dalabkini nacnac burbur sida losameyo 🤤 easy to make Meringue cookies

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 137

  • @IsmahaanCeeblaawe
    @IsmahaanCeeblaawe 11 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo bacda xageen kahelikaraa❤❤❤

  • @anisaabdi3749
    @anisaabdi3749 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah tabarakallah xasus soomaliya ayan so xasustay xamar cadey qeyr allaha kusiiyo abayo

  • @kadriinaCakes
    @kadriinaCakes 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha alla jasakala khayr anigu marban isku dayay wuu iga dhalalay oo wuu iga gubtay dabkanan ku dheereyay 🤣🤣🤣 insha alla mar 2aad ayan isku dayi donaa 🥰🥰 wad mahadaan tahay qali

  • @هنادي-12
    @هنادي-12 3 ปีที่แล้ว +4

    Thanks abayo xasuus ayad igilisay keep going ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fahmodhaqane3578
    @fahmodhaqane3578 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha'allaah mahad sanid saad noogu faiday say

  • @umuriim261
    @umuriim261 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah ohada waxan an radinayy 4 sano masidan bu ufududyahy

  • @Warda-vw8tt
    @Warda-vw8tt ปีที่แล้ว

    Asc wllo farxiya waa mahadsantay wllo nannacyada and samysoo dhan waa sameeya thanks

  • @samsamxashi9582
    @samsamxashi9582 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallah Alle gacata hakubarakeeyo anigu bur jikaaley kamidahay ee hanagaden burjikada

  • @Ina.mataan
    @Ina.mataan 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnk you sis waan ka helay qabkaa u sameysay

  • @Faay371
    @Faay371 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah xasuus yaraanti aad Baan uu jecela🍬😘😘

  • @fadxavvgy662mnyusuf7
    @fadxavvgy662mnyusuf7 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah jasakalah ukhti walhi aaad ban uga helay

  • @sacdiyogureey1231
    @sacdiyogureey1231 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha.allah gacanta alle haku barakeeyo abayo❤

  • @malyunmaalim2123
    @malyunmaalim2123 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah walaahi waa sida aniga oo cunaayo waan karani waxaa ladhihi jiray ninac boojo xasuus soomaaliya ituu burburka dhicin kahor

  • @haifamohamed2396
    @haifamohamed2396 10 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllah makudartay🍓🍒🍇🍎🥥🥝

  • @kaamiloaxmed4537
    @kaamiloaxmed4537 3 ปีที่แล้ว +2

    Habkalena wuu jiraa bur lagu qaso anigaa gadi jiri
    Nucaan waa dolwsho

    • @MINEYUDGOON
      @MINEYUDGOON 3 ปีที่แล้ว

      Kan burka ii sharax

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka allah wa jeclahay lkn sidi losameyo ma garaneynin

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah tabaarakalaah mahadsanid xbbti intaanan foorno galin banaankaaba ku cunaa anigu 😁😁😁😁

  • @hanisaacid8392
    @hanisaacid8392 ปีที่แล้ว

    Wuu I shaqayn wayay abayo ma hubtaa inad waxas ka samaysay wayo ukuntii bur cml eey noqotay

  • @fadumonuunow8050
    @fadumonuunow8050 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah tabaaraka laah abaayo waa mahad santahay

  • @cadaarcabdirisaq5326
    @cadaarcabdirisaq5326 3 ปีที่แล้ว

    Allah wan jeclahay abayo thanks nabar hata yutuber wakawayey

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo maasha allh aad ayaan ugu baahneen inan ninac burbur aragno ninac luuwaani noosoo geli

  • @DahaboDalsan
    @DahaboDalsan หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @beelladahir6032
    @beelladahir6032 3 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsan tahay abyo lakiini ayado bilaa forno ah noo soo gali macnaha tab ayado lagu waxey naayo

  • @zeytunodowa498
    @zeytunodowa498 3 ปีที่แล้ว +1

    Waw manshallah

  • @cadaarcabdirisaq5326
    @cadaarcabdirisaq5326 3 ปีที่แล้ว +1

    Weligey mamodi jirin abayo kan jid jidka nosogeli

  • @halimamahamed5883
    @halimamahamed5883 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo anigaa forno maheyso ee sidee uu sameysan karaa forno la an cml

  • @amiiraabdiqadir2728
    @amiiraabdiqadir2728 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah abayo mcn alle haku xafiido adun iyo akhiiro😍😍😍

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @foosxuseen4287
    @foosxuseen4287 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah xabibti gacmahaga alahaku barakeyo waxan kuweydina lebitada markan mekushubto wey iga lersata side u isticmasha adiga

    • @umcasuus894
      @umcasuus894 2 ปีที่แล้ว

      Talaajada qeybta barafka la geliyaa

  • @xafsomireaxmed6372
    @xafsomireaxmed6372 3 ปีที่แล้ว

    Maa sha alaah ilaah nagamakaa qaado

  • @shukrimahamuudmahamed5790
    @shukrimahamuudmahamed5790 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha alh ilhy gcntada hakuu barakeeyo

  • @xilkasamoore8943
    @xilkasamoore8943 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo kan ne nac bur bur lama dhaho waa dowlsho anigaa qasay xali isku dayay marka beenta naga daa nanac bur bur tan weeka halaawday iga raali naqo hadaa qalad I fahan tay

  • @fadumaomar2461
    @fadumaomar2461 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله

  • @maryamaabdiazizahmed8291
    @maryamaabdiazizahmed8291 3 ปีที่แล้ว

    Somalia Anagoo yar nacnac burbur cuni jirnayee mechine ne majirinee see loo sameyn jiray

  • @farxiyodeeq1914
    @farxiyodeeq1914 ปีที่แล้ว

    Asc abyo ukunta Qasab miyaa in lagu daro 🤔🤔

  • @shukrimohamed6393
    @shukrimohamed6393 3 ปีที่แล้ว

    Marshall jazaka laah qeer

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @amiiraaxmed3979
    @amiiraaxmed3979 3 ปีที่แล้ว

    Iso jawab wllo

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 3 ปีที่แล้ว

    2 xabo haldigsi maku waxeesan karaa wll burjiko ma ku isticmaali karaa wll

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
    @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 ปีที่แล้ว

    Wll iyado burjiko so samee

  • @nffamily3240
    @nffamily3240 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll allah ku xafido gacmahaaga

  • @aaminaxasanmaxamed3056
    @aaminaxasanmaxamed3056 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah walashey hore usoco

  • @maankaabdi8502
    @maankaabdi8502 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah xasuus ayaa igalisay abaayo

  • @diyaaqofficial
    @diyaaqofficial 3 ปีที่แล้ว

    maxan radiye sida lo sameyo nac nac bur bur thnkz macaney

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaaha abaayo ❤️❤️❤️❤️

  • @maqdishenna8491
    @maqdishenna8491 3 ปีที่แล้ว

    m.a lkn burjiko malagu sameyn karaa forno ma haystee

  • @qaaliibrahim2719
    @qaaliibrahim2719 3 ปีที่แล้ว

    Markuu jabajabayo qashwaa inuu jiidjiidmaa fcn mrkale Soo Gali asoo foorno lagu samenen adoo raaliya🙏

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah wan sogalin

  • @istarsalaad1257
    @istarsalaad1257 3 ปีที่แล้ว

    asc walashay waxan raba in aan siqasa kula halo

  • @samanthabyrd4114
    @samanthabyrd4114 ปีที่แล้ว

    Asc xavibti

  • @BisharoHakarMursal-lu4uz
    @BisharoHakarMursal-lu4uz 2 หลายเดือนก่อน

    lkn qali hadaad hysatotii kale korontada waad ugabin soma ahaa

  • @jootuogp6777
    @jootuogp6777 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @Yahyeaj
    @Yahyeaj 2 ปีที่แล้ว

    Ado dhuxul kusamenayo mano sameysid sis

  • @umuasma922
    @umuasma922 3 ปีที่แล้ว

    masha allah abayo lakin forno hadii aa hesan maxa ku samesan kara iyo mashinka ku qaseyse la antoda abayo💟💟💟

    • @queennahido2555
      @queennahido2555 3 ปีที่แล้ว

      Dhuxusha dabka u yarey

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 ปีที่แล้ว

      Haa wad qasi karta sifican lee ugarac insha Allah forno laan

  • @shukriahmad5075
    @shukriahmad5075 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah alla ma xan conay

  • @idmanliban3299
    @idmanliban3299 3 ปีที่แล้ว

    Abayo ovinkeyga malahan 75c waxa ugu yar 40c Maxa sameya 80c Ku xigo marka seyela iso jawab manta raba ina sameyo

  • @naciimoibrahim8035
    @naciimoibrahim8035 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @shamiscadey
    @shamiscadey ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo ❤janakeyga sooboqo subscribe iisaar iyo like Ramadan Mubarak ❤❤

  • @xamda442axmed2
    @xamda442axmed2 ปีที่แล้ว

    Asc wllo mar ayaan isku dayey wuu iga jilcay markaa hadii sokortu ka yar tahay ama ka badantahay muu jilcayaa waa intaan foornada la galin isoo jawab plz

    • @NaimaHaile
      @NaimaHaile 5 หลายเดือนก่อน

      Fornada ina wax yar ku celisid ayu raba

  • @Jamaalabdiow
    @Jamaalabdiow 3 ปีที่แล้ว

    Xaaraanwaa hadey kaa jarjaran

  • @sahrojamal3617
    @sahrojamal3617 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal setahay xaladada waxan ubahanahay in aad sabaayad aan lafidineen sogaliso Abayo oo aad ufudud aadna Qatar u ah plz

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 ปีที่แล้ว

      Wcs abayo Wan sogalin insha Allah

  • @amiiraaxmed3979
    @amiiraaxmed3979 3 ปีที่แล้ว

    Wllo qali wa u hagagi wayay e budada Keega ma ku Badalan karaa

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 ปีที่แล้ว +1

      Intas lee laga sameya qali

    • @amiiraaxmed3979
      @amiiraaxmed3979 2 ปีที่แล้ว

      Haye wan ku noqanay bal insha allh

  • @AyaanCabdalle-c2x
    @AyaanCabdalle-c2x 9 หลายเดือนก่อน

    Nosobadi

  • @hafsacooking3818
    @hafsacooking3818 3 ปีที่แล้ว +1

    Hada rabo ina ka ganacsado ukunta maka deyn karaa wllo

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 ปีที่แล้ว

      Ukun laan lama sameynkaro

  • @AhmedAhmed-cu3ij
    @AhmedAhmed-cu3ij 3 ปีที่แล้ว

    mashalh ilah haku dhafo abayo

  • @munacawo9211
    @munacawo9211 3 ปีที่แล้ว

    Bilaa foorno ma la samyan karaa wlshay

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 ปีที่แล้ว

    Mansho alah dear

  • @amiiraaxmed3979
    @amiiraaxmed3979 3 ปีที่แล้ว

    Man sha allh

  • @faadumosheikh564
    @faadumosheikh564 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah macanto

  • @fardowsomaxamed2605
    @fardowsomaxamed2605 7 หลายเดือนก่อน

    Asc abyo

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo liin dhanan yar maku dari kara si dhadhan yar o dhanaan ah uu uyeesho

  • @shukrimahamuudmahamed5790
    @shukrimahamuudmahamed5790 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhuxusha lku sameynayo noo samey forno mheysano

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo nacnacan burburka ukun lagumadarijine sookasoo urimeyso ukunta soomaliya sikaley usubin jireen sidas nosogali aan ukun lagudaren

  • @barwaaqoxasan2522
    @barwaaqoxasan2522 3 ปีที่แล้ว

    Xabti gali shuran ofin laan maan la sameyeni karaa

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 ปีที่แล้ว

      Haa dab ad uyar ayu ubahanyahay wan sogalin Forno laan

  • @nadwamaxamed6233
    @nadwamaxamed6233 3 ปีที่แล้ว

  • @diamondgacal8748
    @diamondgacal8748 2 ปีที่แล้ว

    Foorno hadana heysane abyo

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 ปีที่แล้ว

      Forno laan malasameyn karo abayo

  • @farhiyahaaji5024
    @farhiyahaaji5024 10 หลายเดือนก่อน

    Dab caadi malagu sameyo

  • @falisabdulahiosman724
    @falisabdulahiosman724 3 ปีที่แล้ว

    Abayo forno lan mala sameyn kara ♥

  • @farhiaahmed7631
    @farhiaahmed7631 3 ปีที่แล้ว

    Abyo mcnto buskudka macaroons nosoosamee

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh shukran

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo

  • @sahracadeey5849
    @sahracadeey5849 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah 🥰

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 3 ปีที่แล้ว

    Nac mac bur bur wan jeclhy runti xmr ku cuni jirey

  • @isabela-j24
    @isabela-j24 2 วันที่ผ่านมา

    Bilaa ukun mala sa meen karo

  • @xabiibadeeqa4258
    @xabiibadeeqa4258 3 ปีที่แล้ว

    Shukran xpptii

  • @hanimaxamed8945
    @hanimaxamed8945 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 💯❤️

  • @qadrocadey2778
    @qadrocadey2778 2 ปีที่แล้ว

    Abayo foorno laaan masaykaraa iga jawb taas mahasto foorno

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  2 ปีที่แล้ว

      Haaa dabyar ayu kukara qali

    • @qadrocadey2778
      @qadrocadey2778 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiakushin shugran xppiti

  • @maryanruunhhc4574
    @maryanruunhhc4574 3 ปีที่แล้ว

    Abayo ukun la aan so samey

  • @faadumosheikh564
    @faadumosheikh564 3 ปีที่แล้ว

    Abayo cano barawe noso gali

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 3 ปีที่แล้ว

    Ala nacnacan sidan ujeclaa wlhi xasus waye

  • @shamsoluul-umumuna
    @shamsoluul-umumuna 3 ปีที่แล้ว

    Abayo plz burjiko ku soo samey

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  3 ปีที่แล้ว

      Insha Allah

    • @qadrocadey2778
      @qadrocadey2778 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiakushin abyo burjiko maku samy karaaa

  • @nimcoibrahim3786
    @nimcoibrahim3786 3 ปีที่แล้ว

    Salid malagu dubi kara

  • @nazmahassan3428
    @nazmahassan3428 3 ปีที่แล้ว

    Nacnac luu baani noo so gali

  • @baarliin50
    @baarliin50 3 ปีที่แล้ว

    Ukun la'aan ma la sameyn karo miyaa

  • @osman90301
    @osman90301 2 ปีที่แล้ว

    Nac nac bur bur ma ukun laga sameeyaa run miyaa

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 3 ปีที่แล้ว

    Asc huno bilaa ukun ma la samayn karo miyaa

  • @gaapshe74-kw9mu
    @gaapshe74-kw9mu ปีที่แล้ว

    Rg

  • @khadrajamac230
    @khadrajamac230 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @abdirixiindaabka8981
    @abdirixiindaabka8981 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 ปีที่แล้ว

    Sokorta mashidantahay

  • @ifraahabdi7729
    @ifraahabdi7729 3 ปีที่แล้ว

    asc