Calaamadaha QARSOON ee Qofka GUULAYSTA! l Nolol Qurux Baddan #38

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 420

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  5 ปีที่แล้ว +223

    Salamu Alaykum Xidigaha Channelka..sidee tihiin? Waxaan filaa in aad wacantihiin. Weligaaga ma is-weydiisay: Maxay tahay Sirta Dadka Guusha Gaara? Maxay kaga duwanyihiin dadka kale? Maxay sameeyaan? Muuqaalkan cajiibka ah waxaynu ku wada baran doonaa calaamadaha QARSOON ee qofka Guulaysta kuwaas oo aan cidna kuu sheegin! Ha hilmaamin: Dhig Raadkaaga: LIKE/SHARE/SUBSCRIBE. MAHADSANIDIIN

    • @KhalidKhalid-rv9ro
      @KhalidKhalid-rv9ro 5 ปีที่แล้ว +1

      Hanbalyo Ayub waa gartay subscribe 100,012

    • @iqroqaali8793
      @iqroqaali8793 5 ปีที่แล้ว +1

      Illah hakuu futudeeyo aboowe

    • @yusrokulmiye4250
      @yusrokulmiye4250 5 ปีที่แล้ว

      Hanbalyo ayuub🤗🤗

    • @kamaalcarab1215
      @kamaalcarab1215 5 ปีที่แล้ว +2

      Wcs soo dhowooow ustaad waxa tahay channel aan ka faaiday 💯👌✌ waxaan leeyahy ahdaaf aan mcquul eheen mana ku raali noqonaayo meel ahdaafteda ka yar 💯

    • @MohamedHassan-ll9gc
      @MohamedHassan-ll9gc 5 ปีที่แล้ว

      Walal aad ayaa u mahadsan thy Alla u haku xafido walal ma jiraan bookak aad qortey ma igu caawin kartaa nolosheyda wax badan ayad ka bedeshay

  • @inadoller8494
    @inadoller8494 5 ปีที่แล้ว +211

    Qof kasta oo qoraalkayga arka Nolol farxad leh kuu Rajayn waLaaL,❤🍃🙌

    • @inadoller8494
      @inadoller8494 5 ปีที่แล้ว +5

      @Shaakir Production ku Saaray Broh adna I saar😍

    • @shaakacadecade3714
      @shaakacadecade3714 5 ปีที่แล้ว +4

      Mansha allah adna sido kle walla

    • @hodanomar3320
      @hodanomar3320 5 ปีที่แล้ว +5

      👍👋

    • @caydaruuscabdi3797
      @caydaruuscabdi3797 5 ปีที่แล้ว +7

      Walaal Nabigeena igula saliya
      Scw

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 ปีที่แล้ว +3

      Walalahayga dhamaan tiinba subscribe isara Ana wan idinsarayaye

  • @Abak18
    @Abak18 2 ปีที่แล้ว +5

    You’re my literally real teacher! I use to watch you since I was high school and then my college and finally I’m in university now alx! After my BSN I’m going to med school insha allh.!!!

  • @cabdifataaxmacalinx3244
    @cabdifataaxmacalinx3244 5 ปีที่แล้ว +91

    inta jecel nolol qurux badan like ta ha ila dhaafin

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 5 ปีที่แล้ว +23

    Nabiyu llahi ciisa waxuu kuduceystay وجعلني مباركا أينما كنت allaha wey diisaneynaa allaha naga dhigo

  • @mariamahusseinmohamed9855
    @mariamahusseinmohamed9855 5 ปีที่แล้ว +12

    Mash Allah
    Mahad Sanid 👍😍
    Ayub Saaxibka Nolosha Noolow if io Aakhiroba

  • @abdulahimuse5411
    @abdulahimuse5411 5 ปีที่แล้ว +2

    Shukran Ustaad Yusuf Sakiin Alle cimriga iyo caqligaba ha kuu barakeeyo.

  • @Daadap
    @Daadap 5 ปีที่แล้ว +22

    Aad ayan ugu faraxsanahay inan channelka ayub arday ka ahaa oo maanta 100k gaaray waxaana rajaynaa ilaa 1million inaan xaadir u ahaadp thanks teacher ayub❤😍

    • @Daadap
      @Daadap 5 ปีที่แล้ว

      @Suxufi koke channel waa yhy sxb anigana ii saar hadaad awoodid tnx

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid our Dear teacher Ayuub 🥰🙏💯

  • @adarshekhmahamud6822
    @adarshekhmahamud6822 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah maclimka qof kasta tababaraha nolosha aadamaha
    Dhiirigaliyaha nafta
    جزاك الله خيرا الجزاء

  • @Ximbilo
    @Ximbilo 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah walalkey ayub, ilaahay hakuu siyaadoyo cilmigaaga iyo xaqlugaaga!

  • @abdullahiabuukar5360
    @abdullahiabuukar5360 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ustaad Ayuub
    xaqiiqdii wax fcn baan ka faa'iday

  • @AaAa-mg7rg
    @AaAa-mg7rg 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jazaakalah kheer ayuub

  • @qadankhadra8910
    @qadankhadra8910 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah ,ilaahay guusha aakhiro iyo ta aduunkaba ha Na siiyo

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll ayub jaza kallah khayr

  • @miskicabdinoor2994
    @miskicabdinoor2994 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Ayuub Yuusuf Sakiin . waan ku faraxsanahay in aan ka mid noqdo guuleeystayaasha bari.

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 5 ปีที่แล้ว +1

    Ustad Ayuub mahadsanid!
    Hambalyo hambalyo
    100k iyo + 👍👍👍👏👏💯💯💯💚💚💚💚💪🏾🎊🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎊🎊🎊

  • @Abdirashid_89
    @Abdirashid_89 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad Ayuub In badan. Waxa aad nala wadaagtay wax aad u wayn oo qofka u horseedi kara haddii uu fuliyo guul. Alle ha kaa abaal-mariyo.

  • @adnociid635
    @adnociid635 5 ปีที่แล้ว

    Shukran macalikeena runtii aadbaan ugu baahnaa casharkaan jazaaakallah inbadan wllo

  • @fardawsahussein5065
    @fardawsahussein5065 5 ปีที่แล้ว +1

    Mudane calaamahaan inta badan waa leeyahay inta iga maqan waa raadinayaa inshaa allaah mahadsanid ustaad

  • @fartuunxasan4935
    @fartuunxasan4935 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ustaad Ayuub Allaha kudhowro my best teacher

  • @mubarigabdi1227
    @mubarigabdi1227 5 ปีที่แล้ว

    maasha allah wll ayuub yusuf sakiin wlll noloshayda wax badan baad ka badashay wlll waxaan daawada markasta fiidyawyadaada maasha allah wlll

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazaaa ka laahu khayral jazaa akhii
    MAHADSANID AYUUB
    ALLAH HAKU XIFDIYO

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah walaahi aniga ayad iga hadasha mar takasta waxan dhaha fadhiga kaka Jazzakallahu khayr Ustaad Ayub

  • @amranaxmed8235
    @amranaxmed8235 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allh macalin keyga nolsha allh ku xafiida mar walba 👏👏👏

  • @ashahirsi9193
    @ashahirsi9193 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah ku barkeeyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Dhafaruur
    @Dhafaruur 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ustaad.

  • @noradinahmed8817
    @noradinahmed8817 5 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ku barakeeyo yusuf Yusuf sakin 👑❤️

  • @farhiyafarah7826
    @farhiyafarah7826 4 ปีที่แล้ว

    Maansha alah alaha ku barakeyo macalin aad ayad u mahadsan tahay wana qadan dona dhiiri gelintada

  • @abdullahhajiomarqablan7711
    @abdullahhajiomarqablan7711 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll qli ayub. JAZAKALLAL.

  • @muniiraabdirahmanmohmd7294
    @muniiraabdirahmanmohmd7294 5 ปีที่แล้ว

    masha allah ayub sakib guulayso ustad aan waxa badan ka faaidey

  • @farhiyamohamedhaji549
    @farhiyamohamedhaji549 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah maasha Allah mahadsanid walaal qaali waa runta hadalka

  • @mahadhashi3983
    @mahadhashi3983 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, dar ilaahay ayaan kuu jeclahay Ayub Sakiin. Waxaad tahay qof balaaqo ilaahay siiyay kamana xiiso dhigo daawashada daraasaadkaga. Ilaahay haku xafido Walaal.

  • @abdirahmanhassan8497
    @abdirahmanhassan8497 5 ปีที่แล้ว +4

    Yousuf sakiin waxa aad tahy qof aan Ku daydo keep going bro

  • @wasiqojr
    @wasiqojr 5 ปีที่แล้ว +5

    congrats yusuf 100k 🙏 isku magac nhy masha Allah keep going adeer

  • @siciidibraahin9036
    @siciidibraahin9036 5 ปีที่แล้ว +9

    hambalyo ayuuub channelka wuxuu gaaray 1000 kun oo sabiskareeen

  • @sadiyaadanibrahim8370
    @sadiyaadanibrahim8370 5 ปีที่แล้ว

    MashaAllah ayuub Allah kaa Abaal mariyo wanaaga aad noo soo gudbisid

  • @sahalmedia2126
    @sahalmedia2126 5 ปีที่แล้ว +22

    HANBALYO AYUUB YUSUF SAKIIN 100k subscribe howay usoco waxan kurajeynaaa 1M subscribe

    • @hanafarah199
      @hanafarah199 5 ปีที่แล้ว

      Sahal Media hadaa waa 101k subscribe

  • @abdullahiabdichannel3227
    @abdullahiabdichannel3227 5 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahy!
    Ustaad Ayub Yussuf Sakiin
    Waxbadan ayaan ka faaiiday intaan kugu xirnaa.
    Keep going my wll

  • @apdirahmannuhfarah2598
    @apdirahmannuhfarah2598 5 ปีที่แล้ว +5

    Mnzha Allah
    Allaha ha kaa abaal mariyo

  • @MGuhaad
    @MGuhaad 5 ปีที่แล้ว +2

    Wa marki ugu horeese comment dhibanaayo wan is celin waye bal Aan arko inta qof like iyo subscribe igu saarata moslima nima iyo somalinima

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 ปีที่แล้ว +1

      M Guhaad
      ASC wll wan kusare ana isar

    • @MGuhaad
      @MGuhaad 5 ปีที่แล้ว +1

      Waan ku sarey wll Fardowsa

  • @Flame22144
    @Flame22144 5 ปีที่แล้ว +7

    Jasakalah macalin ilaahy hakaa abaal mariyo khyrkaa noo wado ayuub#

  • @aminashire1548
    @aminashire1548 5 ปีที่แล้ว

    waa kuu xiisnay ayuuub mazha allh ilhy cimriga haku dheereyo wax badan baan ka faaiiday mahadsanid inbadan👏

  • @hiigsiganoloshadhabta5799
    @hiigsiganoloshadhabta5799 5 ปีที่แล้ว

    Shukran walal hore u soco

  • @zamzammahamed5302
    @zamzammahamed5302 5 ปีที่แล้ว +4

    Wadku Mahadsanthy dhiira galintaada wllkey Ayuub 😘

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 5 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah wll Jazakallaahu khayra waan leeyahay waana laygu dhaliilaah.

  • @saaroosman2658
    @saaroosman2658 5 ปีที่แล้ว +1

    Mrkaan dhiiri gelin rabo chanelkan ayaan so gala.
    dhiiri galiyaha dhalinta somaliyed
    Allaha ku xafido adiga iyo familkaaga
    جزاك الله خيرا واحسن الله إليك يا اخونا يووسف

  • @faridafartahaji6919
    @faridafartahaji6919 5 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء لله عليك شكرا إلف مره

  • @farxiyomalin3179
    @farxiyomalin3179 5 ปีที่แล้ว

    Jizaakallaahu khayran ustaad ayuub baarakallaahu fiik dhiirigaliye fcn ayad they xaqiiqda

  • @saabiriindaahir2258
    @saabiriindaahir2258 5 ปีที่แล้ว +1

    thanks my bro ayub usuf sakin i liked your motivation keep going

  • @engabdinasirseera6681
    @engabdinasirseera6681 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll

  • @khadramaxamed2732
    @khadramaxamed2732 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah alle haku barakeeyo wll qali

  • @munahashi8277
    @munahashi8277 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @maryamqaasim405
    @maryamqaasim405 5 ปีที่แล้ว

    maashaa allah shukran aqii ayuub

  • @faaizoabdirahman6977
    @faaizoabdirahman6977 5 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay macalin aad iyo aad jazaaka Allahu kheyraa

  • @farhiah8303
    @farhiah8303 5 ปีที่แล้ว

    Ayub hore u soco waxaa tahay macalingayga ee ilahay qar ha ku siiyo Amin

  • @abdiazizmohamed2263
    @abdiazizmohamed2263 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @awoowexidig1
    @awoowexidig1 5 ปีที่แล้ว +2

    MA SHA ALLH KANAALKA GUUSHA
    AYUUB MAHADSANID

  • @farda_2715
    @farda_2715 5 ปีที่แล้ว

    Thanks Ayuub Jumca Mubarak

  • @saynabmohamud6330
    @saynabmohamud6330 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub wllo adoo kale allaha noo badsho

  • @mohamudmusa6833
    @mohamudmusa6833 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid saxib ilahey hakubarakeyo

  • @cumayrcabdi9650
    @cumayrcabdi9650 5 ปีที่แล้ว

    ayuub mahadsanid talo intana igufilan inaad iogtahay ayaabankumaleeyay ishaalaa

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mahadsanid wall qaliah llaah hakabalaa mariyo

  • @ibrahimhersi4087
    @ibrahimhersi4087 4 ปีที่แล้ว

    Ayuub Allaha khyr kusiiyo wllo

  • @ubaidofficial4196
    @ubaidofficial4196 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayuub Yuusuf sakiin

  • @aliaqayarchannel5592
    @aliaqayarchannel5592 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ustaad jazaka allah👍👍👍

    • @balayaxhussein3472
      @balayaxhussein3472 5 ปีที่แล้ว

      mahad sanid ustaad nolosha wax badan ayan ogatay guuleso insh allh

  • @hamdahuseen1629
    @hamdahuseen1629 5 ปีที่แล้ว

    Wsc mashaa allaah aad ayaad umahadsantahy ayub yusuf sakiin barakalaah

  • @fardowzabdy5921
    @fardowzabdy5921 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah teacher aYuub allaha ku xafido chemalkaga shalaY kuso biiraY wxa rajeYna inaa wax badan ka faaidi doono🙏

  • @zhaakildeekh6498
    @zhaakildeekh6498 4 ปีที่แล้ว

    Rabi haku xifdiyo zxp waxbadan ayaan kaa faaiiday

  • @mohamedkaparabdulahi3336
    @mohamedkaparabdulahi3336 5 ปีที่แล้ว

    Tnk bra👍👍👍👍👍 wllh adhat ban kaaga mahadhacelinaah waxabadhan bankaafaedhay bra👍👍👍👍👍👍

  • @samsammaxamuud7476
    @samsammaxamuud7476 5 ปีที่แล้ว +2

    Shugran ustaaad ayub

  • @abdiazizahmed3269
    @abdiazizahmed3269 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ayuuuuub sakiiin

  • @m.englishacademy1730
    @m.englishacademy1730 5 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله يأخي

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 5 ปีที่แล้ว

    masha Allah ayuub aadba uga hela marnamijyada wll ilahay haka abal mariyo

  • @nimcomohamed1594
    @nimcomohamed1594 5 ปีที่แล้ว

    Mzha allh wxd thy qof aqoon iyo diin qurux wng leh qabyaald iyo qudhun ma taqanid horumar aya ka shaqeysa waxa nasib leh innta wllsha ah iyo gabdhada wayo qof wngsn akhlaaq diin wang iyo wax wlpa isku darsda thy hore usoco wll

  • @miskiecaddaani1968
    @miskiecaddaani1968 5 ปีที่แล้ว +16

    😢😢😢😢😢wA leyga soo hormary shiiitt lkn waa walalaheyga uun cadiwgeyga mahn keep goin maclin Ayuup allh yaxfdak pro

    • @abdallamoha5115
      @abdallamoha5115 5 ปีที่แล้ว

      Mar kle aya kbdn wllo ha ubixin😊

  • @aminahersi1781
    @aminahersi1781 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle hakuu barakooyo maskaxda iyo xigmada

  • @asiyaismaciil8964
    @asiyaismaciil8964 5 ปีที่แล้ว

    Jasaa kumullah khayr ayuub yuusuf sakiin

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad ayub alle hakuxafdiyo 4:02
    2023M/1444H

  • @suleekhaabdallahumuamiir1050
    @suleekhaabdallahumuamiir1050 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah aad ayaad u mahadsanthy tchr ayub waxnku frxsanhy anoo yeeshy calaama daha guusha 👍💪

  • @nimconuura1044
    @nimconuura1044 5 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah sidaada oo kale alaha iga dhigo waxaa tahay tababare iyo waliba macalin ilaahoow ku xafid

  • @KhalidAbdi1
    @KhalidAbdi1 5 ปีที่แล้ว +5

    Aad bad u mahad santaHay macalinka Nolosha 👏👏👏

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal jisaakallaahu khayr

  • @najmacali7069
    @najmacali7069 5 ปีที่แล้ว

    Mazha allah ayuuub jasaka llahu khyr

  • @munacd8972
    @munacd8972 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah aad ayaad u mahadsan tahay

  • @bashirjimalle90
    @bashirjimalle90 5 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay macalin ayuub

  • @maizajillacow1249
    @maizajillacow1249 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mcln ayuub jazaakallah👉👉👈👈

  • @eidmohamed4493
    @eidmohamed4493 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks a lot ayuub

  • @user-th9wq4nw9q
    @user-th9wq4nw9q 3 ปีที่แล้ว +1

    Good idea mr ayub

  • @saleejunior8503
    @saleejunior8503 5 ปีที่แล้ว

    Waa macalinkeygii wan ku Xiisey mar hore ayaa igu kaa danbeysey qalbigan ka salamey 🙏

  • @kornelqadafiudey9155
    @kornelqadafiudey9155 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaallah bro thanks

  • @shukrimahamud5407
    @shukrimahamud5407 5 ปีที่แล้ว +3

    اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته، بارك الله فيك أخي الكريم.

  • @suldanzein3865
    @suldanzein3865 5 ปีที่แล้ว

    Run ahaantii aad baan ugu faraxsanahay Ayuub sakiin wax yaabaha naga qarsoon OO daaha naga saaran in aad noo waadixiso

  • @nimoibrahim5454
    @nimoibrahim5454 7 หลายเดือนก่อน

    Jazaakumullah qeer ❤❤❤

  • @axmedbarako9231
    @axmedbarako9231 4 ปีที่แล้ว

    Pro mahdsanid aqon-yahan

  • @zuuriabdirahmaan1475
    @zuuriabdirahmaan1475 3 ปีที่แล้ว

    Ayuub yuusuf aqoonyahan dhamays tiran nin wax bdn nolosha ka og hore usoco Brother

  • @samiraabdikhalif_official1769
    @samiraabdikhalif_official1769 5 ปีที่แล้ว +2

    Mcalin.tababre.allha ku gaarsiyo guuulha aad doonyso.🤲
    Waadna ku mhdsnthy kalsonida iyo sii ogaanshaha shakhsiyadeena aad ngu braarujisay.

  • @xalaalquutemaqasaaro5287
    @xalaalquutemaqasaaro5287 5 ปีที่แล้ว

    Manshalah khayr Allaha ku siiyo wad i rajo galisey 👍o hada himad ah waxaa igashay inaa tilaabooyin badan oo iga dhex guuxayey an sameyn karo o cid iga hor istaagi karta jirin malaha qof guuli iso dhawdahay ayaan noqon kara 😊

  • @caishaahmed8293
    @caishaahmed8293 5 ปีที่แล้ว

    Wcs ustaad ayuub aad ayad umagadsantahay runtii aad ayaan uga helay nuuqaalkaan mahadsanid markale

  • @umulkheyrdayib6988
    @umulkheyrdayib6988 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Ayuub