Wall mar waliba ku xamdi rabigaaga oo kaa bixiyey daruufta kuna siiyey xaas wanaagsan ilaahey xaaskaaga ha kuu xifdiyo awalkeydana janada ha ka dhigo ilaahey adigana cfmd ha ku siiyo walll waxaan waa aduunyo walaalahaaga iska cafi oo garabkooda istaag
Walaalkeey alle Haga saaro Talo kusiina saliga nabiga badi walaalkeey qaaliga ah iga qaado tada waku najaxee walhi kadib quraanka badi istiqfaarta alle neh Bari wanajaxe
M.a wllhi xaaskaaga ilaahey swt ha kuu barakeeyo io oowlaada aduun io Aakhiraba I.a cafiskana waa sheey qaali ah noloshiina ilaahey swt ha idin xafido I.a
Masha alaah illahy ha idin barakeeyo❤
اللهم صل علي محمد وعلي ال محمد❤❤❤٠شكراجزيرايااخي❤❤❤
Masha allah waa gabar ad unaxris bdn illlhow abalkeda Janome ka dhig
Masha Allah waa qiso cimara qadasho leh Amiin
Abowe mcn aduuunyadu waasidaa walashay mcn aduun io aaakhira Allah kuu naxariisto isdaa ugu naxariisatay walaalkay mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asaxbey bal igu duceeyaa boqorka jecelahy intu ilahy calaf igu daro haduu khyr iyo wang ileyahy inuu rabii isiiyo runtiii waa wiiil aan diiin ahaan iyo aqlaaq ahaan ku qancay waa malin jimce ah oo khyyr badana noo duceyaa inuu rabii calaf isku gu kaayo daro oo sii nabad umad kulano ❤
Gabr waloo somaliyeed iyo wiiil walo somaliyeed ilahy qof ku haboon oo jecel haa siiyo
Aamin abyo❤
Alle cAlaf hakugu daro abay
@@AyaanmohamedOmer aaamin qlbiye adna sido kale meel khyr qabta
Inu kheir igudaro maahee haduu kheir iyahy ilahayaw iwafaji deh
@haa8793 dee waan dhahy haduu khyr iyo waang ileyahy dhahy inder
Wiilkaasna waa wiil aqli badan abaalnagala❤❤❤❤❤
M.a abaayo mcn wadmahadsntahy nolosha manixumeyso ❤❤❤🎉🎉🎉
Son I enjoy youŕ stories ❤
مشاء الله❤❤
Maa sha Allah ❤
Mnsha allaah 😢❤
Kusali nabiga SCW ❤😊
Allah ha idin barakeeyo qoskiina quruxda badan walahi sxb MCN xaaskaagi camal aduunka manta aan joogno way ku yartahay ee Allah ha kuu baraayo sxb mcn
Scw
Dadka wanaagsan dunida waa joogaan laakiin waa yaryahiin❤❤❤❤
Mansha alaahu ragu badanaa abaalka dumarka uma gudaan lkn waa wiil fcn ale ha isku barakeeyo
Masha allh Allow isku daa walal ilaali gabadha qiimaha badn 👏🥰
Higsi ño 1 Alle Wayne ha ku xafido tankale dadaal waad gaari doontaa insha Alaah waxa aad rab oo Alle Wayne raali ka yahay
❤Axya qizo m.a ilhay wxanka bryaya in adiyo xaskaga inta inka bdan sii wda jogtan rabi haydin xifdiyo
Qof walpa o wcn Alle hasiiyo qof wcn🤲😔
Lapada qofna alle haysu parakeyo 🤲
Ma nabad qabta wlky alx ani ❤
Subxaanaalaah walaal xun walaal laaannaa dhaanta alahayoow walaal xun naganabadgali aaaaamiiiiin❤❤❤
Waa inan aqli badan waa qiso qalbi tabaad ah runtii❤❤❤❤❤
Masha Allah 🎉❤
Whi wan oyey qisadaan ninka raga lama ciilo walalyaal😢😢😢😢
Illaahay dhaxdiina caqabad makeeno dhaxdiina Ilahy farxada iyo wanaga iyojacaylka❤ kamaqaado oo ilaahay ha idiin barakeeyo aamiin yaarabi hooyana illaahy ha unaxariisto🤲
Scw Scw ❤❤❤
Boqoradaas Alle Adunka ha ku sharfo Aakhirana Janatl-firdowsa ha geeyo .
M.allh❤😢
Raga maanta jooga abaal magalaan laakiin waay yartahay kuwa aqliga badan abaalnagala walaal hgs❤❤❤❤
Msha allh allhu akbar alxamdullhi alxamdullhi wngsne waa allh ilaah baa kugu arsaqay gbdhaa alllh ajar hakasiyo qaliyay boqorad baad tahay 🎉🎉
Allh adnah alllh hakubarakeyoh hoyo allh haunaxariistoh allh nolshiinah qayr kudhameystah nolshaa ❤❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Ax😢ماشاء الله جزاك الله خيرااخي واختي الله احغظكم يارب❤❤❤❤❤❤hooyo allah onaxa😢😢😢😢😢😢
M.a ❤❤🎉
M.a Allah illahay Ayaa mahad iskale kaasaaray dhibaatada ooay xaaskaagu unoqotay sabab inay kaasaaro iillhay hakuubarakeeyo xaaskaaga iyo Awlaadaada iilahay haiskukiin barakeeyo dhamaantiinba
Hgs walaalkeen aad u mahadsantahay qisooyinkaaga waan ka helaa dhabtii horay u socowalaalkiis❤❤❤❤❤❤
Maa sha Allah
❤❤❤❤❤❤ masha allah
Aamiin aamiin aamiin allaah
Mashallah
ماشاءالله
AALLAHU AKBAR
Hgs bro waa qiso aan aad ula dhacay ❤❤❤❤❤❤❤
Alle haa kuu xafido ❤❤
M.a allha kuhafido abayo mcn wa gawar gimobadan wlhi ❤❤❤
Thanks
Ducada waalidku waa muhiim ❤🎉
Masha allh barakoba
Merci ❤
ManshaAllaaah❤❤❤❤❤❤
Maha Allah❤
M.a Allah idin xifdiyo wllkei adi io xaskagaba ❤
M.a tabarka allah
Ilaahay haku barakeeyo walalkey mcn
Masha alah ❤
Qiso hanunbadan weye wlhi 😢😢 adban uilmeye wlhi 😢😢
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه و سلم ❤️❤️❤️❤️
صلى الله عليه وسلم
Mashll😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Scw scw scw scw
Fasta person 😂
Maashaalaah waa qiso cajiib ah
Wll❤❤❤❤❤❤❤
Mansha allah ❤
Ayyy saan kuu radinayey maanta chanalkaaga helay❤
HallahaXaaskaagaHakuubarakeeyo
Alahayoow u naxariiso aaaaamii
Wall mar waliba ku xamdi rabigaaga oo kaa bixiyey daruufta kuna siiyey xaas wanaagsan ilaahey xaaskaaga ha kuu xifdiyo awalkeydana janada ha ka dhigo ilaahey adigana cfmd ha ku siiyo walll waxaan waa aduunyo walaalahaaga iska cafi oo garabkooda istaag
❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah
Abow qisa yan raba ina kula wadago inte kahelikara walky
instagram ayuu leyhy kas bacgroundkiisa ka fiiri
Abyo markuu videoga dhamaado mesha udanbeyso buu yaala umberkisa what’sappka
M a waa qiso aad u mcn
Mashllah ❤
Sorry Abowe
qisada wllkena gabsaty aniga 😢iheeystaa wllky 😢 mnta mugdi ayaan kujiraa iso dcy 😢in ilaahey iga saaro
Alle cuLayska ku haya haka duL qado walal istiqfaarka ku dadadL 🤲🏻
Walaalkeey alle Haga saaro Talo kusiina saliga nabiga badi walaalkeey qaaliga ah iga qaado tada waku najaxee walhi kadib quraanka badi istiqfaarta alle neh Bari wanajaxe
I.a wlll
Allha ka saro😢 abyo
Ilahy haaka saaro wlloh
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sorri wll❤❤❤❤❤
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
😢😢😢😢
❤🎉
Ma❤
😢😢😭
Asc
SCw ❤
Ala xas fcnaa
M. A 💕🫶
😢😢😢❤❤❤❤
Jumco wngsn super carab
M.a ıllhy hysku kın dayo adiga xaska io caruurtinaba culyskastana fudedba ka dambeya
😅😅😅
Sidaas ayayba ku ducaaysan tahay
Alow uga dhig hoyo mcn qabriga u wa siciyo
Wll wax jiro ma,ahan wacalada
Sorry wall
Scw
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
AALLAHU AKBAR
Masha Allah ❤❤