Galka Baarista: Tayada daawooyinka soo gala Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2022
  • Galka Baarista: Tayada daawooyinka soo gala Soomaaliya

ความคิดเห็น • 16

  • @ismailhji
    @ismailhji ปีที่แล้ว +11

    Somlia waxay u baahan tahay Center for Drug Evaluation and Research kaa masuul ka ah overseeing the drug program then xaruntaas waa inay verify ku sameysaa compliance with the following requirements as applicable:
    Registration
    Listing
    Drug application
    Drug labeling
    Drug current good manufacturing practices. Muhiimaduna waa in la helaa qulality control

    • @kolomboabdirahman875
      @kolomboabdirahman875 ปีที่แล้ว +1

      That's true Walaalkey waa in tayo dhoowrka daawooyinka iyo cunada waa qasab Quality Control iyo Evaluation of Drugs must be organised

  • @aamina5507
    @aamina5507 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wariye haaruun macruuf dadaalka aad noogu jirto vAllaha kaa abaal mariyo runtii waan jeclahay baenaamijyadaada qaabkaad ugahadashid

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว +2

    Somalia ganacsato dhiigmiirato ah oo aan unaxeenin dadka iyo dalka baa heley blse Alle ha inaga qabto shartooda
    Wadanka wax walboo soo gala baa Risk kujiro runti

  • @nabaddoonabdirasak2714
    @nabaddoonabdirasak2714 ปีที่แล้ว

    Smaaliland iyo soomaaliya waxaa dilay raashin dhacay iyo qaadkii oo sumeysan iyo dawoiyin caafmasdkoogii sii dilay oo nuurad laga soo sameeyey Allaha ka qabto ganacsataday dhimashada dadkooda faa'iidada ka raadsanaya

  • @kolomboabdirahman875
    @kolomboabdirahman875 ปีที่แล้ว

    Maashallah Masuul sare Haruun Macruf Waad ku mahadsantahay sida mar Walbo aad barnaamijka ugusoo qaadato dhibaatada dalka ka jirto ama kusoo fooleh ajir iyo Xasanaad allaha kaa siiyo

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah codkar iga dheh

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 ปีที่แล้ว

    Miyeey aheen, shaqadii laga sugayey Wasaarada Caafimaadka
    Diiwaan galinta, dawooyinka, iyo
    Bedqabka Bukaanka.

  • @Samawade25
    @Samawade25 ปีที่แล้ว

    Waa arin qatar ah in daawooyinka aanan la controlin oo sida spare partska oo kale meel walba lagu gado, Ganacsatada allaha uga cabsada in aad dadkiinna sun siisaan.

  • @cabdikariindaahir7053
    @cabdikariindaahir7053 ปีที่แล้ว

    👍 👌

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว

    Aad Buu Ugu Mahadsanyahy Weriye Haaruun Macruuf Barmaamijkan Uu Soo Gudbiyey Kuna Saabsan Arimaha Daawooyinka Tayadooda.

  • @yud.5218
    @yud.5218 ปีที่แล้ว

    Somaliyeey aduunyo wa laga tagaa, Ilaheey ka cabsada.

  • @larsmartin3314
    @larsmartin3314 ปีที่แล้ว

    Soomaalidu qofka dhintay, illah baa dilay bay ku tiraabaan, adduunka intiisa kalena sababta geerida ayaa la baraa, markaas muxuu hadal tarayaa?

    • @akjaawe9226
      @akjaawe9226 ปีที่แล้ว

      waryaa
      ILAAHAAY ayaa wax nooleeya waxna dila ama diid ama yeel adeeer... sababta naftirkeeda ilaahay ayaa abuura si baniiadamku ugu qanco waxa dhaca ...

  • @khadarhaadhe8816
    @khadarhaadhe8816 ปีที่แล้ว

    j