SAYNAB CIGE (RUUXII DHAB KU JECEL) AXYAA SAYNAB NAFTA DAJI By Somali Music Store

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @Nouradien_Ahmed
    @Nouradien_Ahmed 4 หลายเดือนก่อน +1

    28 July 2024 hargeisa , habeen aan xasuustay qofkaan jeclaa oo iga tagay 😢😢😢😢😢

  • @adamali2035
    @adamali2035 2 ปีที่แล้ว +2

    Saynab cige muxumed cimri dherer iyo caafimaad waara aakhirana jano mamo💔🖤 habeen Arbaca 1:05am hargeisa 31 August 2022👋

  • @abdilaziizahmedjaamac2802
    @abdilaziizahmedjaamac2802 3 ปีที่แล้ว +2

    Eesh calaa qaraami macaan ❤️

  • @fowziyahaji6152
    @fowziyahaji6152 5 ปีที่แล้ว +4

    Heeso macna xanbaarsan waa heesihii hore

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

    Kabankii jiim shesh muumun
    Mucjisadii mar uun fanka soo maray
    Allh kuu naxariisado

    • @hamsedigin3398
      @hamsedigin3398 2 ปีที่แล้ว +1

      Abdinasir macalin caydiid weeyi walal

    • @danvos2528
      @danvos2528 ปีที่แล้ว +1

      ​@@hamsedigin3398 Haaa waa runtaa waa gacanti Cabdinaasir aun.

  • @saynabxasan4456
    @saynabxasan4456 5 ปีที่แล้ว +2

    Jecliyaa heesihii hore daganaanta waa bilaa qum qac

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 ปีที่แล้ว +18

    like iigu deeqa axzaabtaay caawa

  • @faizacaynaanshe6800
    @faizacaynaanshe6800 4 ปีที่แล้ว +4

    Hestan wan jecly waxan xasusta ano safar ah hargysa ayan kabxy o burco usocda ayey gaadhiga nogashidnyd 2011 melahs ayee ahed sidii uma ilaawin marksta wan xasusta safrki aan gly iyo ano ninka garanin hadana aan dhar jeer ki idhi walal hestaa inogu celi
    Waqti ladhafay iyo dharaaro xasustod

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 4 ปีที่แล้ว

      Waa heees xigmad iyo farshaxanimo badani ku jirto qofkana iyada is baraysa
      Sida hada kuwa jira maha ee music keliya un inala so hor istaga ee an wax xigmada ba ka hadleyn anba sacada kula hadlayo ayaan dhageysanaya oo an shaqo kusii socdo
      Dadkii hore xigmad iyo sharaf ayey inoga tageen lkn sidey inogu hanbeyeen ugu meynan lisin wll really

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa sax wa laga dhamada dhibato kasto ku so marta

  • @xasanaxmed2221
    @xasanaxmed2221 4 ปีที่แล้ว +2

    Eesh calaa saynab cigeh.
    Walee way ku beer qaadaysaa.
    Kolay aniga wuu helay hadan 50 percen still gone

  • @mohameddaahir4478
    @mohameddaahir4478 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees a an jeclahay seynab cige qof weyn

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 หลายเดือนก่อน

    Ninkii faraha fududaa, ee gacantiisu kabanka dhawaaq ka u macaan ka soo saari jirtay; (Cabdinaasir Macallin Caydiid) Ayaa kabanka ku xareedinaya. Wacanaa oo xallad lahaa marka ay fadhi isku helaan Cabdinaasir iyo Saynab Cige, sidan oo kale ayay dhagaheenna iyo quluubteennaba ugu raaxeeyaan.

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 5 ปีที่แล้ว +6

    Hablaha fanaaninta kuwii ugu quruda badnaa baykujirtay rag oodhana waa kadabadhacay heersaynab waxay gaadhay kuhadalka afsoomaaliga ayjoojiso inay kuheesayso mooyee barasho wanaagsan soomaali maryooley qayrkeed kahadha

  • @farhiyamahamad3946
    @farhiyamahamad3946 5 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa Foowsiya heeso waa kuwi hore

  • @abdulrazakbiyola6458
    @abdulrazakbiyola6458 5 ปีที่แล้ว +7

    "Ruuxi dhab kujecel waa laladhadhamiya" waa midhka

  • @Fadka213
    @Fadka213 4 หลายเดือนก่อน

    Yaa cabdinaasir

  • @farhiyamahamad3946
    @farhiyamahamad3946 5 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤Eedo Saynab Cige

  • @hanteenwarsame6703
    @hanteenwarsame6703 3 ปีที่แล้ว +1

    Rightka viewska ayaa qaata , ma fanaanada iyo cidii ku ehel ah mise dhexdaa loo joogsaday ?

  • @kamalhonest73
    @kamalhonest73 3 ปีที่แล้ว +1

    Talow kabanka ma jiim baaa mise qof kale

  • @hamdamohamed6313
    @hamdamohamed6313 4 ปีที่แล้ว +1

    2020/10/19❤

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo

  • @saciidbilaal9974
    @saciidbilaal9974 4 ปีที่แล้ว

    Axyaa wadani orahaan naaqano

  • @cfataxdhoore5099
    @cfataxdhoore5099 5 ปีที่แล้ว

    Wkhti hore

  • @farhiyamahamad3946
    @farhiyamahamad3946 5 ปีที่แล้ว

    Ruuxii dhab kuu jecel

  • @farhiyamahamad3946
    @farhiyamahamad3946 5 ปีที่แล้ว

    Ruuxii dhab kuu jecel waa laladhadhamiya

  • @ismahanmohamed2011
    @ismahanmohamed2011 5 ปีที่แล้ว +2

    💖💖💖💖

  • @abdirashiidcubeyd4028
    @abdirashiidcubeyd4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo