Biyo Xidheenka Ugu Wayn Somaliland 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 109

  • @ismahanabdilahi1447
    @ismahanabdilahi1447 ปีที่แล้ว +12

    Maasha allah Gabilay qurux ❤magaalo dadkeedi ka shaqaysteen wadanka insida kalena inay ku daydaan weeyan

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal ปีที่แล้ว

      Halagu daydee intii gebilay lacag loo qoray iyagana haloo qoro

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 ปีที่แล้ว +10

    Biyo xidheenka noocaas wax tarkiisu wuu badan yahay markaa insha allah waa inaan 10 lamida samaysanaa

  • @nimcosamsammaxamed8964
    @nimcosamsammaxamed8964 ปีที่แล้ว +5

    Asc habo aad iyo aad baan kuu salaamayaa.
    Chanalkaagana Maalin kasta waan daawadaa.
    Hada lakiin cod si baan kaa rabaa.
    Inaad noosoo duubto khidka Shifo marka laga bilaabo halkii uu ahaa Istaankii hore ee Hargaysa ilaa dhakhtarka shifo iyo inta ka hosaysa ee waqooyiga ka xigata
    Iyo weliba dhulkaas qiimihiisa. Dabada baa dhulkaas jecel inay arkaan ama dhul ka iibsadaan.
    Shukran Habo
    NIMCO

  • @badelhirsi9562
    @badelhirsi9562 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah tabaaraka raxmaan.
    Qurux Gabeelay iyo biyo xedheenka.
    Waan ku salaaamayaa Axmed, thanks.
    جزاك الله كل خير وشكرا جزيلا لك يا أحمد.

  • @samiraothman3531
    @samiraothman3531 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله مناظر جميله👍🏻

  • @Mohamed-ig6hj
    @Mohamed-ig6hj ปีที่แล้ว +7

    It is interesting and a good project . They should do many projects like this one because it is useful for people to more water specially during bad season.
    ov

    • @Mohamed-ig6hj
      @Mohamed-ig6hj ปีที่แล้ว

      Good luck to you keep doing this good work.I follow always from Canada. Thanks a lot

  • @Rooxaanta
    @Rooxaanta ปีที่แล้ว +2

    Biyaha & beeraha wakaa Rashiid thanks bro

  • @burco7626
    @burco7626 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah, thank you for sharing Wll.

  • @husseinahmed9656
    @husseinahmed9656 ปีที่แล้ว +7

    Many such dams will improve the ecosystems flora and fauna.proper use of the vital commodity eventually brings forth food security.That direction is a necessity for Somaliland.

    • @HassanHirsi-q4z
      @HassanHirsi-q4z ปีที่แล้ว

      Absolutely, I could not have agreed more.

  • @awba2344
    @awba2344 ปีที่แล้ว +1

    Allah haku xiftiyo

  • @zahrayonis2973
    @zahrayonis2973 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllah beautiful gabilay

  • @abdirahmanayanle4308
    @abdirahmanayanle4308 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah hore u soco somaliland

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah thanks walal

  • @bayle2236
    @bayle2236 ปีที่แล้ว +4

    This is by far the best video you've made so far. Keep up brother

  • @Call_God_Alone
    @Call_God_Alone ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Ahmedow. Allaheen hakaa abaal mariyo muqaalkaasi wacan iyo xusuustaa dhulkii hooyo eed soo bandhigtay, Adeer. 42 sanadood ka hor ayaa iigu danbeysay. Allah ya cisak! Halkaa ka sii wad.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r ปีที่แล้ว

      Adeer dalka ku soo noqo, qiyaastii immika hawlgab baa tahee (retirement age), halkan ku qaado cimriga inta kaaga hadhay. Ku raaxayso dalkaaga oo minyaro kuu dhaldhashana waanu kuu guurine. Adeer waxaan kuu rajaynayaa cimri dheer iyo caafimaad ee cibaado khaalisa.

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r 🤣🤣🤣

  • @abdifataaxxasan2614
    @abdifataaxxasan2614 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah masha Allaah

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah❤️❤️
    Gobolka Cagaaran City Gabiilay Jano ❤️

  • @sakariyekhadarahmett0
    @sakariyekhadarahmett0 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah Gabiley dhulkayagii gobolka cagaaran waa dhul aad u qurux badan 💚💟❤💎

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah! Horta waan ku Salamayaa wll. Anigu reer Nairobi Kenya yaan ahay. Fadlan marka ad wax dambe Soo duubi doonto Codka kor u qaad. Thank you.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @abdis70
    @abdis70 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah- waxaad soo duubtay Muuqaal Cajiiba oo Murti xambaarsan.Biyo xidh wax tar leh.

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 ปีที่แล้ว

    Masha allah, waa shaqo fiican biyo xireenka maa daama biyuhu yihiin sheega ugu muhiimsan dadka iyo duunyada, aad baad u mahadsan tahay barnaamijkaan qiimaha badan, qeeyr badan baan kuu rajeey nayaa.

  • @aliibrahim2385
    @aliibrahim2385 ปีที่แล้ว

    Manshallah wallo great video sxb , ali- Hawd

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah so beautiful they made great decision arin fiican Bay sameeyeen dadkii kufikiray in dooxa laxiro oo biyahaa iska tagilahaa oo aanan manafacaadka reebeen laga faa'ideysto meesha beero halaga sameeyo tubooyinna halagaliyo beeraha lagu earaabiyo thanks guys good job

  • @MOXASHI
    @MOXASHI ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah

  • @mohamed_gabo
    @mohamed_gabo ปีที่แล้ว

    ماشاء الله روعه

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah reer gabilay nooolaaada abid insha alllllah❤

  • @Myhalimaworld
    @Myhalimaworld ปีที่แล้ว +1

    Masha-Allaah waxaad noo heysaan warbixin wanaagsan.

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 ปีที่แล้ว

    Fary good was war bixin fiican. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 ปีที่แล้ว

    Great content

  • @zeinabmohamoud8176
    @zeinabmohamoud8176 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mahadsanid

  • @melmi9330
    @melmi9330 ปีที่แล้ว +2

    Maasha’allaah guul somaliland 🎉🎉

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 ปีที่แล้ว

    Thanks bb

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 ปีที่แล้ว

    Thanks ❤️❤️❤️

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah isaaaaq power noooolaaada waligiin insha allllah❤

  • @nimohurre6085
    @nimohurre6085 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah that was good

  • @maxmedcali2830
    @maxmedcali2830 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @mohali2507
    @mohali2507 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah tabaarakalaah
    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين

  • @dhabadawacan5462
    @dhabadawacan5462 ปีที่แล้ว

    Masha alh sxb Axmed rashiir

  • @Guulsnapsnature
    @Guulsnapsnature ปีที่แล้ว +2

    MaShaAllah guul Somaliland 🎉

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 ปีที่แล้ว +1

    Muuqaal qurux badan

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 ปีที่แล้ว

    MashAllah tabaarakAllah

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @maydal6037
    @maydal6037 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid😍😍😍😍😍

  • @smssms7974
    @smssms7974 ปีที่แล้ว +1

    Videoyo fiican baad keentaaye ku soco oo sii wad

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 ปีที่แล้ว +2

    Horumar weyn weeye arinkani alle haw barakeeyo noolaha deegaankas kunool hana lagu daydo dalkeenu waa wada dooxe!

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r ปีที่แล้ว +2

    Garow waxa la yidhaa markuu karsan yahay. Marka kale waxa la yidhaa hadhuudh.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว

    waa khayr ninkii kartidaa la yimid iyo ilahaybaa mahadaa iska leh !!!!! from saylac 👮🏼

  • @Biyomacaanhuluuq
    @Biyomacaanhuluuq ปีที่แล้ว

    Maasha allah 😍😍

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay kusoco❤️🙋‍♀️🌿👏👏💪🏻🏆🇬🇧💐🌿

  • @Kw58437
    @Kw58437 ปีที่แล้ว

    Manshallah

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 ปีที่แล้ว

    Beautiful

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +3

    Taar kaliya kuma fila securty gurd qof jooga ayuu u baahan yhy

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    waa mel qurux badan

  • @ahmedmukhtar6630
    @ahmedmukhtar6630 ปีที่แล้ว

    Muuqalkan ad qurxbadn wll

  • @aminaabdullahi7416
    @aminaabdullahi7416 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed Rashiidoow. Jigjiga matagta

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 ปีที่แล้ว +1

    Weli Wuu Daycanyahay.
    Waxa Ka wanagsan In Albaab Xidhma Loo sameyo.

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 ปีที่แล้ว

    ❤️

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 10 หลายเดือนก่อน

    MAASHA ALAAH WAA HORUMAR WAYN BULSHADA USIYAADAN MAGAALADAN GABILEY WAXAA IIGU DANBEYSAY 2003 XAGAAGEEDI BISHII 6 aad

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Haku dhicina biyaha sidii wiil kii hore ugu dhintay oo kale
    Masha Allah aad bay fcntahay in biyaha la xidho

  • @najmaomarumuhaaani9616
    @najmaomarumuhaaani9616 ปีที่แล้ว

    Baxsaney hargeysa anoo imidey rabi heytuso

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 ปีที่แล้ว +1

    Caleen ha odhan ee Ball dheh saaxiib

  • @khaliifmaxamuud9263
    @khaliifmaxamuud9263 ปีที่แล้ว

    so dhowow

  • @isseyare837
    @isseyare837 ปีที่แล้ว

    New york baad moodaa gibilay
    Halka garxejis iyo dhulbahante iyo warsangeli iyo gadubiirsay ay haraad u dhimanayaan

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal ปีที่แล้ว

      Dalkana way usiman yihiin!! Maxaa keenay kuwana in dhulkooda new York laga dhigo qaarna haraad udhintaan

  • @Biyomacaanhuluuq
    @Biyomacaanhuluuq ปีที่แล้ว

    Dadku waa in uu arabiqida iyo hadhuudhka, xasiida beera

  • @rashiid187
    @rashiid187 ปีที่แล้ว +5

    Meelo badan oo sidan oo kale aya loo bahanyahay

  • @aminaabdullahi7416
    @aminaabdullahi7416 ปีที่แล้ว

    Waan Ku soo booqanaya. Markaan Afrika imaado

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 ปีที่แล้ว +1

    Nio bal wadadan pay pass muqal cusub ka soo sameey goormaa xadhiga laga jaraya

  • @somagril-care
    @somagril-care ปีที่แล้ว

    2 qodob ayaan ka sixi lahaa, 1.waxa la tuulay caleen ma ahan ee waa BAL, 2. waxa kale ee aad ku sheegtay talaal Koonfurta DACAAR ayaa looga yaqaana oo guryahaa la saaraa siiba cariishyada oo jiingaf ahaan ayaa loo isticmaalaa Dacaar ayay iigula muuqdeen, hambalyo reer SL Allaha idin xafido.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 ปีที่แล้ว +1

    Dadka qurbaha joogaa dhagaxna ma yaqaanaan ee sida umada qabyaalad loo dhex dhigo ayay yaqaanaan iyo cuqdad.
    Iyagoo wanaag ka sheegaya magaalooyinkay ka yimaadeen miyaad aragtay waa maya jawaabtu

  • @scwscw3047
    @scwscw3047 ปีที่แล้ว

    Machalllah ur forehead spot . Keep it praying like that

  • @khalud1272
    @khalud1272 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk,

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 ปีที่แล้ว

    Dhagxaanta iska ilaaali abeesada ayaa gashee walal

  • @OHH2004
    @OHH2004 ปีที่แล้ว +1

    Bada Gabelay weyna

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk badda gabiilay dabaalna ma yaqaanaan

    • @dalxiischannelvlogs14
      @dalxiischannelvlogs14 ปีที่แล้ว +1

      Abti raga haku sarin nio anagoo reer burco ahba waa naqaanaye

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

      @@dalxiischannelvlogs14 hhhh ok

  • @abdirahmanhusein2244
    @abdirahmanhusein2244 ปีที่แล้ว

    waxba hannoo xayeysiin mashaariicda booli qaran

  • @guledyuusuf8555
    @guledyuusuf8555 ปีที่แล้ว

    Intuu cidamdo iyo hub dhisanlaha ayuu inti yarydna tulo rabaa inu maglo ka dhiso somalind waa ku daysay wle somlia lagu noqon

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 ปีที่แล้ว

    Muse samir ma dhulkii Buu biyihii kaceshimaystay iman la an irido ha kala goyn wale music bul Shari carur kula jirtan ku dhehoo waxba dhafi maayo yahuu qalayl Cato in you maqarka oo qalafuna ka qaday

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว

      Maxad ku haysta muse hadi uu biyo xidhen sameya iyo hadi kale waa dhulkisi

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 ปีที่แล้ว

    Isaaqu dhulkooda uun bay dhisaan macaawenadii caalamku bixiyey ee lawadaagay bay isku koobeen cuquubo idin dishay

    • @hamdaismail6155
      @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +1

      Maxad araktay wllo🤣

    • @Abdirisakfaisal
      @Abdirisakfaisal ปีที่แล้ว

      Isaaq iskuma jiro waa habarawal wll ee isaaq kale dhulkoodu waa boodh horumarna malaha ee dadka habaarka kadaa

    • @Cabdiqani-k5b
      @Cabdiqani-k5b 10 หลายเดือนก่อน

      Walaaley ducee xataa hadii aad dhib tirsatay hanuun iyo islaax kuducee taasaa wanaagsan

  • @muslims_are_brothers
    @muslims_are_brothers ปีที่แล้ว +1

    I think somaliland weey dhici doontaa

    • @minursa02
      @minursa02 ปีที่แล้ว +1

      Illaheey haidinku ceeliyo waxa qulubtina kujiira, waa waxaad lakicilaadhihiin diginu uqubanaaya.

    • @abdirisakmawlid6224
      @abdirisakmawlid6224 ปีที่แล้ว

      @@minursa02 anagoo isaaqa ku leh adeero ma oromadii somalilandta isa siiYay baad tahay ee ku maCAASHAY WAANU DUMINAYNAA WAANU KU KHASAARNAY

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakmawlid6224
      Reerkii daarood Cay bay laga soo hadhay abtiyaal is dajiya

    • @abdirisakmawlid6224
      @abdirisakmawlid6224 ปีที่แล้ว +1

      @@hindaabdulleabdulle8202 naa daarood kan aad nagula ordaysaa muxuu aha anagoo isaaqa Rabin landta

    • @hindaabdulleabdulle8202
      @hindaabdulleabdulle8202 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakmawlid6224
      Nacasnimada kala tak dadka oo isku xishoo sifiican baanu u naqaan fartiina xataa hadaad matala is tidhaahdaan isaaq daarood wareeray warkoodu waa noocan

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah

  • @ahmedaliilmi6389
    @ahmedaliilmi6389 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah