WITH LYRICS DUQAAN ISKA DIID DABAALYAAY FAARAX SIIDOW SIIDOW FAARAX IYO SITEEY MANOOGTO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @AminaSounds
    @AminaSounds 2 ปีที่แล้ว +8

    Saas waaye, FAARAX SIIDOOW FAARAX IYO SITEEY MANOOGTO, dhow hees ayeey isla qaadeen, oo keydka radiyow Muqdisho ugu jiray. Mahadsanid eeddo QARAARE Dhal Fanaan, guul iyo gobanimo.

  • @saidismail2854
    @saidismail2854 ปีที่แล้ว +2

    Alla ha u naxariistee Faarax siidow Faarax wuxuu ahaa fanaan qaali ku ah umada soomaaliyeed

  • @ahmedhusni919
    @ahmedhusni919 2 ปีที่แล้ว +3

    waaaw duqaan iska diid dabaalyahay
    anaa da,yaroo dadaalaaye

  • @saciidoabuukar213
    @saciidoabuukar213 2 ปีที่แล้ว +5

    Zxp qaraare horey usoco
    Howl wacan ayaad haysaa

  • @abdiqafaaribraahiim2108
    @abdiqafaaribraahiim2108 3 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxariisto 2dooda maanta weynaga hoseeyaan 😢😢

  • @dhacdoyinkamuqdisho6590
    @dhacdoyinkamuqdisho6590 2 ปีที่แล้ว +2

    qaraare sxp mahadsanid

  • @dadkamedia6061
    @dadkamedia6061 2 ปีที่แล้ว +3

    music kaban shareero sida qalabka
    isugu dhacaayo cajiib waayi good time

  • @Neymar-sq7fw
    @Neymar-sq7fw 2 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad eng qaraare
    Waa heesahii banaadiriga
    Ee caanka ahaa

  • @mosoowmsw4842
    @mosoowmsw4842 3 หลายเดือนก่อน +1

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لها وارحمها واسكنها الفردوس الأعلى

  • @maxamedxasan9882
    @maxamedxasan9882 7 หลายเดือนก่อน +2

    xaliimo wareeg badan heesteeda wayeh 😂

  • @batuulohaji642
    @batuulohaji642 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto 2 badooda

  • @Neymar-sq7fw
    @Neymar-sq7fw 2 ปีที่แล้ว +2

    Deriska hadii dab loo do onto
    Oo la daaho dadkaa dagaashoin uy
    Utah city

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub 2 ปีที่แล้ว +2

    Duq aan Da'diisa ogeyn ay ku jirtay heesta sxb haddaan qaldaneyn

  • @maryamcumar5894
    @maryamcumar5894 16 วันที่ผ่านมา +1

    In tii dhimatay ilahay ha u naxaristo waa iga qosliyen😂 duqa iska diid ana dayro dalaye 😂

  • @jihaanahmed733
    @jihaanahmed733 7 หลายเดือนก่อน

    Ma diidaayo ma ahan wa ma di’daayo. Yacni wax ana jirin kama cararayo

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว

    Qaraare thanks 👍

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 ปีที่แล้ว

    Duqan iska did dabal yahay aniga da yaro ku donayo duqa I Ron ma didayo da yarta dumarki wa dilayan

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 3 หลายเดือนก่อน

    Duqan iska did dabal yahay ana da yaro dadalaye duqa I ron ma didayo da yartan dadka wa duleyhayan aun labada😂😂😂😂

    • @fartunmohamud9179
      @fartunmohamud9179 หลายเดือนก่อน

      Wey noolyihiin labadaba siidow ma sheegi karo lkn sitey wey nooshahay

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 3 หลายเดือนก่อน

    TV qaranka xaquq deda kama helin sitey ma nogto anago sedex haween cawin jirnay xalimo cabdi maxa cise wife cabdi dhux mar noqotay aniga iyo qadijo maxamad diriye weliba qadijo iyo xalimo gobo ad iga dhaqalo ficna aniga tabarteyda intey tahay kama xasdin bahi xog leh iyo daruf nolosha martay nala jog binti cumar gacal ba wa nala jogta nafo dhahnay wilkeyga ilmaha u dhalay iyo nagtisa waxa umada ka helo ku bila nagu tiri iyo gabarta dhashay😂😂😂😂

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 2 ปีที่แล้ว +1

    sitey qosol wanaag dheh siteey manoogto waa nooc gaari xamuul

    • @AminaSounds
      @AminaSounds 2 ปีที่แล้ว +5

      Maya, ma ahan Qosol wanaag, xilligii heestaan la qaaday Siteey qosol-wanaag Fanaan maba ahayn, Siteey Manoogto waaye qofkaan, oo ahayd gabar dhinacyo badan fanka uga jirtay.

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AminaSounds Aamow muuse sln sare.noolow weligaa asalowgi Xamar.

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 2 ปีที่แล้ว

    Classic