HALKU-DHIGGA HEESTA "DUQAAN ISKA DIID" HEESAA FAARAX SIIDOW FAARAX IYO SITEEY MA NOOGTO.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @caddowmaxamedamiin3756
    @caddowmaxamedamiin3756 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad bashiir waa mahadsantahay hadaad soo xasuusatay faarax siidow iyo siteey manoogto laakiin waxaan kaa codsanaa heesahooda kale inaad noo soo gelisid siiba heesta daamanka iyo dhabarkaa weynaa damac i geliyeen hadii heysid waxaan kaloo kaa codsanaa asli maxamed heesteeda ( wax kalaa la baantaa leyskana bogsiiyaayee kalgaceyl ma baaba'o barta caashaq uu dego bir hadii aan lagu goyn burduhuba ma karayee ma lahan baxnaaniyo baan laga kacaaye) heestaan meel kasta waa ka raadiyey mana helin haduu qof hayo waa adiga lee aan u maleynaa saxiibow ii soo raadi waagi nabadaa iigu dambeysey maqalkeeda waa mahadsan tahay

  • @cabdallahillaac9201
    @cabdallahillaac9201 3 ปีที่แล้ว

    Yaa Sallaam🔥♥️

  • @bashirmxmd3250
    @bashirmxmd3250 3 ปีที่แล้ว +2

    Duqaan iska diid
    Dabaalyahayey
    Anaa da'yaraa
    Dadaalaayee
    Thanks sxb

  • @nurreproductions4340
    @nurreproductions4340 3 ปีที่แล้ว

    Waa hees funny ah 🤣

  • @bashiirmaxmud4924
    @bashiirmaxmud4924  3 ปีที่แล้ว

    *Waxaa*

  • @ibrahimmahamed5283
    @ibrahimmahamed5283 3 ปีที่แล้ว

    dadkaas waligeed xitaa malagaari doono habka muusiga loo saaray iyo nuxurka heesta caadi maahan dadka maanta waxaanba lafahmeynin ayay kuheesaan

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 ปีที่แล้ว

    Laxanka heesta iyo shareerada iyo turumbada baa si weyn isu kaashaday.

  • @ragemadoobe4628
    @ragemadoobe4628 3 ปีที่แล้ว

    .