Yaasiin, war talyaanigaaga waa fashilan yahay wallaahi. Waa pasta al dente maahan baasto al dhaanto! Harare erayada aad soo qaadatay waa perfect, kuwo kale oo badana waa jiraan!
Masha allah yasiin sifican ayuu uku dhawaqaya talyaanika alla ha ku nabad keliyo yasiin ducaale xaraabad ahayd ee wanu ku debeyna insha allah adoo nabada soo noqo waa idin salamayaa Cali iyo yaasin
Ali xarare fariintaan iga soo jawaab Yaad utaqaan reer koonfur Hunguri iyo soor iyo badar Anoo gobolka bari kasoo jeeda Badar : haruurka baan u aqaan Soortana: bahasha gelayda laga samayo ee shiidan Halka reer muqdisho uyaqaaniin guud ahaan cunada Hungurigana dhuunta baan uqaan Marka iska sax weriye wayna waad tahay rugcadaa ah Reer muqdisho dheh
War cali xaraare anigoo ku noqdey cajaladii hore si aanwax xoogaa ah ugu qoslo luujito waa tan wwjiga la'mariyo ayaad la'soo gashey the second part hope mid ka'qosol badan tii hore iney noqoto
WLL ALI KALIMADA CORNO=KORNO = WAA MARNA NINKANAAGTIISA AMA NAAGTIISA GOGOL DHAAF KU SAMEEYA. MI HA HA FATTO CORNO= GOGOL DHAAF AYUU IGU SAMEEYAY. BASTA AL DENTE= BASTA AAN AAD LOO BISLEEYNIN. TESTA = WAA MADAXA
Inta gumeysi no iman hilb iyo caano iyo haruur iyo galey ban cuni jiray waxas waa qaranigi cusub adunka a bastada 100 sano lagama joogo xiligi la so saray wax weeyn yeyna kula noqon
Cali iyo yaasiin qaybtii hore waxad qaladeen laamiyeeri ma aha marmarka ee waa jiingadda xasan from hadaftimo
Ali Harare iyo Yasin duale jiiji &farang ayatihin wan idin salamay saxibayal guul&gobonimo horumar wacan idin rajeynaya bro
Yaasiin, war talyaanigaaga waa fashilan yahay wallaahi. Waa pasta al dente maahan baasto al dhaanto! Harare erayada aad soo qaadatay waa perfect, kuwo kale oo badana waa jiraan!
Masha allah yasiin sifican ayuu uku dhawaqaya talyaanika alla ha ku nabad keliyo yasiin ducaale xaraabad ahayd ee wanu ku debeyna insha allah adoo nabada soo noqo waa idin salamayaa Cali iyo yaasin
Cali qeybti aan sugeyni ayaa ku soo dartay mida kale calcio waa kubada qeybihi makaanikada ayaa dhiman grazie
Aad buu Yaasiin iiga qoslisiiyey. Mahadsanidiin Cali iyo Yaasiinow
Waryaa waa runtii 🤣🤣🤣 pasta al dente Waa baasto aan jilicsaneyn oo ilkaha qabaneysa yacni yara adag keep it up yaasiin ducaale MaashaAlLaah
War nagadaa 😂 war ma runtiisbaa
Abdirahman yare haa yaasiin Waa runtii Waxaan u'maleynaa wuxuu necebyahay bastada jilicsan taas ayaa ku'kaliftey inuubarto mida xoogaa ceyriinka ah waa markey ugu macaan tahay
Waan fahmaa badanka lahjada joonfurta Somalia from Boorama
Kkkkkkk Cali xaraare big respect sxp from hargeisa Somalia 🙏🙏🙏🙏
tankale ali haraare sida anaga ugu dhawaqeno luqada talyaniga ah isku dhawaaq manihin soo mahan
Erayada ciyaraha waxa kamid ah
Fooro oo ah (gacan tuur)
Testo oo ah (kubad madaxed)
Taako oo ah (qofka oo lug loo dhigo)
Dish ote oo ah (liidinta 18aad)
6:26 Yaasiin erayga uu adeegsaday " SUUGO" waa Talyaani "SUGO" Ingiriisi ahaanna "SAUCE"
Mashallah very good info
Qeybta banooniga waxaad ka tagtay number radii ciyaar yahanada sida noobe=9, diyeeshe=10 , ondishe=11, tareedishe=13 , saay=6 , duwe=2, taree=3 , kuwaataro=4 , sate=8
Sxb halkan aan kusaxo sate=7
Otto =8
Sei =6
Due =2
Thanks cali xaraare iyo yaasiin
Ali xarare fariintaan iga soo jawaab
Yaad utaqaan reer koonfur
Hunguri iyo soor iyo badar
Anoo gobolka bari kasoo jeeda
Badar : haruurka baan u aqaan
Soortana: bahasha gelayda laga samayo ee shiidan
Halka reer muqdisho uyaqaaniin guud ahaan cunada
Hungurigana dhuunta baan uqaan
Marka iska sax weriye wayna waad tahay rugcadaa ah
Reer muqdisho dheh
Bari xagee waye ma oroma mise amxaar adga tas iga sojawab
@@cabdisalanhussein5699 marka hore soo fahan ula jeedada su 'aasha
Bari aan Xamar tagay .. Gurmadkii difaaca Qaranka 1986 .. waxa aan oo fadhiistay Makhaayad cuntada laga cuno .. wixii uu sheegay garan waayey .. wuxu tiriyey.. boostaatoo ... Waxa kaliya oon xasuustay ANSALATO .. markaan baan idhi waar BAL cuntadaa ANSALAATADA II KEEN.. Markaas buu SALADH II KEENAY KKKKK
War maanta ninkii yaasiin ahaa Talyaaniga pronunciation kii Ali waa uu kabadiyey. Waxaad ba moodaa in uu Rome joogo. Good show
Welcome to the second round
Luqada Talyaniga hadii xiiseneysid S scribe aniga ayaa reer Muqdisho iyo reer Talyaani ah .
Sportivo
Gicatore
Testa
Cioco
Cuocco
Sugo
Almito
Scherzo
6:00 am (alle sei
Iwm
Sei bravo amicho
Salaan sare❤️
Soor waa qalade Ali harrare afka haku tuman Iska sax ama keenso Qof rer muqdisho ah waa ika qoslisay 😂😂😂
Soor cuntadoodoo dhana wey tahay galeydana wala yidha waqooyiga
Qofba isii ayuu ugarana soor xamar waxaa lago yaqana galeda marka lashiido badaar waa cuntooyinka nocyadoda kala dubaan sxbiyaal mhsndiin
@@abdulkadirabdulle3042 shuuro ayanu nidha soor cuntoodhana ama waxa la isa siiyo dhan soorye qofka soryan siiyey wa sida
Erayada ENGLISH-ka ah ee SOOMAALIGA ku milmay iyo kuwa CARABIGA ahna soo raaciya.
Yaasiin aad buu interested ugu yahay afkaan ku cusub .graadsiyo😁👏
Waxaa kamida barasaab anna intaas ayaan kudaray caliyoow
Soorta koonfur waa galay la shiiday waana magaca looga yaqaano halkaa ku noqo Cali Xaraare
Aalto=kor ayey marty
Maano= gacan ayaa lagu taabty
Waa.caatoow.deen
Maxaa.idin.helay.cali.iyo.yaasiin
Yaasiin qoslaaye🤣🤣🤣😉
Ciyaaraha cali waxuu katagey, maano iyo teesto
ISKAALSHO Xamar lagama adeegsado ee SIGISAAN ayaan la adeegsadaa
Asc, Ali Harare mid soorta waad qaladey, soorta uma naqaano cuntada oo dhan, only waxaa u naqanaa galaayda la shiishey iyo masagada.
CALI XARARE waa ka dhacsan yahay sababtoo erayo badan oo uu sheegayo iminka XAMAR lagama adeegsado.
Yaasiin waa iga qosliyey baasto saldaato kulaha baasto suugada laga badiyey 😂😂😂😂
Alla jeesta
Alla daanta
Waa laba uusootuurtay yasiin caadi maaha
Waa aniga iyo cali xarare oo idinkaga tegeyna nabad gelyo aya ka fcn yaasinow inta dhahaysid waa anigo yaasina waxan idinkaga tegeya nabad gelyo sababto ah cali aya barnaamijka kula wada
War cali xaraare anigoo ku noqdey cajaladii hore si aanwax xoogaa ah ugu qoslo luujito waa tan wwjiga la'mariyo ayaad la'soo gashey the second part hope mid ka'qosol badan tii hore iney noqoto
marka hore laamayeeri waa jiingadda guryaha dusha ka saaran tan labaad erayada india nooga timid waxaa ka midah BARAF, ROODHI, GAADHI, LAANGADHE, Sambuus, Baaldi, Qaanuun
, Badhasaab, Baabuur
, Digsi, Turuus , Shaati , surwaal , jariyaada, fataal, Askari, Bajiye iyo qaar kale oo badan oo carabi, chinese , urdu iyo english ka yimid afsomaliga dhinac waa luuqad dowli ah.
Kkkkkkkkkkkkkkkk
Leybiyaato
Waa cunto kariye
Yaasiin dhib badanaa
ogaysiis ogaysiis gaysiis markisu aflax Wuxuu dhamaan ogaysii nayaa dadka jecel barasha qur aabka kariimka iyo culuumta shareecada islaamka in loo furay markis lagu baranaayo dhamaan aas aaska diinta waxaana mariska wax ka baranaaya dadka yar iyo wayn cidkasta oo danaynaysa barashada qur aanka kariimka iyo dhamaan shareecada islaamka noocyadeeda kala duwan hadaba wixii faah faahina kala xidhiidh TEl: +97466812961
Ali haraare mabilaawday soor ma shan cuntada dhaamaan
kkkk yasiin mee safarkii
Erayo badan oo ay sheegeen aniga oo XAMAR ku dhashay kuna koray ma garanayo.
Xaraarow ziyo waa bartee
Kubat afkee waaye mr xaraare iyo yaasiin
Labadi boos ee ad fadhisan jirten wad kala badalaten kkk
Al dente, maha aladhante, ebber ahaa. Waa runtisa waa basto an jilcin.
Hei❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Halkaa soorta malaha maaha cuntada oo dhan koonfurta waxaa looga yaqaan =badar
Halka gobolda qaar sida bariga somalia badarka looga yaqaan hadhuudhka ama masangada lkn soor xamar soorta caadiga ah aya looga yaqaan
Cusinyeri weeye cuna kariye hayna waalin reer koraad Ali ogoow babay waa aduunkoo dhan kalmadu maaha Talyani
Cali anaaba jakatore ah 🤣🤣
Ali waad iska shubaysaa hadalka soor waxaanu unaqaanaa Galayda la shiido Raashin oo dhan ma dhahno jaale
Alle testa/kubada madaxa, Alla denti/pasta bislaan.
Calcio waa ciyaarta kubada cagta
balanta waxay Ahayd hargaysa inaad kahadashid laakiin xamaraad umbaad kahadashaa hargeysa Aawi ingiriiski reer hargeysa
Shukmaan isga dhe yasiinow
Kkkkk yasin ducaale labo bug ah syuu soo ritay
😂😂😂😂labo bug ah 😂😂😂😂
Arrosto. Waa hilib ovenka lagu muufeyay, scalopino di,pollo, iyo di manzo,,marks la somaliyeeyo waa skalobin, cotoletto, Ssomali waa kutuleti, digaga, ama doro.
War sidaa uxamaasha Cali Xaraare maclinimadiisii bu la soo baxay khayr badan baan idiom rajayn
Waan idin salamay
Away safarkii yaasiin caloow
allow badbaadi afkeena hooyo
WLL ALI KALIMADA CORNO=KORNO = WAA MARNA NINKANAAGTIISA AMA NAAGTIISA GOGOL DHAAF KU SAMEEYA. MI HA HA FATTO CORNO= GOGOL DHAAF AYUU IGU SAMEEYAY. BASTA AL DENTE= BASTA AAN AAD LOO BISLEEYNIN.
TESTA = WAA MADAXA
cayda oo dham af som ali waa carabi.... bal u fiirso .. duli , kalab , wasakh... bilaa edeb ... kkkk
Yaseen iska amus walaal dhagayso keliya beerkiibaa na cadaadaye
Yaasin waa iga qosliyey runti
Aayad qur aan sixi meyside Bal ingilishka soomaali yoobayna ka Soo hadal ama carabiga
Batroone markuu yiri yaasiin kulahaa wa kan petrol ka kushuba hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Soor hadaan dhaho isii cuntada oo dhan baa laguu soo dhigaya kkkkkkkkkk yaasiin ducaale
Jecliya pasta saladato iyo babay
Waxaad ku dartaa hindiga
Rooti
Baraf
Shaah
Roodhi*.
asc ali haraare hadi ad wax sixi laheed yasin ducale ayabo kuqaldayo adiga osaxayo asaga qadka kabixinayo
Kkkkkk Iskalso... waxay lamid tahay Yaaqeey asalka kalamaduuna waa Yaa Akhii oo ah kalmad Carabi ah
Arbiitare ayaa kaa maqan ee kudar waa soomaaliyawdaye
Sxb yaasiin ducaale baastada markey bislaato ama ceyriinka eysan aheyn waxaa ladhahaa (((Meeso Kooto))))
Mise AL DENDE WAA RUN YASIIN
Isbartiibo waa garoon
Soor cuntada dham lamadhaho soor galeey lashiiday waaye
Caawa ma aftalyaani baa wa sodhawaynanaa
Alle testa dheh 😅😅😅😅
isbartifo kulaha yasin sinxi barisa ah kkkkkkkk
Yaasin ducaale aaway safarkii
Cali xaraare muxuu bisinka ugu bilaaabi waayaa ararta hadalkiiisa ,qodobkaas hala gaadhsiiyo jaalayaaasha,,,,
Meel dhismo miyad so gashay kkkkkkk yaasin qosolki ayu nagu daartay
Yaasin miyusan wali tagin kkk soki na sagotiyey mise wa barnamij hore kani o ad so daysen kk
madarsad quran hdaad online u baahanatahy lso xidhiidh whts ap 0634710803
calow iwaran sxb
Yaasin ducaale good Italian
Waxa saas noo galay waa kulidyada waxbarashada.
albiitare =referee ama ninka ciyaarta kala maamulaya, laanjo = kubada markii jaf lasoo siiyo si xirfadeysan loogu soo baaso qafka kale
Cali yow baraawe ku dar oo ah (barovo)
Lava piatti cunto macaan kulaha yasiin ducale wa jin
2 daan nin wan ka hela warko
wey uga qosliyan
ALA WADEERSHO.? ALI SHEEG WAAT ILODAY
Kkkkk xarare pls waqooyina keen yaaqey carabiga iyo ingriis yasin baastada an ad I karin muskota ayan dhahaa
Anigu waxaan ka aqaan italyga. Maarteeto, oo micnaheegu yahay jawi dagan😒
Maarteeto majirto ee MALETEETO OO WAX XUN QOFKA LAKU DHOHO AH BAA JIRTO
War ileen somalidu luuqad ba maleh wuxu waa wada copy and pest dadku maxay ku hadli jireen talyaaniga ka hor 😂😂😂😂😂😂😂😂
Inta gumeysi no iman hilb iyo caano iyo haruur iyo galey ban cuni jiray waxas waa qaranigi cusub adunka a bastada 100 sano lagama joogo xiligi la so saray wax weeyn yeyna kula noqon
Soor wa la yaqaanaaye adigaaba qaldaya
Baaldi India
War yasinow mad soo laabaty nio mise wali mad taginba meshi somaliyed hargeysa haso Marin wa lgu xidhiye
majabe:bakeeri
Af talyaani ayaad Ka wada dhigtay somaligii oo dhan talyaaniga ka hor reer xamarku maxay kuwada hadli jireen waaba yaab ee
Yasiin ducaale LoL war af somaliga waa qaribmay kulahaa