SIDEE LOOGA CAWEEYAA MUQADISHO NIGHT LIFE MOGADISHU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 20 วันที่ผ่านมา +10

    Wsc Mansha ALLAH soo dhowoowda walaalkeen waa idin jecelnahay wadanka adinka leh ha ku oodina laba gobol oo kaliya waqooyi galbeed iyo together ,runti dadkii wadanka horumarkiisa wax ka qaban lahaa baad tihiin well come wadankiina Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 19 วันที่ผ่านมา +7

    😂🎉 MOGADISHO ❤😂 WAA Meel Nefta iyo INDHA IYO QALBIGA U ROON 👍💯😂 MOGADISHO ILAHAYOW KU AMAANSO ❤😂👍😂

  • @munamuhudiinmohamoud8996
    @munamuhudiinmohamoud8996 19 วันที่ผ่านมา +4

    Dalxiis wacan soo dhawaada abooweyaal.❤️👏

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 20 วันที่ผ่านมา +10

    Reer xamar ilbax walaaahi reer hargaysa dar quruxbadan unbaydhisa oo wado lahay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 19 วันที่ผ่านมา +2

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin 🎉

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ree Somaliland sharaf leh aya tihiin, si qurux badana waad noogu soo duubteen magaalada. Guuleeysta .

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 8 วันที่ผ่านมา

    Saxiib markaan ookale qof dadkii hore oo ciyaal xamara waa in aad kaxaysataan suu wagii hore iyo hada meelkasta say ahayd kaaga sheekeeyo dadkana aad ugu soo gudbiso thanks

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 17 วันที่ผ่านมา +1

    Aad baa ugu Mahadsan tihiin quruxda Caasimada Somalia Muqdisho Cadeey Nooso Gudbiseen ❤❤❤

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 17 วันที่ผ่านมา

      Heeskanaa uqaadi lahaa muqdisho
      th-cam.com/video/jIT7k6DKcNQ/w-d-xo.htmlsi=n_i4Cu9R1eY5XgI_

  • @ZeinabAbdirahman-px9jr
    @ZeinabAbdirahman-px9jr 20 วันที่ผ่านมา +5

    ما شاء الله ❤❤❤

  • @Mastikochannel
    @Mastikochannel 20 วันที่ผ่านมา +2

    Muuqaal Quruxdiisa Wata Weeye 🫡🔥

  • @NajmoJino-k7h
    @NajmoJino-k7h 20 วันที่ผ่านมา +4

    Jah Masha Allah Muqdisho muq bilan Allaw noo day❤❤🎉

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 19 วันที่ผ่านมา +5

    Wow🎉

  • @KhadijaMohamed-t9c
    @KhadijaMohamed-t9c 19 วันที่ผ่านมา +8

    أصحاب مقديشو احسن منكم بكثير هما يعاملوك بكل احترام وانتم تيسبوهم اوتسجنوهم او ترحيلوهم والله عيب عليكم يا قبيلت الشيخ إسحاق بن ياالله امي تنسب لهم

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 19 วันที่ผ่านมา

      You kill people what are you talking about?

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 15 วันที่ผ่านมา

    Waaw. Beautiful 😍 Mogadishu. My city ❤you.

  • @HabiiboMohamed-z7i
    @HabiiboMohamed-z7i 19 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 ha nolaato 4ever❤❤❤❤❤

  • @hassanahmed8103
    @hassanahmed8103 19 วันที่ผ่านมา +5

    Asc sxb maxaa ku dhacay dadka afsoomaaligii waa sii lumayaa dukaanada kuqora afkiina hooyo

  • @abdullahimuse6103
    @abdullahimuse6103 18 วันที่ผ่านมา

    Maansha allah waa dhul si wacan looga shaqeeyey

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YA-lv2xg
    @YA-lv2xg 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allaah 💙💙💙

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 19 วันที่ผ่านมา +2

    Next Juba hypermarket soo eega bal.

  • @mohamedfaraxxabeb5170
    @mohamedfaraxxabeb5170 18 วันที่ผ่านมา +2

    ahmed rashiid wali maqaayada dabayare ee muufada wali kaama haayo

  • @falisa576
    @falisa576 19 วันที่ผ่านมา

    Maasha Alla dhalinyaro badan o reer
    TH-cam ah somaliland ah ban
    Fiirsada adna u jeclahay hadalkoda
    Wa wadaniyiin somaliyeed.labadinan axmed iyo caalin
    Iyo qeys qeysar iyo dhakhtarka iyo
    Jamaal iyo maaweel.dalkenu wa hal
    Dal dadkisuna wa hal

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 18 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa allah

  • @HalimaHussein-lz3iq
    @HalimaHussein-lz3iq 20 วันที่ผ่านมา +2

    Maansha alaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamed_gabo
    @mohamed_gabo 20 วันที่ผ่านมา +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 19 วันที่ผ่านมา +1

    waa Sax nabaad alah keeno

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 18 วันที่ผ่านมา +1

    😂❤😂❤😂❤😂 somaaliya haa nolaato

  • @MdsuhelAhmed-wx1wm
    @MdsuhelAhmed-wx1wm 19 วันที่ผ่านมา +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉FOR RESTAURANTS and SHOPS and HOTELS and MARKETS and international MARKETS 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Fadir9999tAbdullahi
    @Fadir9999tAbdullahi 20 วันที่ผ่านมา +8

    Suuqa uguweyn mugadishi bakaaro vedio kasoosameeyaa pro

  • @mahadfanan1066
    @mahadfanan1066 18 วันที่ผ่านมา

    aniga subscriber waa iga haysatiin kkk

  • @MdsuhelAhmed-wx1wm
    @MdsuhelAhmed-wx1wm 19 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉LOT of people have spaces and farmlands near villages and COUNTRYSIDES all around the COUNTRY 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 8 วันที่ผ่านมา

    Xaafad ma ahaan jirin ee xafiisyo ayay ahayd sgooyska from Digfeer hosbitaal to Madiino hospital, midna from nomber 4 to jamacadaha iyo warshadii daawada caruureey mataqanan dhulka 34 sano kahor dhulkaan ku dheelinjiray weeye oon dhex wareegi jiray

  • @kaafiartan7788
    @kaafiartan7788 8 วันที่ผ่านมา

    Hhhh we are so funny somali tea ku lahaa ma mali iyo Mozambique baad joogtaan

  • @CadnanCadnan-p6z
    @CadnanCadnan-p6z 17 วันที่ผ่านมา

    Muqaalka muqdisho in 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇳🇸🇳🇸🇳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 19 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah 🤗🥰

  • @MdsuhelAhmed-wx1wm
    @MdsuhelAhmed-wx1wm 19 วันที่ผ่านมา +2

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉SAVE RAINWATERS with plastic membrane sheets in ponds,storage tanks,canals for agriculture and horticulture and other uses of waters 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdulazizAli-d7k
    @AbdulazizAli-d7k 19 วันที่ผ่านมา +1

    Qawdhan😇

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 19 วันที่ผ่านมา

    Masha allah!, walaalahayow soo dhawaada, runtii mar walba aad baan ujeclahay soo dhaweynta walaalaha yaga reer W/qooyi, magaalku waa magaalkiinii, marti maahidin, insha allah!, hadda safar baan kumaqanahaye sandaka soo socda anaa idinku soo dhaweynaya Muqdisha, hadii alle ina gaarsiiyo.
    Degmada sidaa uquruxda badan ee aad arkeysaan gudomiyaheeda ayaan dhaweeto shaqa xumi baa mar lagu eedeeyay walow siyaasad iska aheed, duqa Madaale ah baa yara kahinaasoodey sida loo hagaajiyey d/hodan, kadibna markii yur la iska yiri waakaa Kaaraan shaqada kabilaabey, hadda laba laami waa uu dhisay oo degmadda kaaraan ah, balse 10 sano soo socota kaaraan waxaa laga sugayaa iney soo gaarto Hodan, Daarsalaam iyo kuwa lamidka ah, bal adinna soo booqda KAARAAN mar hadii alle idiin idmo. Mahadsaniid.

    • @jamacnaleye3992
      @jamacnaleye3992 19 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂tubo raac toosa waaye waxadu pro

    • @hakashakin3306
      @hakashakin3306 19 วันที่ผ่านมา

      @jamacnaleye3992 oo sidee?..

  • @xalimohassan19
    @xalimohassan19 19 วันที่ผ่านมา

    Mash allah ❤❤❤

  • @abdirahenmohamed1255
    @abdirahenmohamed1255 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waar sxb waxa aan ku waydiyey qaraxa ka sakow meeshu meel nabad ah ma tahey,oo aad dadkaaga iskaga dhex jireyso mise waa meel marka laga fahmo qariib ama lahjadaada lagu odhanayo warya khaldaankani ma waqooyibuu ka yimid bal meesha war iga sii I have never been in Mogadishu but I like to see one day Insha Allah

    • @abdirahmanelmi310
      @abdirahmanelmi310 18 วันที่ผ่านมา +1

      4milion aa ku nool xita hda isku dhex qawiso qof ku firin mayo qaraxna hadda majiro meel qofkasto somali ah si nabad ah o bila qabyalad ah ugu dhex noolane ee rer gobalow ku so dhawoow casimadada.

    • @abdirahenmohamed1255
      @abdirahenmohamed1255 17 วันที่ผ่านมา

      @@abdirahmanelmi310 ciyaal weeradii iyo tuugtii ka waran suuqa marka lagu yara daaho waa khatarteeda

    • @abdirahmanelmi310
      @abdirahmanelmi310 16 วันที่ผ่านมา

      @@abdirahenmohamed1255 adiga qatar aadan arkin ha ka cabson bro ciyal weero iyo guugba magalka kama jiro suuqyada ila 12am wey furan yihin cid ku fiirineysa ama kula hadleso majirto nolosha aad ka aragto facbokyada iyo tan aan ku noolahnahey isku mid mahan, xamar save waye bro magaalo somali dagantahey o lamid ahna majirto

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 15 วันที่ผ่านมา

      Sidaad sheegaýso hadey thy soomaali kale ma joogeen dad marti soorka yaqaan ,soow ma arag gaal iyo islaam hadey ýimaadaan lagama fujin karo dad macaan iyo dhul macaan hawiye land .

    • @cawil252
      @cawil252 12 วันที่ผ่านมา +1

      Hhh war ma waalantahay muqdisho waxaas lagama yaqaan dadka Cidiba kaama taqaan oo qof somaliyed magaladisa jogaa tahay

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 18 วันที่ผ่านมา +3

    Qurux wax ma tarto Nabadgelyaa wax tarta xamar qof walba cabsi baa haysa isagoon cidna dhib u geeysan

    • @cabdullaahimaxamuudmaxamad6353
      @cabdullaahimaxamuudmaxamad6353 10 วันที่ผ่านมา

      Xamar waxa ka cabsada dadka looga sheekeeyo lkn anagu farxadaan ku joognaa

    • @suaadd5788
      @suaadd5788 6 วันที่ผ่านมา

      @
      Xamar waa ku dhashay stop is xariifinta
      Runta ka hadal

  • @MdsuhelAhmed-wx1wm
    @MdsuhelAhmed-wx1wm 19 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ADVICE friends and family members to do all different types LOCAL and INTERNATIONAL and TROPICAL plantations of VEGETABLES and FRUITS and HERBAL PLANTS and ANIMALS and FISH farming on LARGE COMMERCIAL scales 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 20 วันที่ผ่านมา +3

    Lasheekeeysta dhalinyarada kaftama gabdhaha shukasnsada
    You guys you are not foreign u r warayaa

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 20 วันที่ผ่านมา +4

    يا شباب، اذهبوا إلى الأماكن التي يتجمع فيها الشباب، مثل Had Coffee Pizza Hot وتحدثوا إلى الناس واسألوا الأشخاص الذين تزيد أعمارهم عن ستين عامًا عما يعرفونه، اسالوهم هرجيشا. وبركاته وبربرة وبورما و عيرجابا

    • @ismailabdullahi697
      @ismailabdullahi697 19 วันที่ผ่านมา

      Af Somali kuhadal iskadaa maskaxdaan aad kumeesiga siisay,

    • @aneexo5313
      @aneexo5313 19 วันที่ผ่านมา

      ​​@@ismailabdullahi697 maxaa gumeysiya miyaanu muslim aheyn luqada carabigu maahan luqad cid gaar ah leedahey ee muslimiinta oo dhan baa kuhadasha waxna kubarata waxeyna ubartaan iney iney diintooda kufahmaan inleen lama fahmayo diinta adoon baran carabiga oo ay diinteenu kuqorontahey haba ugu horeeyaan qur'aanka iyo sunnuhuba ay ubaahanyihiin faham fahamkuna kuxiran yahay barashada af carabiga marka hadaadan baraneyn wllky raali noqo ee haka niya jabinin cafwan 🙏
      Baraarujin : hadii ladiidayo gumeysi luqad nabi muxamed scw muunan dheheen afafka barta si aad isaga ilaalisaan dhagartooda
      Waan kugu dheereeyey cafwan

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 19 วันที่ผ่านมา +4

    Kanxaad magaalada baraysaan amuu alshabaab yahay ,ree muqdishow is ilaaliya .

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 19 วันที่ผ่านมา +1

      Waar aamu shababkaga manaqane

  • @Somakia_2025
    @Somakia_2025 18 วันที่ผ่านมา

    Lcc wikiki kaama haayo pro

  • @IbraahimCabdi-j2q
    @IbraahimCabdi-j2q 20 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 16 วันที่ผ่านมา

    Waxaad tiri Xaafida Banaadir " Xaafid Banaadir la yirahdo Xammar amma Mogdisho kuma taalo lakiin waxaa jirra ISGOOSKA BANAADIR oo magacdarrey Isbitaalka Banaadir oo ku yaallo ISGOYSKAASIH.
    Waad ku M/santihiin muqaalka wanaagsan eaad xullateen inkasto ay jiraan .....kuso dhowaada Gobolka Banaadir. Asc. Meggin Allih.

  • @yahyeismail6368
    @yahyeismail6368 19 วันที่ผ่านมา

    Muqalkii lc waikiki ma arko wali

  • @Aisha23-d1e
    @Aisha23-d1e 19 วันที่ผ่านมา

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤ 5

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 19 วันที่ผ่านมา +1

    Maad Fahmin. Yaan lagu dilin

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 19 วันที่ผ่านมา

      Yaa dilaayo waxa umada gaado waa idoor

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 19 วันที่ผ่านมา

      Subxaanallah❤

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 15 วันที่ผ่านมา

      Martida kuma saqajaano waryaa

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 20 วันที่ผ่านมา +4

    Bajaj uun in laka saaro. Not good

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 20 วันที่ผ่านมา +4

      Bajaajta waxa dhaqaalaha kor u qaaday waayo.. ganacsiga waxuu ku kobcaaa wareega lacagta! taxi 10 dollar kama bixi kartiti caasi iyo landcrusaro jaam saaid noqoneysaa wadooyinka markii la joojiyo bajaaj wa arki doonta waa lagu kala cararayaa magalaa

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 19 วันที่ผ่านมา +1

      Wll bajaajta lama joojinkaro waayo dhaqaaluhuba halkaasu kaso baxaa bajajta ma qurux badna lkn dhaqaala kujira