Maanta kadib ogow qofka sida hoose kuu jecel!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.พ. 2021
  • #ARDAAGEENA #Cilmi #Nafsi
    www.pexels.com/videos/

ความคิดเห็น • 103

  • @AyanDhaladShow
    @AyanDhaladShow  3 ปีที่แล้ว +53

    asc
    ogaysiis dhamaan walalaaha aanu halkan ku midawnay maalmahii lasoo dhaafay ilaa hadda kanaalkeenan cilad baa kusoo biirtay ciladaaso ilaa hadda xalkeedi aanu wadno iyadoo ah barnaamijkasta oon soo galino markuu hawada 2 saacdood ku jiro ayaa qolada TH-cam ka lihi ay u saarayaan si dagdaga ciladaas ayaan idin ogaysiin lahaa waayo waa arin saamayn wayn ku yeelan karta kanaalkeenan sidoo kale waxa jira asaxaab isoo waydiiyay maxaa ku dhaca barnaamijyada aad soo galiso channelka idinkana waatan jwbtiini aadbaad u mahadsantihiin asc

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 ปีที่แล้ว +1

      Marar badan ayaan ka shakiyaya xataa subscribe tadu hoos ayey marna u dhaceysa marna kor ayey u kacaysa.
      Insha'allah wax walba wey hagaagi doonan wll ayaan.

    • @badrimohamud8111
      @badrimohamud8111 3 ปีที่แล้ว

      wcs

    • @maryanxasan9875
      @maryanxasan9875 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo buug nafsiya rapaa xagge ka helaa please ii soo jawaab🥺🙏

    • @maryandaahir3364
      @maryandaahir3364 4 หลายเดือนก่อน

      haa fiiriska❤ mid oo say wallhi ah

  • @shz6ch
    @shz6ch 3 ปีที่แล้ว +31

    1: qofka ku jecel asxabtisa sifican ayey ku yaqaanaa o asaga aya marar badan kala hadaley arimahaga
    2:- ma ilaawo wax walba o idin dhexmaro Haba yaraadaane.
    3: wuxu kula dhaqma si qas ah o ixtiraam badani ka muuqata
    # tnx Ayan wax badan ka faaidney

  • @monahupdihrahmanali7555
    @monahupdihrahmanali7555 3 ปีที่แล้ว +25

    🤣hdad ogthy inay cwah tahy 14 February adinah single thy horeh u zeexo

    • @Bisharcolow
      @Bisharcolow 2 หลายเดือนก่อน

      Dadkey nagu diri rabta😂😂

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 ปีที่แล้ว +7

    💞💕💕💕💕💕 Ayaan jama nuh a.dhalad ayaan keep goining ustaad

  • @safwaanhalac9644
    @safwaanhalac9644 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahdsanid wll

  • @dhuxulyarevloges7691
    @dhuxulyarevloges7691 3 ปีที่แล้ว +5

    Ayan jamac nuux ayan dhalad
    Runtii aqoon kuma lihi lkn muqaalada aad so galiso bartaada youtube ayan aad u jecelhy wll khyr alle haku siiyo
    Keep going wll

  • @yasinmohamed1795
    @yasinmohamed1795 3 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back wll

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo keep going I support you

  • @duceysanowdulmidiid1566
    @duceysanowdulmidiid1566 3 ปีที่แล้ว +5

    👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍
    A.DHALAD M.ALLAH WAA MID UMADEDA JECEL!!! 😀

  • @fartuunmire4472
    @fartuunmire4472 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wan fahmay wll🙏🙏❤

  • @siciidsalaad745
    @siciidsalaad745 3 ปีที่แล้ว +5

    Wll nosoo badi barnamijadan wn ka helnee in sha allah

  • @suusaanpea1455
    @suusaanpea1455 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc see tahay Masha wll🥰🥰
    Inshallah waa guleysan walaal

  • @hargelleafdheer518
    @hargelleafdheer518 10 หลายเดือนก่อน

    Mahdsanid abayo qali❤❤❤❤

  • @faaisocali7119
    @faaisocali7119 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @ahlamqueen6297
    @ahlamqueen6297 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Ayaan

  • @munasaid7064
    @munasaid7064 3 ปีที่แล้ว +6

    Marwalba rayi gayga iyo kiisa way Iska agdhawyihin waxan ku qanco isna wuu ku qancaa ilhy hyska dayo qofkas

  • @markahorealaah8793
    @markahorealaah8793 3 ปีที่แล้ว +15

    Aniga waxaan jeclaaday gabar gabadhii ayaa li iiga guursaday bishaan aan hada kurirno dhaxdeeda gabadhaas an jeclaaday waligay la mahadlin ilaahada markii aan arko waxan dareemaa farxad hadii aan arkiwaayo waxaan dareemaa murugo gabadha daris ayaa nahay markii ay wadada mareeyso aad iyo aad ayaan ufiiriyaa mararka qaarna waxaan tagaa dukaan kooda aniga oo fiirida ku xadaayo aniga walifay gabar saas uma aanan jeclaan lkn gabadhaan waan iska jeclaaday waligay lamahad lin markasta magaceeda ayaan kubadan garabkayga rasuulka scw wa xuuyiri khofka waxuu jecal yahay ayaa carabkiisa kubadan gabadhaas markii lamih rinaayay waxaa ihaysatay murugu aad ubadan lkn waxaan kuqaatay go aan in aan alaah baryo aniga oo alaah waydiisto alahayoow gabadhaas waan jeclaaday waa la la iiga guursaday waane kasabri la ahay gabadhaas ee alahayoow waxaa loo naqonaayaa xagaada ee gabadhaas iigu guuri janadaada alahayoow saas ayaab kuducaytaa habeenkasto iyo maalinta kasto gabadhaasne hada waa mid laqabo

    • @shubkashubka8472
      @shubkashubka8472 3 ปีที่แล้ว +3

      Sxb hada gabadhaas waa la guursaday sida aad sheegte nin kale ooridiisa tahay hada adaa jacel hadii ayada ku jeclaan laheed xitaa waxba maku tari laheen mida kale naagta markay dhimato ninki aduunka ku qabey Lee aaqiro ku qabaayo waaba hadii ay ahlu jano noqdaan labadooda ruuxii ilahey kuu qoray inad gursato ka qeer badan qoftan la qabo ee iska ilow Hadi Naftaada qiimo kula leedahay

    • @muxsinismaciil4902
      @muxsinismaciil4902 2 ปีที่แล้ว

      @@shubkashubka8472 hhhhhhhhhhhh

    • @basracabdi9745
      @basracabdi9745 2 ปีที่แล้ว

      @@shubkashubka8472 run wallahi oo midakaleh samir badanaa qof mar hore laguur saday muxuu ka sugayaa 🤣

    • @SacdiyoSaamuu-yf2br
      @SacdiyoSaamuu-yf2br 3 หลายเดือนก่อน

      Wax qeyr bowe

    • @caashocuud6476
      @caashocuud6476 2 หลายเดือนก่อน

      Oo aboowe wiilasha jacaylka makuwa qarsada oon shegan ayaa,jiro

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad mahadsanid abyo

  • @faadumoosman3483
    @faadumoosman3483 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sis

  • @IbrahimMeraneh
    @IbrahimMeraneh หลายเดือนก่อน

    Macha Allah asxabta

  • @BarlinIsmaciil
    @BarlinIsmaciil 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid quruxee

  • @sahromaxamad8722
    @sahromaxamad8722 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi mar mar bdn Ayaan qof aan jeclahay ku arkay runtii

  • @deeqaadam4513
    @deeqaadam4513 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah waa arin dhaba

  • @mahamedhaadi839
    @mahamedhaadi839 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh waxkataqana jacaylka thenk

  • @nasramahudin9229
    @nasramahudin9229 3 ปีที่แล้ว +5

    Haa wan arkay hada daremo inu qof i egayo wan xalaqoda kadim dadka iga ag dhaw aya eega qof ba ba xalaqonayo arintas waan la yabay😂

  • @yusufdahir3884
    @yusufdahir3884 ปีที่แล้ว

    Wcs haa 4 waa arke tnx

  • @kalcas-tv
    @kalcas-tv 3 ปีที่แล้ว +2

    🥰

  • @mrkhaire8694
    @mrkhaire8694 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a wlshy mhdsnd

  • @dekowabdiahmed5720
    @dekowabdiahmed5720 2 ปีที่แล้ว

    M.a walal

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 3 ปีที่แล้ว +1

    Calaamada 4 aad ayaan arkay marar bdn waana la yaabi jiray

  • @Baraadtech5235
    @Baraadtech5235 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan wllo wllhie zhaw qof la jeccelyahaan ahAA

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 2 หลายเดือนก่อน

    Danke schon wlshy❤😢 dhibtaas aniyga ayey ihaystaa wlhy ❤😂

  • @FathiMohamed-py9ni
    @FathiMohamed-py9ni หลายเดือนก่อน

    Wow i miss it

  • @ilhanibrahim3882
    @ilhanibrahim3882 3 ปีที่แล้ว +2

    Calamada hamansiga ah waan arkay

  • @MaxamedAadam-ol6cd
    @MaxamedAadam-ol6cd 4 หลายเดือนก่อน

    Haa 4

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 ปีที่แล้ว +5

    Axla xub macaa xubayn😍

  • @keefcadeey7768
    @keefcadeey7768 2 ปีที่แล้ว

    Waalakulmay waa xeelado cilmi nafsi

  • @MihiinAbdifatax
    @MihiinAbdifatax 5 วันที่ผ่านมา

    haa❤❤

  • @isqabojiqaboji4899
    @isqabojiqaboji4899 2 ปีที่แล้ว

    Guud

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว

    haA waan arkay aaxaabta is jecel ee meek wada dhigtaa marwalba iyaga ayaa mid mid kale eega markii qoslaayo

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 ปีที่แล้ว

    Waa wcs warxma

  • @ruknidiinbiibaris-cu9iw
    @ruknidiinbiibaris-cu9iw ปีที่แล้ว

    Xaalada AFARAAD Waxaan Dhihi Karaa Waa Mid Jidha Oo SAX Ah Waayo Waan Maqli Jiray Oo BEEN Baan Moodi Jiray Laakiin Waxaan Ogaaday Oo Qiray Markaan isla Joogno JACAYLKAYGii Ama Gabadhii Horaan is Jecleen Oo Markaan Habaansadaba Way Habaansan Jidhay Aniguna Markay Habaansato Waan Habaamsan Jiray Anigoon is Ogayn Sidaas Darteed Taas Waxaan Dhihi Karaa Waa Mid Biyo Kama Dhibcaan Ah
    Mahadsanid Macalimad Wax Badan Oo Cilmu Nafsiga Ku Saabsan Baan Kaa Faaiidee ❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahmahamed3648
    @abdifatahmahamed3648 2 ปีที่แล้ว +1

    😍👸🏾

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa jira wiil. Marwalba icawiya hadu ano online I arki wayo Telka igaso Garaca hadi wifi du iga go katahay igushuba Micnaha jecel waxwalba isameya Hadan kudiidana xanaqaya Waxna lagama dhaxeyan waaba kayaba

    • @hadipodcast
      @hadipodcast 3 ปีที่แล้ว +2

      Kaa allaa Kuu Saqiray

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +1

      Wuu ku jecel yahay anaa ku hupaa

    • @um.sumeya1377
      @um.sumeya1377 3 ปีที่แล้ว

      @@hadipodcast sidasan umaleynaya wll

  • @abdiraxmaanabokor4027
    @abdiraxmaanabokor4027 2 ปีที่แล้ว

    Haaaa xaqiiiq wey jirtaaaa intaaaa aaaad shegtaypah wlhy wanan arkay macaaa hamansigaaapah

  • @Mohamed-so8ko
    @Mohamed-so8ko 3 หลายเดือนก่อน

    Haa waan la kulmey arimahaas

  • @DekaAbdillahi-bc8ge
    @DekaAbdillahi-bc8ge 2 หลายเดือนก่อน

    Walal wahan raaba qof aan jeclahay oo II kafok siide ban ukudawankara

  • @yuusufmxasan5792
    @yuusufmxasan5792 ปีที่แล้ว

  • @sadiiqmustafe1238
    @sadiiqmustafe1238 ปีที่แล้ว

    4aad wan arkay ayaaneey

  • @mahath7737
    @mahath7737 ปีที่แล้ว

    Xaaladaha hamaansasho aad iyo aad

  • @user-wc7tu5xl2f
    @user-wc7tu5xl2f 5 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @user-zl5ie1mq9m
    @user-zl5ie1mq9m 5 หลายเดือนก่อน

    Wan run hn qof Aya ieka markasda Hadan marka Arko wa gosla hn isoshe

  • @user-ez9lf7ul1t
    @user-ez9lf7ul1t 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😊

  • @zamzamahmad9442
    @zamzamahmad9442 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc aniga ayeey

  • @SaneyAbdulle
    @SaneyAbdulle 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @Abdifatah10
    @Abdifatah10 2 ปีที่แล้ว

    😉👌

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 2 ปีที่แล้ว +1

    WAA sax in taba LAAKIIN JACEYL AQAL GALAY keligii miyaa ah KAN waara oo mira dhala ? Jawaabta haday maya tahay doodda guurka ma cayinna JACEYL Kuna yaan lajaafeyn dulucda ujeedada tan waa ( in JACEYL la,isku jikaaro waa jahwareerka jamasho jilicsanida sheydaan ujeedka ah jaleecada jejebiska hore ee DIINTU loogaga digay dadku iyaga ku hawlan )

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 3 ปีที่แล้ว +2

    Walsheey alle ha ku barakeeyo🥰😗

  • @sakijama6949
    @sakijama6949 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga midba ijecel ana aan jecalahy hdana si hoos ah bn isu jecelnahay

  • @luqmaanbilaal315
    @luqmaanbilaal315 2 ปีที่แล้ว

    Marka kumaqlay kadiyaa iqatay wllh

  • @zagalcabdizagal1011
    @zagalcabdizagal1011 7 หลายเดือนก่อน

    In marka aan siijeedsado layfiiriyo 😂 arkay kkkkk

  • @duceysanowdulmidiid1566
    @duceysanowdulmidiid1566 3 ปีที่แล้ว +1

    NB! JACAYLKA KU BERMA LAGUNA WARABIYO SUGANTA SUBANI WA CIMRI DHERADA!!! XITA XOLA RAACA IYO XOLAHABA!! JACAYLKODA!!!!

  • @carafaadbulshaawiyasiincar5863
    @carafaadbulshaawiyasiincar5863 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaa run waa uu kula hamaasanayaa aayaaney wllo qli

  • @zulthanzinyor6011
    @zulthanzinyor6011 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore u soco wall

  • @zamzamahmad9442
    @zamzamahmad9442 2 ปีที่แล้ว

    Aniga

  • @arkaboy3802
    @arkaboy3802 13 วันที่ผ่านมา

    Haa wiilka markas too kuarko dhoolacadeya

  • @haaruuntiger9489
    @haaruuntiger9489 3 ปีที่แล้ว

    Waan arkay hamaansigaas

  • @axmadmahadsiciid6925
    @axmadmahadsiciid6925 7 หลายเดือนก่อน

    calaamadahaa gabar baan ku arkay marar badan maxan sameeyaa

    • @QuruxsanInaahmed
      @QuruxsanInaahmed 4 หลายเดือนก่อน

      Kaliya waqti sii la shekeyso hadey ku jeceshahy wey kuu shegi darensii ahmiyad saaid ah inad siineyso

  • @yaxyeyuusufcismaan408
    @yaxyeyuusufcismaan408 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @abdijabarhassanabdulahi6365
    @abdijabarhassanabdulahi6365 3 ปีที่แล้ว

    Where is my wife

  • @RahmaArays
    @RahmaArays 8 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @qadrohaajir5152
    @qadrohaajir5152 ปีที่แล้ว

    Haa qodobka afaraad

  • @zamzamahmad9442
    @zamzamahmad9442 2 ปีที่แล้ว

    Sidaas

  • @nastexoxassanmohamed1143
    @nastexoxassanmohamed1143 2 ปีที่แล้ว

    Aniga wxn leyhy astaamhn dhn qof ayaanh hoos u jeclyhy lkn uma sheegi kri

  • @saedibrahim441
    @saedibrahim441 3 ปีที่แล้ว +5

    Intad wax cilmi leh ka sheekan lahayd ayaad jeceyl uun ka sheekaynaysaan

  • @Dayr12
    @Dayr12 ปีที่แล้ว