Hayaba Saynab Cige iyo Cabdinaasir Aleyle YouTube

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 ปีที่แล้ว +10

    Alla caafmaad ha siiyo saynab cige maxamed carraale oo degen imika magaalada hargaysa caasimada J/Somaliland iyo fanaan da, yar cabdinaasir ileeye dhamac waxaana hore ula qaaday salaad maxamed darbi iyadoo heestani ay ka mid ahayd riwaayadii Qabrigii Jacaylka laxankana salaad darbi ayaa saaray iyo curintii alla ha u naxariistee abwaan maxamuud cabdilaahi ciise sangub

  • @Garane2020
    @Garane2020 ปีที่แล้ว +2

    yaa soo qori karaa heesten midhahedaa oo dhameystiraan yacni lyrics ka.

    • @abdullahiahmed5126
      @abdullahiahmed5126 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/ZlGUsPSB4WY/w-d-xo.htmlsi=gRkh0trNfLHUYAKm

  • @caraayecali5449
    @caraayecali5449 2 ปีที่แล้ว +2

    heestaan iyo waxaan ku soo xasuustaa dagmada ceelbuur ee aan ku dhashay wlhi galiinyo ayaa ugu jajabto markaan maqlo

  • @kaboweyne9473
    @kaboweyne9473 หลายเดือนก่อน

    Waa Marki igu horeysey eee aaan dhagaysanyo heeestan November 2024 aaad ayaaan uga heley heeetan maaadaam aan ka mid ahay taageerayaasha Zeynab cige ilaahay ha u naxaristo

  • @hodomusa2844
    @hodomusa2844 11 หลายเดือนก่อน +3

    Axyaa hees weeyi

  • @feisalsheikhmaxamed55
    @feisalsheikhmaxamed55 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxaa dhageysan jiray abtigey oo ahaa nin askari ah magalada Garissa anigoo yar oo dugsi dhiganayo ayan ladhageysan jiray 2003 Allaha uraxmado hada waa iga hooseyaa

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว

      Aniga waxaa ku xasuustaa walasheyda 2011 wada dhegesan jirnay 6sano ismanan arag walasheyda wan u xiisay

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @maganwarfa
    @maganwarfa หลายเดือนก่อน +3

    Jacayl yimmid oo yugan
    Arinkaan yagleelaba
    Yeelaheeda kalafura
    Yaabaan kunooloo
    Xalay yolola’aygii
    Yixidiyo dureemada
    Yacay kuma nagaanee
    Hayebaa hooyaboow
    Yaahee hayebaa
    Page two
    Yicibtaan kunooloo
    Dugaaggaan yur odhanjiray
    Yaaban gacal layeeshee.
    Yoowleeyay duurkoo
    Arrini igayaacdoo
    Yaasiinka culusiyo
    Ya’eey hoos kulabaleey
    Ku yutu’ay quraankee
    Hayebaa hooyaboow
    Yaahee hayebaa.
    Page three
    Afkoo yamaa yulqan gabay
    Qalbigoo aan yeedhayn
    Nafta iyo yuhuuntaba.
    Yaayuulay xalayoo
    Sida awr yagooraa
    Hawlbaan yulyuliyoo
    Yamayska iyo dooggii
    Yaxnigu ima deeqee
    Hayebaa haoyaboow
    Yaahee hayebaaa
    Page four
    Yel ma odhannin caashaqa
    Yooyaanka ciilkiyo
    Wali yoon igama hadhin
    Kabuhu iimayeelloo
    Kalgacayl yabaaloo
    Aan iga yaraaneyn
    Baan layuururaayoo
    Kaymaha yoxoobee.
    Kabubu iima yeelloo
    Kalgacayl yabaaloo
    Aan iga yaraaneyn
    Baan layuucayaayoo
    Kaymaha yaxoobee
    Hayebaa hooyaboow
    Yaaheee
    Hayebaa

  • @axmedxuseen5174
    @axmedxuseen5174 4 ปีที่แล้ว +1

    Hayabaa hooyabow yaahee hooyaba

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan mcn o ay qaadayaan salad darbi iyo Zeynab cige alle maxay heeso qurxoon isla qaadeen labadan sida 6666 iyo midan hada ii Shidan
    Wa Hben Ramadaan 17 Marayo 2024 Muqdisho ❤

  • @husseinomar2375
    @husseinomar2375 2 ปีที่แล้ว +1

    Afka- yamaa yilqin-gabii

  • @berberatown5689
    @berberatown5689 7 ปีที่แล้ว +2

    one of somali hits

  • @barooncabdi4265
    @barooncabdi4265 2 ปีที่แล้ว +1

    Hayaba

  • @abdifatahabdifatah1767
    @abdifatahabdifatah1767 3 ปีที่แล้ว +1

    555

  • @abdifatahabdifatah1767
    @abdifatahabdifatah1767 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh