Laki Haji Wacays Heesti Shan shan ku dar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Heesti Shan shan ku dar, ereyadi iyo laxanki C/Risaaq Ibraahim La'aantiis, Music by Mustafa Karaama iyo Codki Laki H. Wacays.

ความคิดเห็น • 241

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +70

    shan shan ku dar kkķkkk kkkķkkk😂 ilahay amarkii school ay no dhigaysaa😂😂 shan shan uu gee aa kaa mcn😂😂😂 laki xaji wacays naag ku gadha wali lama araag long live😍😘

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 7 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Shakul Yare hhhhh sawmaha isku darid ma aqaani
      shan shan.ku dar 9 maahin noooh hmm

    • @zahrujam1846
      @zahrujam1846 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare kkkkk ilahay amarkis wilkan mel kasta wu ithứas horrya like aya kusiye

    • @ayanjama7637
      @ayanjama7637 7 ปีที่แล้ว +1

      Hhh

    • @aishaladan8993
      @aishaladan8993 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare hhhhh caadi matihid mel walba wad kashidan tahy maistiri epow

    • @hamdaruun4606
      @hamdaruun4606 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare hhhhhhhhhh ibrahim wllow milkiilaha youtube maa thy meel walboon tago mgcaaga ku arkaaye ilaa surmindi qalow qalow baa ila joogtaaye😂😂😂😂

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 7 ปีที่แล้ว +6

    shida abuur waa ka shalaayaa allaah yacisak laki xaji waceys heesahaaga markaan dhageysto jcl aan kuu qaadaa tallaahi ee gabadhaada igu darao

  • @anfacdahir2002
    @anfacdahir2002 7 ปีที่แล้ว +1

    the one and the only fanaanad oo an taaagero nolow laki qurux wn kusooo boqandona insha allah I hope inad London jogtid

  • @roomayarisey7565
    @roomayarisey7565 7 ปีที่แล้ว +5

    laki xaji waceys waa fananad ka danbeyo kuma wayo habo macan

  • @aziiz94
    @aziiz94 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaheey amarki qoftaan gabadha somaliyeed heeso ayada ugu jeclahy quruxdeda cajiib wye 🤩

  • @SalmaAhmed-nn8hk
    @SalmaAhmed-nn8hk 7 ปีที่แล้ว +2

    YA SALAAM LAKI ERAYADA HEESTA WAN LA DHACAY. LAKI LOVE YOU SO MUCH😘💕💕💕💕💕💕💕💕💕💖💕💕💕💕💕💕

  • @hibohassan2828
    @hibohassan2828 7 ปีที่แล้ว +35

    5 5 kudar toban Shan kagooy shân
    shido abuur waa ka shalayha shekadisa matoosto, hoyaleey shakadisa ma tooste sas ka raba laki, rer koraad an u fasiroya like isiya qabadkena cune😂😂

  • @suleiman6408
    @suleiman6408 7 ปีที่แล้ว +2

    waan ka helaa sarbeebta xamariga. Ala ya cizak Laki.

  • @zuhuuriinapeibe3470
    @zuhuuriinapeibe3470 7 ปีที่แล้ว +10

    bhhhhh laki haji wacays hessahaaga iska jeclhy wlhi
    shan shan ku dar ay dheheeen
    asxaapta iga danpeesa like ha iga bakheelina

  • @safiyahussein3661
    @safiyahussein3661 5 ปีที่แล้ว

    Xabibiti sood iyo surad alle aya kusiyay farxada kasi daran masha alah alle hakudesto

  • @naciimosuudi4364
    @naciimosuudi4364 7 ปีที่แล้ว +1

    the one and the only Laki Quruxey caadi maahid gacan aan ku taagay

  • @mhazikarkarjr8136
    @mhazikarkarjr8136 5 ปีที่แล้ว +2

    Laki sylka iguH dishey waleee 😍

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy5520 7 ปีที่แล้ว +21

    Qosol u horeeya Idilay. Lool like ta haygala Baqeyliin.🙏😄😄😂

  • @leyloabdinuur6160
    @leyloabdinuur6160 7 ปีที่แล้ว +2

    school ayaa noo dhigaa laki xaji waces allaha ku dhoro laki coda la jabo

  • @fahmoifka5346
    @fahmoifka5346 7 ปีที่แล้ว

    shido abuur waka shalaayaa sheekadiis matoostee👍👍👍👌👌😩😩been maha walee

  • @bilalgabaofficialchannel1315
    @bilalgabaofficialchannel1315 4 ปีที่แล้ว

    Walahi I like dis boy mustfa karama ..he is beat soo cool ..I like he's loop track that's always using

  • @cadnaanheykaltv5757
    @cadnaanheykaltv5757 3 ปีที่แล้ว

    I always love this music producer Mustafa karaama and qaasim karama😙😙😙😙

  • @faankakamaheloasalreerqard5583
    @faankakamaheloasalreerqard5583 7 ปีที่แล้ว +14

    First st coming hahahahahaha it me laki viva

  • @khadrajamac995
    @khadrajamac995 7 ปีที่แล้ว +1

    laki haji
    qofta kaliyah aan ka tagero fanka
    i nolaw 😍😍😍😍

  • @faizabeela5731
    @faizabeela5731 7 ปีที่แล้ว

    shaarne waa arkaa shalaay u danbeeyo goobte caadi mahiin hees banadiri eh o shidan ahaa waka baxsatay laki 😍👏😍

  • @badrialiali7425
    @badrialiali7425 7 ปีที่แล้ว +3

    inaba cadi mahan laki xaji like isaara hee

  • @mohamedyoussouf3160
    @mohamedyoussouf3160 4 ปีที่แล้ว

    asc,qadar alle waxna kama hordhacan kamana dib dhacan alxamdulilah waan joognaa waqtii in-shaaa allaaah,maaan shaaa allaaah asc!!!!!

  • @mucashaq1198
    @mucashaq1198 7 ปีที่แล้ว +4

    Waw waa hees aan caadi eheen

  • @kaifc.naasir528
    @kaifc.naasir528 4 ปีที่แล้ว

    Laki qurxey baayo Allah keep you NolozhydiiH❤

  • @mrbigwin1941
    @mrbigwin1941 7 ปีที่แล้ว +16

    qof ksta like isaaar ayuu melksta là soo joogaa ee m'a youtubeka lacg ku bxsho unogaayab argny 💱

  • @xamdidheyman4204
    @xamdidheyman4204 7 ปีที่แล้ว +18

    abdi qadir booska ayaa lo qaday heeatan kkkkkkk asaga meel fadhisan wayay

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว +9

    cajiib fanaanadan burji iyo masrax faneed bay leedahay

  • @fatimae6905
    @fatimae6905 6 ปีที่แล้ว

    Fananada qaranka somali yeet quruxleey cadawga gada ha seexdo forever

  • @raaxmoruuunilveyouc3469
    @raaxmoruuunilveyouc3469 5 ปีที่แล้ว

    Hhjhhhh aniga qosolka aya idilay masha alaaah huuno ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohamedmohamud1002
    @mohamedmohamud1002 6 ปีที่แล้ว

    Caadi mahan heesta qosolka i dilaay tan oo guri la ii geyn lahaa meel ayaan marin lahaa habarba ha iska ahaate

  • @sundusmuuse4317
    @sundusmuuse4317 4 ปีที่แล้ว +1

    wow wow waa hees was u fiican

  • @cafiwalaalkaaga8276
    @cafiwalaalkaaga8276 6 ปีที่แล้ว

    Shida abuur waa kashalana sheekadiisa matoosto wale waa run lakiyey 😍😍😃😃

  • @salmanmohamedchannel8507
    @salmanmohamedchannel8507 5 ปีที่แล้ว

    Jiilinka laki xaji wlhi wan ka helaa love ayan ku ahay lakiyey ilove you

  • @salmaan2662
    @salmaan2662 7 ปีที่แล้ว +57

    Hhhhhh shimbirtii buu buub badan shabiskeeda bato madax shabeel kudagtaaa 😂😂😂 dadkii iga dambeeya like igu dharbaxa 👍

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 7 ปีที่แล้ว

    Lake xaaji waa kabaxsatay heesaha banaadiriga aa ku fiicantahay tahay soo. badi xamariga xabiibti

  • @maahirhaajimohamoud9489
    @maahirhaajimohamoud9489 7 ปีที่แล้ว

    waaw laki xaaji wacays maansha allah ilaah ha inoo kaadaayo

  • @hodaneyally7566
    @hodaneyally7566 7 ปีที่แล้ว

    shan shan Ku dar mey dhaheeen wax kale waaye wlh

  • @yaasiinjaamac249
    @yaasiinjaamac249 7 ปีที่แล้ว

    Laki ii dheh, shib ii dheh, xagee ka helaa ii dheh, Aar iigeeya dheh

  • @inadahabo
    @inadahabo 7 ปีที่แล้ว +1

    shan shan kudar sow 9 ma ahayn wlh i aaamin intas marka arkay comment so qoray maba dhagaysan heeska😃

  • @naimoabukar5268
    @naimoabukar5268 7 ปีที่แล้ว +2

    Cadi ma aaahan gawadhan wan ku haysdaa l love you macanto

  • @mulkishakir973
    @mulkishakir973 7 ปีที่แล้ว +24

    jaamacada lahjadaha a xamar laga furey. iska xaadariya intan fahmin😁

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 ปีที่แล้ว +2

      Mulki Shakir saas waye 😁😁😁😁

    • @rnb-kr5tu
      @rnb-kr5tu 3 ปีที่แล้ว

      ؛ ضض

  • @sundusmuuse4317
    @sundusmuuse4317 4 ปีที่แล้ว +1

    fadlan soo gaabi xayaysiiska Goobe

  • @faisafilsan9793
    @faisafilsan9793 7 ปีที่แล้ว +1

    pppppp shan shan ku dar school ixasuusisay gabar noool iinolw waligaaa laki xaaji wacys nice song

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว

    heeestan waa gataal ninkii fahmaya laki wllhi waa qof adag cadawgedu kama macashayo

  • @adencaddeuniversity1923
    @adencaddeuniversity1923 7 ปีที่แล้ว +1

    liki waadka baxsaty aad iyo aad

  • @dangerman1613
    @dangerman1613 5 ปีที่แล้ว

    NAAC sanaa heestu shanshanku dar macidbaa labarayaa

  • @saafimohamud2367
    @saafimohamud2367 7 ปีที่แล้ว +18

    I'm going to show this to my younger sister to learn the maths faster 😂😂😂 best song

    • @xamariboy380
      @xamariboy380 6 ปีที่แล้ว +1

      Saafi Mohamud shidda abuur waaa kashalaayaaa shidadiis matoostee

    • @unknownworld7940
      @unknownworld7940 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @Fakatsayga
    @Fakatsayga 7 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaw waxas aya kahes ah

  • @SalmaAhmed-nn8hk
    @SalmaAhmed-nn8hk 7 ปีที่แล้ว

    SHAHIIDKA MAANYO DHEXDIIS SHABAQ KII WATO AA SHOOB SHOOB KU DHARGAA.
    ( ❣LOVE YOU LAKI❣ )

  • @rahmamohamed8771
    @rahmamohamed8771 6 ปีที่แล้ว +1

    I really love her...long life siz

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 7 ปีที่แล้ว

    Shido abuur wakashalaya shekadis matoostee been ma eh 👏👏👏

  • @nadifomohamed7420
    @nadifomohamed7420 7 ปีที่แล้ว

    shimbirtii buubuub badan shabiskeeda bataa madax shabeel aay ku dagtaa Laki i love you😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏

  • @juweriyaaden6562
    @juweriyaaden6562 7 ปีที่แล้ว +6

    I love her laughter n moves

  • @cabdiraxmaancabdillaahi229
    @cabdiraxmaancabdillaahi229 7 ปีที่แล้ว

    taageere buuxa kuu ahay laki xaaji wacays

  • @xeynaan
    @xeynaan 7 ปีที่แล้ว +6

    lakiyey eedaa kiin jeely

  • @nimaaliabdi8052
    @nimaaliabdi8052 7 ปีที่แล้ว +1

    laki haji nice song

  • @ishaanabdi2481
    @ishaanabdi2481 ปีที่แล้ว +1

    😂😂Shan shan ku dar

  • @leyloabdinuur6160
    @leyloabdinuur6160 7 ปีที่แล้ว +1

    maaha allah boqorada codka

  • @fatumoxassan5339
    @fatumoxassan5339 7 ปีที่แล้ว +30

    Ana like igu qabatey waa idin tuugaaaaaa

  • @muhubomohamud7783
    @muhubomohamud7783 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaw. Abukar laki iskacali

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 7 ปีที่แล้ว

    shida abuur waaa kashalaayaa sheekadiis matoostee

  • @nimcoxiriir1292
    @nimcoxiriir1292 5 ปีที่แล้ว

    Aniga qosolkabay igu dhan tahy

  • @qalbiwaxjecek4297
    @qalbiwaxjecek4297 7 ปีที่แล้ว +1

    luv best song caadi mahan wlh😂✌

  • @ismaciilmaxamedtaxta2642
    @ismaciilmaxamedtaxta2642 7 ปีที่แล้ว

    heestii shan shan Ku dar mahadnaq laki haaji

  • @shakiraahmed6979
    @shakiraahmed6979 7 ปีที่แล้ว +168

    war dadka IGA danbyo igu qabta like

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +4

      Shakira Ahmed
      canjuusoy aniga waku saraay ee lacagta haa laa bakhayliin😂😂yaqeyyy.😂😂kaftan...lee izka dheeh zuuxe

    • @caadimaahancaawaqotoqotody8887
      @caadimaahancaawaqotoqotody8887 7 ปีที่แล้ว +1

      caadi maahan

    • @muztafeahmed1998
      @muztafeahmed1998 7 ปีที่แล้ว +2

      hees kuma hysid mesha dabo noruxasa yaaab 7 jir school may udhigi
      qoftu shan shan kudar kulahaa

    • @shakiraahmed6979
      @shakiraahmed6979 7 ปีที่แล้ว +1

      hhhhh adi waa kaa so hormry qasab waaye inaa isaarto dulf shuku

    • @muztafeahmed1998
      @muztafeahmed1998 7 ปีที่แล้ว +1

      shakira ahmed kkkk

  • @maeshhaji1300
    @maeshhaji1300 7 ปีที่แล้ว

    cadi mahan heestan Shan Shan aya ladhaha

  • @drrazan5239
    @drrazan5239 7 ปีที่แล้ว +1

    love youuuuuuuu laki

  • @thejointshorts
    @thejointshorts 4 ปีที่แล้ว

    I Love this song..!

  • @amaalosman6100
    @amaalosman6100 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk qosolkeda icajabiyey ya saan dhulka loo galiyey like asxabey

  • @sagalfarah1000
    @sagalfarah1000 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkk shan shan shannku dar iyo shinbirtii dulduul.badan cadimaha

  • @najmayusuf9999
    @najmayusuf9999 7 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @faaisoshirwa6964
    @faaisoshirwa6964 7 ปีที่แล้ว +3

    wayshidanthy waaw

    • @saraomar5596
      @saraomar5596 7 ปีที่แล้ว +1

      asc ukhti casiisa Allaya ceynak you are beautiful waa ka baxsàtày

  • @vampiregirler5976
    @vampiregirler5976 7 ปีที่แล้ว

    laki wlhi zaaid ku jclahay wlshy macaan frxad iigu waar

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 7 ปีที่แล้ว +6

    like ii sara waxa iga dambeeyo

  • @suleqamohaa7314
    @suleqamohaa7314 7 ปีที่แล้ว +1

    arr laki haji wacaysi iigeyaaa

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 ปีที่แล้ว +1

    laki matamatik meymareysa shekada kkkkklaki xisaabta sifiican noogu dhig

  • @nadifomohamed7420
    @nadifomohamed7420 7 ปีที่แล้ว +5

    shida abuur wa ka shalayaa sheekadiis ma toostee waa runtaa beentaa maahin noolow laki waaaaaaàw

  • @faaisoshirwa6964
    @faaisoshirwa6964 7 ปีที่แล้ว +1

    halayfariso shanshankudar ka fahmay heesta wabanadiri fili laki fananad antagero

  • @hoodomuuse4690
    @hoodomuuse4690 7 ปีที่แล้ว

    waxaan ka fahmay malaha aan hayn shan shan ku dar toban iyo shan shan ka goo shan bas

  • @nadifomohamed7420
    @nadifomohamed7420 7 ปีที่แล้ว

    waa ka baxsatay abaay 👏👏👏👌👌👍👍👍👍aniga waan ka helay heestaan 💓

  • @fadumaaxmed6619
    @fadumaaxmed6619 7 ปีที่แล้ว +1

    wwww nice hees iga dheh

  • @SSs-to1mi
    @SSs-to1mi 7 ปีที่แล้ว

    shiix laawahoo sh
    axaad kunol sharad lagalaaaa

  • @philipzariq5456
    @philipzariq5456 6 ปีที่แล้ว

    Fanaanad talent ah weeye ,😘😘😘

  • @sacadbagaase1045
    @sacadbagaase1045 5 ปีที่แล้ว

    heesta shanshan waxa iska leh ale haw naxariste Maxamed mooge liban waxan Ku so xasuustay marki LA dilay ala ya raxma raxmiin

  • @munacaaqilmustafeyuusuf7479
    @munacaaqilmustafeyuusuf7479 6 ปีที่แล้ว

    laki abaayo love you iinoolaw mcn long life

  • @Rahima2908
    @Rahima2908 7 ปีที่แล้ว +22

    waxaan dhaho ma aqaan walee laki xaaji surprise miiran waaye tii hore anoo wali kusii maqan qooto qooto part 2 ayaa hadanah tan iigu soo dartay maba kaa dhargo labada dhagood aan kugu kala dhageysanaa 5 5 iyo qooto qooto part 2 AMAAZING JOB WELL DONE GOOBE 👉👉👍

    • @faankakamaheloasalreerqard5583
      @faankakamaheloasalreerqard5583 7 ปีที่แล้ว +2

      rahima abukar
      Hahahahahaha labada dhag gali eraygaas iga gadan sxb ane waxaa i dishay tan dhageyso dami mid kale shido hade tip aad i siisay Thnx rahima

    • @Rahima2908
      @Rahima2908 7 ปีที่แล้ว +2

      Faanka kama helo Asal Reer Qardho 😂😂😂😂

    • @fadumoqadan9607
      @fadumoqadan9607 7 ปีที่แล้ว +3

      Fadumo qadan Laki qurux Masha Allah waaaaw cadi maha🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤

    • @cadnaandayib8525
      @cadnaandayib8525 7 ปีที่แล้ว

      rahima abukar 5+5:10

  • @cabdowcabdullahi2975
    @cabdowcabdullahi2975 7 ปีที่แล้ว +1

    qosolkaba idilay

  • @xabibomaxamed827
    @xabibomaxamed827 7 ปีที่แล้ว +1

    wow

  • @queenanuu
    @queenanuu 7 ปีที่แล้ว

    laki cadey innaba caadi ma tihid ku jecliyaa qali shan shan ku dar

  • @hamdiali361
    @hamdiali361 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhhh qosolkaa idilay Masha Allah

  • @ayanjama7637
    @ayanjama7637 7 ปีที่แล้ว +1

    Hh laki I like you wlhi iiinkastoon an ad ufahmiin

  • @mohamadmoalim5488
    @mohamadmoalim5488 7 ปีที่แล้ว +4

    boos adaa afku kutaagay laki ee meel ka bax hee

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 7 ปีที่แล้ว

    laki fanaanad aan dhageyso top ten

  • @farhanmuumin3241
    @farhanmuumin3241 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk igadaa laki cadeey waa ka baxsatay

  • @ilhantozwarsame402
    @ilhantozwarsame402 7 ปีที่แล้ว

    lakiyey qof daciif ah waliga maskaxda yuka dhawicin

  • @adnaabdirahman3959
    @adnaabdirahman3959 5 ปีที่แล้ว

    Wwwwww kujecliya laki qali

  • @madinanoor1162
    @madinanoor1162 7 ปีที่แล้ว +1

    yes girl getit

  • @drrazan5239
    @drrazan5239 7 ปีที่แล้ว +2

    dabecadada iyo qabkaga ka helaa shan lagu daray ani iyo laki xaji mxaa kaso baxaayo tolooow 😂😂

  • @marwanmakaawi3599
    @marwanmakaawi3599 7 ปีที่แล้ว

    shiixlawaho shaxad kunol
    ma sharafteyda dila axsan song laki 😂😂😂😂😂

  • @aaliyanuuraa5426
    @aaliyanuuraa5426 7 ปีที่แล้ว +1

    caadi mhn