ISMAIL AARKA FT NASTEEXO DAYAX|TABANTAABI|OFFICIAL VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 159

  • @suleimanabdi7206
    @suleimanabdi7206 2 ปีที่แล้ว +122

    Waxkasta mcn wxa kamcn Qur'an 💕

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 2 ปีที่แล้ว +47

    wow!! Xiddigaha Caanbaxay & Hees Laysugu Tagay... kudos to my boy Kaarshe..

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 2 ปีที่แล้ว

      Hadn kugu dhex arky askarow wa u saraya subscripta masul ada ka damin ah kaarshe manta igu horyse

    • @abdiqadardahirmohammed2675
      @abdiqadardahirmohammed2675 ปีที่แล้ว

      @@khadarfaalo9234 y

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 ปีที่แล้ว +16

    Labis ka ay xiriantahay Nasteexo dayax waa ku soo baxday cod macaan labadan fanaan ayay leeyihiin 😍😍✅👌

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 ปีที่แล้ว +15

    Nasteexo Dayax- Xidigta Iyo Shumuca Fanka Reer Muqdisho, Wakhtiyada Dhawna La Wareegi Doonto Fanka Soomaalida Iyo Kan Dunidaba🎧, Well Done Guys👏❤🙏

  • @najahaddey5572
    @najahaddey5572 2 ปีที่แล้ว +13

    Gabadhaan yar waa codkiiyo qof ah masha allaah

  • @bilaalahmedalitatico3837
    @bilaalahmedalitatico3837 2 ปีที่แล้ว +6

    Aarka nin weyn nasteexo dhexyar keep it up kaarshe hawshada adna halka kasii wad💯🙏

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 ปีที่แล้ว +20

    Laba fananood oo cod macaan, quruxleey Nasteexo 🔥🔥🔥❤️❤️❤️

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว +11

    Timir geed ku taliyo tufax baxay lamod yey ebid kama tagaye taban tabi cashaqa💔keep gowing ismacil arka and nastexo dayax 👍

  • @subeyraskar
    @subeyraskar 2 ปีที่แล้ว +13

    Nasteeho golden voice ❤️🖐hablaha nasteho la yidha qurux iyo codba laguma gaaro 😁

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 ปีที่แล้ว +18

    Naxtexo dayax🌹
    Whenever she sings I just think she is singing for me 😂💕❤️❤️

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhani xataa aarkii cidlay kaga tagtay , waxani cod waa dhaafay Nasteexow !

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +12

    Aarka iyo nasteexo dadka hada ugu shidan ❤️❤️❤️

  • @pilanabdi4167
    @pilanabdi4167 2 ปีที่แล้ว +9

    Ismaaciil arka oo muqdishoushidan hawiyo nimo ismaciil arka cadawgada hajabo my brother my dhiga 💋♥️❤️🙆‍♀️💯🌹🌹💯💯🌹

    • @nasteexoxasanmaxamed5296
      @nasteexoxasanmaxamed5296 2 ปีที่แล้ว +2

      Nasteexo iyada wa hawiye

    • @kowsarhassan4756
      @kowsarhassan4756 2 ปีที่แล้ว +2

      @@nasteexoxasanmaxamed5296 sax Nasteexo gabar Sacad ah Aarkan wiil waceysle m.a

  • @yaskaboychannelyaskaboycha2561
    @yaskaboychannelyaskaboycha2561 2 ปีที่แล้ว +8

    Two legend of the year # N.dayax& Arka.... and the future producer kaarshe of the year (( war cusub o kale ))👍🤙👩‍💻👩‍💻

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 2 ปีที่แล้ว +10

    MAANSHAA ALLAAH DHASHII HIRAAB 🆎🤴🏾 & 👸🏽HG🦁🐯🦁🐯🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯✌🏾✌🏾👸🏽🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⚡️⚡️⚡️⚡️🌟🌟🌟🌟⭐️⭐️⭐️🤴🏾✌🏾✌🏾❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌍⭐️⭐️💯🥳🥳🥳🥳🥳❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @SaapittAlly-jc2im
      @SaapittAlly-jc2im 10 หลายเดือนก่อน

      CAADIMaaha 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nadkam9792
    @nadkam9792 2 ปีที่แล้ว +4

    Hees heer sare ah. Macalimiinti waweyneyd ee ree Jigjiga ku fara yaraystay. Beele iyo Ceemooy.

  • @abdirizakabdikadir8179
    @abdirizakabdikadir8179 2 ปีที่แล้ว +5

    Kaarshe production 🙌 horey usoco sxb guul karjeyneya insha alaah

  • @jayteeexpeditions8254
    @jayteeexpeditions8254 2 ปีที่แล้ว +41

    Kaarshe Is the Best producer/Videographer/photographer in East and Central Africa .

    • @abdikachannel9777
      @abdikachannel9777 2 ปีที่แล้ว

      Just give him that hope ♎️

    • @shirwaccabdicalane7391
      @shirwaccabdicalane7391 2 ปีที่แล้ว

      𝙈𝙮.𝙞𝙨𝙢𝙖𝙖𝙘𝙞𝙡..𝙝𝙖𝙡𝙠𝙖.𝙠𝙖𝙬𝙖𝙙.𝙘𝙤𝙙.𝙢𝙖𝙣𝙠𝙖.𝙛𝙖𝙣𝙠𝙖

    • @Supr93
      @Supr93 ปีที่แล้ว

      Can I you up ⬆️ for anything tonight to empty each of my bags onto your mattress and so put bring pillows in once I arrive and inside the door 🚪 hopefully 🙏 Thank heavens I love my little girl 👧 so bad she I don't judge 👨‍⚖️ me but from what I've seen she's been nice 👍 😊 thank follow me back please sir 🙏 and thanks again

  • @izzaimran9296
    @izzaimran9296 2 ปีที่แล้ว +9

    Boqorka iyo boqorada codka🥰

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 2 ปีที่แล้ว +4

    Ismail aarka legend inadtahay cidna kamaqarsoona keep going brother

  • @hanadofficall3880
    @hanadofficall3880 2 ปีที่แล้ว +5

    Nasteexu dayax Boqorada codka💉🩸

  • @queentacadalefaadumoladan4122
    @queentacadalefaadumoladan4122 2 ปีที่แล้ว +5

    Markay labo ishelaan waa sidaan oo kale two legends

  • @axmedxaaji1403
    @axmedxaaji1403 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend Ismaaciil Aarka 🔥 Aarka guuxa 🦁❤️

  • @mkhmahamud2394
    @mkhmahamud2394 2 ปีที่แล้ว +6

    hg iyo abgaal

  • @maxameddalmar1495
    @maxameddalmar1495 2 ปีที่แล้ว +5

    Nasteexo dayax boqorada codka❤

  • @wiilkareerweheliye1452
    @wiilkareerweheliye1452 ปีที่แล้ว +1

    lipaaxa Fanka🎤 Ismail Aarka 🙏 legend Aan ku Faano ✔ kalakiciye🫡

  • @omarcaaqilka4910
    @omarcaaqilka4910 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow hees iyo bar iga dheh hobolada waaberi gar iyo gardaro wan idin wataaa

  • @ahmedreesto4375
    @ahmedreesto4375 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa Kursiga Jcylka lagu taami jiray kuwii isku tashaday tafaraaruq diiday waa Hawiye Heestu waa Hees xasaasi ah
    isfahanay😁😁😁

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 2 ปีที่แล้ว +4

    legendary moqdisho ismaaciil aarka libaax labo ma ahan🥰

    • @acc2952
      @acc2952 2 ปีที่แล้ว

      Asc masha alaah

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 2 ปีที่แล้ว +12

    This is insane HATS OFF i have the most ULTIMATE respect for you prother proud of you haataf well done ISMAIL AARKA ❤🙏🏿

  • @bahjajiile9454
    @bahjajiile9454 2 ปีที่แล้ว +5

    Codka muuqaalka qurxintiisa hees wax walibo loo dhamaystiray 🥰

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +9

    Two legends 💜 maxa codad meesha ka dhacay

  • @dahircabdule2001
    @dahircabdule2001 ปีที่แล้ว +1

    Legend arka iyo nasteexo dayax

  • @cariifyare3847
    @cariifyare3847 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadkii codka fanka lowga hary ❤

  • @hassanmohamed7327
    @hassanmohamed7327 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestaan way iga gadan tahay aniga abwaanka heestana waxan leyahay waxaad curusay erayo mecno weeyn xambaarsan.

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว +1

    First ayaaba noqde maanta kaarshe horumar wcn

  • @samiiracadey3304
    @samiiracadey3304 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow arka ❤️💯

  • @xassanaxmed1757
    @xassanaxmed1757 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees io bar ❤🙏🥰

  • @mushariboy2079
    @mushariboy2079 2 ปีที่แล้ว +2

    FROM SHARMA INTA EH ISMUUJIYA🇸🇴🔥

  • @IBRAHIMKHALIFCISE
    @IBRAHIMKHALIFCISE 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi heestan waxaan usooraadiyy waa xasuus arooskaygiiban aad igusoonoqnoqota😢 sanadku waa 2023 bishi 1 .10. 😢 mantana waa 2024 bishi 7 .30 waana salasa intii igadabaysaaay repplydu waa mihiim😅❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 ปีที่แล้ว +3

    Fanaankii Hirgalay codkii shacabka iyo fanaanadena

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 2 ปีที่แล้ว +2

    Ismaaciil arka wax magama qaban Karo Cod 💯 dheel💯💯💯💯

  • @Sariyaabdihakiim
    @Sariyaabdihakiim 2 ปีที่แล้ว +2

    waxkale kama daalin dhagaysigeeda😍🎬

  • @lovemom559
    @lovemom559 2 ปีที่แล้ว +1

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻waxba ka dhacay ❤️❤️

  • @FAAD21
    @FAAD21 2 ปีที่แล้ว +3

    Lipaaxa codka Ismail Aarka iyo lipaaxada codka Nasteexa dayax

  • @xilkasabdullhi7742
    @xilkasabdullhi7742 2 ปีที่แล้ว +4

    Kabayare iyo nasteexo dayax waa isku cod Yaa ila arkay

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 3 หลายเดือนก่อน

      xooga inta ugu dambesa dhawaqa erayada

  • @sadaamartsofficial3146
    @sadaamartsofficial3146 2 ปีที่แล้ว +2

    Kuwii Nalka Ushidey Muqdisho💖

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 2 ปีที่แล้ว +5

    Nasteexo dayax aadbay u cod macaan tahay
    Fankeedu mar hore ayuu qarxi lahaa haday hoga fanka aado hargaysa

  • @ilkacasemed9636
    @ilkacasemed9636 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend Arka👏

  • @mounadaher5970
    @mounadaher5970 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allh codadka halasi
    ga ah nice voice 👌

  • @omarabdirahman2453
    @omarabdirahman2453 2 ปีที่แล้ว +12

    What a voice her voice is on 🔥

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 2 ปีที่แล้ว +3

    Absolutely Aarka and Dayah❤

  • @samsamiitaofficial7837
    @samsamiitaofficial7837 2 ปีที่แล้ว +9

    Waaw taaban taabi cashaaqa two Legends ❤❤

  • @gem2144
    @gem2144 2 ปีที่แล้ว +1

    Queen and king of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏Mashaallah Allaha idin xafido Amin yaa rabbi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼👍🏼👍🏼👍🏼🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️

  • @shidanekaraama681
    @shidanekaraama681 2 ปีที่แล้ว +1

    waaawareeey wlh tani hees waadhaaftay two legends

  • @Hawo-v9n
    @Hawo-v9n ปีที่แล้ว

    Iscalaa hees🎉

  • @kingzola9919
    @kingzola9919 2 ปีที่แล้ว +2

    Wooow faanan io fananad jag ah

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +4

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 2 ปีที่แล้ว

    Keep going Guys Barteeda Aad dhigteen waa Dhanaansade oo idiin leh Afkiina Caano geel lagu qabay

  • @imansiciid2606
    @imansiciid2606 2 ปีที่แล้ว +1

    1m markey kar to like isara

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanka ereyadan qoray waa another level

  • @justinritish4417
    @justinritish4417 2 ปีที่แล้ว +1

    From sharma boy keep going

  • @khaalidy
    @khaalidy 2 ปีที่แล้ว +4

    woow❤️🔥

  • @sanitar4life
    @sanitar4life 2 ปีที่แล้ว +6

    best song of the year

  • @salaadfareey9717
    @salaadfareey9717 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaaaaah yaaaaaaaaah

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 ปีที่แล้ว

    Sheekada kaarshe iyo bahjo kaso raacay heestan😅❤

  • @khadraahmed2684
    @khadraahmed2684 2 ปีที่แล้ว

    Labo legend ba is helay

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 ปีที่แล้ว +1

    Labo cod la tiicay top

  • @amiisha5165
    @amiisha5165 ปีที่แล้ว

    Wooow best 👌 song 🎵 👌 my people

  • @susuppe2994
    @susuppe2994 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow 🥰

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 2 ปีที่แล้ว +2

    HEES ADUUN🥰

  • @AminoMuxumedDahir-xc3qm
    @AminoMuxumedDahir-xc3qm 8 หลายเดือนก่อน

    Wow amazing

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 2 ปีที่แล้ว +1

    Cod asturnaan ayey gbdhan isku darsatay horay usoco huuno

  • @yusraluusa2271
    @yusraluusa2271 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow cod mcn

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +1

    🔥🔥🔥🔥

  • @aadancalijamacqaaje1252
    @aadancalijamacqaaje1252 ปีที่แล้ว

    AAD TABAN TAABI CAASHA VOICE

  • @dawladnimo8682
    @dawladnimo8682 2 ปีที่แล้ว

    nasteexo dayax quruxleey❤❤

  • @MaxamedXassan-kz7hu
    @MaxamedXassan-kz7hu 5 หลายเดือนก่อน

    iskuwaar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @minasana5951
    @minasana5951 2 ปีที่แล้ว

    Aarka noolow huuno ❤

  • @hindadegen8227
    @hindadegen8227 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @AliHassan-yz8bd
    @AliHassan-yz8bd 2 ปีที่แล้ว +1

    From sharma boy

  • @garaaddeyniile1149
    @garaaddeyniile1149 2 ปีที่แล้ว +1

    From sharma boy nin weyn ayaad xagiisa ka socotiin

  • @iftinchanneliftinchannel682
    @iftinchanneliftinchannel682 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 ปีที่แล้ว +1

    Xassan sheekh maxamud meequ ku siiyey aarkow 😄😄

    • @mohaapdulahi2989
      @mohaapdulahi2989 2 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣😂😂😂 adeerkiis waaye lacag ka badan ayey isku leeyihiin

  • @alibisharjimale5622
    @alibisharjimale5622 2 ปีที่แล้ว +5

    Two legends 💕💕💕💕

  • @Footballer1165
    @Footballer1165 2 ปีที่แล้ว +1

    from sharma

  • @isakmoabdi5296
    @isakmoabdi5296 2 ปีที่แล้ว

    Wow this song

  • @hassanbashiir636
    @hassanbashiir636 2 ปีที่แล้ว +1

    wow 🔥🥳

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 2 ปีที่แล้ว

    Esh cala codad an kala dicin 🥰

  • @ahmedgagab8414
    @ahmedgagab8414 2 ปีที่แล้ว

    Ismacil i bashal abowe m.c.n

  • @caishocabdullahi5196
    @caishocabdullahi5196 2 ปีที่แล้ว +1

    War waa shidantihiin caadi idiin kugu raaxeesany

  • @fadumacdy9679
    @fadumacdy9679 2 ปีที่แล้ว

    Wan ku wahta

  • @hannabeauty2540
    @hannabeauty2540 2 ปีที่แล้ว

    Aaarkeni😱😱😱

  • @nasrohassanabdullahi7684
    @nasrohassanabdullahi7684 2 ปีที่แล้ว

    Ww musi iga gadn iyo codka aarke

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 2 ปีที่แล้ว +1

    Special thanks siciid taariikh yaa kudhex arka?
    War ninkaa mar horaan ka shakiyay fanka wali lug buu kula jiraaye Muu heeso noosoo saaro 😂😀

    • @hawiwocadey9759
      @hawiwocadey9759 2 ปีที่แล้ว

      Wow❤❤🥰

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 2 ปีที่แล้ว

      @@hawiwocadey9759 hawiwo kulahaa ar ree xamaraa inder haan kula kaftamee Hawiwo maxaa looga jeedaa xabiibo garanaye waa waxa aad habeen utidhaahdaan Haween e 😂

  • @mariasaid2769
    @mariasaid2769 2 ปีที่แล้ว

    An other level

  • @aadancalijamacqaaje1252
    @aadancalijamacqaaje1252 ปีที่แล้ว

    VOICE

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 ปีที่แล้ว

    Wow🔥🔥🔥🔥🧡

  • @axmedbile9428
    @axmedbile9428 2 ปีที่แล้ว

    Ismacil arka fanan qapil waye xayawan😢

    • @shukrimohamud4189
      @shukrimohamud4189 2 ปีที่แล้ว +1

      Cid dhulka ka dhalatay majirtee caadi iska dhig fanaan waye qof rabo uhesayaye 😏😏

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 ปีที่แล้ว

    Woow