Lafta gareen oo bahdilay aadan madoobe, Damaca Xasan sheekh ma shaqeyn doonaa Qorshaha socda ee....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment

ความคิดเห็น • 22

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa alaah tabaarakalaah guuleyso geesi balwaan runtaa kahadashey thank you brother

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul Reer Koonfur Galbeed iyo halyeey Laftagareen. Soomaaliya inta xalaasha ha noolaato. 🇸🇴

  • @SIRDOONKAHIILWADDANI
    @SIRDOONKAHIILWADDANI 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💯💯💯

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    sidaa weye

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwan ilahay ha ku xifdiyo Adan madoba waa damir lawa lacag ayuu ka doortay dadkiisa iyo dalkiisa

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balwan wariye qaran guu lguul lafta gareen ,wa halyey qaran .

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    yaakayeelaya markaa toloow wuu riyooday xasan xabaalo qote

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 29 นาทีที่ผ่านมา +1

    RW Ethopia Abey Ahmed Oo Kale Ayuu Noqday MD Hassan Sheikh Kadib Markii Uu Oromo Udhiibay Meelkasto Dagaal uu ku Qaaday Tigreegii Kadib ayey beelaha Ugu Waawen Amxaaro Oromia Iyo Tigree ayaa Goboladoodii Sooxirteen Kadib ayey Umidoobeen iney Caasimada Qabtaan si Dalka Halista uu ku jiro ay uga Badbaadiyan Ethopia hada MD Hassan Sheikh Maamul Goboleedyadii Wuu Kala Diray in Qabyaalad uu ku kala qeebinayo Umaddii Somaliyed gobolada Waqooyi wuu la Caaytamayaa Puntland sidoo kale Jubbland sidoo Kale Koonfur Galbeed sidoo kale beesha 5aad Sidoo kale beelihii hawiye ayuu qabyaalad dhex dhigay cadaawad Ah isku dilaan uu ka dhex Abuuray

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan-baahane isagaa shacabka soomaaliyeed itoobiya u dhabar-jebiyey,
    Ciidankii soomaaliyeed baabi,iyey,
    Qabaa,ilkii isku hubeeyey,
    Kala fogeeyey, oo reerba reer madaxa u geliyey.
    Dagaal ay itoobiya kula jirtaana ma jiro,
    Safaaradii itoobiya madaxtooyada ayay ka dhex furan tahay.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sh maxishoodo mana dhargo laakiin waa baqaa

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan &Aadan waa munaafuqiin ilaahey shacabka haka qabto waa shayadiin

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladda Somaliyed waxay dagaal ba,an kula jirtaa Dastuurkii qabyada ahaa iyo Maamul Goboleedyada.

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxweyne xassan asaga dhabar jabin iskuugu filan

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kan.balwaanladhaho.waxa.dawakhiyay.fu.uus.iyo.laftagaraan

  • @moa.9902
    @moa.9902 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan lacag ayaa dooratay, lacag ayuuna siin doonaa raggii iyo gabdhihii doorteen, sidaas awgeed, haddii uu lacag bixiyo wax kasta oo uu ka rabo waa ay u fulin doonaan.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 50 นาทีที่ผ่านมา

    XASAN SHEEKH IYO DAWLADA ETHIOPIA WAX DAGAAL AH KAMA DHEXEEYO EE WUU U SHAQEYNAYAA OO DADKII SOOMAALIYEED IYO M.GOBOLEEDYADA AYUU KALA IRDHEYNAYAA

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan duufle bahane gurgurte WA qof jahil ah bahdilan oo liita khatumo seeg

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadauga soomaalidu wa xasan dooraale

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dhiikho he is copying geele

  • @CabduqadirCali-c3c
    @CabduqadirCali-c3c 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga balawan waa in dagir calsow laga asejiya oo laga xiraa TH-cam ka wayo dadka ad ka dhalatay ayad ku casisay eey eey dhalay

    • @maxamedahmed2690
      @maxamedahmed2690 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Runta yaan laygu hiifin ayuu yiri 😂😂😂😂

    • @hakababaay210
      @hakababaay210 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ninkaan warkiisa wuu cadyahay wuxuu yiri soomaali wey ii simantahay cajiib. Adigana waxaad leedahay maya waa lakala sareeyaa waana lakala adkaan waayey.