@@sabirinabubakar8617 maalin dhaweyd ,, waxay tidhi $1500 dollar wan ka hellaa habeenkii aroostada iyo xafladaha hadan isku mar habeenkii,, balwad ma laha siday ila tahay,, xidigaha geesku way lacageysten
Tani hees dhaafty marhady mesha marayaan Erayad hassan osman mire Laxanki cabaas hiirad Musica cadceed Codki nastexo dayax Dadwaawaynba isugu tagay hestasi wa hirgashy,
Boqorada codka her voice 😍 ❤ Nasteexa dayax the legendary 🙌 Come back again inta ila jacel oo taagerta xidigta Mogadishu ismuujjya reer hargeisa ii so dhaweeya
Haye ❤❤❤❤❤❤ waa saas Sister yaa salaam ishcalaa hees
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan
Sawirkaaga naftaan ku sabaaye
Suuradaada ayaan sikin waayin
Kuma siisto cidnee ha i seegin
Iga saar jawigaan ku samrayay
Ila sees xubi aana salguurin❤
nio music cadceed iyo muuqaalka caydaruus hawraar way is keenaa🥰🥰
boqorada codka nasteexo dayax yaa igu raacsan like saara🙏🤤
Aniga horay u soco nasteexo dayax💖💖
Aniga 😊
❤😂eye is so good 1:50
Nasteexo Dayaxna ugu danbayntii Qamaarkii maka dhigeen
Haa wlhi
Hadaad Muqdisho Joogto Like igu qabo
Masha allh hestan iney qarxeyso shaki kuma jiro hadi aad aragto hees laxanki cabaas hiraad iyo maftux maxamad ducale ey isugu taken wey qarxeeee mudu dhan halweg gudu hud nasteexo cabdi karin m.a hargeysa eyay tagty watanaaa hesti igu hureyday eeee hargeysa cadey lagu dobo hes kasto uu hargeysa cadey lagu dobo weyqarxeysaa qaraxdaaa
nasteexo dayax kal iyo laab kuu jeclhy🤩🥰🥳💋💋💋💋💋💋
Love u somali people from russia 🇷🇺🤩
thanks 🥰
Tani.wamasan sawarakad
Volodmir magaca iska sax sxp wa vladamir 😂😂😂😂😁😁😁
@@inamuhidinxaad ugu qarxinee 🤣
@@inamuhidin😂
Hees kaa macaan waligey maa arag wow manshallah deqsaan Queen of Somali oo dhaan
XidiGtii⭐iyo HoyGii fanka HARGEISA is heley🔥
Cajiibsanaa heesta iyo inantuba codkeeduna waa top❤
Cadceeeeeeeeeedooooow gacanta allle kaama jaro new music🥰🥰
The song talk about the wound of the heart and the quran talks the medicine of the heart
Anacayay ahad wakuma
@@cabdilaahicali7647 000000000090
@@cabdilaahicali7647q0🎉😅😮😂❤❤❤❤
Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤
Sallahu callayhi wa sallam
Aduunka ma soo Marin Shakhsi ka wanaagsan Nabi Maxamed (SCW)
Weewe ❤️ Boqorada codka 🎤 Naztexo Dayax ❤️ welcome to hargayiza horumar wacan walzhay zharafey mandhaya Ina Dayax ❤️ Aniga walzhay Rumaad guLayzo mar walba xidigta zanadka 💕💕💕👑🙏❤️🎤
Keep out
Waxaan darteed u dhageysan heesta xaaskeyga 🥀👰💋isoo dirtay🫂🔐
waa fanaanada ugu daacadsan runtey ka sheegtay fanka in lacag laga helo
keep going nasteexo dayax taagero buuxda
Goormay tiri wll
@@sabirinabubakar8617 maalin dhaweyd ,, waxay tidhi $1500 dollar wan ka hellaa
habeenkii aroostada iyo xafladaha hadan isku mar habeenkii,, balwad ma laha siday ila tahay,, xidigaha geesku way lacageysten
Ugu danbeyn Qamarka waay digati ayadana . Nice song
Musiga 100%
Laxanka 100 %
Waar maxad sameyseen.... abaas hirad. + cadceedka 💥💥💥nasteexo woow team hawraar💥
Legend meshey kaso bilaabate ilowda erayada🤓
Way muftaax cadceed macalin aabihii alle ha ku xafido
Waligey 1 like mahelin soomaliyeey 🇸🇴🤞
Cadceed on the beat 🔥🔥🔥👏💯
Abdillahi Osman Omar thnaks wlo a lot
@@cadceedmediapro6142 Xayakallah legend
Your beat is another level walaal. Welldone
Keep going walal 💯💯
Pop0
@@abdillahiosmanomar9612 l
War Naagtaan Baxar waaye Wlhi Jiririco Igu riday Heesba Heesta Ka Danbayso Waa Hit esh Calaa Fanaanad
weeh walle waxani hees wa dhaftey❤️🔥
Maftuux cadceed inanka musicga macan tumaya legend
Nasteexo Dayax fanaanad aad u cod mcn luuq cajiiba🇸🇴
WOF CALAYK CODKIII FANKA 💯🎧
Layaab layaab hees hees eryatay the best 👌
cadceed on the legend🦁🦁
Qurux cod ilaahey waa siyey gabadhan masha allah❤
Yeah
Nasteho dayax welcome hargeysa waxad tahay mid ka Mida hibooyiinka jiilka cusub
Cadceed on the beat 🔥🙆🏻♂️
Laxankii cabaas hirade 🔥🔥
hees mcn badan weeeye nasteexo dayax cumaamadaada ma haysan kar ❤
Qoftan laxanka abas hirad wax badan ayuu ka badalay
On fire 🔥 cadced on the beat
Wow hada hees jirto soosaartay horay usoco macanto keep going my sister
The greatest man on earth is our beloved prophet ( Muhammad SCW)
Waaawey hees iyo badh🤍🖤
Erayadii Hassan osman mire legend🙌🙌
Nastexoy hawadi ku qaday kuma dhigto walaley waba kugu faneyne maxa timaha uqaawisay bisinkee mar kale ha qawin sidada wlhi ku qurux badan tahay 🔥🔥
Hog
Hcj
100K markay gadho Love❤️ isar
500K mrky gadhana Reply↩️ iso gal
1M mrky gadhana iso duce🤲🥰
Yartani dhadhan kalay u yeeshay heesihii fanka❤🎉
Tani hees dhaafty marhady mesha marayaan
Erayad hassan osman mire
Laxanki cabaas hiirad
Musica cadceed
Codki nastexo dayax
Dadwaawaynba isugu tagay hestasi wa hirgashy,
Wow erayada Hassan osman Mashallah ader 👑👑
War yaa hawiyaa ? Tolkeeyow
Like
Boqorada codka her voice 😍 ❤
Nasteexa dayax the legendary 🙌
Come back again inta ila jacel oo taagerta xidigta Mogadishu ismuujjya reer hargeisa ii so dhaweeya
Hg
@@hindafanax😮🎉🎉m
❤❤❤❤❤❤
😊😊😊😊😊😊ok😊😊🎉❤️❤️❤️❤️❤️⚘️⚘️⚘️⚘️🪺
Codka wxaa so saarey laxanka iyo erayada lagu laray
Ciribtiin alla gooo
Eeg weey Qaawiyeen. Judhadiiba.
Adigaa u Sita mcn wll hi zweaty
Iga saar jawigaan ku samraayay
Ila seeso xubi aanan salguurin!
Yaa salaam 🔥🔥👏💯
Subxanallah tinti miyeey qawisay Allah ku soo hanuuniyo wll
Cadceed baa igu socda wlhy bilhy heeso badan baan dartii udhgeesta
Ninkas gacantisa wa fadhisa beatka utumayo Wlhi hees an hees ehen uu hees Fcn kga dhiga Cadceed is legendary musician 💙🎶
Wr ani wan danbeeya kwrn 3week kadib dawanooyaaye 😁👸✌️
Sax ban ku jclhy qudha saciid🖇🥺♥️
Nasteexo dayax huno maxaa ku nurisaa timaha asturan runtii
Ee allah ku xafida
Saxibkay abwaan Hassan Osman Mirre wad ka baxsatay. 😍
Inta calanka SL quruxdisa like 👍 igu saartay😂❤
Gabdhaha qurxan cod macaan maleh maxaa loo dhihi jiray waatan qurux iyo cod isku darsatay gabadhaan..
Inta ila aragta like-ta🤛👊
Nasteexo dayah inthe building 👷♀️
From Germany 🇩🇪❤️
NASTEEXO DAYAX Welcome Somaliland Amazing beat and golden voice
Waaw fankiiyoo qof ah caruurtayda hooyadood bay noqonaysaa tani
Qofta kaliya heested aan dhageesto❤️
Abwaan Hassan osman mire Erayo fadhiya ayaaa samaysay
Khalaaliif baa is heshay. Ilaahow quwadaada
Walee heesta weeqarxee😜😍
She’s the best More love Nastrxo codkaga xabebta leh and positive love song 🎵 keep going
❤😂 1:28
Sawirkaga naftan KU zabayo😟
Nasteexo dayax samadey mareysaa
Keep going waa wax kale heestaan!.
Inta heestan qaadatay ismuujiya
Igasaar jawigaan kusamraayay
Axsan hees weeye dhankaste
Ugu dampeyn timahaga dadka wd Tustay😪
Inta asturan iso raaca
Wow boqoraDa coDka❤👸🙈
Hawraar In the house.
Gabadhan si gaara isaga jclahay ina iska dhageysto 🥰
kusali nabigeena muxamed 😢😢
Waf caleyk ax yaa sowt ! Amazing beat 💥
Amazing video 🔥🔥
Waa layaabay❤
Qurux iyi cod macaan ayay isku darsatay.
Heestan waxaan u qoondeeyay heestii sanadka Xaga hablaha alla Yaa cisak❤
Super Singer with new form music
Waa waaaa micnaha madixii
Dabuulna viyus ayaa Lagu maradaa laga tuurey.
Cadceed macalin aabihiii
Naag rajistiin wadato oo bila kastuumo la'an ah somaliya ugu imow
Samiday keep going
KAN COD WUUDHAFY WLLHI FANANADA UGU COD QURUXBADAN BIG FAN WLLHI KUU AHY WLLHI NASTEEXO😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘
Waxsosocodo iyo wabiga yaa wyn
Ish calaa hees iyo cod👌🔥🔥🔥♥️
Never commented before but this is the best what a voice amazing
Wallee gabadh waaban ka helan 😍😍😍
Other level 💯 and keep going
Of waaw saas waaye
NASTEEXO DAYAX NACABKA SUULI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
Nasteho Dayax NacaBaka suuli official nasteho Dayax fannin caga wan ku salaya nasteho qali
Nasteexo abdikarin ahmed❤❤
Gabadhii asturayd yaa qaawiyay inkaaru idinku dhacday gabadha xijaabka ha ka tuurin shaydaamooow
Waaw
Eeyada wa
Kaalay iska arag