Subxanallah saaxibkey ayaa uur ii yeelay waan iska soo xaaqay hada guur ayuu raba maxan sameya ila

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 97

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 7 ปีที่แล้ว +3

    Suhxanalllah Ilahay hanaga Xifdiyo inaga waxii Islam ah jiidhkenana Xaraan haka foogeyo, amiin amiin ya Allah. mida kale Gabdha waxaan dhihi lahaa Qali Ninkasi waa DAYUUSE HA KAYEELIN. KAMA NAXAYE WAA BEENTIIS ILAHAY AGTIISA HAKA TUUSE, HADII WUU KA NAXAYO KUMANA GALEEN SIIDAS ADOO ILAHAY DANBI KA GALAY HADANA DANBI KALE HA GALIN WAA SANIYE KA FOGO!! PLZ Sheikhna Khayr hasiyo isagaa dhameyay

  • @zahramohamedcadey7108
    @zahramohamedcadey7108 8 ปีที่แล้ว +10

    subhan ALLAH MAY ALLAH guide our sisters jazzakAllah brother garaad

  • @nasrahassan2694
    @nasrahassan2694 7 ปีที่แล้ว +1

    subhanallah wll ka fogow bahal weye kaasiye hadu mustqbal ka doonayo mrki hore kumu xumeyen wll illahy hayna soo wada hadeeyo oo gbdhahayga iyo wilashayda alle driqa xlasha ah ha tuso aamin.

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 6 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabbi astur cawratana 😭😭😭😭

  • @amaalbayac2834
    @amaalbayac2834 7 ปีที่แล้ว

    ILLAhow xalal banu kudhalanay ee xaran naga fogee

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 8 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah sheekh abu dalxa

  • @hooyo6550
    @hooyo6550 8 ปีที่แล้ว +3

    shukran shiikh Allaha noo tooosiyo walaalheen dumarka ah aamin garad films thnks

  • @لولاصومالي
    @لولاصومالي 7 ปีที่แล้ว +1

    jizakalah qeyr sheq alle hana tosiyo intii muslim ah

    • @لولاصومالي
      @لولاصومالي 7 ปีที่แล้ว +2

      gabdhayahow istosiyo alle hana tosiye wilashana ha aminina nin amin malahan ha isku dhibibina amin malahan midda kale iska ilaliya xaranta

    • @لولاصومالي
      @لولاصومالي 7 ปีที่แล้ว

      alle hana ilaliye

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 8 ปีที่แล้ว +1

    jazaka lah keyr sheikh

  • @sulaimanabdisamed2236
    @sulaimanabdisamed2236 8 ปีที่แล้ว +1

    Thank you sheikh Abu dalxa

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 8 ปีที่แล้ว +4

    aamin ya Allaah

  • @jamiilmohamed1582
    @jamiilmohamed1582 8 ปีที่แล้ว +2

    Shugran laki sheik abuu dalxa ajar iyo xasanad alaha kaasiiyo

    • @faadumomaxamad6217
      @faadumomaxamad6217 7 ปีที่แล้ว

      asc shiiq magaceyga waa fahiima waxaa ubahanhy talo aniga wiil ayaan jacelahy cidisa iyo cideydawa marawaan inaa isgursano adna waan u jeclhy woxo asagana woxo idhahy an isqarsano maxan sameyaa shiiq

    • @fatusha1368
      @fatusha1368 7 ปีที่แล้ว

      Faadumo Maxamad qarsinada walal ma ficno marka cida ku qanci asigana u sheeg iney ficnin walasha y

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 8 ปีที่แล้ว +2

    jazakallah Sheikh

  • @alixzaanislam5541
    @alixzaanislam5541 8 ปีที่แล้ว +1

    ilahay haku xafido shekhuna

  • @nasradheemaninahaybe515
    @nasradheemaninahaybe515 7 ปีที่แล้ว

    asc shiikh alle haku barakeeyo

  • @yasmiinadoontialle8134
    @yasmiinadoontialle8134 7 ปีที่แล้ว +1

    subxanallah allow na astur

  • @glowhamy7924
    @glowhamy7924 7 ปีที่แล้ว

    Masha allah allow ku dhawr shiekhow

  • @sahrohassan1822
    @sahrohassan1822 8 ปีที่แล้ว +2

    asc walala shiiqan ubahanahay ciidi igu dhaanto haa ishegto meelan kala xiiriro

  • @kingboy3415
    @kingboy3415 7 ปีที่แล้ว +2

    subxnnallh ilahey xaqa ha tusiyo ameen.

  • @nasriina1433
    @nasriina1433 7 ปีที่แล้ว

    wallo shikh inaan su.aal weydiiyo ayaan rabaa xagee loo soomarinaa

    • @abdaleali1438
      @abdaleali1438 7 ปีที่แล้ว +1

      Nasriina 143 iwaydi ani Hadan garanayo an kuu faideeye

  • @cmckalgacal1953
    @cmckalgacal1953 8 ปีที่แล้ว +3

    Asc garaad films wll seenku helaa sheeqa daruuri baan uu Aahay

  • @nasriina1433
    @nasriina1433 7 ปีที่แล้ว

    wallo shikh inaan su.aal weydiiyo ayaan rabaa

  • @hoodoibraahin746
    @hoodoibraahin746 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahywo naxfid amiin

  • @muslim2553
    @muslim2553 7 ปีที่แล้ว +2

    ilahow sidii khayrleh

  • @mudanhaween4624
    @mudanhaween4624 6 ปีที่แล้ว

    Sheikhow xaqa ilmahay soo riday miyaay ka towbad keeni karta sowta la idhi ilmahaasi akhiro ayuu ku dhagaay hooyada soo ridaay mise alle uu dhaafa wax walbo

  • @nadifomohamed9600
    @nadifomohamed9600 8 ปีที่แล้ว +2

    🤗😓😓😓😓😓😓😓

  • @mjama1256
    @mjama1256 7 ปีที่แล้ว +9

    jazakalaha sheekh walalahay ga gabdhaha Somali yed waxaan leeyahay kaafo gadaa ragaa xun xun maxaa yelaay akhiiradiina iyo aduunke naba waay ku ceeyaraaan illahay haa ediin xeefdeyo

    • @nasreenali6749
      @nasreenali6749 7 ปีที่แล้ว

      mohamed jama wll yaaa ogaan kara midka xun mise wngsan

  • @abdiqadir3741
    @abdiqadir3741 8 ปีที่แล้ว +3

    wll sheekhan sideen uhelaa plz isoo sheega suual ayaan waydinayaa hayla taliyee

    • @nadifomohamed9600
      @nadifomohamed9600 8 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Qadir walaalo Danmark ayuu daganyahay

    • @abdiqadir3741
      @abdiqadir3741 8 ปีที่แล้ว +2

      wll inan suaal aan waydiyo ayaan rabaa sualaha xagee loo soo mariyaa

    • @shaakiraadan4905
      @shaakiraadan4905 7 ปีที่แล้ว +1

      Nadifo Mohamed

  • @fahiimaomar4093
    @fahiimaomar4093 7 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah

  • @mohamedabukarmohamed147
    @mohamedabukarmohamed147 6 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @mohamedhashi1078
    @mohamedhashi1078 8 ปีที่แล้ว +7

    subaxanalaha alow natose

  • @far_gorgoralamagan2561
    @far_gorgoralamagan2561 7 ปีที่แล้ว

    ilaahoow dumarka noo xifdi

  • @nadifomohamed9600
    @nadifomohamed9600 8 ปีที่แล้ว +13

    waxaan kula talinlaha gabadhas in aay ninkas kan fogato oo ka cararto

  • @Kayfabdi212
    @Kayfabdi212 7 ปีที่แล้ว

    Subaxa nalah

  • @nadifomohamed9600
    @nadifomohamed9600 8 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁

  • @arwacadey6986
    @arwacadey6986 7 ปีที่แล้ว

    allow qatumo fican nagu dil allow ducada sheqa noo aqbal

  • @aaminasahra4051
    @aaminasahra4051 7 ปีที่แล้ว

    Subxana llah

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 7 ปีที่แล้ว +1

    canaanta kadaa su aasha uso gaabi bini aadamka wuu qaldami karaa illaahay na waa naxariiste dambi dhaafe adiga sheik matihid seef labood aatahay

  • @abdullahiabdi8977
    @abdullahiabdi8977 6 ปีที่แล้ว

    Gabdhoow siiilka ma ilashan kariin miyaaa yaab wlhi 😭😭

  • @boqoradabeshasadezamzamruu9457
    @boqoradabeshasadezamzamruu9457 7 ปีที่แล้ว

    subxana Allaah

  • @farhiyolucky8961
    @farhiyolucky8961 8 ปีที่แล้ว +3

    garadfilms wll fb ma hayo

    • @garaadfilms3820
      @garaadfilms3820  8 ปีที่แล้ว +3

      walaal mashquul baan aha anaa kula soo hadlaAYO MAANTA INSHA aLLAH

    • @barwaaqoqalanjo4802
      @barwaaqoqalanjo4802 8 ปีที่แล้ว +2

      Garaad Films

    • @najmohaashi788
      @najmohaashi788 8 ปีที่แล้ว +4

      Garaad Films asc wll shiekh sideen kuheli karaa

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 7 ปีที่แล้ว +3

      Fardowsa Ali kankal sooxirir

  • @zamzamabdi1820
    @zamzamabdi1820 7 ปีที่แล้ว

    ninkaas iney kafogaato ayafican maxa yelay wuufaraxumeyay hadhowna iney isqadarin wayaan aya halis ah

  • @maxamedjaamaccabdi6276
    @maxamedjaamaccabdi6276 7 ปีที่แล้ว

    mnsh allah

  • @hasanjimcaale490
    @hasanjimcaale490 7 ปีที่แล้ว +2

    *subaaaaxaLllĺEH*

  • @N4w4al
    @N4w4al 7 ปีที่แล้ว +1

    wax nabaro malahan sidaas dareet ayan duurka ugalnaa

  • @nimoabdi9371
    @nimoabdi9371 6 ปีที่แล้ว

    Hanunka rabaa leh illhow nasohanuni my girl's don't believe everybody

  • @nadifomohamed9600
    @nadifomohamed9600 8 ปีที่แล้ว +3

    sorry sorry

  • @gulledahmed8683
    @gulledahmed8683 7 ปีที่แล้ว +1

    musica saaran saa unecbahay

  • @fififilsan4638
    @fififilsan4638 8 ปีที่แล้ว +2

    aaaa

  • @ummumustaf3857
    @ummumustaf3857 8 ปีที่แล้ว +4

    asc

  • @nishnish5037
    @nishnish5037 7 ปีที่แล้ว

    alow na astur

  • @fowsiyoabdulqaadir3088
    @fowsiyoabdulqaadir3088 8 ปีที่แล้ว

    walalayal waan idiin barya sheqan ayan u bahanahay siden ku hella

    • @ifraxqurux2933
      @ifraxqurux2933 8 ปีที่แล้ว +1

      Fowsiyo Abdulqaadir xabibti abu dalxa ku qor fb wada heleysa

    • @sabrinabdikadir3056
      @sabrinabdikadir3056 8 ปีที่แล้ว

      Fowsiyo Abdullah directly

    • @sabrinabdikadir3056
      @sabrinabdikadir3056 8 ปีที่แล้ว +1

      Fowsiyo Abdulqaa High dug out w iigcdgbbghj dir

    • @wararkasomalia
      @wararkasomalia 8 ปีที่แล้ว +1

      Fowsiyo Abdulqaadir shaqo sidee ah ayaad ubaahantahay walaal

    • @khaledmoheddheereye2025
      @khaledmoheddheereye2025 7 ปีที่แล้ว

      ma sheekhan ayaay rabtaa inaantu ee u sheega

  • @iqranuur5630
    @iqranuur5630 7 ปีที่แล้ว

    inay gursato

  • @hodoismael6765
    @hodoismael6765 7 ปีที่แล้ว

    Fidhiqo aduu mrka hore mxad iska hoosdhidtay naa naga aamu dhima e uf hana ceebayne cidna isma qasabtee wala ogyahay meeshuku jire ha barorane marka hore hayso waxaga

    • @anjlinajulio9709
      @anjlinajulio9709 7 ปีที่แล้ว +4

      Hodo Ismael ninba wa malintiise ogow jasaara hanoqon wlshy

    • @shaakiraadan4905
      @shaakiraadan4905 7 ปีที่แล้ว +3

      Hodo Ismael isma hubtide ha danbabine u duce hablaha adna ducayso ada adayg laguma badbaado jilicna laguma hele

  • @hackerboy4498
    @hackerboy4498 7 ปีที่แล้ว

    Waar kaas ka fogow baan ku dhihi lahaa Damiir laawaha

  • @mr.mohamedlovemosalah5570
    @mr.mohamedlovemosalah5570 7 ปีที่แล้ว

    dee iska guurso

  • @wairsmuse1608
    @wairsmuse1608 7 ปีที่แล้ว

    wsiea-87museum

  • @safiyasaid5602
    @safiyasaid5602 7 ปีที่แล้ว

    waa khaain beenaaleah eeka fogow gabarey mise adiga aya raba in lagu Lugooyo

  • @fahiimaomar4093
    @fahiimaomar4093 7 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah