waa guul iyo gobanimo wayn . madaxaaga alla ha raachiyo mudane madaxwayne Muuse Biixi. nimankaas shaqadooda sifiican bay ugasoo baxeen aan caadi ahayn. magaalada way hormariyeen oy qurxiyeen,waan arkay markaan maraykan ka imid ,waanan ku farxay. wayna ku mahadsanyihiin. maayar muuge adigaa noo dooray ,waanad ku saxsanayd 100%.
@@ismailnasri9936madaxweynuhu mayor kursiga isaga ma saarin ee ummadda reer Hargeysa ayaa cod 25 kun ah ku dooratay midda kale maxaa heesaha adeerkii uu u quudhsaday? Muse waa oday aan damiir lahayn
Ilaahay iyo umadiisuba way ogtahay inaan ina mooge iyo soolteeko isu dhawayn todobadii sano ee uu soolteeko sanad iyo badhka ina mooge hayo baa ka waxtar badan
@@saamiaden7451waxay isu yihiin laga hadli maayo ee wax qabadkoodii ayaa laga hadlayaa ummadduna waa u jeedaa. Nin Muse ayuu u shaqeynayey nina ummadda reer Hargeysa ayuu u shaqeynayaa
@@mymmym8283 kuwan ina moge sheegayo bal noo sheeg maxay yihin waxa ku haysa qadiyad yar o rer miyi nimo ku jirto oo aad doon kala timi war war dayaxa iyo cadceda mid walba xiligeda ayay iftiintaa labadan nin a waxba kama dhexeyaan ee iska dhaaf inaad laba reer o walalo iyo laba nin o walalo ah dab ka dhex shido boowe look be fore your leap!!!
Waar yaadheheen, waar madaxweynaha ka xishooda waar anigu waxaan ahay dadka madaxweynaha ku mucaarka ah, hadana wax ceeba ma odhan, bal waa hadal odaytinimo, inasn mucaarad ahay igu kalifimayso inaan wax kasta oo uu yidhaado madaxweynuhu inaan xumaan u bedelo , ilaahayna ka xishooda madaxdana ka xishooda . Ibrahim Birmingham
Ina mooge iyo soltelko muu simin madaxwaynuu oo llamaba simi karo lkn wuxuu ka hadlay tobi kale oo ah sidii ay khilaafkii u xakameeyeen taas hafahmaan kuwa simaya amaleh madaxwaynahaa simay
Madaxweyne dad aan sinayn ayaad simaysaaye maxaad uga jeedaa, ma inaad ina mooge ku bedesho Soltelco, taa kaa teeli mayno, haddii kale mooge madaxweyne ayaanu sharaxaynaa wuuna noqonayaa waayo waa nin reer ka madax banaan Mohamed Ahmed Mooge waxaanu
Maayer Mooge oo ciirshiiga laga doortaya❤❤❤❤❤❤❤viva màyer mooge
Subahanallah Subahanallah Mawaxad Aragtay Madaxwayane Marwalba Inuu Tuubo Raaco War Iskaga Hadh Mooge
Anigu habarjecelo ayaan ahay lkn mooge iyo jiciir ma gaadhayaan dadka kale Sotelco waxba ma qaban
Wlhi warunta from hbryoonis 😊
Habarjelo hadatahy sow mayirkeeni caasimada maha😅
Illaahay ha ku barakeeyo mayar mooge ❤❤❤❤
Thnks
Ina mooge oo kale ilahay somali ha u badiyo aamiin
Thnks
Amiin yaa allah
Aaamiiin aaamiiin aaamiiin
SALAAMU C W W
INA MOOGE CID GAADHAA SOOMAALI KUMABA JIRTO AQOON , WADADANINIMO, IYO DAACADNIMO INTABA💐💐💐✅✅✅
MASUULIYADDANA WAA LA IS WEYDIINAYAA .
Madaxwaynuhu hadal xumaaaa ma maayir mooge ayaaa lala barbar dhigayaaa soltelco 😊
Thnks
😂😂😂 bal adba?
Solateco ayuu sumcad u samaynayaa kkkkk
Absolutely 💯 👍
Waxa lo kiciyay tanaasulku sameyay
Madaxwayne adigu na dhaaf. Qof madhan baad tahee. Viva mooge the real leader of Somaliland.
Ina moogoow adigu na dhaaaf
Illaahaw na dhaafi kani madax wayna maahee
waa guul iyo gobanimo wayn .
madaxaaga alla ha raachiyo mudane madaxwayne Muuse Biixi.
nimankaas shaqadooda sifiican bay ugasoo baxeen aan caadi ahayn.
magaalada way hormariyeen oy qurxiyeen,waan arkay markaan maraykan ka imid ,waanan ku farxay.
wayna ku mahadsanyihiin.
maayar muuge adigaa noo dooray ,waanad ku saxsanayd 100%.
Thnks
You are very welcome.
Mahadsanid Mudane Mayor👍
Jawaab fiican mudane maayir mooge istaahil calyak❤
Thnks
Madaxwaynuhu waxba muu odhan dadka fidnada wada ayaa isku xoqaya mayorka iyo madaxwaynahee.
Balse alle ayaa idinka abaal marin.
@@ismailnasri9936madaxweynuhu mayor kursiga isaga ma saarin ee ummadda reer Hargeysa ayaa cod 25 kun ah ku dooratay midda kale maxaa heesaha adeerkii uu u quudhsaday? Muse waa oday aan damiir lahayn
v .
Ko@@Dhamays
Jawaabta maayir mooge waa cadho ururtaye madaxwaynuhu abaal ayuu ku leeyahay maayir mooge,laakiin maayir mooge wali abaalkii muu celin
Muuse Biixi, -Nuux Ismaaciil ma dhaafsiisana 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Thnks
Masha allaa Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul madaxweyne , maayar mooge ha noolaado
Disgraceful Muse Biixi wax uu ka xishoonaya ma jirto.
Ma la yaabtay wuxuu ummadda isla soo hor taagay! Subxaana Laah dadkaba xoolo ayuu u haystaa
Walahi Waan u qajiley 80 jir madhan
Muuse caqli badanaa mooge iyo soltelco isku sidkay si uu mudnaanta mooge loo hayo uu ugu dhex qariyo soltelco
Gari alley taqaanaye hoos kasii ayu wadaa madaxwynuhu lkn ina mooge codkeygi kuma khasarin isago soltelco indrky yahay hadana waxan dooranaya qofki wngsn ee umada wax u qabaneya si aan dunida ula tartano
Wax laskuma cadeeyo waa loo rarmagalyeey
Adeer seddex maahe waa mid. Waa kusidee yaa aqaana dadkan mayir mooge
Thnks
Maansha Allah ❤❤❤❤❤thanks
We are lucky to have mens who represent Somaliland. These both mens showed US THEIR ACTION AND LOVE FOR OUR COUNTRY.
Thnks
Maxamed Mooge is amongst the giants of somaliland
Thnks
❤❤❤ alla cciil qabsanaa oo calool xumaa oo fogaa hadalkiisu alla kala xisaabtami mw waa wax kusugaya xisaabta umadda adiyo kan iskaa dabasocda
Mooga madaxwaynaha mustaqbalka
Guuuuuul somaliland viiva somaliland
Ma mooge iyo solteelka isbarbar dhigtay adkaaty oo fududaatay 😂
😂😂😂😂😂 ❤️
Maayir mooge ❤❤❤❤❤❤❤❤maayir mooge❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay iyo umadiisuba way ogtahay inaan ina mooge iyo soolteeko isu dhawayn todobadii sano ee uu soolteeko sanad iyo badhka ina mooge hayo baa ka waxtar badan
Thnks
Yaa tartansiinaya labaad nin waa laba nin oo ilmadeer ah ina moge waa maayir soltelco na waa Ex maayir mantana waa dad walalo ah jooji munaafaqada
@@saamiaden7451waxay isu yihiin laga hadli maayo ee wax qabadkoodii ayaa laga hadlayaa ummadduna waa u jeedaa. Nin Muse ayuu u shaqeynayey nina ummadda reer Hargeysa ayuu u shaqeynayaa
@@saamiaden7451Muuse intaa ku dheh oo u sheeg inuu Munaafaqada joojiyo wayo isagaa tartan siinaya iftiin iyo mugdi.
Waa hadaad maskaxda xor katahay oo aanad ahayn kuwa Maayir Mooge sheegayo 😂
@@mymmym8283 kuwan ina moge sheegayo bal noo sheeg maxay yihin waxa ku haysa qadiyad yar o rer miyi nimo ku jirto oo aad doon kala timi war war dayaxa iyo cadceda mid walba xiligeda ayay iftiintaa labadan nin a waxba kama dhexeyaan ee iska dhaaf inaad laba reer o walalo iyo laba nin o walalo ah dab ka dhex shido boowe look be fore your leap!!!
Ma solteeko ayuu c/kariin Axmed mooge bar bar dhigayaa
Thnks
Muuse wuu qabyaaladeeyay wallee lkn clkariin Axmed mooge waa hogaamiye dhab ah
Xaqiiq midhkaasaa ah👍
Mayir Cabdikariim axmed mooge ilaahay haku xafido Amiin amiin amiin
Thnks
Maayir mooge waxqabadkiisa ha loo qiro
Hestii aderkii🤣😂😁😭😂🤣
Aad ayaan uga xumahay Madaxwayne in aad is barbardhigyo Maayir Mooge iyo soltelco....
Thnks
Ina biixi mamayirbaa hadalkuu habaar kaga dhacaye
Wuxu legend salaa Mooge ❤
Wax Xumaan Lagu Sheega ma Taalo Ee Umada Haysku dirina Alle Ka Cabsada.
Mayor iyo Madax-Waynihii.
Mayr mooge wa geesi geesi dhaley
Alle haku xafido Amiin amiin amiin
Thnks
Mooge 🎉❤
Somaaliland ❤ guul ❤ guul ❤ loov ❤
Muse is enamy of isaq he will destroyed isaq
Mooge waa geesi cidina ma gaadho sooteelko hargaysaa sheegi
Thnks
Adiga oo muuse biixi ah 7 sano baloodh habeeysi ah umadda ka fadhiiso badaluu😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤
Taa mooge waan kaa hayaa
Wuxuu ummadda isla soo hor taagay waa yaqyaqsi waa shakhsi aan xishooneyn oo damiirkii ka dhintay
Libaax mooge runtuu usheegay balayadan waalan 😂😂
Anigu waxaan ahay nin habar awala c/kariim mooge iyo masina soolteeko no solteeke
Thnks
Oooooo ooooo waleee durayadii xalaasha ahydbaad tahay qabyaaladaba waa nici lahaa hadaan dad sidaadaa runta sheegaya aan arko
Qof caafimaad qaba ayaad tahaye inta kalena u ducee walaal❤
Msha Allah geesi qaran ❤❤❤❤
Thnks
Eeg Mooge waa nin ciidagale ah oo hargeisa dhisananaaya
Waa talyaani Rooma dhisanaaya eesh qiyaasak meelina ma waynaan waa sidiisiii
ciidagale yare eeg halkaad tagantahay ninka kala hadaba waa laandheere nuux ismaaciil ah waa dadkii dharka kuu xidhay 😂
Muse will destroy isaq no matter.
Waar yaadheheen, waar madaxweynaha ka xishooda waar anigu waxaan ahay dadka madaxweynaha ku mucaarka ah, hadana wax ceeba ma odhan, bal waa hadal odaytinimo, inasn mucaarad ahay igu kalifimayso inaan wax kasta oo uu yidhaado madaxweynuhu inaan xumaan u bedelo , ilaahayna ka xishooda madaxdana ka xishooda .
Ibrahim Birmingham
Waar mooge bilad dahab ayuu Allah siiyey ee haku xoqanina
Thnks
Oday shacabka ka xishood .
Xiiso laguuma qabo ee doorashada qabo .
Demi colaada ceerigaabo
Thnks
Doorashada wuu Ku khasban yahay, ceerigaabo na dadka nagu soo duulay colaad baanu la qaadanay.
WAAR DHALINYARADII 5000,EE AAD KU HALAAGTEY GOOJACADE.2000,DHAAWACA AH,500 EE XADHIGA KUJIRA.
Waar sheeko kale keen goojacade iyo jabkuba noloshay ka mid tahay
@@cabdikariimyuusuf233xaq miyaa inuu maxaabiistii Goojacadde halkaa ku ilaabo? Waa damiir xumida Muse
Mooge madaxweynaha mustaqbalka sosocda
Leysma barbardhigi karayo. Labada masuul waa sida cadceedaa
Thnks
Adigana cabdiraxmn marku kaa badiyo sida ma ula shaqynysa
Mise ciil qabe uurka ka xun ayaad noqonysa
Thnks
Soltelko muxuuu qabtay
Soltelko iyo caga weyne allah ha la xisaaaabtamo
Ilaahay u dhiibi maayo
@@abdifatahnor1338Soltelco wuxu qabtay waa intaa Muuse inoo sheegay oo ah inuu Mooge xadhiga kala jaray, wuxu Mooge qabtay 😂😂😂😂😂
Muuse qabyaaladii maba qarsanayo 😂
Muse mudo kororsi kaqalinjabiyy miyaa😂😂😂😂
Waa,alle iimakaageeyo waa iskuday .
Craxman iyo ckariin laismabarbar dhigiko waa tuug iyo aqoonyahan weeye.
Thnks
Dhagoolka maxaa loo qariyay 😂😂😂😂😂😂😂
Thnks
C mooge guùuuuuuuuuul
Muse uudiday inu hadlo malinta laba siman maha moge&soltelco muse inu isku dharariyo ma ahayn labada Nin
Thnks
Soltelco asaga ayuu u shaqeyn jiray oo cashuurta ummadda u geyn jiray
Muuse Biixi iyo Ilma Mooge Liibaan waa ilmaabti....
Maayar mooge m.weynaha mustaqbalka
Thnks
Mooge waa kaa sareyaa muuse waayo waxaa ka jawaabaya umada
Moogeguul
Ina mooge wuxuu istaahilaa
Taalo in loo dhiso xaqiiqdii
Adigana muusow qori isu dhiib nabad ah halagaa helo .. waanu ku jecelnee hadii lagaa waayo wanu ku nici
Madax waynaha somalilan wa dublumasi gabobay
Illaahaw somaliland dhaafi madax waynahan xilkii ka dhamaaday aaaamiiin aaamiiin aaamiiin umadii ayuu qabyaalad kala dir isnac qarankii midaysnaa baabii
Ina mooge iyo soltelko muu simin madaxwaynuu oo llamaba simi karo lkn wuxuu ka hadlay tobi kale oo ah sidii ay khilaafkii u xakameeyeen taas hafahmaan kuwa simaya amaleh madaxwaynahaa simay
Madaxwayne qabyaaladi jiidhay waa kan
Thnks
Muuse wuu u jawaabay abdikatiom
Thnks
Ticks
Muusow lagu baray
Madaxweyne mooge waa maayir laguhu faano isaga iyo jiciir mooga leh amaanta waxqabadka dalka solteco waxqabad malahayn waa maayirkii musuqmaasaqa solteco mooge waa maayirkii waxqabadka magalada hargeysa
Mooge garanayee soltelco mxaa loogu sacabiyay ?
Madaxweyne dad aan sinayn ayaad simaysaaye maxaad uga jeedaa, ma inaad ina mooge ku bedesho Soltelco, taa kaa teeli mayno, haddii kale mooge madaxweyne ayaanu sharaxaynaa wuuna noqonayaa waayo waa nin reer ka madax banaan
Mohamed Ahmed Mooge waxaanu
Muuse iyo hadalkiisa lama yaabin ee waxaan la yaabay kan daba taagan ee bilaa macnaha ah ee laina leeyahay waxuu la hadlayaa dhagoolayaasha .
God bless forever Moogow..
Thnks
Mooge hadii uu fursada la siiyay muuse biixi heli laha umada iyo dalkaba isbadal ba ka muuqan laha
Dee fariista madaxweynaha oo taagan yahay 😅😅😅
Thnks
Khalidadan
Kuwii hore maxad u qabatay.
soltoco waa mayir warkiisu cadaa
Madax wayne garabkaaga taagan nahay
Manshaa allaah madax weyne mouse biixi wlhi si odaynimo oo fiican ayuu h hadlay.
Thnks
.ma soltelco iyo mooge ayaa isku wax qabadaa hadal odaya
@@AbdikarimNuur-d8sindho adeyga Muse Biixi ma la yaabtay? Ku lahaa anaaba moyarka kursiga saaray cajiib
Uuuu aaaa
Maxaw uqabtay dhalinyarada jamacadaha kabaxay.
Thnks
Madaxwaynuhu wuxu ina tusay inaan ka dhalinyaro ahaan aan aynu marno wadadooyinkii ay awowyaasheen mareen oo ah isu tanaasul iyo wanaga oo la isku garab qabto
Labaduba waa isma dhaantiyo dhasheed
Laba isku mid ah ma aha. Mooge waa wax qabad. Ano ciise muse ah aya sida leh
Illahy halaga yaabo soltelco magaalad wuu dhex fadhiye habeen ma gaadhyn mooge
Thnks
Muuse,eexda iyo qabyaalada uu wadaa wataa.
Asc❤ 0:59
Mayerka dronkaa waata 😅
Mooge waa nin wax qabtay ee ha barbar dhigin soltelco
Muuse iyo reerkooda xaaranta ku heshiiyay waxay doonayaan inay umadii midaysnayd iyo qarankiiba kala daadiyaan
Reer ha caayin duyuus yahawn muse kala garo suber awal
Mooge waa sax soltelka maxaaaad u garabdhigtay waa geeri iyo nolal ee labada nin kale reeb maayar mooge kaliya u sacabiya
Kow muuse dameer solteco ayuu daba eryayaa maayar mooge oo faras wata
Ay ayaad tahee afka kajeedi.
Mujaahid Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi illaahawoow dhow shanta soo socdana Mujaahid kaaleh.
Muuse bixii u madii buu baabiyay NO more muuse bixii maxkamad.baa surely isaga iyo Solteeko inshaa Allaah jeel iyo cadaabta Allaah.suugey mature muuse bixii dhiigi umad baa weli laga jarin😭😭😭😭😭muuse wuu uh qaacay🤮🤮🤮🤮🤮
@@khadrafarah5488
Qabiilbaa ku indha tiraye. Waa msdaxwaynihii ugu waxqabadka badnaa soomaliland.
@@AbdifatahMahamedaidid
Mujaahid Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi kursiga iyo marlabaad.
Suntii Faqash ka ilmasiisa, illaahayoow cirigiisa dheere.
Moogow madaxweynuhu xumaan uma jeedin,Qalad ha fahmin,waa Run mohamed mooge Quluubta reer Somaliland buu haystey.
😂😂😂😂 Eray iyo abaalkii mataan ciideed isaga halka is dhigay wax tixraac leh ku hadal baa 7 sano looga taag la yay
Talo adayga sheeko dhawida iyo majaajiladu kaga daray
Muuse judaan tuuga solteko ilmader ka yihiin but barbar dhigaya Mooge abaha qabyalada kawas
Muuse biixi waa rageeedii walaahi runtuu u sheegay ina moooge ..
Heesti adeerkiii ayuu dadka u qaadaa hhhhhhh. Lkn marka xafiiskiisa loogu tago mixiyaha libaaxa ayu kuula so baxayaa