed3954 6 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @mohaa8076
    @mohaa8076 6 ปีที่แล้ว +1

    Mash'allah ajaar Allah kasiyo walal ❤

  • @ilwaadquruxilwad3326
    @ilwaadquruxilwad3326 6 ปีที่แล้ว

    Yaaaa Allah mamada seden ufaraxday bal Daya allow kaaa farxi aduun iyo akhiraba Wall Ahmed zawaj alaah

  • @wadanigadhabtaah2442
    @wadanigadhabtaah2442 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh wallhi wax fcn baa qabateen ziwaaj baarakallh

  • @mukhtaarabdirahman5819
    @mukhtaarabdirahman5819 6 ปีที่แล้ว

    Mashallah ilaahay khyr haku siiyo

  • @suldaanseeraarguhaad_chann9045
    @suldaanseeraarguhaad_chann9045 6 ปีที่แล้ว

    Jazakalaah wlhi zawaaj

  • @laylaqaali1120
    @laylaqaali1120 6 ปีที่แล้ว

    allah ajir iyo xasanaad hakaa siiyo wll

  • @liiabdioffical4764
    @liiabdioffical4764 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @munacali7728
    @munacali7728 5 ปีที่แล้ว

    walhi wan ilmeya alle kheer haku siyo

  • @252hassanaadan3
    @252hassanaadan3 5 ปีที่แล้ว

    Maasha alh

  • @rachidaminoz8977
    @rachidaminoz8977 6 ปีที่แล้ว

    Illahay ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo wll

  • @muhiibhussein9752
    @muhiibhussein9752 6 ปีที่แล้ว

    masha Allah walalkey Ahmed aad ayan kugu farax markan arko video yashada barakallaah bro illah ha i garsiyo adigo saan cawinad uwado
    masakinta iyo ano dadkeyga cawin karo insha Allah hda ardey ayan ahay

  • @nastexobashir9997
    @nastexobashir9997 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @abdirahmaancade6481
    @abdirahmaancade6481 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ymmmu7734
    @ymmmu7734 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaahey ajar iyo xasanaad haka siiyo.

  • @jabiryare3532
    @jabiryare3532 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh ajir iyo xasanaad allh kaasiiyo

  • @fardosomahamud9844
    @fardosomahamud9844 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @sistersloveamiin5992
    @sistersloveamiin5992 6 ปีที่แล้ว

    Allaw barakeey axmed zawaaj❤❤❤

  • @ducaale2412
    @ducaale2412 6 ปีที่แล้ว

    Masha ala ilahy garabkina alaha galo dadka somaliyed wa inay is cawiyan

  • @Ahmadissak
    @Ahmadissak 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sxb

  • @hindiaahmed6489
    @hindiaahmed6489 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qeer Allaha kosiyo

  • @suleimanmuhumed8377
    @suleimanmuhumed8377 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah illahy ajir hakasiyo bro

  • @najmaharir5479
    @najmaharir5479 6 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wllo jasakalaah

  • @MuhammadAmin-so7gu
    @MuhammadAmin-so7gu 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlh ajar kaweyn majiro bil ramadan oo aad kafala qaaday mashAllah hore usocdo walal

  • @ukhtifariha3304
    @ukhtifariha3304 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah Allah ajar kusiiyo wll

  • @suheydacadeey3406
    @suheydacadeey3406 6 ปีที่แล้ว

    Masha alla wll aad ayaad umahadsan thy adiga iyo dadka dgiibtey wll jazakalha wll

  • @dhahira4859
    @dhahira4859 6 ปีที่แล้ว

    ilaahoow kheer badan ku siiyoo

  • @suhybazamir9256
    @suhybazamir9256 6 ปีที่แล้ว +3

    Mancha allah Wax Garad Ayaa Tahay wll Alle uu ino naxariisan laha hadaynu sida isku caawinayno alle ha ku barakeeyo wll alle Ajar ha ka siiyo

    • @jaamacjeelaani1745
      @jaamacjeelaani1745 6 ปีที่แล้ว

      Masha allaha masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah yaaaa allah wlh hoooyo mcnto sidaaan ma mudneen balse waqtiga ayaaa yeeelay balse ilaaaahey idinkiiisa waaad qeeresaaa hoooyo mcn maaanta aniga hadaan wax Ku dhaami lahaaa wlh blh tlh waxbaan kuu caaawin lahaaaaa ooo aaaan kuu awooodo hoooyo mcnto wllkeeeyga axmad zawaaj allaha Ku dhowro allahane Ku xafido adiga iyo waaalidiintaadaba wlh aduunkaaan ayaaaba sidaaan eh waqtigaaa Ku ciilaayo balse ilaaaahey wuxuu dhahhay ruuuxiii sabraaaaaa lajiraaaaaaaaa

  • @nasraadan3265
    @nasraadan3265 6 ปีที่แล้ว

    Alloow ajar idiinka sii masha Allah Allaha Ku xafido Walal hore usoco

  • @jamalhussein9999
    @jamalhussein9999 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxb kusoco alle hakugarabqabto aqabadona alle kumatuso masha Allah allow kucawi sidaa masakinta ucawisay masha allah saqo wacan

  • @mohamedahmedcali1429
    @mohamedahmedcali1429 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhalinyaradan oo kale intay nooshahay wlhi soomaliya wax kama halaabaayaan allah khayr hasiiye