30 Sano Ku dhawaada aya lawaayey afduub ka nixiyeey reer Algeria 🇩🇿😭💔😱🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 หลายเดือนก่อน +4

    Subxaana allaah wiilkaa reerkiisu waxay ahayd gurigan baadhaan mar hadii eygu guriga tegi jiray waayo eydu waa feejiganyihiin xasbi allaah wanicmal wakiil fiik

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน +3

    وعبلكم السلام و رحمةً الله و بركاته
    حبيبيتي

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxana Allah rabaw nsga badbaadi shar oo dhan wiilka yar qadar ba,helay lkn dareenka hooyadu waa,cajiib rabi ban qadarine askar ay wadadataa haday badhi lahayeen waa ka heli lahaa

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    سبحان الله العظيم

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa markan dhashay hadana waa ciraystay ilahaw balayooyinka naga hey wlhy aduunyadan maalin walba waaka yaabineysa😢😢

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbunalaahu wanicmal wakiil maaliba wax ka yaabiya ayad maqleysa ilaahey ayan ka magangalnay shar dhamanted alaahu Akbar

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 หลายเดือนก่อน +1

    لا حول ولا قوه الا باالله

  • @fadumoali8759
    @fadumoali8759 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xasbinullah wanicmatullah

    • @user-bd5xf7dp6v
      @user-bd5xf7dp6v 3 หลายเดือนก่อน

      😅pp 😢ppo 😅😅😢😅😢😅p😢

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 หลายเดือนก่อน +1

    Odayga Wiilka Markuu Afduubanaayey 33Sano Ayuu odaygaa Jiray Wiilka yar na 16 Jir Ayuu Ahaa eyga wuu Ogaa lakin Maalmo Ayuu ku Hor Qeelin jiray Gurigaa lagu Afduubtay kadib Eygii waa la dilay Cid Dishay lama yaqaan eeygii oo tuulada meesha laga soogalo yaalo ayaa reerkii lahaa ee wiilka laga afduubtay looso sheegay Cajiib

  • @hawokiinofficialhilowle2101
    @hawokiinofficialhilowle2101 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasbunllaah wa nicmal wakiil illahow naga magan gali

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanalaah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxa masibo isdabatal,Allow na bad baadi

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyallah wanicmalwakil

  • @asmaabdirahman2417
    @asmaabdirahman2417 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc fatima muna qisadani waxay i xasuusisay mar anu tagnay diridhabe aniyo hoyaday allaha naxariste waxan aragnay hoyo somaliyed oo gadhedi radinaysa mudo 2 sanah gabadhadi waxay ku nooshay ila diridhabe nin aya hastay labaciyalana way udhashay ma sobixi karto dareenki hoyadedna ninka kamasxay lkn hoyaded wa lo shegay xalkeda lkn guriga wax geeyay way wayday marmar bay abtigeed la soo hadasha lkn meeshay kasoo hadlayso ma sheegto tii oo sida ah ayanu ka soo noqonay xaga bixi aniyo hooyaday allaha janada haka warabiye mar waxay ku danbaysay ma ogi

    • @asmaabdirahman2417
      @asmaabdirahman2417 3 หลายเดือนก่อน

      Wax ilmana kaligeed bay lahayd suqa diridhabe alaabku ibin jirtay inanta yrina hoyaded aya la shaqayn jirtay

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 3 หลายเดือนก่อน

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 3 หลายเดือนก่อน

    FATIMA MUNA QISADAN MEDAY PART2

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 3 หลายเดือนก่อน

    WAC XPPT WAA QISOYIN KU CIBRA QAADASHO MUDAN

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudi bilaah carab sharkeeda alle hanaga bad baadiyo 😂😂😂😂😂

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna adna sidookale walaashey

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Reerkii Xaasid Sanaa !

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga waanba kanaxaue
      Waxaanba is dhahay ma jinbaaa qaatay

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 3 หลายเดือนก่อน

    WCS FATIMA WAA QISO YAAB LEH WAAN LAYABAYE
    GOD AYA LAGU RIDAY TIDHI CAWS DUSHA LAGA SARAY YAA ALLAAH
    WIILKA MA JINBAA QAATAY IYAGAA GODADKA GALEE BISINKA BISINKA

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa layiri sixir buu ku heystey albabka laga baxo ma adi karo baqdin 27 ayuu heystey darisna waa ahayeen ladhahy

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 หลายเดือนก่อน

      Xasbun allaah wanicmal wakiil
      Carabtu qiso murugo leh badanaa 😢😢😢

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 3 หลายเดือนก่อน

    Asc wll noso badi qisaska ❤❤

  • @Zusan15
    @Zusan15 3 หลายเดือนก่อน +1

    Babtu inaso dhaan la haytay maxay tahay ilaayn waa wiile muxuse ka rabay mu fara xumeyay wolow 😢

  • @abdirahmanyusuf4924
    @abdirahmanyusuf4924 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanyusuf4924
    @abdirahmanyusuf4924 3 หลายเดือนก่อน

    😊😅😮😢🎉😂❤

  • @faayawil6530
    @faayawil6530 3 หลายเดือนก่อน

    Waa28sano haday 1996 la wayay

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilka miyuu Faraxumayn jirey !?

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 3 หลายเดือนก่อน

    Akiid inuu kufsan jiray

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 3 หลายเดือนก่อน

    Why he didn't scape muxu u afdubtay ninku makugsaday wiilka carsb wa si xalku

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 3 หลายเดือนก่อน

    Maxa lo bariwayey intaso sano 👮 boliski

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 3 หลายเดือนก่อน

    Why u aftuubtay makufsaday

    • @Zusan15
      @Zusan15 3 หลายเดือนก่อน

      Garan mayo wllo malah hada muxu ka faidaya intaso dhano xabsiya 😢