Siyaasiyiinta Soomaaliya oo Siyaabo Kala Duwan uga Hadlay Qadiyada Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 112

  • @somalilandhargeisa6205
    @somalilandhargeisa6205 5 ปีที่แล้ว +36

    Deee haa sidasanu walalo somali ah Ku noqoneyna oo laba dal Somaliland iyo somalia

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 5 ปีที่แล้ว +24

    100 sano haday nagu qadanayso waynu usamrayna inago isku duuban oo isjecel gacmaha aynu isqabsano somalilaan hambalyo nin lagu seexdaw haseexan xilbad sidaye haseexan allaw nabada nosiyaadi aamiin aamiin aamiin

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 ปีที่แล้ว +20

    Somaliland guul iyo gobonimo dantenu wa inaynu laba dal noqono oo wll sidasaynu wll ku noqon karna reer somaliyaw 💚💭❤one love somaliland people💚💭❤balantenu wa inaynu dalkena ka difacno wax kasto wax yelaya,Hora lo soconaya JSL, run ahnti guushi wax yar aya inoga hadhay reer somaliladnaw ee in yar aynu samirno inti badnayd waynu so samirne

    • @suboy9380
      @suboy9380 5 ปีที่แล้ว

      Young Dahir it’s not going to happened unity is the solution

    • @yaasirabdillaahi2507
      @yaasirabdillaahi2507 5 ปีที่แล้ว

      Young Dahir thanks in kastoo aan soomaliland joogo hadana aaan soomali weyn jecelahay dadkuna saas ay yihiin

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 ปีที่แล้ว +2

      @@suboy9380if they unity somaliland and somalia it's not solution but relly it's big trouble,we can remember what happenend after united somaliland and somalia 1960-1991, that is enough to know what will happen if we give our country to somalia

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 ปีที่แล้ว +1

      @@yaasirabdillaahi2507 wad mahadsan tahay zxp,lkn nio somaliwayn waxay macnahedu ma taqana macnaheda?🤔

    • @suboy9380
      @suboy9380 5 ปีที่แล้ว

      Young Dahir lol that’s funny...family the fight that’s is what they do. But the forgive. the case with somaliland think that they are the only ones that lost their people. I myself have lost our family and our home and become refugee in Kenya that’s where I was born so stop bring the past and look towards the future. Even rewanda losts millions and millions and they still forgive but not forget which means that that’s we will never take place again and look now they are the most developed country in Africa at the moment.

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 ปีที่แล้ว +9

    Somaliland weligeed koonfur kusoo noqon maayso🤷‍♀️ kanaxow nafta waa viva dadkeyga iyo dalkeyga 💚⚪❤somaliland 💚⚪❤👏

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 5 ปีที่แล้ว

    Garaad waa nin rag ah oo isku kalsooni. Tusaale ayuu u noqon karaa siyaasiyiinta mustaqbalka Somalia. Ha noolaado garaad. Reer Somaliland kamuu hagran fikraddiisa waxkuoolka ah ee sida ii muuqata wax dhisaysa. Mahadsanid Garaad Jazaaka Allah Khayran Kathiiran!

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤MASHA ALLAH 🤲 ❤❤❤❤🤲

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 5 ปีที่แล้ว +10

    😠NinkaY dhibaYse cidlada kadhurma midnimo dhimatu kuzi dhaganYe🙋💚💭❤
    DhagaHa ugu rida inaanaY dhacaYn🙅

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 4 ปีที่แล้ว

    Amiiin amiiiiiiiiiiiin ilahay ha illaaliyo somaliland guuul somaliland 😍😍😍💪💪💪💪

  • @fuaadomerdheere3260
    @fuaadomerdheere3260 5 ปีที่แล้ว +13

    Aqoonyahanada Reeer Somalia waa inaay ka garabaan wanaaga qalbi xaadhnaanta iyo somalinimada Ku beeran dhiiga reer Somaliland
    Reer Somaliland iyagaa Somalia lamidoobay iyagaa somali inaay iskukenaan rabay iyagaaa lahaa waa Jigjiga iyo Djibouti ilaa jiidaay wajeereey calanka hooo👈
    Riyadii ahyd 5 somLiyeed in la mideeyo waay dhiciwayday
    Maaha wado lagu lumay raadkeed in lahayo waa inlaga leexdaaa
    Waa xiligii somali la walaalaynlaha
    Waa xiligii somali yeelan lahyd 3 dowladooood istageera iskudiin isku isir ah oo sadex kursi kuleh UN, AU, jamacada carabta , ururka midowga islamka ooo xuduudaha laysku furilahaa watashadaha dhaqalaha la midaynlahaa sida Reeer Europe oo kale
    Wiilka Somaliland waa inuu madaxwayne ka noqon karaa Somalia iyo Djibouti ka Somalia waa inuu madaxwayne ka noqon karaa Somaliland iyo Djibouti ka reer Djibouti isna waa inuu madaxwayne ka noqon karaa Somalia iyo Somaliland oo la aasaaa qabyaalada somali jiritaankeeda laga wada shaqeeya
    Waanna in la tageeraa somalida Ethiopia iyo Kenya sidaay Dalalkaa uhogaamin lahayeen muruq iyo maalba dalalka jaarkana ka mid ahadaan si can somali loogu tashan
    Shacabka Somaliland iyagoo la xasuuuqay oo magaca dowlad somLiyeed lagu xasuuqay still somalida waakuwa soo dhaweeya ee resources kiiyaraa ay haysteen somalida la wadaaga soo dhaweeya sida #WAXBARASHADA, #CAAFIMAADKA IYO NABADAA YAREE AY HAYSTAAAN
    HALOOO ABAALGUDO REER SOMALILAND WANAGA IYO SOMALI JACAYLNIMADOODA
    HAPPY 18MAY REER SOMALILAND💕💕💓💓❤️

    • @abwaancalisiciid4403
      @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว +1

      masha allah

    • @abwaancalisiciid4403
      @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

      lkn somalidu waligeed way is jiidan doontaa

    • @abwaancalisiciid4403
      @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

      sababtuna dimuqraadiyada

    • @user-ql8ez2kh8k
      @user-ql8ez2kh8k 5 ปีที่แล้ว +2

      @@abwaancalisiciid4403 Wa been tasi sxb. Dimuqradiyadu waa system ay dhisayan shacabku iyago dardar galinaya ama ixtiramaya codka shacabka. Government of the people, by the people and for the people. Sababta Somali isu haysato waa ixtiraam an lo hayn codka shacabka ama xaqa muwaadinka. Umada somaliland waxay xaq u lahay inay ayahooda ka tashan karan. Waa xaq ku xusan United Nations charterka qodobkisa kowaad iyo waliba African Union charter. haddi xaqa muwadinka la dafiro systemka dawladnimo, sharci iyo kala dambyn ma jirayo.

    • @abwaancalisiciid4403
      @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว +1

      @@user-ql8ez2kh8k angu muslimiin baynu nahay sarcigeenu waa kii ilaahay dimuqraadiyada wadamada horumaray ayay isqabqabsigu u keentaa haba yaraatee lkn shrciga ilaahay isqabqabsi maleh hadal iyo dhamaan anaga ka mulimiin ahaan xaqa waxaa nakala siin Kara sharciga ilaahay Muslim koo dhan baa wada aaminsan

  • @ilkacase8282
    @ilkacase8282 5 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah kala guurkii maahee kala gurasho weeye somaliland guul

  • @book2316
    @book2316 5 ปีที่แล้ว +7

    Taasi waa waxa aad ugu yeedhto walaaltinimo!

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 5 ปีที่แล้ว +15

    Sax ha la kala gurto dawladnimadii inaga dhaxaysay 1960-1991 Quusta.
    bye bye somalia Viva Somaliland.

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 5 ปีที่แล้ว +1

    goni isku taaga somaliland cidna lagama baryayo waxanay dadka reer somaliland ugu codeyen inay xoriyadodi la sonoqdan aftidi laga qaaday waana dal xora oo madax banan oo cidna anay uga magan ahayn ninka didana ee xaqiqada iska indha tiriyana isagay uu tala wana wax isaga ku koban lakin somaliland waa dalka xorta ee madaxa bananan ee dhaqaqay ee cadow kasto ku quso ha nolato jamuriyada barakaysane somaliland iyo shicibkeda iyo dawladeda geesiyadi cadowgoduna ha jabo mel kastu ka jogo calamka amiin amiin amiin

  • @johnbobby3339
    @johnbobby3339 5 ปีที่แล้ว

    Wakuwas dadka goobta ah ee wax garaanaya. Thanks Mr Garaad and thanks Mr Hussein. Raagas aya ah in M/w loodorto somalia mexnadaana kasari laha in xaarmajo lodortey khasara wale.

  • @SuadShALi
    @SuadShALi 5 ปีที่แล้ว

    Thanks Yusuf Garaad iyo Galmudug

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 5 ปีที่แล้ว +14

    Caqliga saliimka ahi wakaas

  • @aftaah_mohamed2796
    @aftaah_mohamed2796 5 ปีที่แล้ว +2

    Wakaa dee waa wax garad walahi
    Dadku nooc walpa waa ay leeyihiin in xun iyo in wanagsan ba

  • @abdirahmansahalfartaagchan8175
    @abdirahmansahalfartaagchan8175 5 ปีที่แล้ว +22

    reer xamarku maraba daacad kama aha hadalada ay ku taraabaan

    • @n.i.s.asomalia4525
      @n.i.s.asomalia4525 5 ปีที่แล้ว

      qofkasto iyo fikirkiisa
      war 5 somaliyeed aa geed gaaban iyo kan dheer ugu fadhiyaa inaa soo celiyo
      qowmiyadii somaliyeed
      adneh waxaa ku jirtaa waa go-aa
      waxa kaliya oo aa sugaayo inee isbadhaso
      awooda dunida
      1000 sano ha igu qaadato 5 somaliyeed maalin ee xoog kumidoobee
      hadiidaan gaalada ama wixi ushaqeeyo oo somali ah
      meeshee rabaan hadagaan
      jiilba jiilka kuxigo micnaha xidigta 5 geesood waa labaraa
      hadaa ictiraaf heshiin xitaa maalin aa dib usoo laabanee
      shanta somaliyeed aa kamid tahay dhaxdaa uga jirtaa shanta somaliyeed

    • @abwaancalisiciid4403
      @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

      @@n.i.s.asomalia4525 sharciga ilaahay baa meel lagu gaadhaa

    • @n.i.s.asomalia4525
      @n.i.s.asomalia4525 5 ปีที่แล้ว

      @@abwaancalisiciid4403
      anaa boqortooyo nii noqonaayo
      markaas waaniigu xukumaa xukunka alle

    • @voiceofsomalilanders
      @voiceofsomalilanders 5 ปีที่แล้ว

      @@n.i.s.asomalia4525 shanta somaliyed af aad ku soo hadal qadaa ma adaa hayaba adigii baa muqdisho hal ula somalina idinkaa ugu liita wlhi idinkaa ugu aqli xun dameero iga dheh afka nool ayad thn madax iyo mijaba

    • @marwaansacad7725
      @marwaansacad7725 5 ปีที่แล้ว

      @@n.i.s.asomalia4525 oo kaalya xooga aad ka sheekynyso adeeradaa faqashbaa wax ku waayay oo kusoo dag dagy somaliland ,

  • @abdulkarimahmed6574
    @abdulkarimahmed6574 4 ปีที่แล้ว

    Midnimo dhimateey ku sii dhaganyihiin ee dhagaha ugu ridda inaaney dhaceyn

  • @mubarekciyaar_jecel5783
    @mubarekciyaar_jecel5783 5 ปีที่แล้ว +3

    Yusuf Garaad iyo Abdikarin xuseen guled Alleh AqLiga hidin siyadiiyo kuwa kleh na Alleh AqLiga huSo CeLiyo

  • @gaasiraguuled2497
    @gaasiraguuled2497 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah inta garaadka fiicani waa sidaa Yuusuf garaad oo kale runtana sheegay iyo sidii ilaahay Ku ogaa anana waa jecelnahay dadka reer soomaaliya ee siyaasada ayuun baan kugukala duwanahay iyo xuduudaha dalalka ilaahay nabad ha idinku deeqo iyo dawalad daacada

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 5 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland ...... waxa ay la gu'i kartaa Hargeiso Berbera Wajaale iyo Burco
    Balse
    Awdal state
    Makhir state
    Khatumo state
    Somaliland kamid ma ahan
    Cida caraysana kamid ma ahan
    Waa dad Soomaaliwayn ta ay ku weeyntahay
    Those three states must be evicted ..... if Hargeisa Berbera and Burco people needs or wants to be a sovereign state

  • @user-horo
    @user-horo 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadalkaa muxuu uqabiwaayay waaguu wasiirka ahaa sxb hadalkaagu waa dhicis maanta mr Yusuf garaad

  • @alimussa5560
    @alimussa5560 5 ปีที่แล้ว

    It is for sure that when a south Somali tribal politician is in power he or she will not accept the fact. Reality is that rather than prolonging the differences between the south Somalis and Somaliland . South Somalis tribal leadership would be better of to admit that the old Somalia union of the 2 Somali independent states that formed a union 1960 has failed. Henve better to have each one independent state recognized by the world as they were before the union. This would start healing the wounds and may be with 3 Somali independent states recognized by the world each would start building bridges to forge in for future generations a union with purpose and aims based on interests of the Somalis as a community but with different countries. Djoubti Somalis independent state would be more inclined to join in such a scenario. Somaliland independent state recognized by the world is a gain for all Somalis. Viva Somaliland.

  • @saryanofficial1853
    @saryanofficial1853 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshlaah manshlaah

  • @faizahargeisa1311
    @faizahargeisa1311 5 ปีที่แล้ว

    Viva somaliland and Viva 18 May 💕💕💕💕💕💕💕💕💕♥️💚💜❤️

  • @abwaancalisiciid4403
    @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว +2

    wax noqoshadu waxay ku jirtaa nidaamka islaamiga ku dhaqankiisa

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +1

    Million sanno haday qaadanayso sland dib looga noqon maayo ee hala kala dhamaado af xumada hala iska daayo

  • @abdikadiralli
    @abdikadiralli 5 ปีที่แล้ว +1

    Sidaa maxa idiin diidey Somalia yaay

  • @kS-ly3pl
    @kS-ly3pl 5 ปีที่แล้ว +6

    Nasab nasab dhaley igadheh

  • @waliidcamraanbi7471
    @waliidcamraanbi7471 5 ปีที่แล้ว

    Anigaa kasoo jeeda 18 may waa maalin isaaq koonfureey mataqaanaan reer waqooyi isaaq uunbaadiidan midnimaan rabnaa

  • @abwaancalisiciid4403
    @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว +2

    cilmi waa diinta waxa kale waa xirfad iyo ogaansho

  • @mohamedhussein990
    @mohamedhussein990 5 ปีที่แล้ว

    Somalia guuuuul 💙

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 5 ปีที่แล้ว +2

    caqliga saliimka ah ee reer koonfurku wuxuu ku jiraa habar gidir labadan masuulba waxay kasoo jeedaan beeshaas waana sababta markasta dawlada farmoojo cabdiraxmaan cabdishakuur u bartilmaansato

  • @Hoodoayaan2000
    @Hoodoayaan2000 5 ปีที่แล้ว

    Waaruntii gunaanadka wadahadaladu waa afti laqaado waaney imanesaa inshalaahu waxaan ilaahay kabaryeyaa ituu muuse xukunka hayo Inlaqaado aftida inshalaahu

  • @rahmarose2088
    @rahmarose2088 5 ปีที่แล้ว

    Niraged gesi raga ooo wax garadaa la isgamadhigee waa loo dhashaa wax karad nimada

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHAW TASHANE TALADA NO ADKEE
    #QADAADWEYNTANA
    CAQLI ay dalkoda ku dhistan kuso deji
    #QADADWEYNEYVwan farxsane #18MAYBA imadax martaye magaca ma ka xanaqdaan
    Haa
    MAy

    • @voiceofsomalilanders
      @voiceofsomalilanders 5 ปีที่แล้ว

      @@khalidali3063 cuqdad maaha dameerow balse ogow dhibta idin haysata nin cuqdad haysaa kuma dhaameen adaa xaasidnimo ku haysaa maanta idinkii amizon idin ilaalisaa halkaan anagu isku filanahay xaasidnimadaa halkaa idin dhiktay halmar miyaad tiraahdaan walal waad tashadeen ee hore u socda xaasidnimaa idinka hortaagan.afka nool ayad thn madax iyo mijaba

  • @cabdifataaxmaxamed7444
    @cabdifataaxmaxamed7444 4 ปีที่แล้ว

    Hadaanu nahay somalilanders kama gaabi nayno kamana caajisayno kamana niyad jabayno gooni isku taagyaga iyo aqoonsi raadintayada waananu helaynaa caadna nagama saarna indhaha caalamkuna way na arkaan harumarka aanu gaadhnay ku kasii wanaagsana waanu haynaa hanaan kii aanu umari lahayn.
    Guul somaliland Guul.

  • @amalxuseen7166
    @amalxuseen7166 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk waa mid ka mida inta caafimaadka qabta ee faqashta ,,,,, Runta ku dhimo haba ku dhibtee

    • @marwanmoha8280
      @marwanmoha8280 5 ปีที่แล้ว

      Taariikhda kala baro koonfur oo dhan faqash ma ahayn iyaga faqash inala riday

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 5 ปีที่แล้ว

    Fulow guuli kuu dhoweydaa. Ilmada yaxaaska Hawiye. Hawiye caqligiinnii ma lix saac buu soo dhacay? Markaad xilka hayseen maxaad sidaa ugu hadli weydeen, mise cadawga idin haysta ee idiin faddhiya Xalane ayaa idin hagayey. Waxaa cad nin loo taliyaa geesinnimo ma leh. Ramadaan Mubarak. Alleh hayna kala cafiyo.

  • @hamsemouse685
    @hamsemouse685 5 ปีที่แล้ว

    Nasab wasiir garaad 👏👏👏👏

  • @rahmarose2088
    @rahmarose2088 5 ปีที่แล้ว

    😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘

  • @Wajaale64
    @Wajaale64 5 ปีที่แล้ว

    Labada ninba hadalo aad u jilicsan oo daciifnimo wayni ka muuqato ayay ku hadleen, midnimada soomaaliya waa muqadas.

  • @abdikarimabdilahi1317
    @abdikarimabdilahi1317 5 ปีที่แล้ว +1

    Maskaxdaa yuusuf garaadbaan rabnaa

  • @waliidcamraanbi7471
    @waliidcamraanbi7471 5 ปีที่แล้ว

    Hargaysa berbara burco wajaale kaligood malaha soomaalikale oo midnimo doonaa lale

  • @hodanhassan9192
    @hodanhassan9192 5 ปีที่แล้ว +1

    Caqliga salimki i wakaaa waxanu qabsanay nagutagera laba dal oo walalo ah aan noqono oo inta maskaxdodu ayna shaqaynayn halatuso hashaqayso

    • @abwaancalisiciid4403
      @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

      horumar dhanka maamulk ood kaga horaysaan walaalihiina koonfur ayaad gaadheen

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 ปีที่แล้ว

    Somaliland waa qaran aan wax amaan ah cidna uga baahneyn walaahi waa teyda anigaa go,aanka iska leh walaa hawiye walaa daarood midna anigu go,aankeyga cidna waxba ka weydiin maayo

  • @hamseabdisiraad6492
    @hamseabdisiraad6492 4 ปีที่แล้ว

    Aleeleh waaanin

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland weligeed koonfur kusoo noqon maayso🤷‍♀️

  • @captainusopp4395
    @captainusopp4395 5 ปีที่แล้ว

    Qof kii runta sheega waanu jacel nahay 😊

  • @abwaancalisiciid4403
    @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

    akhriya buugaata taariikhda ee islaamka iyo wixii awooda keenay

  • @buffalosoldier8145
    @buffalosoldier8145 5 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye Intuu qabanaayo ayuunba hada kadhiman ictiraafkii 2020

  • @marwanmoha8280
    @marwanmoha8280 5 ปีที่แล้ว

    Ma ragii caydiid la socon jiray baa

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid mudane yuusuf garaad

  • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
    @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 ปีที่แล้ว +1

    Yuusuf garad shaqo la aan ayaa kudhacaday waa kululaaday doqonka foolxumada badan ee aad moodo gafoorkiisa dawoco haraadan ader hadal kaagu dambas dabayl qaaday kama duwana neefyohow miciyaha dheer

    • @abwaancalisiciid4403
      @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว +1

      Hadalka wnaagsani waa sadaqo

    • @A3000BC
      @A3000BC 5 ปีที่แล้ว

      Naayaahe ninka kaxishood

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 5 ปีที่แล้ว

    Mida kale waxaan la yaabay inuu shisheeyo meesha ku jiro 18 may gaalo cadiin dabaaldagayso oo aan somaliland u dhalan
    Somaliland cimaaraatka(Emirates) aad u ordayso horumar kula ma doonaayo ee jabkaada ayuu rabaa
    Hora waxaa loo yiri Cadoowgaada cad ..... mise caano macaan ayaa la siista si aad u isticmaasho
    Xarunta dhaqhaalaha aduunka waa cimaaraatka
    Cadawga koowad ee soomaalida waa cimaaraatka waayo Soomaali hadii ay walaaloowaan imaaratka waxa ay aaminsanyihiin ineey burburayaan ee xarunta dhaqaalaha bataatanbo ay na sii hayn doonin booskaas ee Soomalia u dhowdahay gacanka carbeed haday midoobaan ka fursad fiicnaan doonan cimaaraatka
    Eithopia waa cadawga labaad ee cimaaraatka ayaa hoos ka wado
    Marka Soomaalay cadawga haa loo midoobo oo maanka haa la tuujiyo oo haa la isku dhega nuglaado
    Aynu gacmaha isqabsanno

  • @abwaancalisiciid4403
    @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

    dunida horumartay waxaa wada nool dad kal jinsiya 1turkga waxaa wada nool kurdiyiin iyo turki 2itoobiya qowmiyado badan oon isku af hayn iyo isku diin ahayn soomaaliduna maxay wadaagtaa

    • @popmarly8493
      @popmarly8493 5 ปีที่แล้ว +1

      Ya koonfur la noolan wax kasta unaka leh kkkķkkk bay dhahayan madaxwaynaha anaka leh casimada Ana ka leh raysalwasaraha anaka leh taliyaha ciidanaka unuka leh iyagiba ku heshin la

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 5 ปีที่แล้ว

      Diinta ha ku gaban sxb.... we know inaad Faqash diinta isku hoos qarinaya inaad tahey

  • @abwaancalisiciid4403
    @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

    kala tagistu sideedba ma qurux badna wada jirku waa awood kala tagista dhibkeeda waxaa ka hadlay ilaahay

  • @JamalAli-cl3wq
    @JamalAli-cl3wq 5 ปีที่แล้ว

    Waa nun waxgaranaya sharcigana yaqaan maxaa u diiday Somalia inaugurated sidaa u gartaan somaliland 🇲🇽

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 5 ปีที่แล้ว

    Inamada yar yar ee farmaajaysan ee reer somaliland haku qancaan ragii aqoonta lahaa ayaa sidaa u hadlay

  • @Amin-zs4ve
    @Amin-zs4ve 5 ปีที่แล้ว

    Somaliland halasiidaayo

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว +2

    Qabil is not qaran keep dreaming, thousands of men and women died during the British war and they were not fighting for qabil but the Somali people and unity...please keep your SL to the three little cities...stop the lies Subhan’Allah 🧐🧐🤨🤨

  • @bluetv4698
    @bluetv4698 5 ปีที่แล้ว +1

    Walahooga jojiya ictif. Never will happen. Don't forget that.?

  • @nasiiimaqueen452
    @nasiiimaqueen452 5 ปีที่แล้ว

    Somaaaliya daaacda maha Qadada wayan wxa ma taryaala

  • @abwaancalisiciid4403
    @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

    dumqraadiyad somaliland dhibaatooyinka ka haysta waxaa ka kaw ah marka loo eego dhina ictiraafka dowlada federalka somalia oon dhaafsiisanayn xamar xitaa awood badan aan kula hayn

  • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
    @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 ปีที่แล้ว

    Awelba qalad ayaa looga dhigay wasiir garad waa nin ajunebi ah somaliya way kuqaldan thy inay dad ajunebi ah shaqo usamayso dadkaasoo iyagu munaafaqiin ah kan guuleed ladhahana awelba waxa uu ahaa naag ee nin rag ah muusan ahay hooyadii foolxumada haka waso nacalaa dhalayga

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 5 ปีที่แล้ว +1

      Xaarmaajo miyaanu passport mareykan ah sidan? Caadifada yaan lagaa garan lol

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 5 ปีที่แล้ว

    Ninkani waa geesi waxgarada

  • @abdirizakabdilahi2674
    @abdirizakabdilahi2674 5 ปีที่แล้ว

    Geesi geesi dhalay

  • @jirdexayd4846
    @jirdexayd4846 5 ปีที่แล้ว

    alow yaa calooshaada og

  • @abwaancalisiciid4403
    @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว

    somaliland haday isku daydo inay wada xukunto soomaalidoo dhan watay hormarka ku gaadhi karto caalamkana kula tartami karto tataaarka taariikhdooda soo akhri

    • @engmatan1308
      @engmatan1308 5 ปีที่แล้ว

      Ma ogolyihiin in laga xukumo

    • @abwaancalisiciid4403
      @abwaancalisiciid4403 5 ปีที่แล้ว +1

      @@engmatan1308 ma ogla lkn waa la xukumikaraa waana macquul

  • @AminloveAminlove
    @AminloveAminlove 5 ปีที่แล้ว

    Z0malilnd wa dal ay ka g0ntahy gani iztag walig3dna way aHany za mida

  • @bluetv4698
    @bluetv4698 5 ปีที่แล้ว +1

    Walahooga jojiya ictif. Never will happen. Don't forget that.?