Wn jeclhy soomaali land walaalayaal may soodhaweenysaan wn imaan isha allah borama jamacad kabilaabin ruuxna kama aqaani from garoowe isoo dhaweeye waalaalayaal😭❤
Qolooyinkan yidhaahda heesaha waxaa ka WANAAGSAN quraanka waayo waaba xaaraan heesuhu iyo hadalkii alle ma wax leys ag dhigaa subxaannalla wax kale ku hadlla
waxaa mahad le Allaha somalilanders naga dhigay soomaali dhan waxay noqdeen mid la gumaysto iyo qar iyagu islaynaya🇸🇴o🇪🇹 somaliland dad isku daacada form Awadal Allo somalilan dhowr
Heestani waxan ku xasuustay gaari Dowladda Hoose lahaan jirtay ee Hargeisa oo la oran jiray Bulshooy soo Bixi Cashuur.... qofki arkay gaariga Xajiyada 👍
Layaabka dunida waxaa ka qayb ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaar adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira. Tani waa caqliga foorara oo lagu ciqaabo cidda wax doonaysa. Sidaa oo kale waa dhaqan gaar ah, oo ragga iyo dumarka qaar ka midoobeen. "Ha baabi'in rejada iyo riyo dhan oo uu kaa lahaa qof aad u sawirtay hummaag aan dhab kaa ahayn." Qofka wax jeceli waxa ciqaab ugu filan mashquulkaaga iyo maqnaashahaaga, fadlan ha ugu darin digasho iyo in uu dartaa u naco nolosha. Bal qiyaas xanuunka uu mudan karo qof aad u beertay hawo iyo hirasho uu ka lahaa agtaada, ee loogu bishaareeyay arooskaaga. Qof aad u tilmaamtay macaanida iyo dhadhanka agjooggaage, ee arkay adiga oo la qoslaya cid aan isaga ahayn. Qalbi kugu xiray han iyo hammi wixii uu dunida ka lahaa ee aad filashadiisa ku dhaawacday. Tani maaha mala-awaal, waa xaalad iyo dareen damqashadiisa leh oo maalin walbaahi ku saamoobaan boqolaal ifka rejo wanaagsan ka qabay. Imisaa lagu ballan furaa?, Imisaa looga faa'iidaystaa daruufta rabitaankooda? Imisaa sugitaanka iyo sawirka aan jirin ku wayso aayahooda.? Hadde waa imisa inta ka dhacday quruxda iyo qiimaha uu guurka inoo lahaa.? Waxaa hubaal ah in ay yihiin tira beel inta maalin walbaahi dhimato qalbigooda. Ma taqaanaan sababta? waxa aan noqonnay buunto sahasha guusha qof kale iyo gubashada dareemadeenna. Waxa aan waayay cid u doodda kana hadasha tacdiga jacaylka dartii loogu gaysto bukaannada wax doonka ah. Sidaa si lamid ah ma jirto cid ka hadashaa mustaqbal xumada haysta dhallinta ugubka ah. Waxa kaliya ee inoo muuqdaa waa qof u dhintay jacayl dartii. Ma ogtahay inta dhimasho nool ee ku waayay aayihii jiritaankooda sabab niyad jab.? Uma baahna in dadka marwalba loo sheego in ay shaqaystaan, wax bartaan ama ay noqdaan kuwa hormar gaaray ee waxa ay u baahan yihiin in loogu celceliyo in aysan dhaawicin qalbiyada dadka. Waan qiirooday, ooyay oo aan la gubtay waxa socda, waxaa i saameeyay waxa aniga la igu hayo iyo waxa lagu hayo cidkasta oo rejo ka qabta qof aysan baran gudihiisa sharta ka buuxda. Waxa aan garwaaqsaday in midkasta oo innaga mid ahi lee yahay labo weji oo midba dhaqan iyo midab xambaarsan. Waxa aan ogaaday in baahidu tahay fursadda kalifaysa in lagugu dhaawaco ama laguugu saameeyo. Waxa aan ogaaday in bini'aadamku kibir ka qaado qadarintiisa wax ka badan. Mase ilaawin in aan nahay addoomo Alle oo ay xisaabi ka dambayso, waana sababta aan ugu dhiirran waayay waxa dadka qaar ku dhaataan. Waxa aan naftayda iyo naftiinnaba kula dardaarmayaa towbadkeen iyo ka tanaasulidda danaha gaarka ah, ee aan xujo uga dhigno qalbiyada darteen u buka. "Qofna haku qancin wax aad adigaba ku qanacsanayn, hana u beerin rejo aadan hubin fullinteeda." "Go'aanka aad qaadanayso ka fikir boqolaal jeer, si uusan hadhow kuugu soo laaban natiijadiisa." "Rabitaankaaga si xor ah u sheego, kana dhacso xaqaaga cidda aad wax la wadaagayso." "Marwalba qiimaha koowaad sii naftaada." "Ha u iibgeen sharafkaaga qanaacada qof kale. Dhab ahaantii waxa ay xanuujinaysaa qofkasta oo la damqanaya farriimaha cabashada ahi, ee buux dhaafiyay barahiisa. Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka daayno dareenka iyo damiirta nasoo dan bidda.Layaabka dunida waxaa ka qayb ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaar adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira. Tani waa caqliga foorara oo lagu ciqaabo cidda wax doonaysa. Sidaa oo kale waa dhaqan gaar ah, oo ragga iyo dumarka qaar ka midoobeen. "Ha baabi'in rejada iyo riyo dhan oo uu kaa lahaa qof aad u sawirtay hummaag aan dhab kaa ahayn." Qofka wax jeceli waxa ciqaab ugu filan mashquulkaaga iyo maqnaashahaaga, fadlan ha ugu darin digasho iyo in uu dartaa u naco nolosha. Bal qiyaas xanuunka uu mudan karo qof aad u beertay hawo iyo hirasho uu ka lahaa agtaada, ee loogu bishaareeyay arooskaaga. Qof aad u tilmaamtay macaanida iyo dhadhanka agjooggaage, ee arkay adiga oo la qoslaya cid aan isaga ahayn. Qalbi kugu xiray han iyo hammi wixii uu dunida ka lahaa ee aad filashadiisa ku dhaawacday. Tani maaha mala-awaal, waa xaalad iyo dareen damqashadiisa leh oo maalin walbaahi ku saamoobaan boqolaal ifka rejo wanaagsan ka qabay. Imisaa lagu ballan furaa?, Imisaa looga faa'iidaystaa daruufta rabitaankooda? Imisaa sugitaanka iyo sawirka aan jirin ku wayso aayahooda.? Hadde waa imisa inta ka dhacday quruxda iyo qiimaha uu guurka inoo lahaa.? Waxaa hubaal ah in ay yihiin tira beel inta maalin walbaahi dhimato qalbigooda. Ma taqaanaan sababta? waxa aan noqonnay buunto sahasha guusha qof kale iyo gubashada dareemadeenna. Waxa aan waayay cid u doodda kana hadasha tacdiga jacaylka dartii loogu gaysto bukaannada wax doonka ah. Sidaa si lamid ah ma jirto cid ka hadashaa mustaqbal xumada haysta dhallinta ugubka ah. Waxa kaliya ee inoo muuqdaa waa qof u dhintay jacayl dartii. Ma ogtahay inta dhimasho nool ee ku waayay aayihii jiritaankooda sabab niyad jab.? Uma baahna in dadka marwalba loo sheego in ay shaqaystaan, wax bartaan ama ay noqdaan kuwa hormar gaaray ee waxa ay u baahan yihiin in loogu celceliyo in aysan dhaawicin qalbiyada dadka. Waan qiirooday, ooyay oo aan la gubtay waxa socda, waxaa i saameeyay waxa aniga la igu hayo iyo waxa lagu hayo cidkasta oo rejo ka qabta qof aysan baran gudihiisa sharta ka buuxda. Waxa aan garwaaqsaday in midkasta oo innaga mid ahi lee yahay labo weji oo midba dhaqan iyo midab xambaarsan. Waxa aan ogaaday in baahidu tahay fursadda kalifaysa in lagugu dhaawaco ama laguugu saameeyo. Waxa aan ogaaday in bini'aadamku kibir ka qaado qadarintiisa wax ka badan. Mase ilaawin in aan nahay addoomo Alle oo ay xisaabi ka dambayso, waana sababta aan ugu dhiirran waayay waxa dadka qaar ku dhaataan. Waxa aan naftayda iyo naftiinnaba kula dardaarmayaa towbadkeen iyo ka tanaasulidda danaha gaarka ah, ee aan xujo uga dhigno qalbiyada darteen u buka. "Qofna haku qancin wax aad adigaba ku qanacsanayn, hana u beerin rejo aadan hubin fullinteeda." "Go'aanka aad qaadanayso ka fikir boqolaal jeer, si uusan hadhow kuugu soo laaban natiijadiisa." "Rabitaankaaga si xor ah u sheego, kana dhacso xaqaaga cidda aad wax la wadaagayso." "Marwalba qiimaha koowaad sii naftaada." "Ha u iibgeen sharafkaaga qanaacada qof kale. Dhab ahaantii waxa ay xanuujinaysaa qofkasta oo la damqanaya farriimaha cabashada ahi, ee buux dhaafiyay barahiisa. Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka daayno dareenka iyo damiirta nasoo dan bidda.
Anigu rer gabilay ban aahy berberana waan ku dhashya
Mamadayan waa rer sanaaag
Walalakayan hooydaya dhashahya waa hawad
Odaygaygun waa awadal ...somaliland +somaliland dhincan uma dhafiin allmdullha ❤❤❤❤
Oo waa waxaaga wax Lagugu daryeh
Mnzha allah
Hhhhhhhhh
Waa markad maqasho ul iyo diir bn isku nahay
Masha Allah waa nasiib badan tahay wllshy
Najuma waa ku salamay aniguna Barbara Ayaan ku dhashay barasho wanagasan walal
Masha allh waad nasiib badantahy
Ugbaad aragsan iyo axmed aarshe inay hees sowada qadan ban jeclaan LaHaa Adbn utaageraaa labadooooda😓🥰🥰🥰🥰♥️🙈
Ugbaad mansha alaah walahay dar ilahay baan isaga jeclahay peace and love
Reer hargeysa ilove you
From muqdisho❤❤❤❤❤
💗💗💗💗
🥰🥰🥰🥰
i love you too walalo❤
❤😊
Soo Noqoshada Khadra Silimo Wan ku Faraxsanay Xidigaha Geeska 2020 ❤️❤️
Samira Hassan sido kale
Hoyga Nabaddda, Ilbaxnimada, Horumarka, Sooryada, Samo Falida, Soo Dhaweynta, Fanka iyo Suugaanta iyo Caasimaddii Ummadda Soomaalilaan, Hargeysa. Nabad baa lagu wada fadhiyaa Hotel Mansoor Mancha Allah.
Wn jeclhy soomaali land walaalayaal may soodhaweenysaan wn imaan isha allah borama jamacad kabilaabin ruuxna kama aqaani from garoowe isoo dhaweeye waalaalayaal😭❤
So dhawoow wll qaali gacmo iyo qalbi furan
SOMALILAND WAA UMAD MUSLIN AH MARKA XIGTANA SOMALIYAD AYAA TAHAY KUSOO DHAWOW OO KU BASHAAL SOMALILAND SHARAF UMADAN GABADH SOMALIYEED AYAAA TAHAY
Welcome wll
Wwww rer hargeysa nii jclahay runtiii am from Nairobi
Thnx huno inkasto Nairobi kulajoogo
❤❤❤❤
Thanx wllo❤😘me too
Khadra iyo ugbad inta tageerta like❤
Qolooyinkan yidhaahda heesaha waxaa ka WANAAGSAN quraanka waayo waaba xaaraan heesuhu iyo hadalkii alle ma wax leys ag dhigaa subxaannalla wax kale ku hadlla
Waa runtaa xaqiiq munaafaqiin click ku raadinayay quraanka ilaahay
Na waa kaalab ku waasi quaankay waxa ka aqoon way iska neefsanayaan
Somaliland guuul iyo gobonimo waligiiin
Insha allah abtiyal wn idin jcelhy illhay nabada haydin siyadiyo 💚💭❤🤴💪💪💪💪💪💪💪
Weewee xidigaha geska wanidin wada gariyo gardaraba idinkiyo waqal baa❤👌🥰🙏
Mash allaha reer hargias wan jchy hore socda
waxaa mahad le Allaha somalilanders naga dhigay soomaali dhan waxay noqdeen mid la gumaysto iyo qar iyagu islaynaya🇸🇴o🇪🇹 somaliland dad isku daacada form Awadal Allo somalilan dhowr
Aamiin huno qali😊👍💪🇭🇺
Waarun 💚💭❤💋💋💋🙏
Aamiin 🤲❤💬💚wllo
Amiin 🤲 wll
Aamiin hunno🤲❤
Heestii ugu wacnayd cashuur lo qado hadad iga danbayso like
Somaliland Dowlad Tashatay Waxtarkeeda Anan ladafiri karin xisbiga kulmiye dalkiina wu hormariyay
from MogdishO Qalbiga Idinka jeclahay Reer Somaliland
Side kle Wll We Love Reeer muqdizho Cadey❤💋
So kle qalibga idinka salamya reer moqdisho
waad mahadsan tahay wll waxanad ku hadlaysa caqliga fayow ilaahay haku dhawro
Anaguba wan idin jeclanahay walal dhamanten Dad isku diina isku afa nahay balse Kala siyaasada Walalnimada wax kasta kawayn
Nolaw wll anagaba wan idin jecel nahay barake allow xamar
Machllha somaliland waaan ku dhashay waan ku dhalay wanaan ku dhaqmay waanaan ku dhiman inchllha💚💭❤
guul wcn somaliland alle hanaga dhigo kuwii aan calankooga ku ciishoon💚💭❤
Ugbaad iyo baabah weeye meeshu. Ereyada iyo khaamahaba way keentay ❤️
Abwaanka Somaliland Xasan dhuxul laabsaalax
Erayada guray dool baa leh laxankana laabsaalax
@@mowgayare916 waan ognhy kuwi hore maahe hadrawiga maanta waa laabsaalx bro
@@zakibusuuriofficial9450haa laabsaalax waa top legendka abwaanadan dambe
Heestani waxan ku xasuustay gaari Dowladda Hoose lahaan jirtay ee Hargeisa oo la oran jiray Bulshooy soo Bixi Cashuur.... qofki arkay gaariga Xajiyada 👍
SOMALILAND 💚💭❤
Ugbaad fagara bila meesha adaa murayd u ah mashlllh
Ugbaad aragsan qurux i noloow🌹🔥❤️❤️
Am proud to be a somalilander
Ninki xunba walaga raysta wlhi ugaaabad qurux bay laso baxday macha allah ❤️🥳🥳
Wxcfaa
Somaliland ❤️First comment ✍️
Viva #XIDIGA SOMALILAND❤❤❤❤
Viva #KULMIYE🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
UGBAAD iyo KHADRA hlkeda dhigten
Hadad horumarka #SOMALILAND❤❤
JECESHY is muujiya✍✍✍✍✍✍✍ #LIKE___❤___#IISAAR
Asma saban 2018 waxay tidhi HODAN abdirahman waxa na kulmiyay Stage sidaa si la.mid ah Khadrana waxa na kulmin doona stageka
♥️♥️
Waa laba qofoo inder ah sina kuma kala maarmayaan
Ugbaad aragsan INTA UU SOO CARTAYA LIKE DHAC IGA SII WLL
Ugbaad Aragsan ❤👑
Hes ad i macan weye runtii hambalyo xidigaa geska 👏🏻
waaaaw lipaaxi soo rogaal celi♥️♥️♥️♥️♥️kulmiye my flag
Ugbaad argsan iyo Somaliland ba wan tageera🤣😁💋🌹❤
Somalilandernimo ha waaarto💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤❤❤
wooow ugbaad aragsan*1:54* 💗💗❤🇮🇹
Boqortooyo waqal studio salan sare ✋🇰🇪
ilahay suugaanta wuu ugu deeqay reer somaliland
Naaagta naagaha ugbaaad❤❤💕💕💕🔥🔥🔥
Dalkaygii iyo daldakygi meshii layga beraya guul aan xudud lahayn ban ku rajayan ...❤
Xisbigaygiii KulmiYe waliga jir
Somaliland dalkaygii❤
Ugbaad aragsan❤
Reer somaliland guul guul ♥️♥️♥️🥀🥀🥀
M
Ayaan
Esh calaa hees 👏👏❤️🌺🌺waa go,eynaa kulahaa🤪 yaa noo heesayo hadaa goosatsan 🤣🤣🤣🤣🤣. Guul iyo gobonimo somaliland from muqdisho🇸🇴💪💪💪
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Waad iga qoslisay inader. Hadii anu goonana cirka uguuri meynee waanu idin heesi. One love from somaliland.
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Somaliland jir oo joog waliga💚⚪❤
Wxcds
Khadra silimo oo qurux miiran noqotay I love khadro❤️🙏
Ugbaadayda 🔥🔥
Guul waarta kulmiyo xisbigygiii💚🗯❤
viva kulmiye
xidigaha gezka
iyo khadr waqal
hore uzocdaa🤗
Allaha Somaliland iga dhaliyaa mahadleh😍alhamdulillah 🔴🔴🔴⚪️⚫️⚪️🟢🟢🟢wlhi waan idin ku faanaa dadkaygii
Khadra silimo ma xidigaha geske kunoqotay😂😏
Waajibaadka qaran ayay gudanaysa
Kulmiye Somaliland first
Waa hees aad u qimo weyn Mashallah Mashallah ❤❤❤❤🥰🥰🥰
Qarankayga somaliland ❤
Love somaliland talaapzatay rapow cadowgeda japi🌸💋💯
Cashuurta bixi walal
Maanshaa allaha soomaalilaand xibiga kulmiye wuu dhaqaaqay hore usocod👍🏻💚💚💚💚💭💭💭💭💭❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯
Masha allah ugaabad murayadbay unoqotay holka ugbaad❤
Inta ila aragtay inay 3 naagood ee la heesaya ugbaad ku mashquul yihiin😁😁😁😁
Kulmiye keep going ❣❣
Masha Allah
#XidiGaHa_Geeska Vs #LaabsaLax Vs #Bk
intupA HubaaL waa Sowracii Qaranka #SomaLiLanD ❤©💚
mashalah somaliland guul qaran weye abwaan xasan dhuxul laabsaalax waa nin qaran wlhi ilaaah baryo noodaaaa
SooMaaLiland HanoLaato 🇮🇹💪
Keep going mi country
Tan waaa tuna khussiysa walee cashiureey waan kuhuri
Am proud to be somalilnd
Alhamdulilah 😭❤️❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Ugbaad aragsan qamar ka raysatay✌️✌️✌️✌️
Ugbaad 💯👸
Tan waaa heees iyo badha heees way dhaaaafty Viva somaliland 🥰🥰🥰👌
Eng. Osmanito huu haa
Gabadh bidixda ugu xigta xishood xad dhaaf ah yaa ka muuqda. Inantaasi waa in si degdeg loo guursada. Waa xishood wanahsantahay.
Nin xun wa laga raysta ugbaad wey ka raysatay qamartii cadawga u qurxoonow ugbadeey noloshu kum ciisho
#Xabon_Mimi ehelki ugbaad faaxiye🤣
Exactly
Silic Ku nool sodon guursataa dhaantaa hno
🤣🤣🤣🤣🤣silic kunol sodon gursata dhanta
Xidigihiii fanka🙌🙌❤
Waaw wadankayga guull insha allaah ❤💬💚👏
Ugbaad aragsan top wlhI inTa meesha iiga muuqata one love AraGsaN
Waqal studio. Wlhi. Keep going
Vivaa somaliland 💚🤍❤
S/land Guuuuul.iyo gobanimo alllow nalayada hareer mariH🙌👏💚💬❤😍😍😍
Heestan waa lahoos dhigay,kulmiye
Ugbad aragsan cod macan masha allah abayo🌸🥀
Ugbaad mnshaAllh
Libaaxad weeyn walhi
Viva xuspiga umada kulmiye❤
Masha allaah alow tabantaabi waartaa tarantee
First persone
Waxan curiya iftin
Waxan caawiya bulshada
ugbad argsan qurux badadntahay habo💋💋💋
Ugbad mxMed cabdi ❤❤❤
SoMaLiLanD meeL aaN dhaaFsaDo maJiro wllhi😔💚
Ugbaad mashalah way naaxday
Waaaaa somalilandar kuuuuuulii ❤🤍💚🦁🦁🦁🦁🦁🦁waxba lagma qaban karo macal fananiin ❤🤍💚🦁🦁🦁
Kulmiyewaakulmiye❤😊🎉
Hoyga fanka wa somaliland
Mnsha allh ugbaad aragsan ku jeclahay wllo 🥰
Soomaliland Allaw dhawr
warkaaga pql ii aadee ugbaad kuwataaa
Waaa hees wacan
#khadra #ziLiMo😍❤❤
#ugbaad #aragzaN😍❤❤
#AsMa #saban😍❤❤
#ifraax #Hargaisa😍❤❤
Layaabka dunida waxaa ka qayb ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaar adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira.
Tani waa caqliga foorara oo lagu ciqaabo cidda wax doonaysa. Sidaa oo kale waa dhaqan gaar ah, oo ragga iyo dumarka qaar ka midoobeen.
"Ha baabi'in rejada iyo riyo dhan oo uu kaa lahaa qof aad u sawirtay hummaag aan dhab kaa ahayn."
Qofka wax jeceli waxa ciqaab ugu filan mashquulkaaga iyo maqnaashahaaga, fadlan ha ugu darin digasho iyo in uu dartaa u naco nolosha.
Bal qiyaas xanuunka uu mudan karo qof aad u beertay hawo iyo hirasho uu ka lahaa agtaada, ee loogu bishaareeyay arooskaaga.
Qof aad u tilmaamtay macaanida iyo dhadhanka agjooggaage, ee arkay adiga oo la qoslaya cid aan isaga ahayn.
Qalbi kugu xiray han iyo hammi wixii uu dunida ka lahaa ee aad filashadiisa ku dhaawacday.
Tani maaha mala-awaal, waa xaalad iyo dareen damqashadiisa leh oo maalin walbaahi ku saamoobaan boqolaal ifka rejo wanaagsan ka qabay.
Imisaa lagu ballan furaa?, Imisaa looga faa'iidaystaa daruufta rabitaankooda? Imisaa sugitaanka iyo sawirka aan jirin ku wayso aayahooda.? Hadde waa imisa inta ka dhacday quruxda iyo qiimaha uu guurka inoo lahaa.?
Waxaa hubaal ah in ay yihiin tira beel inta maalin walbaahi dhimato qalbigooda.
Ma taqaanaan sababta? waxa aan noqonnay buunto sahasha guusha qof kale iyo gubashada dareemadeenna.
Waxa aan waayay cid u doodda kana hadasha tacdiga jacaylka dartii loogu gaysto bukaannada wax doonka ah. Sidaa si lamid ah ma jirto cid ka hadashaa mustaqbal xumada haysta dhallinta ugubka ah.
Waxa kaliya ee inoo muuqdaa waa qof u dhintay jacayl dartii. Ma ogtahay inta dhimasho nool ee ku waayay aayihii jiritaankooda sabab niyad jab.? Uma baahna in dadka marwalba loo sheego in ay shaqaystaan, wax bartaan ama ay noqdaan kuwa hormar gaaray ee waxa ay u baahan yihiin in loogu celceliyo in aysan dhaawicin qalbiyada dadka.
Waan qiirooday, ooyay oo aan la gubtay waxa socda, waxaa i saameeyay waxa aniga la igu hayo iyo waxa lagu hayo cidkasta oo rejo ka qabta qof aysan baran gudihiisa sharta ka buuxda. Waxa aan garwaaqsaday in midkasta oo innaga mid ahi lee yahay labo weji oo midba dhaqan iyo midab xambaarsan. Waxa aan ogaaday in baahidu tahay fursadda kalifaysa in lagugu dhaawaco ama laguugu saameeyo.
Waxa aan ogaaday in bini'aadamku kibir ka qaado qadarintiisa wax ka badan.
Mase ilaawin in aan nahay addoomo Alle oo ay xisaabi ka dambayso, waana sababta aan ugu dhiirran waayay waxa dadka qaar ku dhaataan.
Waxa aan naftayda iyo naftiinnaba kula dardaarmayaa towbadkeen iyo ka tanaasulidda danaha gaarka ah, ee aan xujo uga dhigno qalbiyada darteen u buka.
"Qofna haku qancin wax aad adigaba ku qanacsanayn, hana u beerin rejo aadan hubin fullinteeda."
"Go'aanka aad qaadanayso ka fikir boqolaal jeer, si uusan hadhow kuugu soo laaban natiijadiisa."
"Rabitaankaaga si xor ah u sheego, kana dhacso xaqaaga cidda aad wax la wadaagayso."
"Marwalba qiimaha koowaad sii naftaada."
"Ha u iibgeen sharafkaaga qanaacada qof kale.
Dhab ahaantii waxa ay xanuujinaysaa qofkasta oo la damqanaya farriimaha cabashada ahi, ee buux dhaafiyay barahiisa.
Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka daayno dareenka iyo damiirta nasoo dan bidda.Layaabka dunida waxaa ka qayb ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaar adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira.

Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka daayno dareenka iyo damiirta nasoo dan bidda.
kkkk Qoraalkaga waqti bay igu qaadatey akhrintiisa balse kuma khasaarin Jasakallh Sxb
Wll waan ka helay qoraalkaaga maasha allaah halkeed iigusoo diri karta adoo mahad san wll?
@@munamaxamed3262 wankuzoo dirih bayo
@@dr-abdala8403 thanks
Wllo qali farabadan waan dhinte 🙄😂 aduuba udood jacayilka dee Waad kusoo baxaysaye 😂se waxba layiskama daba rido jacayil waa been😂 markad soo shaqayisato wayimaysid cid kujeclata hadad nin tahay haba isku mashquulin jacayil waxas marka hore noloshada meelsaar mustaqbalkaga kabacdina wax walba wad helaysa😊hooyo canjelo isii lama rabo anoo afka haweenka ku hadlaya iyo hablaha😂
khadra silimo may kusoo laabatay xidigii🤦♀️
Mash allaha reer soomalin
Masha alaa somaliland keep going, for ever, never midnimo.
cashuur bixiyaha iyo cashuur qadaha sl ha nooladan
WAA CASHUURTA DALKU KU SHAQEEYO