Qof ka filanaynin ayaa ku guulaystay iPhone 13 pro max kii aan balanqaadnay waxaa layaab ah....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 131

  • @faizaisaq9206
    @faizaisaq9206 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC Abdiaziiz guuleyso isha Alaah

  • @Shacni.
    @Shacni. 2 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah ilaahay ha u barakeyo gabadha yarta ah ee 13jirka ku gulaysatay iPhone13 pro max

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allah nasiib wacan walalkay

  • @munacqanimuuse455
    @munacqanimuuse455 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah kadanban noqonayaa abdi casiisaw
    Guulaysta hanblyo

  • @faadumoaadan7521
    @faadumoaadan7521 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah tabaaraka laaah ilaahey ha u barakeyo

  • @fartuunxaaji7755
    @fartuunxaaji7755 2 ปีที่แล้ว +2

    Hampalyo congratulation FARTUUN hampalyo quruxey 💖💖💖💖💖💖💖

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah tabaari kalaa hambalyo hambalyo habo fartuun

  • @ayanhalane1276
    @ayanhalane1276 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله تبارك مبروك مبروك عليكم مبروك 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉🎊🎊

  • @ugaasxasan2846
    @ugaasxasan2846 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo guleytow ina aha Allah waxa rajeynayaa ina guuleystay dambi ina Sha Allah

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ilahay ha u barakeeyo adi qof aad u fiican ayaad tahay abdiaziz

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations 🎉 congratulations 👏 congratulations 🥳 Masha Allah. Allaha u barakeeyo iPhone 13 pro max. Gabadhaas da’da yar.

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 2 ปีที่แล้ว

    The great man
    الله يعزك اخي عبدالعزيز

  • @siradxersi7577
    @siradxersi7577 2 ปีที่แล้ว

    Maashallah Allahuma barak

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah hambalyo hambalyo guuleystaha gabadha yar

    • @wbkids6281
      @wbkids6281 2 ปีที่แล้ว

      Adaa lagu dhahaaa sxb waxaas

  • @illintir
    @illintir  2 ปีที่แล้ว +7

    Share dhaha Mahadsanidiin

    • @inaadam9250
      @inaadam9250 2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa tahay qofka kaliya ee marka laga reebo culumada aan Sher ama sabkab dhaho waayo danbi Kama baqaayo xagaaga xuman waligaa kaama arag.

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah, allaah ha xafido gabadha, cellphone kaan waa qaali dadkana waa lagu dhibaateeyaa ee caruurta guriga hala joogaan & waliba dadka waawyen.

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah

  • @saabirincabdi9435
    @saabirincabdi9435 2 ปีที่แล้ว +1

    Hambaliyo wllsheyna

  • @umumaxamadamiin7106
    @umumaxamadamiin7106 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Habayar geb goin hormar wacan Aya ku leyahay 😘🙏

  • @hoyomcn643
    @hoyomcn643 2 ปีที่แล้ว

    MashallaH mabruuk gdbhaa yar

  • @maymuunbootaan69
    @maymuunbootaan69 2 ปีที่แล้ว +2

    I phone iyo sumsung yaa qaalisan sumsung yaaka fudud isticmaalkuisa sumsung camerada sumsung is the best one dhanwalba sumsung s22 ultra ♥️

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah congratulations
    Keep going c/casis real go forward 💯💪💘💘💖

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @esmehanjed5787
    @esmehanjed5787 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah congratulations 🎊 hambalyo ayaan leyahay gabdha yartaa

  • @umuabdihafidcatoosh1616
    @umuabdihafidcatoosh1616 2 ปีที่แล้ว

    Alah ha ubarakeyo

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 ปีที่แล้ว

    ABDIAZIZ REALLY. Keep going.

  • @zakariyecaafidheel8766
    @zakariyecaafidheel8766 2 ปีที่แล้ว +3

    Hampalyo Hampalyo ayan lenahay guuleestaha mansha allah waa wax lagu farxo wallhi kollay ani ahaan waxan laha amuu nasiibka ku sacidaa lkn maysan dhicin hadane waxan ku farxay markii gabar yar ku guulesatay waaaaw

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @guavaabdoalinur16
    @guavaabdoalinur16 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @caashocilmimaxamed8146
    @caashocilmimaxamed8146 2 ปีที่แล้ว

    Mash allh

  • @namelos2963
    @namelos2963 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahay amaarki waan kuu sheer gareya mana kaaga baahni iphon🤣🤣

    • @ifraaxcadey171
      @ifraaxcadey171 2 ปีที่แล้ว +1

      Masha allha allha ubarakeyo

  • @maryamaawale9772
    @maryamaawale9772 2 ปีที่แล้ว

    مبروك ما شاء الله تبارك

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabrikallah

  • @cabdiwahaabshiikhcumar7622
    @cabdiwahaabshiikhcumar7622 2 ปีที่แล้ว

    Waan kula socdaa legend 🙌

  • @xawo..1029
    @xawo..1029 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @wilo8533
    @wilo8533 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah huno Abdizizi👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @maxamednuux8290
    @maxamednuux8290 2 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations sis

  • @naham__fonin2118
    @naham__fonin2118 2 ปีที่แล้ว

    WalHi abdi aziza kan ka xiGa wa aiGa ee GooR muu BilaamaYaa TartaNKU

  • @hidaayosuud2145
    @hidaayosuud2145 2 ปีที่แล้ว

    Alllh kujecldo wallky

  • @sacdiyocabdi7256
    @sacdiyocabdi7256 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 2 ปีที่แล้ว

    asc cabdi casiis waan sugayaye ma nasiibaa iigaa hiiliyay hanbalyo

  • @hooyosiraad0
    @hooyosiraad0 2 ปีที่แล้ว +1

    u dhaha maasha allah

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 2 ปีที่แล้ว +2

    Ani waan daawadaa waana sheer gareya lkn waligey aad wax kuqaadatid ismadhihin waan dareemaa cunugtaa yari iney dadaal dherada bixisay ani intabadan qofaan udiraba aad uma.aqan

  • @cabdimahamud7323
    @cabdimahamud7323 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Alla ha u barakeeyo

  • @shamisaxmed5915
    @shamisaxmed5915 2 ปีที่แล้ว

    Wllo anigu col bn kulay kkk ani malin kasta wn ku shergareya ana meday hadyedadi😘😘😘😘😘😘

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว

    Ana ubahan hadan helo wan ibinlaha si an hoyaday ugudaweyo ala nasiibkeda wacan hhhhh mansha alaah

  • @zahrabeautyhenna
    @zahrabeautyhenna 2 ปีที่แล้ว

    Congratulations

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 ปีที่แล้ว +1

    Mabruuk 13jir wax share garaynaso 20 jir ayaa noo jooga waligodne share ma dhihin.
    Illaahow ha ku fidnayn

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin allaha xafido, wallaahi waa wax lala yaabo bal 13 jir social media ku jirta goormey wax barani se waxaaba halis ah in dhurwaayada ku jira social mediaha ay dafaan ileyn waa ilmo yaree. Allow u sahal gabadhaa oo aabeheeda ka dhig mid u diida mobilkaas waayo faa'iido uma leh cunugtaas. Walaal Cabdi casiisow inaad lacag u balan qaadid ayaa fiicneed 100%.

  • @MaxamedahmedSaalkin-ce6ih
    @MaxamedahmedSaalkin-ce6ih 8 หลายเดือนก่อน

    Walahi wuu dafiray

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 ปีที่แล้ว +1

    MAANSHAA ALLAAH ILAAHOW XIFDI
    HASHEEGIN MEESHAY DEGANTAHAY
    TUUGADA YAY RAACIN CABDI CAZIIZ AMAANKA GABADHAA YAR HALA SUGO
    WAAN KU BARYAYNAA

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah habo hore u soco

  • @meymunadaan9701
    @meymunadaan9701 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰

  • @sahrogeynyo8706
    @sahrogeynyo8706 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah hambalyo

  • @ayaanmohamed1491
    @ayaanmohamed1491 2 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😥

  • @mahirzain927
    @mahirzain927 2 ปีที่แล้ว +1

    😂😂 walle.hada.kadib share like commenti.igu haley 😂😂

  • @foosiyonuur9291
    @foosiyonuur9291 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abdiaziz really maamada telefonka leh waxee ku dhahday labo Sano ayaa dawanaya channelkaga telefonka mxaa isiin weeday ayee kuu dhahday Ani share bdn ma aqan lkn like bdn ayaa sara markasta like wax ma gooso miyaa

  • @munohasan5249
    @munohasan5249 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadaalkeyga eber miaa hdda meelkasta ku share gareyn jiree😯 anyway hampalyo inanta yar

  • @afnanabdullahi437
    @afnanabdullahi437 2 ปีที่แล้ว

    😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @barwaqomaxamed7716
    @barwaqomaxamed7716 2 ปีที่แล้ว

    Abdicasiis ReALY wllo waxan rajaynayaa Nasiib wacan talefanka bahii wayn ayan u qaba muqdisho ayan joga hada lkn waxan ahay gabadh reer somaliland ah Nasib wacan ayaan rajaynaya inshllh

  • @fadumoelmi8579
    @fadumoelmi8579 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore ba saw mobil may haysan sawta shere garaynaysa maxuu hada u diidaya aabahu

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 2 ปีที่แล้ว

    Amaranth anaa kuguulewsan doono inshallh

  • @ramaas360
    @ramaas360 2 ปีที่แล้ว +4

    Congratulations 👏🎉

  • @sumayo2268
    @sumayo2268 2 ปีที่แล้ว

    Nolasheda iPhone qof hesato xataa ma arkin inaa helo aa rabaa

  • @axmedhassan2107
    @axmedhassan2107 ปีที่แล้ว

    Riwaayad

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله فرتون الله يبارك فيك هاتفك أيفون

  • @maryanruun2756
    @maryanruun2756 2 ปีที่แล้ว

    M.a my brother I.a

  • @maxamedciise2310
    @maxamedciise2310 2 ปีที่แล้ว

    Ay hambalyo yaaba helikara gabar iyo taleefan isku lambar ah nasiibku waa cajiib

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 ปีที่แล้ว +1

    GABADHA YAAN LIFE LA KEENIN WAJIGEEDA HALA QARIYO

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wan ku farxay Guuleystaha Thanks abdiaziiz ❤🙏

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 2 ปีที่แล้ว

    ani ga waye isoo dir

  • @makacadeymininawcusmaan
    @makacadeymininawcusmaan 2 ปีที่แล้ว

    🤪 wsc

  • @aweysmacalimaxmed7245
    @aweysmacalimaxmed7245 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 2 ปีที่แล้ว

    Yaa helay

  • @kooshiyare6020
    @kooshiyare6020 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @somalicomedy3396
    @somalicomedy3396 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi aziizow wllhi 30 cisho waan share garaynayy ee aaway

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan layabay 13 talefan hysata yaaab badana waaa aduun washay🤭🤭🤭

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 ปีที่แล้ว

      waa ilma la lugooyay hadhow baa la dhihi duhur gal bey noqotay iyo tiktok bey taagneed

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo sided ku ogatay inay share garayn badnatay!!!

  • @hoodomaxamed4185
    @hoodomaxamed4185 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alllaaaaah wllo qaaaali ilaaHay ha u barakeeyo

  • @nimconaruro5681
    @nimconaruro5681 2 ปีที่แล้ว

    Barnamis igu cusub waye inkasto anka shargareyo qar an isdhaho wamacqul

  • @abdirashiidmaxamed7012
    @abdirashiidmaxamed7012 2 ปีที่แล้ว

    Markale noogu cali szb

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah hambalyo abdicziiz arooska samiday Na igu salaan gabadha guuleysatayna hambalyo ayaa leenahay

  • @cumarmaxamed4214
    @cumarmaxamed4214 2 ปีที่แล้ว

    ABDIAZIZ ANA KOW KU DHAHAY SHARE LIKE KU SAARAY

  • @MaxamedahmedSaalkin-ce6ih
    @MaxamedahmedSaalkin-ce6ih 8 หลายเดือนก่อน

    Wuu dhintteey

  • @fadumaali7263
    @fadumaali7263 2 ปีที่แล้ว

    Wuu astaahilaa

  • @Shacni.
    @Shacni. 2 ปีที่แล้ว

    Tartanka kale goormee bilaabaysa!!?

  • @kamalamaa825
    @kamalamaa825 2 ปีที่แล้ว

    Saan cadaalad ma ahan

  • @zeinabtahlil5457
    @zeinabtahlil5457 2 ปีที่แล้ว +3

    Benloow awaay bil ayaan shergareyay qaniis uraaye👎

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 2 ปีที่แล้ว +3

      Naa maxaad wiilka ucaayi hadaa mobile sidaaa ujeceshahay shaqayso dawarsiga iska daayoo bilaa akhlaaq baa thy

    • @sihaamhassan4469
      @sihaamhassan4469 2 ปีที่แล้ว +2

      Sidee lagu ogaanaa qofka guuleysto

    • @eng-mahadgeddixiish1369
      @eng-mahadgeddixiish1369 2 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkk cadaalad daro sameey somali wataa laba wajiilayaal

    • @jibrilhussein9842
      @jibrilhussein9842 2 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi waa runta zeinab xaq uleheed kani waa benlow

    • @jibrilhussein9842
      @jibrilhussein9842 2 ปีที่แล้ว +3

      Zeinab wllo kani awalba 4sano ka hor alshabaab ahanjiray Extra aniga kuso dirayo 14 Max Oktober insha alaah

  • @abdirashiidmaxamed7012
    @abdirashiidmaxamed7012 2 ปีที่แล้ว

    Aniga miyaa cabdacsiisow

  • @chibriilyare7885
    @chibriilyare7885 2 ปีที่แล้ว

    Koleey da daal igumayareen lkn waxaan darareemaa waxbaa iidiinkadhexeeyo Ama Qaraabaatiuiin sxb

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 2 ปีที่แล้ว

    mamada gabadhu wey yartahay tellka ha iibiso hana ka ilaaliso isticmaalka

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 2 ปีที่แล้ว

    Sxb qof fiican kuumaleeynaay lkn waadna qayaantay wllhi bilaahi talaahi meelaan kushare gareyn malaha markaasaa waxaad noola timid 13 jir waalidkeed mobilka udiidaayaan kuguuleeystay nadhahee sxb subscribe iyo likta waan kaala laabtay balan kabax waa diin kabax sidaa kuumaleey manoqon xitaa macquul qof weyn kuguuleeystay

    • @hamdimoha7399
      @hamdimoha7399 2 ปีที่แล้ว

      iska sabar wll waxa laga yabaa ineey kaa dadaal badneed🙏❤️

    • @user-mr2ht2zb4e
      @user-mr2ht2zb4e 2 ปีที่แล้ว

      Haxanaaqin anba kula mid baan ahay lkn mar kasta caruurtu way inaga dadaal badanyiin

    • @zahraabdullah2359
      @zahraabdullah2359 2 ปีที่แล้ว

      Qofkii ogu dadal bataa guleysta markasto balan kabax majiro ilma yaro telefonka xiisa badan u qabtay ahayd weyba niyad jabi lahayd sidey u dadaleysa hadaysan guleysan lahayn

    • @ladanabdalla8907
      @ladanabdalla8907 2 ปีที่แล้ว

      Walal aniga ilaa uu bilabay barnamijkaan waan la socday fesbuug TH-cam sher wadhahaa like waan dhahaa wiline wax ku qado ma isdhihin alle dartii u qabo dadka Kala lumay u hiili

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 ปีที่แล้ว +1

      qaraaaaar hadi adi lagu siin lahaaaa nin fvn buu noqon lahaa miyaaa

  • @xawomohamed1621
    @xawomohamed1621 2 ปีที่แล้ว

    geberta diriskaa maa loo dhiibay hhhhhhhhhhh

  • @somalicomedy3396
    @somalicomedy3396 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdi aziizow wllhi TH-cam iyo Facebook waan ka share garaynayy

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 ปีที่แล้ว

    Ani Facebook waan shere gareeyay laakiin TH-cam ka ma shere gareyn hambalyo

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 2 ปีที่แล้ว

    Waa Amar allah anigu waligay subscribe ma saarin share iyo likena iska illaw hadana videos kasta waa daawadaa

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah

  • @hooyosiraad0
    @hooyosiraad0 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah

  • @maxamudyaasiincismaan2191
    @maxamudyaasiincismaan2191 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah