5 Ha uga sheekayn qofna sirtaada hadii kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 139

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 ปีที่แล้ว +45

    Dastuur waa quranka rabigen iyo sunada nabiga salalahu caleyhi wasalam . Waa liibaanteenu aduun iyo aakhiro waa cadaalada ka maqan dalkeenu waa hormarka iyo walaaltinimada dadkeenu...
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ..

  • @nasramohamed4097
    @nasramohamed4097 2 ปีที่แล้ว +16

    Carabkaga Rabii haku xafiidho wllo you are a role model

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah wan kaga mahad celinay mar walban fursad helo videoyadadan dhagaysta inta badan comments kama bixiyo balse wan kaga mahad celinaya sidaad noo dhiiri galiso wallkay
    Thank you so much for being a good motivator

  • @aaminamuxuyadiin7466
    @aaminamuxuyadiin7466 2 ปีที่แล้ว +8

    Wall Ayuub Alle khayr ha ku siiyo balse dhaman arrimahagan dhiirigelin wayn ka helay taas oo igu keenty hada inan wax ka qoro , insha Allah arrinkana caawa anuu aad ii quseeyaa جزاك الله wax weyn ayad iga badashee wll

  • @tawakalxaapzade3968
    @tawakalxaapzade3968 2 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allah mcalin Alle cimriga iyo caafimaadkaba ha ku dheereyo

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid wx badan wn ka faaiday wlhi oo noloshayda wan ku dabqaay marksta wn eega inaad wx soo dhigto ilahay wxd mar wlba doonaysid alle hku siiyo markasta Mahadsanid wll ayub 🥰👏

  • @hassanahmedibraahim4618
    @hassanahmedibraahim4618 2 ปีที่แล้ว +15

    Thnks teacher✊️🦋❤️

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 2 ปีที่แล้ว +7

    Inta jecel In course kii English ahaa loo soo celiyo halkan Like saar

  • @niciimoali3674
    @niciimoali3674 2 ปีที่แล้ว +3

    Weligay qof uma sheegin waxa naga dhexeya aniga iyo ninkaygayga run ahaantii wax wayna iskuma qaban10 sano kabadan waan wada joognaaa alxmdulilh

    • @jama-ahmed4159
      @jama-ahmed4159 ปีที่แล้ว +1

      MaaShaAllah Walaashayeey Kuma Aqaano Lkn Alle hakuu barakeeyo qoskaaga ee Sidaa Noloshaada uga Adkaw

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +6

    Teacher Ayuub Axmed jumaca mubarak ✨✅✅

  • @alimuqtar6085
    @alimuqtar6085 2 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allaah illaah hakuxafido aduun iyo aakhiro macali waa fikrad wanaagasan oosaxah

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 2 ปีที่แล้ว +5

    My favorite motivator ❤️✊

  • @calixoor8373
    @calixoor8373 2 ปีที่แล้ว +3

    M.A ustad hore u soco Alle haku xafido mel kasto aad joktid

  • @quenmaria9258
    @quenmaria9258 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayub qfki 1 ee comments bixyo m a shukrn

  • @hackermaahir3877
    @hackermaahir3877 2 ปีที่แล้ว +3

    Nabiga kusaliya scw

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you teacher🥰🥰🙏🙏❤❤💯💯

  • @samsamali4206
    @samsamali4206 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks our teacher ❤️

  • @mussolinifootball4947
    @mussolinifootball4947 2 ปีที่แล้ว +6

    Qofkasta Oo murugaysan Alle murugada Ha ka qaado

    • @zahraabdikarim
      @zahraabdikarim ปีที่แล้ว

      Aamiin Yaa raabi 🤲

    • @farehamuhamed5283
      @farehamuhamed5283 21 วันที่ผ่านมา

      Aamiin yarabbi

    • @mussolinifootball4947
      @mussolinifootball4947 21 วันที่ผ่านมา

      @@farehamuhamed5283 Alle ha kaa dulqaado dhibaato iyo murugo kasta oo ku haysata walaal. Insha Allah waad ka bixi ee ilaahay uun kaasho

  • @maxamedbarkhad9222
    @maxamedbarkhad9222 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaha ku xafido wll ayuuba

  • @idmanitacabdi5262
    @idmanitacabdi5262 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalinkeyga Allah ku sharfo

  • @fadumocrisaaq4961
    @fadumocrisaaq4961 2 ปีที่แล้ว +3

    Walal saaid udaneeyaa wararkaaga allah haku xafido❣🙏

  • @yacquubmawliid2051
    @yacquubmawliid2051 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله عليك
    Cilmiga alle hakuu siyaadiyo

  • @abdalamohamed9980
    @abdalamohamed9980 2 ปีที่แล้ว +2

    You are always inspires me

  • @mahdiwihliye6651
    @mahdiwihliye6651 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks my Teacher

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 2 ปีที่แล้ว +6

    Walal aan jecllhy nolow keep going 💯❤

  • @kinghappy9879
    @kinghappy9879 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks misse you teacher

  • @gamenow2005
    @gamenow2005 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah shukran walaal ayub

  • @ifrahfarah5543
    @ifrahfarah5543 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walalo all the time I open your video that's for your advises

  • @abgaalhargeysa5384
    @abgaalhargeysa5384 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Walalo ayuub Ahmed

  • @rahmaabdi3840
    @rahmaabdi3840 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh wllky ayub axmed mahdsnid dhirigaliyaha nollosha

  • @ahmedalinuur1730
    @ahmedalinuur1730 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wllo ayub

  • @cabdiraxmaan4303
    @cabdiraxmaan4303 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah Tabarakallaah ilaahey haku xafido wallkeey qaali Horey Usoco adigoo Sareeya

  • @xabiibacaliisaaq5159
    @xabiibacaliisaaq5159 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you teacher ❣

  • @bigpro7137
    @bigpro7137 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going wlakei ✌️💯

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks teacher❤

  • @laylonuur8482
    @laylonuur8482 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustat ayub allaha kuxafido

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my b teacher

  • @umufathiyacadeey7348
    @umufathiyacadeey7348 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @kaafiyaabdirahman4727
    @kaafiyaabdirahman4727 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku barakeyo wllky qli

  • @nuurmostafe6154
    @nuurmostafe6154 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah jasakalahu khayr macalinkygii nolosha ayuub

  • @maajid827
    @maajid827 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin 💎🖤🖐

  • @calicabdi45
    @calicabdi45 2 ปีที่แล้ว +6

    Thank you Ayub sajid for your precious videos .

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsnid ustaad keep going

  • @mtr_mohamed-1663
    @mtr_mohamed-1663 2 ปีที่แล้ว +2

    mashallah wll ayuub Axmed

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah caaqil masuul sare

  • @musdhafabdukadir7437
    @musdhafabdukadir7437 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks you teacher

  • @farahahmed2691
    @farahahmed2691 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank u wll

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 ปีที่แล้ว +1

    taageero ayaan kuu ahay in badan dhirigalinta nafteeyda ayaa wax ka badashay 🤦‍♀️❤️💯

  • @ciyaarahacalamka638
    @ciyaarahacalamka638 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukran walalka

  • @qadarmxmd6046
    @qadarmxmd6046 2 ปีที่แล้ว +1

    My pro dear mahadsanid muqalkan oo kale soobadi wll qli Mardale mahadsanid 🥰🙊💖💯

  • @hassandiinsoor4829
    @hassandiinsoor4829 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll

  • @ikraabdulle6205
    @ikraabdulle6205 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadbad u mahadsantahay alle haku sharfo

  • @fmfootball9225
    @fmfootball9225 2 ปีที่แล้ว

    Thank you wllhi Wax badan ayan kaa bartay, Jizaa kallah

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 2 ปีที่แล้ว +4

    MahadSanid walaakay Suhayb 💞💋

  • @falisnor6391
    @falisnor6391 2 ปีที่แล้ว +7

    ma og tahay mise lasocotaa in aad ii tahay wallaal tallo iyo tusmo ka helo waa i dhiirigelisay waxaa ii tahay shidaal ku dhaqaaqo.

  • @xamedcabdi4528
    @xamedcabdi4528 2 ปีที่แล้ว +2

    Comments qof igu horeyo Allha ku xafido

  • @hibocawiif5638
    @hibocawiif5638 2 ปีที่แล้ว +4

    M.sha allaah wllo aadbad umahad san tahy

  • @hamdaxiirgeye4182
    @hamdaxiirgeye4182 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah mahdsanid wll in badan

  • @allahkariimyaallah7871
    @allahkariimyaallah7871 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhibaatadaan oo dhan waan arkay 😌

  • @munamahomed3489
    @munamahomed3489 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah wllo horaya uu soco

  • @feysalbusiness6277
    @feysalbusiness6277 2 ปีที่แล้ว +2

    Marsha Allah sxb sare

  • @daadiryuul938
    @daadiryuul938 2 ปีที่แล้ว

    Thank you my Bro👑💖🙏

  • @abshiroabdimohamed2534
    @abshiroabdimohamed2534 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walalkey

  • @Ayandagaan
    @Ayandagaan 2 ปีที่แล้ว +1

    Mchaa allha dar alle ayan kuu taageera

  • @amsproduction9321
    @amsproduction9321 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @warisabdi9576
    @warisabdi9576 2 ปีที่แล้ว +2

    Shuukarn wll qaliya❤❤❤

  • @sucadofarax6825
    @sucadofarax6825 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you ayuub

  • @xubishbagase6238
    @xubishbagase6238 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abowe

  • @mataanyare3337
    @mataanyare3337 2 ปีที่แล้ว +4

    English tii maad ka caajistay wllhi meel wanaagsan ayay iimaraysee siwanaagsan ayaan ugu xidh yaaye maxaa dhacy aad ku daysay English tii macalin

  • @argasantwins9112
    @argasantwins9112 2 ปีที่แล้ว

    Thanks for the good work♥️

  • @sagalapdiqani7852
    @sagalapdiqani7852 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going wllo mcn 🙋‍♀️❤

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid pr0

  • @allexusinbdan5101
    @allexusinbdan5101 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going 💪 abowe

  • @halimaabdirazak6525
    @halimaabdirazak6525 2 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH WAA RUNTAA WALAAL

  • @najahibraahim9114
    @najahibraahim9114 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wlal AYuup🥰

  • @macruuf9548
    @macruuf9548 2 ปีที่แล้ว +3

    Thankfull teacher you are good boy.

  • @hamsehemash9180
    @hamsehemash9180 2 ปีที่แล้ว +4

    ayuubow xage wll lagagaso xidhidha su aal ban rabay inan ku waydiye

  • @abdiqaadirjaamac
    @abdiqaadirjaamac ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahey zxp imbadan

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks bro

  • @qaaliquruxqaaliqurux8803
    @qaaliquruxqaaliqurux8803 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku taageera ayuub keep going

    • @abdiaden405
      @abdiaden405 2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid abti 😁

  • @maimonaadheere5359
    @maimonaadheere5359 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @paar3094
    @paar3094 2 ปีที่แล้ว +3

    yes bos

  • @leilamire1043
    @leilamire1043 2 ปีที่แล้ว +4

    Wll xagenkla xarira waxbn kuweydi laha

  • @cabdiwaxid3813
    @cabdiwaxid3813 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @xamedcabdi4528
    @xamedcabdi4528 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaan like gareey

  • @maryanidle4591
    @maryanidle4591 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @hibakmohamed6843
    @hibakmohamed6843 2 ปีที่แล้ว +1

    manshalla Aallah 🤩🤩🤩❤❤❤❤💞

  • @dhoolbariise3552
    @dhoolbariise3552 2 ปีที่แล้ว +1

    dhiri galiye buuxa masha allah

  • @khadrahohamud3178
    @khadrahohamud3178 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah tabarakallaah afkaga caano lagu qabay

  • @mohamedhusseinali5650
    @mohamedhusseinali5650 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🙏

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis7824 2 ปีที่แล้ว +1

    English class coursigii aawey abti

  • @deeqoisse3006
    @deeqoisse3006 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka kaliyee TH-cam ka daawado baa tahay

  • @akhiiyaaziin5674
    @akhiiyaaziin5674 2 ปีที่แล้ว +1

    nio fiidaw yaasha soo gaabi wall

  • @DjamaAnas-ry9nu
    @DjamaAnas-ry9nu ปีที่แล้ว

    Asc abti

  • @aamiincabdi2795
    @aamiincabdi2795 2 ปีที่แล้ว +2

    Frast ❤️

  • @abdishakuur6442
    @abdishakuur6442 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb Addiction Qaabka Loojoojiyo Noofaa idee Please

  • @xafsoqurux9875
    @xafsoqurux9875 2 ปีที่แล้ว +3

    Abowe xagen kaa heli kara talo walanimo kaa rawaa

  • @laylomaxamed2474
    @laylomaxamed2474 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa rlly

  • @mohamedsuleimanqambi7871
    @mohamedsuleimanqambi7871 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks 🙏🙏🙏💯💯

  • @relaxing1339
    @relaxing1339 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa u ekatahay macalin la dhoho mohamed kalid 😂