DEG DEG Goorma Ayuu Abwaan Nageeye Ku Biiray Kooxda AS? Iyo Jamac Galad Oo La Anfariiray Arintan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • This video is about DEG DEG Goorma Ayuu Abwaan Nageeye Ku Biiray Kooxda AS? Iyo Jamac Galad Oo La Anfariiray Arintan

ความคิดเห็น • 26

  • @mohamedmoussa5084
    @mohamedmoussa5084 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wa idoor , idorna waa argagixiso

  • @isdaji
    @isdaji 11 หลายเดือนก่อน

    Good job 👏 karbaasha AS IYO WAXA LA SOCDA ILAHEY DHULKA HA LA GOOYO AMIIN 🤲🇲🇵

  • @MohamedAhmed-co7wl
    @MohamedAhmed-co7wl 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sirdoonka Fahad Yasin iyo Mahad salad iga dambeyeen Allow sahal coz wa labo somali lo so dirsaday waxanse la yaabaa Dadka kala taageera ADIO somalia

  • @hodanfarah1688
    @hodanfarah1688 11 หลายเดือนก่อน

    Alshabaabku waa dawlad soomaliland somalia uga dhex shaqaysa kadib kacdoonki shcabka iyo jabkii dowladaas ku dhacay abwaanku uu u adkaysan waayey jah😊😊

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 11 หลายเดือนก่อน +1

    Buuga yaan la akhrisan
    suuqyadana halaga saaro

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waa calaaadaha munaafiqiinta as dadka tusaan waji wanaagsan si loo dhaho waa qof la jecelyahay waji been ah ayeey dadka dusaan waana qiyaamo oyinka ay dadka ku dhagraan

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 11 หลายเดือนก่อน

    Argagixisadu cirka may iman waa dadkeenii oo Balo daaqad wax ka tustay ,Kuwaa ku ag jooga ayuun baa ka tirsan ,ninba meel uu uga shaqeeyoba,waana kala khatar badan yihiin kuwa wax bartay ee masajidada ,jaamacadaha ganacsiga ciidamada ,meel aanay ku jirin ma jirto.
    Cag dheer wax hubiya oo caadifada qabyaalada joojiya.

  • @MubYus
    @MubYus 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xaqiiqda Xamar taala ayuu ogaaday.

  • @Bigayssheikh55
    @Bigayssheikh55 11 หลายเดือนก่อน

    Waaladilay and Dan Sunapee would dhintay

  • @83587
    @83587 11 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ka cabsanayaa Jaamacow inaad adine ku biirto xaaladu weyba atkaataye

  • @hig8924
    @hig8924 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaanku wuxuuka xanaaqay soo dhawayntii firdhiye, maareeye yana waa ku xigaa, iyo qàarkaloo badan.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 11 หลายเดือนก่อน

    Madaxda wadanka iyo Ganacsatada oo wada shaqaysta ayaa la shaqaysta Alshabaab..
    Mahad Salaad waa Alshabaab.
    Isaga ayaa shaqaalaysiiya oo dhaqaale ku bixiya.
    Wàa kooxo wada shaqaysta oo dawladdiid ah.

  • @farhiowarsame8652
    @farhiowarsame8652 11 หลายเดือนก่อน

    Inta mahad salaad sirdonka Somalia joogo iska daya ina as laga raayo ee kuwo badana ayaa raaci doona

    • @isdaji
      @isdaji 11 หลายเดือนก่อน

      Mahad salad wuu ku wasa

    • @farhiowarsame8652
      @farhiowarsame8652 11 หลายเดือนก่อน

      Foolxumadan ilahaya ayaa igala yaabi acuudubilaah misana ii siiyaya nin isku darsedeya quruxo diina ciilmi madii iyo mid diined ii adiga isku dhiig

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 11 หลายเดือนก่อน

    Adeeradii oo hogaamiya Al shabaab ayuu u shaqeyn jirey hadana uu u tagay
    Abwaanimada boodhkeeda ayuu isku qarin jiray

  • @HassanHashi-l2j
    @HassanHashi-l2j 11 หลายเดือนก่อน

    Jaamac ninkaa waalaxidhay amaa waaladilay dibuuti iyo iyo soma landin iyo muqdisha kadanbeya

  • @abusultan011
    @abusultan011 11 หลายเดือนก่อน

    Ada ku xigi doona 😂😂😂😂😂😂

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waan idinla yaabay ,war maad ka hadashaan dhibaatada lagu hayo falastiin,maxaa ifinku dhacay,dareen islaamnimo idinkuma jiro miyaa?waa idinka ku wareegayo wax bolaash ah,war ka hadla xaaladda Gaza ka jirta iyo gumaadka yuhuudda,miyaad baqaysaan?!????

    • @warsamemeesho5949
      @warsamemeesho5949 11 หลายเดือนก่อน

      Adeer ma dil ba dil dhaama kuwan islaamka dilaya ayyaaba inaga daran e ma alshabab baad tahay

  • @ladane15
    @ladane15 11 หลายเดือนก่อน

    Galadkaan waa nin doqona qofka inuu xagjir noqdo quus iyo rajo beel kaliya kuma bixiso ninkaan oo kale wuxuu halkaas u aaday inuu buuxiyo ina adeerkii godane booskiisa

  • @saalaxy
    @saalaxy 11 หลายเดือนก่อน

    Ogaadeen colaada isku dirka naxli caabuq soomaali maxamed ka dhaafa

    • @abditahirgas4813
      @abditahirgas4813 11 หลายเดือนก่อน

      Laftaadaa naxliga dhala oo kasameysan

    • @sudeishassan8180
      @sudeishassan8180 11 หลายเดือนก่อน

      Allow hanowayin ogaaden daarod haduu ogaden kujirin waaba shah an sokorlahen ❤❤❤❤❤

  • @abdimohamed1696
    @abdimohamed1696 11 หลายเดือนก่อน

    Waar farmaajo iyo xertiisu waa argagaxiso sxb somaliland ku xumee inta aad is leedin ayaad mas kaste hoosta soo gashanaysaan is diidad ina dhex taala iyo cadawga aan ina kala jeclayan kala saara fadhiga argagaxisadu waa qadar ee ninkii aan ogaynoow ogoow

  • @عبدالرؤوفعبدالله-ظ7ل
    @عبدالرؤوفعبدالله-ظ7ل 11 หลายเดือนก่อน

    Jaamac jaahil