3 KUN Oo Shilling Somali Ah Waa Imisa EURO Ayaan Weydiiyay Shacabka BELGIUM - Jawaabo Layaab Leh.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 123

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 17 วันที่ผ่านมา +38

    Ustaad Vlogs Ayad. Ku Fiican Tay Mar Mar Mafgaalada Noo Soo Duub Inta Igu Raacsan One like ❤

  • @umuclaahi5562
    @umuclaahi5562 16 วันที่ผ่านมา +9

    Hosow pro
    Waan ka xumahay in 3kun aay maanta qiima laheeyn aan soo gaarno aabaheey الله يرحمه ويغفر له ayaa iika sheegeeyay anoo yar
    Wuxuuw yiri aabo meel aan ka shaqeeynayay ayaa shaqadii leeyka ruqseeyay waxaana magdhaw leeysiiyay lacag dhan 3kun oo shln soomaali waxaan ku furty dukaan waliba lacag ayaa iika soo hartay الله اكبر waqti kan waa kan aay ka yartahay .015cent

  • @hagee-market
    @hagee-market 16 วันที่ผ่านมา +7

    Brother waa saxan tahay, somalia weey guuleesan dontaa insha allah.

  • @Abdisamatt
    @Abdisamatt 16 วันที่ผ่านมา +4

    Waxan jeclaan lahaa #HosowPro inaan si toos ah ula lahadlo kadib markan arkay muuqaaalkan 🖐

  • @SaidAbdullahi-cv3il
    @SaidAbdullahi-cv3il 16 วันที่ผ่านมา +7

    Soomaalaay aan wadankeena hagaagsano, dadka yaabka ka muuqda waad u jeedaan!!!!!

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 16 วันที่ผ่านมา +3

    Umadii in ay nala yaabto tusaale iyo cibro qaadasho ilahey hanoga dhigo ceeb tan ka wayn malahane thanks hossow sida aad umada aad u bararujineyso marba umad lacagtooda hadey qiimo laheen ayaga a qiimo malahan 🤝

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 16 วันที่ผ่านมา +1

      Fanoole fari kama qodna. Ua ais gaaray Soomaali weli qabiil beey u savabtumayaan. 😂😂😂

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 17 วันที่ผ่านมา +4

    Allah guuleyo reer Palestinian 🇵🇸🇵🇸

  • @ADESH.BOY1
    @ADESH.BOY1 16 วันที่ผ่านมา +1

    horey usoco wlka keep going 500k coming soon

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil 17 วันที่ผ่านมา +5

    Allow lacagteenna noo daa

  • @Yaaska.1
    @Yaaska.1 16 วันที่ผ่านมา +3

    ☹️☹️😭😭 ma aheen in aad lacaktena barto dad aanaqoon😢 kaliya waxaad nagu sii kordhinesaa sumcad darada e ka aminsanyihiin wadankeena ☹️

    • @Yo-sasife
      @Yo-sasife 16 วันที่ผ่านมา

      Sax Walaahi 😢

  • @mohamedismacilyusuf1095
    @mohamedismacilyusuf1095 17 วันที่ผ่านมา +1

    M.a cusman nooso badi video noocan ah ❤😊

  • @amanaadam9123
    @amanaadam9123 17 วันที่ผ่านมา

    Arinakayny hor insocoy ❤

  • @user-yu5jh4qv4e
    @user-yu5jh4qv4e 17 วันที่ผ่านมา

    lagend guuleyso zxb ❤

  • @anisocabdi8730
    @anisocabdi8730 17 วันที่ผ่านมา +4

    Lacagteeena 1991 ayey bur burtay sida wadankeeena oo u bur buray oo kale

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 16 วันที่ผ่านมา +3

    ArdadeYda imtixaaNka Dowlada GaleYzo alle ha idin fududeeYo I.a🥹🤲

    • @cinabanab4880
      @cinabanab4880 16 วันที่ผ่านมา +2

      Amiin wil aa hbo u ahy baa galye

    • @Zeyn891
      @Zeyn891 15 วันที่ผ่านมา

      @@cinabanab4880 i.a Wuu GuuleYzaNaa🙏

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 16 วันที่ผ่านมา

    Mashaa allaah

  • @ahmedosman3178
    @ahmedosman3178 16 วันที่ผ่านมา +2

    Gabadha dhahday 30 cent waay dhaweeysay

  • @user-og9tc8wm9m
    @user-og9tc8wm9m 16 วันที่ผ่านมา

    MAASHAA ALLAAH HADDAAD GEYSAY LACAGTEENA DEBADDA OO AAD BAREYSO

  • @musseridwan7542
    @musseridwan7542 17 วันที่ผ่านมา +2

    waxaad u baahan tahay inaad dib u eegto goobta lacagta lagu sarifto, 3000 s = 4.87 euros. 0.10 euro = 61.57

  • @hamzamed9823
    @hamzamed9823 16 วันที่ผ่านมา +1

    Vous parlez avec quelle langue dans le peuple de Belgique , J'ai pas compris le langage que vous discutez ensemble . 😅😂 N'existe pas à m'expliquer ce qu'ils ont compris 🙏 ( from Djibouti 🇩🇯 😉 )

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 17 วันที่ผ่านมา +4

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @Heelanmedia1
    @Heelanmedia1 11 วันที่ผ่านมา

    Qalad Baan u arkaa pro

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 16 วันที่ผ่านมา

    Guuleyso zxb

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 17 วันที่ผ่านมา +1

    👍🌹

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel 16 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka kaleh maxay ka garanayan anigo somaliyad rer djib ahba manta halkan ka ogaaday😂

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 17 วันที่ผ่านมา +2

    Waa Qiimah. Qof somalia ka jooga aduunkaa

    • @Yuukey011
      @Yuukey011 16 วันที่ผ่านมา +3

      🤡 qof muslim ah oo ilaahay yaqaan miyaadan ahayn walaalkey

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 16 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@Yuukey011waa runtiis, aduunka maanta la joogo qof waliba dalkiisa iyo lacagtiisa ayaa lagu qadariyaa. Soomaali iyo Soomaaliyaba maanta aduunka waxba kama ahan.

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 16 วันที่ผ่านมา

      @@Yuukey011
      Qofka Muslimekaaha ma Dawarsodo dad isgoo kalia umaa bixiiyo Deeqabiixiya iyo dalalak Qarniiga( allahabaa Qania )
      Somalidu maxaye Ugu hajiirayane Dhulkoode ?
      2000kuun OO Sanoo ayaanu ka damabey Dunidaa
      waxaa Lagaa sheekaynekaroa kumaa ARAG
      Somalida xumaan mooye waanaga habaasheege Beenta munafaqad Tuuganimad waxaayabaha raaqiisaka EE
      Ka caadhaysiinay
      Waadanka jooga waliaga maada maqala
      Caruurateyda iyo reerakayamasha jooga
      Nooloshaa mada maqalee Sandkasten dal
      Waaan Boqodaa

  • @pr2196
    @pr2196 16 วันที่ผ่านมา

    4:06 maya🤦🏻‍♀️

  • @alinorabdullahi1000
    @alinorabdullahi1000 16 วันที่ผ่านมา

    sxb yaabaleedhy😂😂😂😂

  • @MaxamadAxmadcali-wv6uu
    @MaxamadAxmadcali-wv6uu 14 วันที่ผ่านมา +1

    war halow maxaad noo ceebeeday

  • @Mohamed-kv8to
    @Mohamed-kv8to 16 วันที่ผ่านมา

    funny soo badi

  • @popular7493
    @popular7493 16 วันที่ผ่านมา +1

    Wadankeena yaa rabi cizee 🥺🥺

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 16 วันที่ผ่านมา

      Wadan ma gadlee dadkaa hadla, dadka waani oo sdiguna tusaale fiicam u noqo shicibka.

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 16 วันที่ผ่านมา +1

    6kun shilin Soomaaliga wa 25centi
    3kun shilin Soomaaliga wa 13cent soo maha?!

  • @AhmedIbrahim-me7vy
    @AhmedIbrahim-me7vy 16 วันที่ผ่านมา

    Maanta dagmadeyda buu muuqalka ka yimid

  • @Xilakse94
    @Xilakse94 15 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 16 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 16 วันที่ผ่านมา

    😢😢

  • @user-dl3lj3sc7p
    @user-dl3lj3sc7p 17 วันที่ผ่านมา

    Keep going beo❤

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 17 วันที่ผ่านมา

    No no 1k shilin baa ah .5sent aboow iga hubi halkaas because ,8,9 months baa iigu dambeysay xamar bee wah😂teeda kale inagaaba qaarkeen aqooheyn ama aqoon ba saa umad kale tusee waleey la tahay sorry my shillin somali money❤balse waan ka helay barnaajimkan mashallah kusii wad bal bal ha yaaban hana u dhabo galaan 3 thousands sidey mu noqotey 0.10sents😅

  • @Boqran5
    @Boqran5 16 วันที่ผ่านมา

    Wax walbo ay thy anaga ah❤

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o 9 วันที่ผ่านมา

    Dhan walba aduunyada meesha ugu hooseysa ayaan ku jirnaa hadaba waa dhan walba yaah😢

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 15 วันที่ผ่านมา

    Waatusaalle wanagsan
    Halkaba ka ogaada awoodeena

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 16 วันที่ผ่านมา

    Next video su’aalo shub ah soo diyaarso ama maahmaahyo somali ah ubadal luuqada wadanka kadib ku dheh isku day inaad fasirtid amase wax un guriga ka baxsan oo bulshada ku challenge garanaysid soo duub.

  • @maxameddyd
    @maxameddyd 16 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 atkatey aniga xitaa ma aqaano meqaa lagu sarfaa 😅😅😅

  • @mohammadhussein4751
    @mohammadhussein4751 17 วันที่ผ่านมา

    iney bartan muhim ah sxb

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 17 วันที่ผ่านมา +2

    War hana cebeeyn maxaa kaaqaldan maanta cisman Hosow bisinka

    • @abdilaahipersia528
      @abdilaahipersia528 16 วันที่ผ่านมา +3

      Ceebta aad sheegaysaa maxay tahay lacag walba marka lacag kale loo bedelo qiimo ayay noqonaysaaye !!!

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 16 วันที่ผ่านมา +2

      Maxaa kuu qarsan marwalba twitter Deeqda lasiiyey lasoo dhigaayee

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 16 วันที่ผ่านมา

      Haa Toosh ayuu nagu ifiyay hadey dib u baaraayaan 😢😢😢

    • @Qiiq43
      @Qiiq43 16 วันที่ผ่านมา +1

      Ceerbtee dee Aduunku waa ogyee 😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 16 วันที่ผ่านมา

      ​@@kinghamaaz1352😂😂😂 beentaa ma ahan, Soomaalidu waa qaxootiga aan aduunka dhergin, waligiidba ma dhergaan yaahuu

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 15 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂

  • @user-oq5zp2zr3q
    @user-oq5zp2zr3q 16 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 16 วันที่ผ่านมา

    Wllka sadax kun shiling somali maaha $0.1 ee waa $0.15 i dhigantaa $0.05 aa ah kun shilin ah

  • @sucaado24
    @sucaado24 15 วันที่ผ่านมา

    Wee ku adagtahay markaa iskuulka dhiganaaye aa dadka ajaaniibta anaga ka mid nahay nala weydiiye 1000 lee hada shaqeyso wey badan tahee waxna ma gooyso yaab la noqon jirtay 😢

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 17 วันที่ผ่านมา

    Maba isticmaalno 😂😂😂😂

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 16 วันที่ผ่านมา

    Hosow barnaamijyadaada waa daawadaa laakiin kan maka helin Somali inay tahay dal dhan oo lacag ugaar ah aan lahayn ayaa banaanka soo dhigtay toosh ayaa nagu ifisay hadey dib ubaaraayaan waxaa noo dhan waxaa usabab ah madax isku sheega shilin Somaliga soo celin la 😮😮😮

    • @Qiiq43
      @Qiiq43 16 วันที่ผ่านมา +1

      Been yeclidaaaaa😂😂😂😂😂

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 16 วันที่ผ่านมา

      @@Qiiq43 caalamka dal kasta lacag ugaar ah ayuu laayahay oo 5 10 20 50 100 iyo weliba qadaadiic ka kooban marka adaa run sheegaayee soo sheeg shilin somali intaas hadey leedahay

  • @S-Nomad
    @S-Nomad 16 วันที่ผ่านมา

    heerka aan joogna unbay cadayn utahay marka wax aan dhibsanayno maaha waayo waan iska badali lahayn hadday nadhibayso

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 16 วันที่ผ่านมา

    Lacagteyna in eyba tahay eber tas wan ognahay wana sababta an uisticmaleyno lacag laga leyahay Wadan kale Aduunka ma jiro Wadan isticmalo lacag Dowlad kale ledahay

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 16 วันที่ผ่านมา

    Qof sheegikaro malahan

  • @user-kl4sg2iy3d
    @user-kl4sg2iy3d 17 วันที่ผ่านมา

    Masha allaha

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 16 วันที่ผ่านมา

    lacagta soomaaliya wey qiimo beeshay waa in shiling soomaali cusub la soo sameeyo

  • @AhmedAhmed-zf7ny
    @AhmedAhmed-zf7ny 17 วันที่ผ่านมา

    Wilka francaka maxa cunsuriysay 1 janis ayaa siisay wadanka libarte BL amu ku hadal natarlandi am francis waa libarte ?❤❤❤

    • @Qiiq43
      @Qiiq43 16 วันที่ผ่านมา +1

      Hodho dho 😂😂😂😊

  • @Sameermohamedahmed
    @Sameermohamedahmed 17 วันที่ผ่านมา +2

    igula sali nabiga scw❤

  • @dhamme0292
    @dhamme0292 17 วันที่ผ่านมา

    Iran
    Iyo Lebanon ba inag hoseeye 😂

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 16 วันที่ผ่านมา

    Dan teena kum mash quul nee waxan nahy dad jooga ee hadana maqan alle hanaga dhigo kuwo qiima hooda gar to hada nehay soomali mahad sanid wll waa xasuusin heerka lacag teenu joog to wayo waala iloobay ba gabi teed mahad sanid wll allaha ku xafido

  • @CAZKA7
    @CAZKA7 17 วันที่ผ่านมา

    Inta shilling somalia mar hore ugu dan beysi 😂🖐️

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 16 วันที่ผ่านมา

    Kaly markaa aniga 3000SLSH ama lacgta somaliland ta ahi ayaa ka qalisan halkn 0.30 weyi 0.20ayeey dherthy 4$ WAXY udhigatA 35000 SLSH

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 16 วันที่ผ่านมา

    Maryoley hada nahay lacagtena wadamo Africa wey dhanta, Zimbabwe 10,000, waa 20cent😂😂

  • @farhiyomohamed9160
    @farhiyomohamed9160 16 วันที่ผ่านมา

    HA WA OK LKN LACAG XOGA RON OON BOLOL EHEN MAXA USO QADI WEYSAY LACAG AAD DULUF U AH KENTAY WLH INIGO SOMALI AH INAN WAXA KUGU SARIFAYO IN OGADO MAHANE MASHEGI KARO MAXA YELAY MAR HORE IIGU DANBEYSAY AAD AYEY BOLOL UTAHAY WLH 😢ILLAHEEY DOWLAD QEER QABTO OO LACAGAHA NOO SAMEYSO HANO KENO

    • @KhadarUpdyrahman
      @KhadarUpdyrahman 16 วันที่ผ่านมา

      NO wu saxyahay 0.25 CENT= 6 THOUSAND SHILIN
      3 THOUSAND = .10 CENT
      ma ogi sababta balse magalada mogadishu wa saaz

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 16 วันที่ผ่านมา

    Waxaan bahdil waaye😢

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 17 วันที่ผ่านมา

    Mustaqbalka lacag ayan idin sameynaya soomaliyay😂

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 16 วันที่ผ่านมา

    Waxad warsata Somali youtuber jooga Biljam qiimaha uu ku dhex leyahay Biljamka iyo Biljam youtuber qiimqhisa (waa sida shillin Somali iyo Uro/Dollar ay kala yihiin). ogow markad wax ka hadleyso kaas oo adiga ku quseeyo inad isku qiimo tihiin xuman iyo wanag, Ceebtada/qaladkada/xumatada bananka lama keeno.

  • @user-wp1un6tl7x
    @user-wp1un6tl7x 17 วันที่ผ่านมา

    BarnaamijyadiikoruqaadwAlalv,kanaalkakoruqaad

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 17 วันที่ผ่านมา

    Walal mar danbe ha sameyn waa codsi💔

    • @yaxyeqaasim4851
      @yaxyeqaasim4851 17 วันที่ผ่านมา +1

      Waayo

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 17 วันที่ผ่านมา

      @@yaxyeqaasim4851 qalbi xanuun weeye dadkaas hadii beri kula kulmaan qof aan qiimo lahayn ayey kuu arkayaan heerkaasna anagaa is gaarsiiney iyo wax magaratada naga buuxda

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 16 วันที่ผ่านมา

      Waayo maxey tahay maku faaniyay mase wuu ku ceebeeyay inaadan wax lacag lahayn ayuu cadeeyay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 16 วันที่ผ่านมา

      ​@@OmarOmar-yu4mq. Oo ceebtiinu yeey ka qarsantahay BISINKEE, aduunka wuu idiin ogyahay ee bal is badala.

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq 16 วันที่ผ่านมา

      @@niyaaladem kolay dadka suaalaha la weydiinaayay aqoon nooma lahayn adiguse ceebtiinaa tiriyee jarmal maa tahay

  • @engkuukaay070
    @engkuukaay070 16 วันที่ผ่านมา

    Hade waa sidey tahay maahine ceebtada miya dadka loo shega😮

  • @hassanyare9186
    @hassanyare9186 16 วันที่ผ่านมา

    Inaa wexeena noo qariso aa rooneed qabkii farmaajo soo celinayay waa ku dheeshay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 16 วันที่ผ่านมา

      Lolz aduunka ceebtiina wuu ogyahay, Farmaajo muxuu soo celinkaraa waa 1 qofe oo dsdkiisu wada xanuunsanyihiine.

  • @janagale3407
    @janagale3407 17 วันที่ผ่านมา

    Qalad waye inaa saas ubahdisho lacagata somaliga 1000 shin bn intaan dadka tusno bn dhahnaa waa 1000000 dollar

    • @abdilaahipersia528
      @abdilaahipersia528 16 วันที่ผ่านมา +2

      Markaa ma waxaad ku faanaysaa inaad ka been sheegtay lacagtaada qiimaheeda😂😂😂

    • @Qiiq43
      @Qiiq43 16 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂😂😂😂 riyo beena maad rabtay

    • @abdilaahipersia528
      @abdilaahipersia528 16 วันที่ผ่านมา +1

      @@Qiiq43 waaba xoolo caadiya kulahaa 100 ka shilin baan u sheegaa inay 1000000 tahay!!!!

    • @Qiiq43
      @Qiiq43 16 วันที่ผ่านมา +2

      @@abdilaahipersia528 runta maa didi taliye xaqiiqda fiican dal ma jiro waa poor

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 16 วันที่ผ่านมา +1

      BEENAALE, BEENTA jooji. Ceebtiina Asturta oo isbadala hadii kale bahdilaadu weey sii socon.

  • @fadimaahmed1284
    @fadimaahmed1284 17 วันที่ผ่านมา

    hadaane qaldanen muqdisho 30cent waa 3kun maxeeytahy 10ka cent waa 3kun mawax kalaa jira

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 16 วันที่ผ่านมา

      Se utahya 30 sent wa 0.3
      10ka sent na wa 0.1
      Malha xamar ma jogtid ano marhore igu danbeysay woo putland jogba wan garnaya

    • @mohakaraama5143
      @mohakaraama5143 16 วันที่ผ่านมา

      Wuu saxnyahy abyo 3k waa 10cent

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 16 วันที่ผ่านมา

      Adaa qaldan iska sax

  • @farhiyaadow2468
    @farhiyaadow2468 16 วันที่ผ่านมา

    Idoor ma wadabaa yaab

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 16 วันที่ผ่านมา

    3 kun somaliland waa 31.01 cent waxoga ino dhaxeeyaba

  • @69sandheere
    @69sandheere 17 วันที่ผ่านมา

    3000 shilin Soomaali waa 4 cents

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 16 วันที่ผ่านมา

      Wah yaa kuu sheegay

  • @Majid.off21
    @Majid.off21 16 วันที่ผ่านมา

    Ta somaliland ayaa ka qiima saraysa tan. 3000 =0.4$

  • @abdulkadirmao9641
    @abdulkadirmao9641 14 วันที่ผ่านมา

    ❌❌❌

  • @jini9999
    @jini9999 17 วันที่ผ่านมา

    Iran oo aduunka waxaaso horomar ka sameeneeso maa lacakteeda aduunka ugu liidato see cml😂

    • @AliDahir-ob7iy
      @AliDahir-ob7iy 16 วันที่ผ่านมา +1

      Haa dee maraykanka cuna qabateeyn badan saraay saas bay lacagtoodu eber unoqotay 😂😂

  • @B20_News
    @B20_News 17 วันที่ผ่านมา

    Somaliland shilling 3k jsl waaxay udhigantaa 0.35cent$

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 16 วันที่ผ่านมา

      Macquul ma ahanee runtaa mia

    • @B20_News
      @B20_News 16 วันที่ผ่านมา

      @@kinghamaaz1352 Google kuqor even 0.40 inaythy ubadinaa 3kshling jsl

  • @husseinhassan9594
    @husseinhassan9594 16 วันที่ผ่านมา

    😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @mahdiya9
    @mahdiya9 16 วันที่ผ่านมา

    Uskag weye lacag somali🇸🇴

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 16 วันที่ผ่านมา +1

      Adigaa ka sii uskagsan walaahi