Calaamadahan haddii aad isku aragto jacayl ayaa ku haya | Jacayl

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2020
  • Calaamadahan haddii aad isku aragto jacayl ayaa ku haya | Jacayl.
    Welcome and subscribe thanks.
    LoNe poy.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 272

  • @abdinasirnasri6957
    @abdinasirnasri6957 3 ปีที่แล้ว +51

    King of love❣♥️👌

  • @bazhirasensio2822
    @bazhirasensio2822 3 ปีที่แล้ว +27

    Xqiiqatan waxaan si cad uleeyahay ama isugu arkay inka badan 10 claamadood ookamid ah claamadahan jacaylka dhabtaahi waa wnaag really i love you my world ℹ💋💖🌍 wll love isaar hadaad qoraalkayga aragto amaad aamin san tahay inuu jiro jacayl dhaba

  • @farxiyomaxaed9742
    @farxiyomaxaed9742 3 ปีที่แล้ว +82

    Number 15 aa iigu qosol iyo yaab badnaa "waa qofka aad ka fekereyso markaad fiirineyso qoralkaan" kkkkkk qalbigeyga maa ogeed waa yaabee ilen hada ka fikiraayay.

    • @fatiabdi7784
      @fatiabdi7784 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk kula mid ayn ahy

    • @ambassadorfarhanmohamed333
      @ambassadorfarhanmohamed333 3 ปีที่แล้ว +4

      @@fatiabdi7784 aniga xita ayada ka fikiraye wan yaabe miyu nawada ogaa qalbiyadeeena

    • @sacido9681
      @sacido9681 3 ปีที่แล้ว +2

      Wuu igaa qosleyay 😂😂😂😂😭

    • @bintimuhuba1911
      @bintimuhuba1911 3 ปีที่แล้ว

      😃

    • @ixsaanaxmed8153
      @ixsaanaxmed8153 3 ปีที่แล้ว +2

      Haa aniga xata wn ka fikirayay yaab kkkk

  • @samraa13
    @samraa13 3 ปีที่แล้ว +49

    Asxaabey in jaceeylka leeska dhaafo ayuu ku fiican yahay dhaawacyadiisa ayaa badan😥😥

    • @NashadChakin
      @NashadChakin 3 ปีที่แล้ว +1

      😥😢💔💔💯

    • @nimcoshxuseen8558
      @nimcoshxuseen8558 3 ปีที่แล้ว +1

      Really wlhi wll

    • @lolahashy181
      @lolahashy181 ปีที่แล้ว

      Uuumc😚😚😚😚😚☺😚❤

    • @arfeym1428
      @arfeym1428 10 หลายเดือนก่อน

      😢😢

    • @user-lk7km2rj2q
      @user-lk7km2rj2q 4 หลายเดือนก่อน

      Waxa hadane lagama marmo❤❤😂😂

  • @bashehonest9261
    @bashehonest9261 3 ปีที่แล้ว +13

    dhamanteena Jecel ayaa Nahaye Allha Noo Sahlo Umuuraha Jeclku Waa Nolol

  • @mohamedsuleimanmrk3064
    @mohamedsuleimanmrk3064 3 ปีที่แล้ว +23

    Pro waxaad noo soo sameysaa qof aan kula joogin sideed u ogaan kartaa qof in aad sixad dhaaf ah ujeclahay

  • @mariyaqueen5688
    @mariyaqueen5688 3 ปีที่แล้ว +18

    Wlhy waa runta eray been ah ma ku jiro ani marku iga so hor baxo jihaduba way iga halowdaa ♥️❤ my king

  • @sabriinanuura7950
    @sabriinanuura7950 3 ปีที่แล้ว +37

    Hada ayaaba ogaadey inu jcyl ihayo acuudkiyoow😂😂

    • @xafsiinaboss4345
      @xafsiinaboss4345 3 ปีที่แล้ว +2

      Maisla yaabtay sideyaoo kle

    • @sabirinali538
      @sabirinali538 3 ปีที่แล้ว

      asc

    • @user-gh2lk6hv6b
      @user-gh2lk6hv6b ปีที่แล้ว

      Anaba yaban ,dabcan calamadahanaa wey igucadaden🤔🙄😂😂😂

  • @samiraabdi9835
    @samiraabdi9835 3 ปีที่แล้ว +9

    Really Intapa WAN ISKU Arkay ❤🤴

  • @Abdirahman-hero
    @Abdirahman-hero 3 ปีที่แล้ว +7

    Alxamdulilah cala kuli xaal Magacagah Iyo Muqaga Naga Dhiman Uun lEgend Lone boy 💫💫💫❤💯

  • @user-oh9yv8xr5d
    @user-oh9yv8xr5d 9 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq waaye walaahi❤

  • @almaz100
    @almaz100 ปีที่แล้ว

    Waaa cajiiip jaceylku

  • @maxamedsuldaan7325
    @maxamedsuldaan7325 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo jelada Bas hhhh😂😂😂

  • @Xizhoodbadan
    @Xizhoodbadan 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhy Asiga SaaS Ujeclhy Noolahay Qof Uma.Jeclaan😢❤Asiga MA Garanyo ❤Lkn Waan ka xizhoonyaa.Jclykaaz❤😢

  • @luulxassancumar4565
    @luulxassancumar4565 ปีที่แล้ว

    Waaw aad ban ogahilay❤❤😍😍

  • @Ugbad904
    @Ugbad904 3 ปีที่แล้ว +3

    Macalinkaygi ilaahay haku sharfo🥰
    Waan hayaa calaamadahaase😂

  • @zaaddodiamond1454
    @zaaddodiamond1454 3 ปีที่แล้ว

    Wllhi waad igu gaday number 15

  • @cxa.empire6677
    @cxa.empire6677 ปีที่แล้ว

    Oh my god last one you got me bruv for real 😂😅😂😅😅

  • @aisaanor
    @aisaanor 2 ปีที่แล้ว +4

    Lone Boqorka Jaceylka💕Videos Kaga Hal Ben Ah Kuma Jro
    Wu Jira wilkas Aan Jeclahay wliba Jaceyl Midki Ugu wena🥰Waxan rajeynaya Hadu Calf Isku ken Galy Malin Uun In an helo Maxa Yelay Aniga Ma Awoodo Inan U sheegto Jaceylkeyga😔😔Dhmntin Iso Duceya Hdu Qofks qeyr Igu Jro In Allah Ila Mideeyo💕Waligey sidan Qofna Uma Jeclan.
    Sxp/Walaal Lone allah Ka abaal maryo Research Gaaga❤

  • @sucaadasad2990
    @sucaadasad2990 3 ปีที่แล้ว +1

    Omg number 15 wow caadi ma tihid sxb waad la kinty👏👏👏

  • @deqocqadirdeqocadey655
    @deqocqadirdeqocadey655 3 ปีที่แล้ว +1

    Nio waan kuwareer sana lkn waan ogaaday in uu jaceyl igalay waad mahadsantahay walalkey👏👏👍👍🙏😍

  • @maryanppe2230
    @maryanppe2230 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax

  • @ekraamsuleyman3236
    @ekraamsuleyman3236 ปีที่แล้ว

    Jacayl wa ihaya madkaxdaydi wareriyey ya allah adonkagas kadhig mid qalbigyga ilaliya 😢🥹

  • @califitaax658
    @califitaax658 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallhi tan ugu horeese aan ba saa id iskugu arkay wallhi wax walbo aad sheegese waarunta KING OF LOVIS

  • @caashoraage5768
    @caashoraage5768 3 ปีที่แล้ว

    Sax waaye soo badi

  • @aaminadaahir2813
    @aaminadaahir2813 3 ปีที่แล้ว +1

    Jah cawa lee ogaaday inaa qof si dhab u jeclhy markaa dhageestay fariintada💋🌹💘❣

  • @ibtisaamhassan1715
    @ibtisaamhassan1715 ปีที่แล้ว +1

    wrun

  • @Mzzrufyaanita
    @Mzzrufyaanita 4 หลายเดือนก่อน +1

    inta 2024 daawanysa 😂❤

  • @yehhjaduhaijinnka1900
    @yehhjaduhaijinnka1900 3 ปีที่แล้ว +3

    Anaa ugu horeeyo like dhac igu siiya

  • @ubaxeyman4207
    @ubaxeyman4207 3 ปีที่แล้ว +4

    Hory u soc wllky waa ku tageraaa💞💞

  • @sumayamohamd
    @sumayamohamd ปีที่แล้ว

    Inkasto mudu isbaranay hadan isagale kafikira marwalba 15an Wad iga qoslise walahi keep going ♥️ pro

  • @salmacabdinaasir9169
    @salmacabdinaasir9169 3 ปีที่แล้ว +3

    Oh😫Hadda Jaceyl miyaaa I haayo😥 Alla Hoooyooooy 😂🤣😂😂🤣😂🤣😅😂😅😂😅😂😅😂😅😂😄😂

  • @ilhaanmohamed1774
    @ilhaanmohamed1774 3 ปีที่แล้ว +14

    I am in love🥺❤

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 ปีที่แล้ว

    Naciimo ayaan ka fikirihayey 😭🥲❤️🌍💫

  • @filsanxarago6883
    @filsanxarago6883 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa isku arkay intaan oo dhan iyo in kabadan Lkn isaga waxba kama dareemin oo xageeygaa
    😂😍🥰 Love u /F/

  • @sucaadomuumin6024
    @sucaadomuumin6024 ปีที่แล้ว

    Walaahi anaa isku arkay🥺💘

  • @maxamedcaaqil910
    @maxamedcaaqil910 3 ปีที่แล้ว

    Laakin macalin videos ka aad soo dhigta way gaagaban yihin balse noogu yara dar 4minute oo sharax qodobada si loo fahmo dadku ma wada fasiri karan thank you aniga waa wada yes hadana ma fahmi kartid

  • @khadarokms1103
    @khadarokms1103 3 ปีที่แล้ว +5

    Walal nosoo wad wan Ka helne

  • @iqromohamed7243
    @iqromohamed7243 3 ปีที่แล้ว

    Jacel wali ah ihaayo waalo isoducey inaa helo jacelka Yaa rabbi icaade

  • @khalidrashed2910
    @khalidrashed2910 3 ปีที่แล้ว

    dhakhtar ba tahay walahi wan isku arkay

  • @hawoessa3037
    @hawoessa3037 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going ❤

  • @inaabdi511
    @inaabdi511 3 ปีที่แล้ว +3

    Hada 2 jcyl man leeyahy🙂🤣 wlhi 2qof iso baxdy 🤨😂

  • @salmahassan2735
    @salmahassan2735 3 ปีที่แล้ว

    Waan kahelay thanks bro

  • @bintimohamed9529
    @bintimohamed9529 2 ปีที่แล้ว

    Yes waruun👍✌💘💖💝💞👧

  • @nadiagacal7059
    @nadiagacal7059 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wnjeclahay

  • @hamdaabdilahi5708
    @hamdaabdilahi5708 ปีที่แล้ว

    wlo walhi aad ban kaga helay muqaldada aad so galiso m.a muqalakan haada aniga ayabu igu socada run bad sheegataya so badi shukaran alle haa ku xifatiyo

  • @nasteehaamiin6748
    @nasteehaamiin6748 3 ปีที่แล้ว +3

    Lone pouy 🥰👌🏿

  • @khadiirmuller759
    @khadiirmuller759 3 ปีที่แล้ว

    Isoo ducee saw kuman dhihin wraa lone 👏

  • @axmedabdalla3065
    @axmedabdalla3065 3 ปีที่แล้ว

    Aabaha jaceelka waan kuu qiray pro 💯👍❤🌹💛🌹💚🌹💛🌹💚🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🌹

  • @anifaahmed6683
    @anifaahmed6683 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustd jeclka😅🤴

  • @munamaaya6150
    @munamaaya6150 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh 15 waba run dhamaystiran soo badi wll.

  • @abdiiboorajrofficial8331
    @abdiiboorajrofficial8331 3 ปีที่แล้ว +1

    HERO Horay usoco bro ppppppp

  • @Afisa543
    @Afisa543 ปีที่แล้ว

    jacel dhan iyo afarahisa hadan ka baxo kwrama💔😂😂😂😂😂

  • @diimacumar1545
    @diimacumar1545 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alahah

  • @xaashicadexaashicade6864
    @xaashicadexaashicade6864 3 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @zahracusman3958
    @zahracusman3958 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax 😇🔥

  • @ubyrahmaanphaarisi3165
    @ubyrahmaanphaarisi3165 3 ปีที่แล้ว +4

    Intooda mid aan isku arkin majiro,"All waan is arkay wllhi" waxaab ugu daran lambar 15 waaba kafikiraaye bo,"waad mahadsantahy" ❤❤❤❤❤🥰😍🌹👀

    • @khadiijosiciid6841
      @khadiijosiciid6841 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi wa isa ku arkayi ina taba mahad sanid wllo

  • @mohamedgelle8834
    @mohamedgelle8834 3 ปีที่แล้ว

    legend horey usoco

  • @hanadugsiiya3681
    @hanadugsiiya3681 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid father of love lone poy keep giong

  • @farhantahliil8994
    @farhantahliil8994 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend alone poy🥰🥰👏

  • @user-uh7oe5wu8j
    @user-uh7oe5wu8j หลายเดือนก่อน

    Waa rundha walhi 🥹🥹🥹

  • @wllthiago6195
    @wllthiago6195 3 ปีที่แล้ว

    keep Goin lpx Ku tagersnhy intasiba Wan isku Arkay

  • @Gaabane2827
    @Gaabane2827 2 หลายเดือนก่อน

    Tiifow iyo maleria cml ayaa jaceyl iigu ajarmay kawaran😂😂😂😂

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 3 ปีที่แล้ว

    Father of the Love Boodhari ayaan Soo Xasuustay alle haw naxariiste

  • @ezraizak6277
    @ezraizak6277 3 ปีที่แล้ว +1

    Oo imika markaa jcyl baa ihaya 😓😓subxaanallah

  • @zuuzaanomarabdi8632
    @zuuzaanomarabdi8632 ปีที่แล้ว

    🥺🥺astamahaan waan wada leeeyahay lkse qofka 🥺

  • @xaashicadexaashicade6864
    @xaashicadexaashicade6864 3 ปีที่แล้ว +1

    Sax waaye wllhi pro
    Marwabo waxaa jeclhy fariimihii hore inaa iska aqristo my love ♥️♥️♥️💋💋
    I LOVE YOU PPE

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️😂😂😂😂wlhii qof Ayan kafikirayay intan dageysanan muqalkn runtii

  • @riuumoha391
    @riuumoha391 3 ปีที่แล้ว +2

    Lone poy waad igu gaady wllhi mida 15aad😂

  • @nimcoomer9284
    @nimcoomer9284 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi anigu jacayl ba waanka morora dilacay hadana marka an soo xasuus to xarakadka farxada leh ee an samayni jirnay waan il meeya oo waxa qalbigayga ku soo dhaca in ay khalad tahay waxa an isku khilaafnay 2022 bishii 9 labi io toban keedi ila imika wax an sameeyo magaranayo mar walba oo uu isoo qaraacona si alaa liyo sida aan ula hadlo ma yaqaan ❤

  • @cabdiqanikeyse4514
    @cabdiqanikeyse4514 2 ปีที่แล้ว

    Dhammaan calaamadaha uu sheegay wan isku arkay 😢😢😨😨

  • @hafsohassan7861
    @hafsohassan7861 3 ปีที่แล้ว +1

    Number 15 marka shegty yab iyo amakak igaso hare maiga warqabte😰💕❤😍💯

  • @nasirsiyaad8926
    @nasirsiyaad8926 2 ปีที่แล้ว

    Oo hada jacayl ayaa i haya🤣

  • @abdillahiawaleh7948
    @abdillahiawaleh7948 2 ปีที่แล้ว

    Oui I love every much 😍😍😍and thonk my teacher the love

  • @maxamadeise1190
    @maxamadeise1190 2 ปีที่แล้ว +1

    Tank you for much

  • @amlizaqueen6394
    @amlizaqueen6394 3 ปีที่แล้ว

    Ohh😢 wlhi waa Runtaada lone🥰🥰

  • @shackamoha4338
    @shackamoha4338 3 ปีที่แล้ว

    SAHRO AHMED IZZE AYAAAN HADA GOORTAAN AQRIN KAFAKARI❤❤❤❤❤❤💯❤❤💯

  • @cashokiin2734
    @cashokiin2734 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah thnks

  • @hamdafaysal4165
    @hamdafaysal4165 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk kkkk woow wan isku arkay calamadahan

  • @nimcaqaliofficial8668
    @nimcaqaliofficial8668 3 ปีที่แล้ว

    Keep gonig

  • @nimcomaxamed6445
    @nimcomaxamed6445 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi...rumbaad sheegtay..hadalee.kafikirayay..wankahelay..ee.nosobadi.wllo.😊😊😊🤗🤗

  • @EngAliDaYax
    @EngAliDaYax 3 ปีที่แล้ว

    Sax pin ii Saar zxp

  • @esmaibrahim6772
    @esmaibrahim6772 3 ปีที่แล้ว

    Boqoorka Jaceylka ❤️🙌🏽

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 2 ปีที่แล้ว

    That's True brother

  • @arwamohamed183
    @arwamohamed183 3 ปีที่แล้ว +2

    Unknown Man🤣 Lone Pro MuuqLKAGA uBhnnhy 🤗😂

  • @user-bb6zx2gd9u
    @user-bb6zx2gd9u 5 หลายเดือนก่อน

    Mcalinkayga jeclahye Sen yelaa😢😢😢

  • @shamuumohamedmohamed9262
    @shamuumohamedmohamed9262 3 ปีที่แล้ว

    keep going

  • @amranahmed9376
    @amranahmed9376 3 ปีที่แล้ว

    Weyyy waa mucashaqaesanahay hambalyo ❤😭

  • @ikraanjamac2198
    @ikraanjamac2198 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp waan ku wajaa wlhi 🥰🥰

  • @abdiwahab9989
    @abdiwahab9989 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa qofka aad ka fikiraysay markii aad akhrinaysay calaamadahan
    xabadaa ayaa kawada awood badan waxo dhanba
    Hore usoco bro ✔️❤️

  • @sacdiyosharifali2349
    @sacdiyosharifali2349 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sax

  • @user-zw2yu2gw5l
    @user-zw2yu2gw5l 6 หลายเดือนก่อน

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 2 ปีที่แล้ว

    qalaz waale galeh😁

  • @aliyamohamed4814
    @aliyamohamed4814 ปีที่แล้ว +1

    Dhamntod ma ahan jeceyl o kliya ee waa ka helitan/xiiso helitankane waqti yar ayuu dhamada so guys you aren't in love, only is a intrest so nafta benta ka daya 🥱

  • @faysalyareofficial9043
    @faysalyareofficial9043 3 ปีที่แล้ว +2

    hhh mida udan beeso baad iga qaslisay waa runtaa

  • @bazherbazhkachannel8194
    @bazherbazhkachannel8194 3 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @asmamohamed7746
    @asmamohamed7746 3 ปีที่แล้ว

    haa walhi waxs oo calaamada mid igaftay ma jirto wan yaabay waxd modaaba inad aniga isharaxayso thnkz pro hore u soco

  • @dahaboahmad659
    @dahaboahmad659 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @naimaabdimohamed5698
    @naimaabdimohamed5698 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi marka udabeysy waa iga qoslisy qufka hda ka fikireyso wye kulahaa😂😂😂 keep going bro wlhi mar waliba waa guku xiranahy ❤🥰🥰

  • @rayaanali1476
    @rayaanali1476 2 ปีที่แล้ว

    Hhhh mansha allh