AMIIN YARE FT NASTEEXO DAYAX XAQIIQ WAA ADI NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 236

  • @Aaminyare7
    @Aaminyare7 ปีที่แล้ว +179

    Wad Mahadsantahiin Dhamaantiinaba❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +75

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙
    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
    Love saar

  • @marwaanaguero10
    @marwaanaguero10 ปีที่แล้ว +87

    Dhagaysiga heesaha waxaa ka khayr badan dhaqaysiga kalaamka alle..

    • @faadumofaadumo9081
      @faadumofaadumo9081 ปีที่แล้ว +1

      Waab ogtahaye mxa halkan ka so dontay

    • @CaliDeyahi
      @CaliDeyahi 5 หลายเดือนก่อน

      Eeeecfg😊in

  • @amiramohamed4872
    @amiramohamed4872 ปีที่แล้ว +25

    Wadnahaygiyo wilash indhaha rux ku weynow wadka moye leyga waadi karin xaqiq wa Adiga macn abdixakin waa adiga ❤ illahw calafkeyna isku dar ya rabi axaby jclkeyga ina is helno igu so duceya Aad ban u jclhy 1-14-2023 feeling ❤️

    • @indhodeeqhajji5078
      @indhodeeqhajji5078 ปีที่แล้ว +1

      Alle haysu kiin calfo wll mcn

    • @hafsaabdiaziz1075
      @hafsaabdiaziz1075 ปีที่แล้ว +1

      Gulaysta Dear❤🌏

    • @seibaahmet1821
      @seibaahmet1821 ปีที่แล้ว +1

      Abyo waad ishelesaan haduu kheyr kugu jiro niyada kheyr usheg🥺❤🤲

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 ปีที่แล้ว

      Allah ha su kiin Calfo insha allah Macnto

    • @nimconalkanimconalka
      @nimconalkanimconalka ปีที่แล้ว

      Amiin wll ilaahay calaf ha iskugu join darro🤲❤️💯 jaceylku ha waaro

  • @Mohametapthi
    @Mohametapthi ปีที่แล้ว +92

    Dunidan ma soo marin ruux ka sharaf badan kana run badan Nebi Mohamed scw ❤

  • @maandeeq12
    @maandeeq12 ปีที่แล้ว +25

    Quraanka waxka macaan majiro♥️🥰

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +14

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +66

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 ปีที่แล้ว +5

    Axmed wali furinle iyo maftux cadceed wan tageera 🤴✌️🎹🎹🎹

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว +28

    Their voices 😍 🔥
    Xidiga hargeisa amiin diini amiin yare
    Xidigta xamar nasteexa dayax
    Ereydii iyo laxankii abdishakur badmadaw
    Music maftuux cadeed

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤

  • @abdirahmaanmahamoud1665
    @abdirahmaanmahamoud1665 ปีที่แล้ว +6

    Maftuux cadceed wlhi waa hipo ilaahay ina siiyay

  • @NabadaChannel.
    @NabadaChannel. ปีที่แล้ว +2

    Wadnahaygiyow
    Wiilsha Indhaha
    Ruux Ku Weynon
    Wadka Mooye
    Layga Wadi Karin
    Xaqiiq Waa Adiga😍
    Macan Waa Adiga💖
    What a song 🎵 amazing 👏.

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 ปีที่แล้ว +6

    Nasexo Dayax the next Najma nashad waye , Amin yare next Guled Simba . Cadceed on the beat 🔥🔥

  • @daarali
    @daarali ปีที่แล้ว +6

    Amiin yare heesigiisa waa anther level
    Best fanaaniinta danbe legand

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 ปีที่แล้ว +14

    Goat ka musica cadceed . Hawraaar 100%🔥 amiin yare hitt voice 🔥✌️ nasteexo dayax another level 🔥👸🏼👏

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 ปีที่แล้ว +23

    Nasteexo Dayax shaqey diyaar u tahey one month 4 heesod keep going🇸🇴

  • @NabadaChannel.
    @NabadaChannel. ปีที่แล้ว +2

    Music 🎶 ayaa iga gadan The legendary maftux cadced ☀️

  • @qaliijiahmed2596
    @qaliijiahmed2596 ปีที่แล้ว +5

    Cadceeed waaaw🙈🙈🙈🙈❤️

  • @farxiyonuur6504
    @farxiyonuur6504 ปีที่แล้ว +3

    Wadneheygiyo wiilasha indhaha sida uu ugu luqeynayo 😍😍😍

  • @caaqilproduction3
    @caaqilproduction3 ปีที่แล้ว +6

    Heestan xusuus igu leedahay waxan dhageysan jiray 2023 isla markii ay soo baxdayba waayo waa xiligii jaceylkeygii ugu horeeyey ❤💕💖💍 aniga waxan maraya 2035 hadaa qososhay like kkk

  • @engabdifatahjamajoseph6843
    @engabdifatahjamajoseph6843 ปีที่แล้ว +4

    Erayada iyo laxankuba .abdishakour badmadaw
    Music fara dahable maftuux cadceed
    Aaminka diini
    Nasteexo dayax
    Hawraar

  • @bashkirtech
    @bashkirtech ปีที่แล้ว +2

    Goatka Music ga Cadceed on the beat 🎹🎧🎸

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe ปีที่แล้ว +1

    Nasteexo Turuko Udaa Caadi Maahan Amiin Yare Legend Thanks Hawraarta

  • @teamarimaheena9981
    @teamarimaheena9981 ปีที่แล้ว +1

    Raadin dheer ka dib waan helly heestan

  • @maxamedjabiyaa7492
    @maxamedjabiyaa7492 ปีที่แล้ว +3

    Ha ilaabina aakhiro

  • @maxamedkhadaroffice8050
    @maxamedkhadaroffice8050 ปีที่แล้ว +6

    Ku sali nabiga wll

    • @hariirDubbe
      @hariirDubbe 8 หลายเดือนก่อน

      Scw wll lkn meelaha xumaantu taallp magaca sharafta badan ee nebi muxamed ha keenim wll

  • @titanic139
    @titanic139 ปีที่แล้ว +6

    Inta Ogeyd In Amiin yare HEES uu Qaaday ay Hit tHy Like

  • @ismaaciilibrahim2175
    @ismaaciilibrahim2175 ปีที่แล้ว

    We wee Wax kale!

  • @faaraxcadaad903
    @faaraxcadaad903 ปีที่แล้ว +5

    amiin yare wa fanaan runti akhlaqad badan fanan kale imika inanta wu ku dhag dhagi laha oo ka fa idaysan laha heesta dhexdeeda lkn sidu isaga ilalinayo wlhi waan u bogay

  • @ibrahimhadame8766
    @ibrahimhadame8766 ปีที่แล้ว +2

    Amiin yare & maftuux cadceed waa another level 😊

  • @fuaadaddow7656
    @fuaadaddow7656 ปีที่แล้ว +3

    Abdiwaasac ey ey dhale waad shidan tahay abti duubistaadu wey fadhisaa Ceydaruus ismaciil waxaa ogtahaa Ka shekeyneesaa layaab

  • @nasirabdi8670
    @nasirabdi8670 ปีที่แล้ว +2

    Wuuuw 🔥🔥 Nice song 🎤🎤🎤my best friend Nastexo 😩😩

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 ปีที่แล้ว +1

    Fanaaniin qali ah aamiin yare nastexo dayax ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @empireshow1
    @empireshow1 ปีที่แล้ว +6

    Heesta I 1M like u qalantaa ❤

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 ปีที่แล้ว +2

    Labadani waxay kasoo daheen
    jiilkoodii waberi Big talent

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 ปีที่แล้ว +1

    Maftuux on the beats 🐐 goatka musiciga maanta

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 7 หลายเดือนก่อน

    Eesh qiyaasak caadi maaha caawa Anigoo safar ah from Toronto 🇨🇦 to Amsterdam KLM diyaarada dhexdeed

  • @Mahadxidig-official
    @Mahadxidig-official ปีที่แล้ว +2

    Layaab layaaab fankii baa ishelay
    Erayada: &laxanka badmadow
    Codadka: amin yare nasteha dayax

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 ปีที่แล้ว +4

    Amiin yare fanaan jira iga dheh🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @qaliijiahmed2596
    @qaliijiahmed2596 ปีที่แล้ว +3

    Amazing cadceeed 🙈🙈

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 5 หลายเดือนก่อน +1

    AR ILOVE YOU JE T'AIME AMOUR TOI habibi habibi

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤AR ILOVE You je t'aime toi habibi habibi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @medamin4096
    @medamin4096 ปีที่แล้ว +2

    Layab layab hes iyo badh axsan ya team howraar

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 ปีที่แล้ว +6

    Aabow cadceed another level 🥰

  • @FAAD21
    @FAAD21 ปีที่แล้ว +5

    Hoyga fanka Hargeisa🖐🇸🇴

    • @cabiirapdi
      @cabiirapdi ปีที่แล้ว +1

      hargaysa qof joga nasip leh❤💬💚

    • @xaqudirir9789
      @xaqudirir9789 ปีที่แล้ว

      Calanka Jinki Caabudu Ha Nala hoos Ordin

  • @abuunijr3536
    @abuunijr3536 ปีที่แล้ว +5

    aaway dadki nabiga jecla 😢

  • @abdullahimohamed4660
    @abdullahimohamed4660 ปีที่แล้ว

    EEG EEG, CIRIBTIINA
    ALLA GOOO,
    JUDHADIIBA WATAA
    MADAXEEDII EEY QAAWIYEEN.

  • @Nasrocabdigwere-nm8rx
    @Nasrocabdigwere-nm8rx ปีที่แล้ว

    Aamin yare ninweyn

  • @cabaassaalax520
    @cabaassaalax520 ปีที่แล้ว

    Aynta fanka waxa leh badmadow iyo fan amin yare pppp

  • @sacadmuuse6390
    @sacadmuuse6390 ปีที่แล้ว

    Illahy danbigena ha dhafo wllayL hesahana ha inaga madobeyo aaaaamiiiiiiin 🤲🤲

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว

    Axsan caleeg.

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 ปีที่แล้ว +1

    Fanaxleey ku jecliyaa

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre ปีที่แล้ว

    Inan Wada Jiro Weyne Ka Barya Macan Waa Adi🫵❤

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 ปีที่แล้ว +2

    heestan aamiin kaligii inuu soo qaday ahayd eesh calaa cod amiin adaa ku wata

  • @sacdasiman535
    @sacdasiman535 ปีที่แล้ว +1

    Labadan todobaad ee udanbaysa yaa ila arkay heeso wada cusub iyo fantasising dhar madow kuwada labisan🤔

  • @djhamza6775
    @djhamza6775 ปีที่แล้ว +4

    Axsan hees ❤️👏

  • @muhiyadinapdi2942
    @muhiyadinapdi2942 ปีที่แล้ว +1

    Walayaabeyyyy🔥🔥🔥🔥

  • @FahiimMaxamed
    @FahiimMaxamed ปีที่แล้ว

    Qofkii iga dambeeya o qoralkega araky iso duceey wll qofka an jeclahy in ale cakaf igu daro o xaskiisa xalsha noqdo😊

  • @abdisiman5177
    @abdisiman5177 ปีที่แล้ว

    cool

  • @abdirashiidcaano8565
    @abdirashiidcaano8565 ปีที่แล้ว

    Abdishakuur badmadow ninkan waa legend

  • @mohamedadensaid1822
    @mohamedadensaid1822 ปีที่แล้ว

    Kan reer baadiye waaye

  • @sacdiyajama5259
    @sacdiyajama5259 ปีที่แล้ว

    Codkiisa 🥺❤️

  • @suhaybalcadaala3817
    @suhaybalcadaala3817 ปีที่แล้ว +1

    Nasteexo iyo legend waaN idin wataa

  • @kaafiyagobaadofficial4232
    @kaafiyagobaadofficial4232 ปีที่แล้ว

    Nasdexo dayaax Amiin yare keep goin

  • @abdulaahifuaad344
    @abdulaahifuaad344 ปีที่แล้ว +2

    Nice vedio

  • @abdishukri9289
    @abdishukri9289 ปีที่แล้ว +2

    Heesta, Fanaaniinta, iyo Director isma laha. Ninka Director ah tababar lagu celiyo waaye. Musiga, laxanka, iyo jiludu ma wada socdaan. Fanaaniin Cod Macaan!

  • @CawilRaage-ou2sx
    @CawilRaage-ou2sx 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 ปีที่แล้ว +1

    Amiinka qalcadahiisa waa dhadhan kle wow!!

  • @cabdiqadiraadam2123
    @cabdiqadiraadam2123 ปีที่แล้ว

    Woooooooooooooooooooooooooooowwaaa waxkale ✌👏🤴

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 ปีที่แล้ว

    boqrada codka 🎤🔥🔥🔥 nasteexo dayax 🎤🔥

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e ปีที่แล้ว

    Aamiin And Nasteexa 🔥🔥🥰
    Waa LaYaaBaY 🔥🔥🔥

  • @aibros8033
    @aibros8033 ปีที่แล้ว +10

    So nice song

  • @simbayare1441
    @simbayare1441 ปีที่แล้ว +3

    Queen of queens❤❤❤ cod malab

  • @SAKARIYE_OFFICIAL
    @SAKARIYE_OFFICIAL ปีที่แล้ว +2

    Somaaliyeey waladhimanayaaye salaada aan ilaalino

  • @axmedaadan2347
    @axmedaadan2347 ปีที่แล้ว +2

    Alow ramadaanta nabad nagu gaadhsii

  • @SuuleyDeera
    @SuuleyDeera ปีที่แล้ว

    Waaa Amin yare❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yare waaa aarka ararka

  • @muniiraaxmed1090
    @muniiraaxmed1090 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw Scw ❤

  • @shiinehd7522
    @shiinehd7522 ปีที่แล้ว +1

    Layaab layaab

  • @JamalCabdilaahi-i4p
    @JamalCabdilaahi-i4p ปีที่แล้ว

    M.a❤❤❤❤

  • @faadhigotahliil1371
    @faadhigotahliil1371 ปีที่แล้ว

    Nasteexo dayax🗣📌❤

  • @saciidmarwaan295
    @saciidmarwaan295 ปีที่แล้ว +2

    Cod meesha kuma heyso naagta🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️😂

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว +1

    Hees kala kacsan weeye❤😮😊

  • @carafaadcabdiraxmanmaxamed1219
    @carafaadcabdiraxmanmaxamed1219 ปีที่แล้ว

    Ereyo cajiipa io musig cajiipa

  • @MohamedAhmed-im7cx
    @MohamedAhmed-im7cx ปีที่แล้ว

    N.dayax
    M.maanka
    W.happy
    Hargeisa niman iman caan ayaan ahay laga yeeli maayo

  • @BishaarCali-tc3fl
    @BishaarCali-tc3fl 6 หลายเดือนก่อน

    Heestan maliin ayan aad uu dhageysty jaceylkayga aan ku dhacsana mar walbo wan xasuusta cawana waa habeen aad igu weyn oo aan isu maleynayo inaan jaceylkeyga aan wayayo balse mel uun iga adeysoo

  • @cllaahitayga800
    @cllaahitayga800 ปีที่แล้ว +1

    Lagen aamiinka ceap goin

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t ปีที่แล้ว +2

    Nasteexay asturnaanta ayaa adiga Malyuun Maanka ee dadka inu ku jecel yihiin ee astur naantada ku soo laabo.

  • @Rakio618
    @Rakio618 ปีที่แล้ว

    Layaaab 🙆‍♂️

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial5032 ปีที่แล้ว +2

    Cadceed on the beat

  • @kingkhalid511
    @kingkhalid511 ปีที่แล้ว +1

    The one and only the best song hawraar music 🔥

  • @MaxamedXasan-ru8it
    @MaxamedXasan-ru8it ปีที่แล้ว

    𝐇𝐞𝐞𝐬𝐭𝐚𝐧 𝐩𝐞𝐬 𝐟𝐮𝐥𝐥 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐞𝐞 ❤❤❤

  • @faadumomohamed8453
    @faadumomohamed8453 ปีที่แล้ว

    Nastexo dayax another level🤚

  • @superzaara2421
    @superzaara2421 ปีที่แล้ว

    Qawanaan kuma qurxanid abayi

  • @cabdulahimohamoud465
    @cabdulahimohamoud465 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhii qamaarka xiran jirtay tartiib tartiib ayay uga dhigeen

  • @Sacki63
    @Sacki63 ปีที่แล้ว

    CabdiwasaC KhataR FaraH DahablaH SanadkaH 🤴🏻🫡

  • @mohakariin9397
    @mohakariin9397 ปีที่แล้ว

    Nasteexoy gabar HG timaha ma baneysate waa kuside ina adeer

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin keygii ❤
    Horta gabadha markee caanimo yar iska dareemaan xee timaha u qaawistaan

    • @abdirizakawil9058
      @abdirizakawil9058 ปีที่แล้ว

      xishoodka dhan waa ka baxayaa waxa ay isku malaynaysaa in ay thy nin

  • @salmaanabdi9462
    @salmaanabdi9462 ปีที่แล้ว +1

    Heesi iyo bar
    👌

  • @apdilahiinashire3830
    @apdilahiinashire3830 ปีที่แล้ว +3

    Nabiga ha lgu saliyo scw