BERBERA waxay caan ku tahay 3 shay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 640

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 3 ปีที่แล้ว +547

    Shaqo Wacan ..Guulayso Qays,

    • @abdikanisiciid1302
      @abdikanisiciid1302 3 ปีที่แล้ว +20

      Kani wuxuu moodayaa inuu somaliwayn amaanayo 😂midnimaad uwaalatay dee orod tolkaa xoree laba wadanbaa lagugu gumaystaa saad midnimo iyo waxaan laguu dirsan ka shaqaynaysaaa somali ama ha heshiiso ama ha kala godo kolay shisheeye utalin maayo lkn wakhtigaad isku dirkooda ku luminayso ku lumi saad dadkaaga ugu beri lahayd inay dhulkooda soo goostaan somalidan ay uwaasheen ha uyimaadaane ama gaarba hasugu taliyaane 😂

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 ปีที่แล้ว

      Maxkamada Xiilada iyo Dabka Nolosha || Qaybta 7 th-cam.com/video/KZkUHpsNWTM/w-d-xo.html
      Maxkamada Xiilada iyo Dabka Nolosha || Qaybta 7 th-cam.com/video/KZkUHpsNWTM/w-d-xo.html
      Maxkamada Xiilada iyo Dabka Nolosha || Qaybta 7 th-cam.com/video/KZkUHpsNWTM/w-d-xo.html

    • @farhaanmacalin2220
      @farhaanmacalin2220 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdikanisiciid1302 sxb bahasha meel xun bad gaadhsiise halkaaba maY taagnaYne😅😂
      KeliYata isagu qays qaysar unbu ku amanaY kuna dhiiri gelinaYeY waxqabadkiise

    • @aliMohamed-ev3wr
      @aliMohamed-ev3wr 3 ปีที่แล้ว +1

      ABDI ASKARI TUBE Bro we sale houses in Turkey. call us th-cam.com/video/WAEKWiST8j4/w-d-xo.html
      +90 (534) 685 25 63

    • @khadarismail2418
      @khadarismail2418 3 ปีที่แล้ว +1

      zhp aadbad u fcnty lakin waxan kugu darilaha xog fara badan inaad soo geliso oo daqiiqadahn kooban aad soo bidso meshad tagto dadka warysato hore usoco zhp

  • @Mastersalaam
    @Mastersalaam 3 ปีที่แล้ว +63

    Run ahaantii waa markii igu horeesay aan arko Berbera 💚 aad bey u quruxbadan taha inshallah mar waan imaan from Mogadisho 💙

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 ปีที่แล้ว

      wll somaliland wa mamuul goboled ka tiirsan somalia 🇸🇴 marka hawada hargiesa muqdisho laga mamuula siide uu dhaahiisa somaliland wa qaran naga daya ciyarta

    • @abdiduhurduhur7435
      @abdiduhurduhur7435 2 ปีที่แล้ว +1

      @@fasoffasof qadhadhka kuhaya Mxu yhy 🤣🤣🤣

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +148

    intaa heestan ku ooyaday ama ku qiirootay like saaar

    • @safadhemanosman3767
      @safadhemanosman3767 3 ปีที่แล้ว

      Me

    • @saalijamac5389
      @saalijamac5389 3 ปีที่แล้ว

      Me too

    • @yarkasanadka8438
      @yarkasanadka8438 3 ปีที่แล้ว

      Aad ban ugu faraxsanhy In walalahy somaliland cawaale taagerayan

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +1

      yarka sand ka waxay cawaalaha sheegaysa calankeena somaliland banu sheegayna anagu calankiina shaydanka idinka dumiyaay idinkaa iibsaday ku casuumay quurumo kale anaga kayaga noo cawale ah calankeena barakaysan

    • @yarkasanadka8438
      @yarkasanadka8438 3 ปีที่แล้ว

      @@sidrasirad9475 pro ama cawale qaata ama isxaaq qaata labadaba numan mj ahba sameyey ee naga daa faanka cawaale plz afka iyo magaca somali noo daaya

  • @imrantahlil2157
    @imrantahlil2157 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah magalada aad bey u qurux badan tahy insha Allah mar wan Iman dona berbera from Mogdisho

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว +1

    reer gebilay wad ku mahadsan tihiin inta dhirta beertan iyo beeraha kaleba hore u socodaa

  • @apdirahiimdahir2612
    @apdirahiimdahir2612 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofku waxa wacan inu shaqo iyo muraayadu isku eego ka dhigtaa wa waxu ku qanacsanyahay waxan ku arkaa inad shaqadadan aad ugu qanacsantay marnaba haka niyad jabin ban ku leyahay bro💕👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 ปีที่แล้ว +9

    Maashalah Beautiful Berbera City

  • @lilpst4727
    @lilpst4727 3 ปีที่แล้ว +202

    you are the future of Somali vlog💪🏽😎

    • @kooshdul
      @kooshdul 3 ปีที่แล้ว +1

      Maxkamada Xiilada iyo Dabka Nolosha || Qaybta 7 th-cam.com/video/iGcQafQhNKM/w-d-xo.html
      Maxkamada Xiilada iyo Dabka Nolosha || Qaybta 7 th-cam.com/video/iGcQafQhNKM/w-d-xo.html
      Maxkamada Xiilada iyo Dabka Nolosha || Qaybta 7 th-cam.com/video/iGcQafQhNKM/w-d-xo.html

    • @MrSengzy
      @MrSengzy 3 ปีที่แล้ว

      @@kooshdul %rar3a

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +1

      AnigA kula mid ah zxp

    • @zabaofficial4959
      @zabaofficial4959 3 ปีที่แล้ว

      💔💔🥰

    • @safaabdi1950
      @safaabdi1950 ปีที่แล้ว

      2023 N1😂❤

  • @Mary-wf7cu
    @Mary-wf7cu 3 ปีที่แล้ว +135

    I love ree somaliland.🥰🥰🥰☝️

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland doesn’t exist

  • @user-ec9vh4eo6k
    @user-ec9vh4eo6k 3 ปีที่แล้ว +23

    From puntland . Waxaan kufaraxsanahay dhulkaygii hooyo oo aan maanta flog ku arkay waxaan kaacodsanayaa in magaalada barbara gabi ahaan aad noo sooduumto.
    ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤BaRbArA❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @saalijamac5389
      @saalijamac5389 3 ปีที่แล้ว +1

      Dalkaga hooyo waake qadaadwayn cawri dee

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 ปีที่แล้ว

      @@saalijamac5389 Somaliland state of somalia 🇸🇴 marka hawada hargiesa muqdisho laga mamuula somaliland waxay hoos tiimada somalia 🇸🇴 dhiinaca dhaakhalaha

  • @edmo8912
    @edmo8912 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashalah zaaxil, gobolkii gobolada💚💬❤ great work wllo inoo wad daawadsiinta quruxda dalkeena.

  • @whzznhaji7744
    @whzznhaji7744 3 ปีที่แล้ว +130

    Qeysow wlalke wlahi wad i DAD bartay waadna i DAL bartay wana ku taageeraa wlahi from mogadishu kaala socdaa nio

    • @Masdille
      @Masdille 3 ปีที่แล้ว +7

      Baro Baro Waa Muhiim inaad Barato Dalkan Xidigaha Ku Socda.

    • @hawahawaden8387
      @hawahawaden8387 3 ปีที่แล้ว +6

      @@Masdille
      Zhp Qlih ninka sidaas ha odhan waxaas waa Var .
      Hadalkaaga mid Qalbiga walaalada Soo jiita ka dhig
      Waa talo waayeel🙏💉

    • @Masdille
      @Masdille 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hawahawaden8387 Waa Muhiim inu Barto Hormarka Jaarkiisa si uu ugu Daydo Umban Uga jeda.

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Masdille wll somaliland wa mamuul goboled ka tiirsan somalia 🇸🇴 marka hawada hargiesa muqdisho laga mamuula siide uu dhaahiisa somaliland wa qaran naga daya ciyarta

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 ปีที่แล้ว

      wll somaliland wa mamuul goboled ka tiirsan somalia 🇸🇴 marka hawada hargiesa muqdisho laga mamuula siide uu dhaahiisa somaliland wa qaran naga daya ciyarta

  • @aaminaahmedapdirahmaan7840
    @aaminaahmedapdirahmaan7840 3 ปีที่แล้ว +22

    Mnchlllhhh wllky Qoys Qeyser xaqiiqdii qof aad u karti badan ayaad thy ana waan kugu deyda alleh hanoo ka daayo wllo qli♥️♥️💥💥💥💥🥰🥰🥰

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku tageera sxb nin caaqil ayaa tahay, codowka somali waa u badan yahay inaga codow ayan isku noqonay, oneday dadkenu will have peace that never endz inshallah and keep it up the good work bro!

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhul qurux badan aya alle nasiyey dadkeeni dhib iyo gaajo ayuka bixiyey allow naga saar o dadkena qalbigooda isku qaboji somalidu waa dad is jecel adna iskuso dhaweeya Qeys thanks 😍🙏

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว +10

    Berbera magalada jeceylka❤️💋👌 thanks for sharing 🙏

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 3 ปีที่แล้ว +31

    Qeysow don't forget to visit my sweet home Erigavo and sanag Region🎈

  • @ibraahimseylax2262
    @ibraahimseylax2262 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah Berbera way Qurux badantahay somali guul

  • @imanhassan6488
    @imanhassan6488 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah, ya Allah wadanka no barake oo dadkena jeclaysi❤️nice videos of motherland well done 👍

  • @jimalefaizal1507
    @jimalefaizal1507 3 ปีที่แล้ว +69

    McHa allaH QaYs QaYzer inTaan adiGa ku haYzanoH anaGooH telephone kaYgaHa haYzana aYaanU arlada ku dalxiizaYnaaH alle haKu garap gaLo wllkY ☝

  • @hoodomaxamed981
    @hoodomaxamed981 3 ปีที่แล้ว +2

    Cawale aaa qays ma waalataay🤫😷😷😷🤛🇸🇴🤛🇸🇴

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว +21

    Mashaallah beatiful place ber bera i love somaliland

  • @libonmohamed9499
    @libonmohamed9499 3 ปีที่แล้ว +11

    Best vlogger Wlahi Somali o dhan and tahay Zxpp hore u soco ☺👍✌✌

  • @cabdiraxmaanaabimuusemuuse2884
    @cabdiraxmaanaabimuusemuuse2884 3 ปีที่แล้ว +1

    saaxiib qays qaysarow sxb iminka dad badan oo qurba joog ah oo aan nolashu u saamixi waday inay wadanka yimaadaan ayaad waxaad galisay jacayl wadani ah maasha allah tariibey ku nacay waar dadaalka halkaa ka sii wad guryo noqoshaduna way iman doontaaye

  • @shirefarah2275
    @shirefarah2275 3 ปีที่แล้ว +10

    Respect and Love from Kismaayo Sxb keep going Mansha Allah ✊🏾🇸🇴

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 3 ปีที่แล้ว +72

    My home berbera zaaxil 💚🤍❤
    💯🥰

  • @sameeraadem7408
    @sameeraadem7408 3 ปีที่แล้ว

    Qaysow walalo ilhy haku garab galo walhi tusaale fiican baa dadka u tahay manshaAllah tabaarakaAllah

  • @bossali759
    @bossali759 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaad baa udiiday iyo mirqaaan been ah qar koot mawada ahee alle ha hanuuniyo aaamiin

  • @WED-ub2vg
    @WED-ub2vg 3 ปีที่แล้ว +13

    I LOVE somaliland from puntland 🇸🇴💙

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 3 ปีที่แล้ว +3

    Qays vlog giisa aad ayaan u daawadaa. Inankani waa talented. 👌👌👌❤️❤️❤️ love from your Somali-American brother 🇸🇴🇸🇴🇺🇸🇺🇸

  • @idrisabdi3873
    @idrisabdi3873 3 ปีที่แล้ว +6

    Qayzka Qaysyada waan ku wataa pro
    wllhi waad dadalaysaa
    wax ku dhiba Alle ku ma tuso

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 3 ปีที่แล้ว +31

    Reer BerBera

  • @mohamedamin6875
    @mohamedamin6875 3 ปีที่แล้ว +7

    Legend QAYS NIN AAN TAAGEERO BUUXDA U AHAY WLL KEEP GOING

  • @calidaauus3934
    @calidaauus3934 3 ปีที่แล้ว +101

    Waxaa mucjiso ah, heestaan Ibraahim noloshu ku luuqaynayo ee u allifay, waxaan ka dawadanayaay Facebook iyaddoo aan dhammaystirnayn immika ano youtube soo galay una soo galay inan heesta ka dhegeysto oo aan ka dhammaaystirto ayaan marka aan soo galay arkay muuqaalkan waxaan is idhi iska dawo bal inta aanad heesta geysan, waxaan la yaabay isla heestii aan doonayay ayuuba muuqaalkii ku bilowday waan u qaadaan wayaay oo waan ka baxay, waan ku soo noqday waba run oo heestii aan rabay buu ku bilowday. Yaab!.

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 3 ปีที่แล้ว +3

      Maxay ka micno tabay heestu wa hees Un wuxu wax weyn maha

    • @hamzemohamed916
      @hamzemohamed916 3 ปีที่แล้ว +5

      Hhhh film hindi ah matalaysaaye😂😂

    • @safiabashiir5491
      @safiabashiir5491 3 ปีที่แล้ว +2

      Heesta yaa qaada wlo

    • @raymondsuguleh510
      @raymondsuguleh510 3 ปีที่แล้ว +1

      boqolkiba inyar baydhacda taaso kale bro

    • @edrisgabo915
      @edrisgabo915 3 ปีที่แล้ว +1

      Telepathy

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah qurux magaladii jacaylka ❤️ thanks #Qays dhaman rer berbera salam👋

  • @khaalidabdilahi9989
    @khaalidabdilahi9989 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah Nin adag dalkoodhan noo soo duub from berbera

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +3

    I was there two years ago 2018 😥 iLaHow AniGoo Nabada iyo iyadoo Nabada 🖤💯
    Qaysow wxd ka taGty meeLiHii magaaLada uGu quruxda badnaa Laamiyadii ay caanka ku aHyD

  • @Wllperuofficial
    @Wllperuofficial 3 ปีที่แล้ว +23

    Cod qurxon maa shaa Allah iyo mel qurux badan maa shaa Allah

  • @sacdakayse1212
    @sacdakayse1212 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waxaad tahay nin aad uu jeceel wadankiisa hooyo somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤alle hanooka daayo walaalo

  • @najiipkaape
    @najiipkaape 3 ปีที่แล้ว +7

    4:13 Wey xizhoonayaan 😂😂😂

  • @abdibasidahmed9332
    @abdibasidahmed9332 3 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah waxaad tagtay Magaladii aan ku dhashay ku koray kuna kalin galay waliba xafadan ku dhashay oo aanan sanado badan arag ayaad ku qabatay Camarada aad baan runtii ugu farxay mahadsanid sxb
    Hoygii Gobta Magaalo xariir ah Berbera Hadaanan Dhiman waan kusu noqon inshallah

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah waa nicimo iyo barwaqo waa meesha aan ugu jecelahay somalilaan ❤👍👏

  • @faisalabdi5216
    @faisalabdi5216 2 ปีที่แล้ว

    Faysal muqdisho wadani dalbare dadkiiisa waan kaa ilbuuxsadaa

  • @sainabomar6815
    @sainabomar6815 3 ปีที่แล้ว +13

    Mansh Allha hore u soco 💚🤍❤👏👏👏🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💚🤍❤

  • @ibrahimiiman2587
    @ibrahimiiman2587 3 ปีที่แล้ว +5

    Ku qurux badanaa oo ku saxsanaa in aad magaca channel kaaga sidan u qorto "Qays-Qayser"👏

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a inankanih waa inan aad udhaqnwanaagsan dadkana respect and kind ula dhaqms

  • @ruweidaismail2945
    @ruweidaismail2945 3 ปีที่แล้ว +1

    Magaalada kaliya aananka xiiso dhicin saaxil (berbera) xarunti dalxiis qurux illaah kumanaystay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว

    WAXA CAYNBA CAYN LOOGA DHIGAY HAYS CAJABIYEENE SOOMAALIDU CAADO XUN UGMA CAYDEENE (Illaahay ha u naxariisto Cilmi Boodheri iyo Hodonba Aamiin)

  • @talolugumeelmara3746
    @talolugumeelmara3746 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going bro dad badan oo TH-cam ka sanado badan ku jiray ayaad kaga fiicantahay sxb waxan ku leyahay the best youtuber Somali ayaan ku siiyay 💯💯

  • @abdifitahdiriyeq8062
    @abdifitahdiriyeq8062 3 ปีที่แล้ว +2

    Brother markasta waxaan kaa rajeenenaa inaa dalkayaka quruxdiisa aad soo muujiso keep going 🙏🔥🖤

  • @ozmanmohamed7342
    @ozmanmohamed7342 3 ปีที่แล้ว +14

    One love bro from mogadisho ❤❤❤🙌

  • @fartuungaruun0
    @fartuungaruun0 3 ปีที่แล้ว +3

    Bar bara, sool io sanaag & boorama waa goblda Aan u jclhe Somalia I.a mar uun waan tagi doona from Mogadishu 🥰

    • @mustafeyasiin8789
      @mustafeyasiin8789 3 ปีที่แล้ว +2

      Halkee la yidha somaliya

    • @fartuungaruun0
      @fartuungaruun0 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafeyasiin8789 haa Somali land ku taal wll

  • @mohamedalibootaan4286
    @mohamedalibootaan4286 3 ปีที่แล้ว +3

    Very emotional feeling elmi bodheri history

  • @amineta9166
    @amineta9166 3 ปีที่แล้ว +10

    Berbera 😭😭😭 wllhy waligey dhul soomaliland ma arag hadana adunka ugu jeclahy inan mar uun soo gaaro berbera boorama gibiley iyo dhaman dhulka somaliland
    Dalxiskana aad ayan u jeclahy wllhy illhy mar uun hamigeyga ha ii rumeyo oo dhaman dhulkeyga hooyo aan cag soo dhiga ilove somaliland ❤ from puntland🇸🇱❤💋

    • @hamzaali3339
      @hamzaali3339 3 ปีที่แล้ว

      Welcome wllshy

    • @diiriyetv
      @diiriyetv 3 ปีที่แล้ว

      Gacma furan kusoo dhawow❤️

    • @barud2386
      @barud2386 3 ปีที่แล้ว

      ❤🥰

  • @abdirahmankr7039
    @abdirahmankr7039 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah horumar wacan qays qayser

  • @suldanasheik8328
    @suldanasheik8328 3 ปีที่แล้ว +27

    😭Magaladi Riyada waligey ma tagin ilahow igeey Berbera ❤❤💘😔

  • @hipakfarhan2499
    @hipakfarhan2499 3 ปีที่แล้ว

    Qaysa qaysar RESPECT full pro 🤗one tageero

  • @farhaanmacalin2220
    @farhaanmacalin2220 3 ปีที่แล้ว +28

    I'm in berbera, bro keep going bal ku leYahaY, lkn se wxY ahaYd inad aniga ila so hadasho meelo kalo wcn ban kutusi laha

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 ปีที่แล้ว +1

    Berbera guri Soomaaliyeed 🙏 gobeed iga gudooma.❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow m.a wye Brother berbara wa jejeclahay garowe kaso salamaya zxp🙏🤴

  • @abdirahmanyusuf102
    @abdirahmanyusuf102 3 ปีที่แล้ว +2

    Berbera magaalada aan kudashay mahadsanid saaxiibo vlog aad noogasoo Diyaarisay 😍😍

  • @dumargufilron4442
    @dumargufilron4442 3 ปีที่แล้ว +3

    Mazhaallh cadi mah allhe dhulken nodhowr allhe nabda nasiiye alxuulll

  • @صهيب-د4ه
    @صهيب-د4ه 3 ปีที่แล้ว +1

    Pro walhi talant bad leedahay 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️

  • @peerlula5818
    @peerlula5818 3 ปีที่แล้ว +5

    My home berbera ❤
    And I like you my pro keep going ✌❤

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +31

    Qays Qayser ku dalxiis dalkaaga bro 💚💭❤️

  • @azizazoya3879
    @azizazoya3879 3 ปีที่แล้ว

    Ayamaahan oo dhan bad baan rabee waad ku mahadsan tahay muqaalka qurxoon iyo magaladeni berbera caday🌸💞.

  • @siciidxuseen8652
    @siciidxuseen8652 3 ปีที่แล้ว +3

    Qays raamihii dib ha ula bixin sidaan baad masuul ku tahay

  • @guledfrance283
    @guledfrance283 3 ปีที่แล้ว

    Maashalah Sxb Qays Dalxiis Wacan Berbera City Nice

  • @mustafella
    @mustafella 3 ปีที่แล้ว +3

    Calanka Cawaale mataqaanaa... Abti yaan waxaa lagugu xidhin, gabayada qaar iska ilaali

  • @nimcnofficial3625
    @nimcnofficial3625 3 ปีที่แล้ว +38

    Qays Qeysarow Waxan kuyidhi Sheekh and Daalo Mountains iyo Meelaha Vloggs Quruxbadan Kasoo duub Broski

  • @mostaphaxaysame1076
    @mostaphaxaysame1076 3 ปีที่แล้ว +23

    Ina Abdi walow Magaaladu Waa Magaaladadiye Ku Damaashad

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 3 ปีที่แล้ว +3

      Mustafe aad ana berbera ikala bartide so carar😂

    • @munacasayr3733
      @munacasayr3733 3 ปีที่แล้ว +1

      Oo mash’alah ma reer burcaa qaysar

  • @asiyasaleh1493
    @asiyasaleh1493 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah horu mar wacn guuleso markasta qays qaysar

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah, sxb waad dadaashay waa muuqaal qurux badan, dhulka hooyo Allah haynoo barakeeyo 🤲

  • @mohamedsaed7216
    @mohamedsaed7216 3 ปีที่แล้ว +25

    Damn I see you fam
    I like the energy 💯💯

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 3 ปีที่แล้ว +6

    Khatar ilaahay Somali Traditional style baad timihii u soo jaratee 👏😍

    • @gahayrabdu8493
      @gahayrabdu8493 3 ปีที่แล้ว

      Sidan maaha timaha somalidu waa afro timaha somalidu

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 3 ปีที่แล้ว +1

      @@gahayrabdu8493
      Afro waxay ka dhigi jireen 1965 wixii ka horeeyay 1965 ilaa 2008 noocan bay hayd, ilaa inamadu fooda ka barteen
      Markaa labbaduba style soomalida ayay ahayd
      Tan imika ayuunbaa ciyaartooyada iyo filimaanta lagu dayday

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 3 ปีที่แล้ว +3

    heestan markanmaqlo wanooyaaa waa qiiiro masha allah

  • @marwaaadan9122
    @marwaaadan9122 3 ปีที่แล้ว

    Wxn arkay magaladaydii Barbara ku jecliya Barbara
    Wllhy maanta kugu soo biirlay wlla marhadad soo duubtay Barbara qurux Thankz 🥰🥰🥰🥰🌹

  • @sakariaali6791
    @sakariaali6791 3 ปีที่แล้ว

    Best youteber somali qays guulayso pro from burao

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 3 ปีที่แล้ว +1

    greeting you from afar! I support you I like your videos you are a legend intaas waan kuu quudha! much love!

  • @niamaalijama2485
    @niamaalijama2485 3 ปีที่แล้ว

    Illahow nabad iyo caano igu gee xeebta Barbara insha Allah niyada ku hyaa inan tago

  • @abdifatahhanad8241
    @abdifatahhanad8241 3 ปีที่แล้ว +1

    Wl qays alle haku xafido khyr bdn ku rajeenaya 👍👍👍

  • @salmaanbarre1963
    @salmaanbarre1963 3 ปีที่แล้ว +22

    💚🤍❤ HarGeYZa CadeY allow No Daa

  • @musdon6677
    @musdon6677 3 ปีที่แล้ว +1

    I never been to Somalia i want come am crying now see this mashallah

    • @ashasaid6336
      @ashasaid6336 3 ปีที่แล้ว +2

      Mus don it's somaliland. Haloo. Open ur 👂

  • @abiikaryare1239
    @abiikaryare1239 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah dhulkeyga hooyo dacal ilaa dacal waa wada qurux, allah berbera dalxiis kuwacanaa
    Balad weyne, Hiiraan baan idinka soo salamaa

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 3 ปีที่แล้ว +2

    M.A qays qayser go forward zxp
    Hargaysana waa lagaa sugayaa ✋

  • @abiibahmedmouna2322
    @abiibahmedmouna2322 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalkay qali farxad noogu noolow wlhi dar Allah kuu jeclahay

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa muuqaal quruxbadan thanks qays qaysar

  • @faadumoabdiqani5130
    @faadumoabdiqani5130 3 ปีที่แล้ว

    Mnshlh wiil qurux badn yhy

  • @tabarrucmedia5401
    @tabarrucmedia5401 3 ปีที่แล้ว +6

    1 hour ka hor ninka moofadaa ag marayey like ta3

  • @drsnajaxsalaadcaynab5196
    @drsnajaxsalaadcaynab5196 3 ปีที่แล้ว

    منشاالله wlkey qali shaqo wacn guleyso mypro🌹💯❤❤✋

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 3 ปีที่แล้ว +6

    MASHA ALLAH.. hore usoco buddy💓💓💨💨💚💚

  • @raxmamariya3597
    @raxmamariya3597 3 ปีที่แล้ว +3

    3 sanno kliya ayan ku noolaa hadana aad baan u jecelahay Berbera 🥰

  • @habiibahassan1169
    @habiibahassan1169 3 ปีที่แล้ว +3

    Walahii walaal intaan vlog dawanaayay adiga wax vlogska kugu haystaahi majirto ee halkaa kawad hawsha👌😍😊❤🥰

  • @cayduruushonesty5951
    @cayduruushonesty5951 3 ปีที่แล้ว +2

    Maaash allah
    Muuqaal wanaaahsan weeyaaan
    Horumarwacan wlll

  • @Saamia101
    @Saamia101 3 ปีที่แล้ว +5

    qayso, keep going always! love this soo much mashallah. You're creativity is refreshing runtii!

    • @حلاكمبني
      @حلاكمبني 3 ปีที่แล้ว

      انا حبيت بلد ما شاء الله تبارك الله الله يحفظه يا بلادي

  • @nimcoqurux7006
    @nimcoqurux7006 3 ปีที่แล้ว +2

    I love reer somaliland 😘🌸the one and only youtuber wlalkay qays qaysar keep going🤤💜From LaascaNod kLa soHda pro✨😇

  • @cawocabdi4544
    @cawocabdi4544 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw m.a wll insha allah guulayso wad dadaal badan thy ❤❤❤

  • @hamdadiriye2256
    @hamdadiriye2256 3 ปีที่แล้ว +1

    Barbara magaladaydii walalo alle haku sharfo sad wakhtiga u galisay

  • @hassanoziltube4971
    @hassanoziltube4971 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going brother abdirahman wanku wataa ❤️❤️🤴

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah berbera waa magaalo qadiimo ah oo aad u qurux badan lkn ma dad yar ayaa degan magaalada dhan waa wada cidlee.