Aad iyo aad u mahadsantahy ustaadi cilmiga iyo caqliga iyo cimriga Allah kuu barakeeyo, bulshadeenu aad bey ugu baahi qabaan kala hadalka arimaha oo kale🎉
Maxaan talo ka faaiday sheekha ale ha barakeeyee 1waxa aan waxkaa mida marka shaqada lagaa caydhiyo jaaniska ka faaidee 2waxa ka mida masuuliyada naftaada adigu qaad 3waxa ka mida wax kasta oo aad qabanayso ale la kaasho ale ha barakeyo sheekha ANIGOO AH MUSTAFE YUUSUF WAXA AAN ALE KA RAJAYNAYAA IN AAN DHALINTA SOMALIYED HOR MUUD U NOQDO
Aad iyo aad u mahadsantahy ustaadi cilmiga iyo caqliga iyo cimriga Allah kuu barakeeyo, bulshadeenu aad bey ugu baahi qabaan kala hadalka arimaha oo kale🎉
Quruxda ay leedahy in aad tantaada taqaan waxaa tusaali ah garoowe iyo hargaysa siyaasiyiin tooda laysma tusikaro lakin shacabku waa walaalo usdaad guu layso insha laah soomaali waa walaalo
Mash Allah
Sheikh + Aqoonyahan
Aad ha loo dhagaysto dhalin yaroy
Sh mustafe , sh cabdibaasid sheikhan, iyo culimada la midka ah
Khaasatan dhalinyarta cilmiga maadiga barta waxbadan ayaad ka faaiidi doontaan cilmi aakhiro iyo adduunba ah...
Mash Allah
Aadban ula dhacay ustaadka hadalkisa
Mahadsanid macallin.
Baraarakallah ustaad.
Masha allaah ilaahay ha barakeeyo macalin keena
Mnsh allah sheikh
Waad mahadsantahay sheekhanaa ❤❤
Ustaad Hamza Habib welcome too Djibouti 🇩🇯
ᴊᴀᴢᴀᴋᴀʟᴀʜ ᴜsᴛᴀᴅᴀɴᴀ❤🎉
Maansha Allah sh xamse xabiib
Allah ha ku sharfo.
Mashaalaah
Waaad mahadsanthy kheesh
Mansha llh ❤
Mansh Allah tabak raxmada ❤
❤
Maxaan talo ka faaiday sheekha ale ha barakeeyee
1waxa aan waxkaa mida marka shaqada lagaa caydhiyo jaaniska ka faaidee
2waxa ka mida masuuliyada naftaada adigu qaad
3waxa ka mida wax kasta oo aad qabanayso ale la kaasho ale ha barakeyo sheekha
ANIGOO AH MUSTAFE YUUSUF WAXA AAN ALE KA RAJAYNAYAA IN AAN DHALINTA SOMALIYED HOR MUUD U NOQDO
M.a
Kulanka maxaa nooga qariseen
Sax
Horseed hagar kuma maqna maad tiraahid intaad maah maah carbeed leedahay walaalow
M.a