Maxaa Sabab u ah In dadka ku nool magaalada Cerigaabo ay noqdaan kuwa ugu Cimriga dheer Somaalida

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 302

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 2 ปีที่แล้ว +30

    Meeshaas waxaa iiga baxdey in ceerigaabo dagan yihiin dad wangaasan ileen qofku markuu wanaagsan yahay ilhaayba cimriga u barakeeya, ilaahey ha xafido awoowayaasheena waa hidihii iyo dhaqankii oo nool dadkaas oo kale waa in la ilaaliyaa, waana jeclaan lahaa inaan mar uun la fadhiisto si aan uga dhuuxo waayo-aragnimada qotada dheerka leh.
    Mahadsanid c.salaam hareeri
    Best content creator 👏 👌 🙌

  • @abdiqanimohamed4052
    @abdiqanimohamed4052 2 ปีที่แล้ว +24

    Abdisalam Hereri aad baad ugu mahadsan tahay muuqaalada quruxda iyo waayo aragnimadu ku dheehan tahay ee aad noosoo gudbiso mahadsanid❤️

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar8370 2 ปีที่แล้ว +16

    Maasha Allah waligay waan maqli jiray in Ceerigaabo Ay joogaan Dad Cimriga Allah u barakeeyay

  • @cooliokungsung8539
    @cooliokungsung8539 2 ปีที่แล้ว +15

    Hereri is a pure legend, top notch talent

  • @AhmedAinan
    @AhmedAinan 2 ปีที่แล้ว +19

    Masha Allah Walahi Meshan cilmi badan baa ku duugan, waxa cajiiba sida dadkeena waawayni u feejigan yihiin markuu odayga 98 jirka ahi yidhi " Sababta lanoo leeyahay hilibka iduhu ma fiicna kaliya waxay u dan leeyihiin in aanu cuno saliida ay noo soo waaridayaan oo nimcada aanu haysano ayaa lanoo sharaynayaa si aanu u nacno!" . nimcada dhulkeena taala badana oo hadana yara intaynu aqoon u leenahay!.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 ปีที่แล้ว +1

      Odaygaas Inaan agfariistaa Iigu fiicneed Oo Geedkaas Uu ibaro.

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว +2

      HILIBKA IDUHU WAA DAWO !
      *XOOLEHEENA DAGAAL BAA LAGU HAYAA !
      DADKEENUNA MA FAHANSANA.

    • @hadaosman5440
      @hadaosman5440 ปีที่แล้ว

      Maansha Allah

  • @kayfhassanmahamad6223
    @kayfhassanmahamad6223 2 ปีที่แล้ว +21

    Hareri is Legend and me and my son meet him in Istanbul he is Pure Somali 🥰🏆👏🏽

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 ปีที่แล้ว +1

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

    • @mohamedmuse8183
      @mohamedmuse8183 2 ปีที่แล้ว +1

      Pure Somali? what else were you expecting him to be? haha

  • @fadkabari8554
    @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว +6

    Magaaladaydii hooyo ❤️❤️❤️❤️❤️. I was born in Ceerigaabo in the early eighties left in 88 at age 5 I am planning to move back insha Allahu tacaala to start a business.

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 ปีที่แล้ว

      Sxb anba ciyaalkii school lafoole uulada la qoray 1986 baan ahaa kkkkk

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdisalaan harari vidow yadiisa wadankii waa jeclahay waa wariye dadka wax fiican u soo duuba thanks

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 2 ปีที่แล้ว +18

    Wow I love your programs!! I’ll visit Ceergabo inshallah.. thanks Hereri

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa muuqaalo wanaagsan taariikh na reebaya
    Hawl wacan ustd abdisalaam hareri.

  • @ziizoziizo3553
    @ziizoziizo3553 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah may allah bless the owner and his business

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah Hereri hore u soco. Music uun ka daa oo Sugaan aan music wadan ku bedel. Wadankeenii magaalo iyo tuulo walba soo booqo

    • @BP-si2ww
      @BP-si2ww 2 ปีที่แล้ว

      📒🤙

    • @umxasan7407
      @umxasan7407 2 ปีที่แล้ว

      Sax musicgu waa qudhun

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 8 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah guuleysta reer ceerigabo gabar aan jeclahayna waa joogta ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰😀😀😀

  • @sharmarkemohammed737
    @sharmarkemohammed737 2 ปีที่แล้ว +5

    Saxafi sare cabdisalan hareri Barnaamij xiiso badan
    Oday cabdullahi waraysi gaar ah ka qaad insha Allah

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahaallah hareri waxaa moodaa muuqalka muuqalka kasii danbeeyo in aad ugu cajaaibsanyahay ama ugu xiisa badanyahay interested kasi yahay kan ugu danbeeyo Mogadishu baan ka smalamaya abdisalanoow 🤝

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaw waa magaalo iyo dadkeeduba cajiib yihiin masha ALLAH.

  • @abdisaid6092
    @abdisaid6092 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Rabi Cimriga ha ubarakeeyo

  • @ibrahimmohamedgulled3396
    @ibrahimmohamedgulled3396 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah heriri, barnaamijyo cajiib ah baad diyaarisaa halkaas kawad

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah, Abti waa in dalmar laguu bixiyaa, waan salaamayaa Reer ceerigaabo

  • @hassanabdi2542
    @hassanabdi2542 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah, keep up the good work Abdisalan.

  • @aba.1330
    @aba.1330 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdisalaanow, Xaaji Cabdilaahi waraysi intan ka dheer kasoo qaad!

    • @buraale134
      @buraale134 2 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi wa nin cilmi haya aad iyo aad

  • @nnouraluush8968
    @nnouraluush8968 2 ปีที่แล้ว

    Adeero c/salaan hayska dhigin koofiyada wad ku qurux badantay Masha allah

  • @sakariyesaed7183
    @sakariyesaed7183 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah marka hore A/ salan hereri aadbaan kuu salamaya barnaamihkaaga wAn soo dhawaynayaa ninka odayga ah ee 98 ka jiray barnaamij kuso casun hadanad helayna saxafiyiinta jooga hasoo casuumaan waxbadan baa laga faa idayaaye

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir 2 ปีที่แล้ว +2

    cabdusalaam sheekh ibraahim hereri, sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato, guul garabkaaga ha ahaato markasta inshaa allaah.

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +8

    Hhhhh. Heraroow ALLA hakuu barakeeyo Chanelkaaga waad na deeqdee.

  • @ahmedkarshe7445
    @ahmedkarshe7445 2 ปีที่แล้ว

    Cabdisalan hereri waa dadka waxbadan oo bulshada faa.iido u ah laga helo youtube kiisa sidu kusocdo sanakan ituusan dhamaan waxaan u rajaynayaa 500 inuu gaaro insha allah wariye wayn oo agtayda iyo somalida agteeda qiimo sharaf ka leh weeyaan insha allah inaan maalin arko waan rajaynayaa walow aanan fursad u helin waa dhawayd minnesota noogu yimid insha allah hadaanan dhiman oo ilaahay cimriga noo siyaadiyo iyo caafimaadka waan kulmi donaa wariye cabdisalaan ibraahim hereri ragaan ugu jeclaa buu ka mid ahaa isaga iyo cabdinur shiikh maxamed isxaaq iyo siciid cali muuse ilaahay dhamaantood cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo amin

  • @cabdikariimfarxaan9988
    @cabdikariimfarxaan9988 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh. Wariye hereri hore usoco.
    Odayga c/lahi axmed cali ayaan ubaahanahay inaad wareysiyo kale aad ka soo duubto insha allh.
    Mahadsanid.

  • @ayub4756
    @ayub4756 2 ปีที่แล้ว

    Maashaalaaa dalkeyga hooyo waan jeclahey, Ceergaabo waa magaaladii XADAARIGA,

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Dhulkii barkeysana ee dhulka bariga Afrika Ceerigabo cajib, haye haye, Hereri

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 2 ปีที่แล้ว

    Abdisalaan hereri hore u soco wl, lacagtii youtube-ka mar horaad ka qadaysay saw maaha kaftan.

  • @Gstarxpress
    @Gstarxpress 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah hareeri nolow ader aad baan uga helay odayga 98 jirka ah oo qurux iyo cod karka ah iyo magaalada dadka dagan oo ah dad faraxsan..

  • @entertainmentshortshd9026
    @entertainmentshortshd9026 2 ปีที่แล้ว

    The best reporter of our continent abdisalan hereri Ceerigabo maruunban cagaha waan dhigi

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 ปีที่แล้ว +2

    dhulku waa qaniimada aanay cidina haysan ....
    wadankeena waxa ku nool dad farabadan oo aqoontooda iyo waaya-aragnimadooda ayanaan Hal majaladna Kala hadhin oo la God godgala, Sababtuna talow ma inagaa juhalo Wali ah mise Searching ayaynaan aqoon .
    Abdisalan hareri waad mahadsantahay

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 2 ปีที่แล้ว +7

    Aad ban ujecelahay inan cerigaabo maruun arko insha Allahu

  • @walalkasomaliyeed8001
    @walalkasomaliyeed8001 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid c/salaan herari muuqalo samayntoda leh oo wayo argnimo iyo aqoon wata baleeg maheradaa waan bartay imika cerigabo hadan tago shaax waan ka cabi ishallah

  • @abokarmohamed7059
    @abokarmohamed7059 ปีที่แล้ว

    Shaaha xeela waan uxiisay Waxaa halkan kasalaamayaa dr Ismail Abdilahi ismail

  • @hussenige2862
    @hussenige2862 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mashaaa alaah soobadi ustaad

  • @saedkayze257
    @saedkayze257 2 ปีที่แล้ว

    (Bismillaah) dheh C/SALAAN

  • @elmimuhiyadiin7746
    @elmimuhiyadiin7746 2 ปีที่แล้ว +2

    Biijo ayaa laga qaadaa jabcadaha shaaha lagu cabo, laakiin milkiiilaha maqaaxida Ilaahaay haaw barakeeyo maherada 👍🏿

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 2 ปีที่แล้ว

      Biijo waa maxay wll

    • @ahmedabdulle6094
      @ahmedabdulle6094 2 ปีที่แล้ว

      Biijo, Waa bushmaha oo ku cadaada, jaandiga kulul baa ku dhegi.

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedabdulle6094
      Ok Mahadzanid

  • @mazcuudmohamed2398
    @mazcuudmohamed2398 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks waa magaaladii cerigaabo oo aan ku noolahay

  • @cumarnaasir3256
    @cumarnaasir3256 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abdisalan hereri muuqalada gobolka soo badi waa gobolka ugu qurxoon somali

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 2 ปีที่แล้ว +3

    Sanaag hadii aad tagtay inaad badhan hadaaftimo laasqoray dhahar soo martid ahayd fadlan tag dhulka calmadow ee qurxoon

  • @shiinemohamed1596
    @shiinemohamed1596 2 ปีที่แล้ว +1

    Hereri weriye aan aad u taageero ilaahay caafimaadka iyo cimriga hakuu barakeeyo

  • @MahadhoMedia21
    @MahadhoMedia21 2 ปีที่แล้ว +1

    magalo aan la sineyn magaaloyinka kale, kana xadaaridsan tegisteedi waxaan waayo arag aheyn iyo dalxiis iyo dad wanagsan kalamn kulmin insha allah markale wan ku soo noqon doona

  • @engawilegal4649
    @engawilegal4649 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer ceerigaabo iyo reer Somaliland guud ahaanba waxaan leeyahay waasan ayaa inoo beryay oo horumar ee nabadeena aan ilaashano oo yaan la inugu soo dhex dhuuman reer ceerigaabana way nasiib badan yihiin waayo wadadii dhulka iyo tii cirka ayaa ku kulmay hal mar xagiina ayaa loo soo jeedaa.

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 ปีที่แล้ว +2

    Qaniimad aan cid kale Haysan

  • @basho825
    @basho825 2 ปีที่แล้ว +2

    Odayga 98 da jiray ee hadana aan liicin wlhy waxbaa ku duugane ha lawaraysto sifiican waana dhul mareen aabo alle cimriga iyo caqliga iyo xoogaba hakuu barakeeyo

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 2 ปีที่แล้ว

      Hada heer ceergaabo nahay xaga cimriga alle wa no barakeyey

  • @hassanmohamud2317
    @hassanmohamud2317 2 ปีที่แล้ว +3

    Hereri bangladesh ma imaan arday baa joogta waxaa ka banaan fursado ganacsi waa meel alaabtu mu jaban tahay warshado gaaraya 700 ayee leedahay , si soomalida ganacsatada ah uga fa'idaysato ardaysana shaqo anuur uga noqoto aduunka dhan ayaa dharka ka samaysta qiime jaban

  • @amalmaxamed8946
    @amalmaxamed8946 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah dadka wawaayin waan jeclahay sheekadooda 🩸🥰🥰🥰

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman 2 ปีที่แล้ว

    Habeenkii cerigabo iigu horaysay ayaan idhi i geeya balse way xidhnayd. Form burco

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 ปีที่แล้ว +2

    Haye Haye Haye haye 🤣🤣🤣
    Jecliya ninka wareysigisa
    Alle cimriga haku barakeeyo

  • @cabdalemaxamedcabdihalac4957
    @cabdalemaxamedcabdihalac4957 2 ปีที่แล้ว

    Legend always legend .
    Abdisalaan Hereri soo badi wll vedioyadqn oo kaleh

  • @zeynebaxmed3654
    @zeynebaxmed3654 ปีที่แล้ว

    Waa qabowga iyo hilibka idaha oo ay aad u cunaan iyo qudradda oo ku badan

  • @abokarmohamed7059
    @abokarmohamed7059 ปีที่แล้ว

    Maqayada xeela shaah geeda waan uxiisay

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 2 ปีที่แล้ว +5

    This channel is growing faster

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 ปีที่แล้ว

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 ปีที่แล้ว

    Masha allah ceerigaabo magaalo aan aad u jeclahay

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 2 ปีที่แล้ว +7

    Many thanks Heriri very classic video

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 ปีที่แล้ว

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor

  • @nrmohd2342
    @nrmohd2342 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah c.selam allaha xafido waa Qaamuuska iyo kaydka umada soomaaliyeed isagoo kalana allaha inoo badiyo

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s 2 ปีที่แล้ว +5

    Hereri: imisa jirbaa tahay ?
    Cabdilahi : 98 .
    Hereri: laakinn uma ekide. Waxa lagu moodaa 50 jir.
    Cabdilaahi: Yeelkood 😂😂😂

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 ปีที่แล้ว

    masha allaa masha allaa wllo c/salaan guul ayaan kuu rajeynayaa

  • @Abdifatah-Meecaad
    @Abdifatah-Meecaad 2 ปีที่แล้ว

    Cabdisalaan Hereri xaqiiqdii waa wariye dhab ah barakoow cabdiyoow

  • @DAMASHAD_MEDIA
    @DAMASHAD_MEDIA 2 ปีที่แล้ว

    Alla cimriga hakuu dheereeyo Waayo arag Hareeri

  • @Botaan637
    @Botaan637 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله تبارك الله الان في طويله والعافيه المدينه البركه والخير Ceerigaabo

  • @MoustaphaBenchideh
    @MoustaphaBenchideh 2 ปีที่แล้ว +1

    16:08 ... ciidanka jandarmaariga (Gendarmerie) badda ... walee nin soo googo'ay dhe ... Allaah cimriga ha kuu barakeeyo.

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 2 ปีที่แล้ว

      15:40 umuliso waxaan ahayn oo aanan galin ma jirto...walahay waa pure reer ceerigaabo dhaqan adaygga,

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdisalaan hareeri wll heesaha ka daa barnaamijkaaga allaah khayr ha ina siiyo

  • @SAHANRAACMEDIA
    @SAHANRAACMEDIA 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkagu Cadi maha runti wariye Sare

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah, allaha u barakeeyo makhayadiisa Xeela inankaa.

  • @ummyusrah3531
    @ummyusrah3531 ปีที่แล้ว

    ayeeyde rer ceerigaabo 90 jir mashaAllah 🥰🥰🥰

  • @siciidkaafi4507
    @siciidkaafi4507 2 ปีที่แล้ว +1

    Xeela nin ceerigabo jooga oo ka shahin waa ki qariin

  • @takulahhc7828
    @takulahhc7828 2 ปีที่แล้ว

    Legend Abdisalaan Herari

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

    BARRAAD !!! DHAKA-JEBIYE !

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alllah ceerigabo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah great vlog as always alaha haku xifdiyo legend Cabdi salaam

  • @AbuMuhammad
    @AbuMuhammad 2 ปีที่แล้ว

    Waa ghanima cidna haysan...Allahayow noo xafid amni kayeel.

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว

    Haaye haaye iyo c/ salaan hereri suxufi ruug cadaya hore usoco

  • @jawharaosman6472
    @jawharaosman6472 ปีที่แล้ว

    98 ayu jira xasuustisa aad ayey u fcn thy masha allh

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +1

    Geedka shanfaroodle is amazing

  • @abdirahmansuleiman763
    @abdirahmansuleiman763 2 ปีที่แล้ว +2

    odayga waraysi gaara kaso duub

  • @engxaraar109
    @engxaraar109 2 ปีที่แล้ว

    Odey cabdilaahigii udanbeeyey warayasi dhamaystiran nooga soo qaad fadlan.

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi 2 ปีที่แล้ว +4

    Kuwani meeshuun bay igu arkeen waxba ii garan maayaan 😂 awoowe cimrigaaga alle haku barakeeyo

    • @maxamed7258
      @maxamed7258 2 ปีที่แล้ว

      Mashallah ma awowgabaa

    • @Munira_Abdi
      @Munira_Abdi 2 ปีที่แล้ว

      @@maxamed7258 waa awoow soomaaliyeed uun

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 2 ปีที่แล้ว

    Odeyga ugu danbeeya Ayaa Barnaamij u Baahnaa Ina Laga Sameeyo

  • @Uknownw
    @Uknownw 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah geedka shan faroodle inooso weydii siduu u eg yahay muuqaal ahaan

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa ged sida xabxabka ubaxa

    • @Uknownw
      @Uknownw 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdisheekhidiris6566 qurbaha lagama helo baan umaleen wl

  • @munirkh
    @munirkh 2 ปีที่แล้ว +3

    Madiibaada waan kaga duwan ahey, kkkkkk, jecliyaaa dalka hooyo inaan ku dalxiiso.

  • @darajoallah1158
    @darajoallah1158 2 ปีที่แล้ว

    Masha alh aader magaladayadi baad soo boqatay

  • @libanjama4217
    @libanjama4217 ปีที่แล้ว

    Waa mel xaasid iyo xin badan iyo dad liito degan

  • @jjyy9791
    @jjyy9791 2 ปีที่แล้ว

    Legend barnamij qiimo leh

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 2 ปีที่แล้ว +1

    85 jir, talyanigii buu dhashay.

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 2 ปีที่แล้ว +2

    Heraariyow geedka soo sar dhe waraysina la yeelo

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF4 2 ปีที่แล้ว

    TV ga hareeri aad baan ugu xiranahay. Yaa igulaxidhan.

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ceerigabo meel aan aad uu jecelahay in aan mar uun tago

  • @basho825
    @basho825 2 ปีที่แล้ว

    Cabdisalaan hareeri like ta ku cimaamada odayga

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +1

    My home ceerigaabo aad baan kuu salaamaya c/salaan hereri kusoo dhowow Gobolkaagii❤

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 ปีที่แล้ว

      I am also
      From ceeri I left when I was five in 88 but it's close to my heart even though I don't remember much of it

  • @abdirahmanadenhassan9665
    @abdirahmanadenhassan9665 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah hereri barnaamijkiisu waa fadhi ku dalxiis

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 2 ปีที่แล้ว

    Hereri wariye caan baxay thanks

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah

  • @ahmedhani6670
    @ahmedhani6670 2 ปีที่แล้ว

    Mash allah waxa inta ku sheegaye waa Adiga hareeri ah

  • @HeeloMaal
    @HeeloMaal 2 ปีที่แล้ว

    Reer Ceerigaabo ismuujiya

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +1

    AX انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وعف عنه ووسع مدخله وكرم نزله ونقه بسلج ولماء ولبرد 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Ax
    Ax
    #WALEE_BEDELKAGA_LAMA_HELLO
    Wlhi rukun iyo tiir baa inaga baxay waxn idha ma aqani
    18.8.2022
    Ax Ax

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 2 ปีที่แล้ว +1

    😢🥺😪................................ASC
    Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigi hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho.
    Lambarkayga: 252610256673
    Magacaygu waa nuuriye Cabdi

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว +1

      Meel walba oohin ayaad lajoogta ilahay bari oo isagaa arsaaqda bixiye

    • @adoontiiallah6682
      @adoontiiallah6682 2 ปีที่แล้ว

      Subxaanallah walaal dawirsi badnidaa ilaahay bari oo xagiisa u carar channalkan Arkaba waad dhax calaacalaysaa biniadamka lama baryo ilaahay baa la baryaa 🤔

    • @naimoyusuf1621
      @naimoyusuf1621 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhowr meel Ayaan ku arkay qoralkan iyo magacan walal qof cafimad qabahi waxba waaye orado naftada u xamaalo alle mooye cid kale lama baryo

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 ปีที่แล้ว +1

    Kulahaa 133sano jirbaa Ceerigaabo kunool cimri dheeraa dadku macimiladaa iyo cadka idaha lacunayo.