ADKEYSI Buuga C/raxman C/Shakur Bilowgii Xarakooyinka Iyo Waayihiisii Buulaburte

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @mohamedshieqhasan6651
    @mohamedshieqhasan6651 3 วันที่ผ่านมา +3

    Wallahi waa Book aan aad ugu baaahnaa akhrintiis mahadnid walal qarni jooog. 🙏

  • @shamsoadannuur7965
    @shamsoadannuur7965 3 วันที่ผ่านมา +6

    Masha allah walal buug akhriska kuma fiicani lkin intaan canalkaaga bartay waan jeclaaday aad ayaad u mahadsan tahay🎉🎉🎉

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  3 วันที่ผ่านมา

      Buugta Hala Aqriyo

  • @eng.mohamedali4922
    @eng.mohamedali4922 3 วันที่ผ่านมา +3

    Allh haku sharfo sxb ninka kaliya ee i jeclaysiiyay noval books 📚❤

  • @khayrysuf9254
    @khayrysuf9254 วันที่ผ่านมา

    Buugii alaha unaxariiste madaxweyne abdulahi yusuf halgan & hagardaamo nooso dhamaystir adoo mahadsan

  • @simraanhaajiahmed1435
    @simraanhaajiahmed1435 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waad mahadsantahay wll

  • @amkashuuqe3627
    @amkashuuqe3627 3 วันที่ผ่านมา

    Thanks for the hard work brother

  • @drmohamedrage7704
    @drmohamedrage7704 วันที่ผ่านมา

    Thank wll

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble1060 2 วันที่ผ่านมา +1

    Buuggan Markaan Dhamaysto Waxuu Go,aamin Doonaa Inaan Anah Ka Qoro Tariikh Nololeedkayga Waayo Waxaan Ogaandoonaa Wixii Aan usoo joogay

  • @zakimohamed3228
    @zakimohamed3228 วันที่ผ่านมา

    Wxaan ahaa in kabdan 8 sano Fans ka Aqoon yahan Abdirahman abdishakur warsame wxaana aamin sanahy in abdirahman yahy nin kulan saday aqoon diineed iyo mid maadiba una qalma in uu dalka hogaaamiyo lknze wxaan aad uga niyad jabay mrkii uu sameeyay wx uu kuwajihi karay siyaasad sanadihii 2020 ilaa 2022 oo ahaa wxii dadka qaar ugu yeereen badbaado qaran midaas abdirahman wxuuu in bdan xusay qabiil iyo wxaan kuhaboonayn waana mid dhintay Taageeradii bulsho bdan oo aan kuhayb ahayn blse lafikir ahayd anyway waa nin Wx bdan fahansan oo lagu aamini karo dalka hdii uusan gadaal iska bedeli doonin🙏🏿

  • @Maxamed-y6v
    @Maxamed-y6v 4 วันที่ผ่านมา

    Mahasanid ustaad❤

  • @Masqaniine8
    @Masqaniine8 3 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid waa bug so qadasha mudan

  • @MahamudAhmed-v6g
    @MahamudAhmed-v6g 3 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid qeybaha kalana Noosoo diyaari

  • @cadderashiid
    @cadderashiid 3 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid Sxb

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 3 วันที่ผ่านมา +1

    Maalmahan ba walahi niyada ayaan ku hayay in aaad buuga adkaysi aad inoo so gudbiso hada ayan arkay waad ku mahad San tahay walal bahda qarni joog Guud ahaanba iyo gaar ahan walal abdisalan

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 3 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay sxb, buuga ayaan raadinayay hadaadba noo keentay kaba sii wanaagsan.

  • @JanankaUK
    @JanankaUK 3 วันที่ผ่านมา

    Waan Sugaynay Buugaan Qeybaha kalana Hanagala daahin sxb

  • @MustafaKamaaludiin
    @MustafaKamaaludiin 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢

  • @Guhaad34
    @Guhaad34 2 วันที่ผ่านมา +1

    Buugan intee kahelaya

  • @Jacfar6
    @Jacfar6 3 วันที่ผ่านมา

    M.a scb❤❤

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @kiimiko5655
    @kiimiko5655 2 วันที่ผ่านมา +1

    Nabbi mursal baa iiggu qosol badan 😂😂😂

  • @Mcabdi134
    @Mcabdi134 3 วันที่ผ่านมา +1

    Qarni joog, halkaas nooga sii wad waan aqriyay buugga oodhan, haddana dhageeysigiisa kama daallo buugga.

  • @dalnursheduceysane1250
    @dalnursheduceysane1250 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Part 2

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Asxaabeey ina Mako soo dheere waxuu nooga Sheekeeyay Noloshiisii iyo waalid kiis ee Buug ma uusan Qorin waana ka Xumahay aqoon yarasiisa iyo Faan kiisa waana Ceeb in uu wariye nooga dhigo Buug wanaag san tan oo kale yaa arkay

    • @dalnursheduceysane1250
      @dalnursheduceysane1250 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adiga noloshadda iyo tan waalid kaga intaas maka qori kartaa, walaalkeeyow qofka lama xaqiro waxaan hubaa in dad liita aad taageertid aadna u taqaanid madaxwayne

  • @kabacade
    @kabacade 3 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb shekadi tusmo Maxa kudhacay?🤔

  • @zeheeb4884
    @zeheeb4884 วันที่ผ่านมา

    Part 2 away

  • @Sayidin-b8d
    @Sayidin-b8d 3 วันที่ผ่านมา

    Good

  • @sadkapoi5919
    @sadkapoi5919 2 วันที่ผ่านมา

    sxb shekada Guban Aawey Qeebaha kle

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  2 วันที่ผ่านมา

      Wa Waa Joojiyay

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc walaalkeeyoow waxaan filayaa in uu Ninkan aad kaaga gadmay Maalin walibo Mucaarad ah aan usabrin Umada Somaliyeed si uu wax uhelo Bad Umada Somaliyeed lacag darteed u iibshay kana sheekeeynayo waxii aan u Joog nay Dalka miyaa Madax Weenye la taageero ka Jiro Max,ed Siyaad Bare ka dib Dalka iyo Dalka waa lagu soo duulay waxaa ku soo duulay kan oo kale ee ha nooga dhigin Nin wanaag san waxuu ku Dhuusay Atax yaadkii waana ma quuste

  • @zuhaipapdi4660
    @zuhaipapdi4660 3 วันที่ผ่านมา

    lph guul😂